الانسان العادي لا يهتم لمرور الوقت, لكن الانسان الموهوب يقاد به؛ فكان السلف الصالح من أحرص الناس علىاغتنام أوقاتهم، فمن أقوالهم الشهيرة في هذا الصدد: " الوقت كالسيف إن لم تقطعه قطعك "، أي إن لم تقطعه باستخدامه بالعمل المبرور والسعي المشكور قطعك بالذل والخسران والضياع والهوان.
masha allah walal aan aad u jeclahay sheikh mustafe x ismaacil haaruun .war somaliayey diinka alle ha loo soo noqdo saas ayey liibanta akhira iyo ta aduunba ku jirtaa Walahay inta aynu ka jeedno waxba hagaagimaayaan
su'aal sxp sheekhu maalin su'aal la waydiiyay waxa uu sheegay alihi wax social media iyo wepsite iyo youtube ee wax yaalaha aan garan wayno sideen u waydiina sheekh oo imikaba inamo ayaa inoo fududeeyay hawshanba ee waxaan leenahay kuwanba jisakalaa khayr ee noo sheega meel lagala xidhiidho sheeekha
Waqtiga, waqtiga, waqtiga, waa hadda waa hadda waa hadda.
Ilahayow nafahansii ilahayow nagu kalmeee inaa faa'ideysano.
16 September 2024.
Allah hala abaal mariyo Sh. Mustafe X. Ismaaciil, Dedaalkiisa uu diinta u hayo hana ku abaaliyo Janatu Al-Firdawza.... Aamiin.
ي
Amin
Alhamdulilah jasakalaah sheikh mustafe Alle ha ku dhawro Allow ii fudaydi nolosha iyo maamulida waqtiga yaa Allah😭🤲
Sh Mustafa sheeqa aduuunka ugu jeclahay weeye hada isku qabiil manihin somalia mohamed alle cimrigiisa caafimaadkiisa barakeyo aaqirana janatul farzoosa inshallha
Incha allah wakhtiga wan ka fa idaysan isbadal muuqda dhawaan
Maashaa Allah tabaaraka Laah ajar iyo xasanaad Allah Sheekha ha ka siiyo muxaadaradaa qiyamka ah anagana ha nagu anfaco
allahu akbar subxanalah ilaaahaw kuwii ka faaa ideeeya waqtiga naga yeel kuwa khayrka wakhti gooda galiya alxmadulilaah
Allaha 60 caafimaad iyo cibaado nagu gaarsiiyo.
Mashaa allaah walaahay shiikhaan wax badan ayaan ka faa iiday ilahay ha ku xafido adiga iyo inta dadka anfaceysa
MashaAllah. Jzk ya sheikh mustafa InshaAllah let's make use of our time. May Allah help us All Aminnn ya rabi
Ilaahay haku xafido sh
Leila mashaalaah
Sheikh mustafa xaaji ismaaciil haruun Allaha kucafiyo kuna caafiyo inshaaa Allah. Allaha kubarakeeyo
Jazakalaahu kheyr...Allaah janatu fardawsa ha ku geeyo
Maashaaa allah sh. Mustafe waa hormuudka culumada ducaada soomaalida oo dayasho wacan.
Mashaalaah
asc jasakalah kheere Sheekh mustafa walaalayal sogaliyay ajeer . ilahaayo kasii amiin
Sh mustafe ilaahay cimrrigiisa iyo caqligiisa ha u barakeeyo waa sh aan culumada ugu jeclahay
maasha allah sheakheena qaaliga ah waa tilmaame khayr qaba oo u bahan in laga faa'iidaysto runtii alow naga dhig intii ka faa'iidaysata adaa weyne
Jazaka llahu khayran sh musdhafa xaaji ismaaciil ajar alle hakaa siiyo
M.a waa ku faaiday muxaadiradan aad ayaad u mahadsan tihiin
masha allah sheekhaani dhageysigiisa waaba lagu qaboobahyaa qiima ayaa lagu dareemaa
ALLE haku barakeeyo, Jannadiisa Fardowsana hakugu casuumo
Jazakumu allah illahay danbiga hadhaafo anagana ku waqtigooda kafaa idaysto allaha naga dhigo
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَباَرِكْ عَلىَ سَيِّدِناَ وَمَوْلاَناَ مُحَمَّدٍ
Allah haku barakeeyo aduun iyo akhira 🤲🏾🤲🏾
Masha Allah sheikh Mustafe ilaaahy ha ku dhowro anagana ilaaahy ha inaga ka dhigo kuwii ku camal fala kana faaideysta
Sh mustafe cimrigiisa iyo cilmigiisa ALLA ha u waasiciyo
Mansha allah
Amiin
Sahro Moha huuno kiin hyn hthhhh yhyou you Hh hi was the r FF
Allahuma amin
Manshallah Sheekh Mustafe Xaaji Haaruun
Jazakalaahul kheyran
اللهم اجعلنا ممن يستمعون القول ويتبعون احسنه..
نعمة الهاشمي
Aaaaaaaaaaaaaaaaamin Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamin
@@Allinone-wh6kq
Kikk
Masha'allah!! Shiekh Mustafe Ilahay Haku barakeyo
mshallah sh.mustafe xafidakallah
alle ha inoo barakeeyo waqtiga
alle ha inaga dhigo kuwii ka faaidaysta
Mashallah Sh.Mustafa lk Sh.Cabdiraxman Zeylac sow ma qorin Kitaab
Masha-ALLAH, SHiikha ilaahay habarakeyo, Wax dhab ah bu ka hadlay o ina xasuusiyay.
جزاك الله خيرا ياشيخنا ... ربنا يخليك لنا ويكتر أمثالك يارب
Macha Allah jazakallahu ilaahey janada hakugu casuuma
Alle haku barakeyo sh mustafe
maansha allah tabaarakallah jasaakallahu kheyr akhii filaah hayaakallah raxmatulaahi calaykuma shiekh mustafa Haji ismail haruun shukran
Masha Allah alle hakugu dhowra melkasta aad tagta shiiq Mustafa xaji ismacil
jasaka allah shiekh mustafe alle cimriga hakuu barakeeyo
Jazakallah khayr alle haku barakeeyo sheekh
Shiikh mustafe ilahay haku xifdiyo.
Cimrigaada allaha Ku barakeeyo.
Sh mustafe ❤ alle sidaadoo kle hanaga dhigo ❤
الانسان العادي لا يهتم لمرور الوقت, لكن الانسان الموهوب يقاد به؛ فكان السلف الصالح من أحرص الناس علىاغتنام أوقاتهم، فمن أقوالهم الشهيرة في هذا الصدد: " الوقت كالسيف إن لم تقطعه قطعك "، أي إن لم تقطعه باستخدامه بالعمل المبرور والسعي المشكور قطعك بالذل والخسران والضياع والهوان.
نعمة الهاشمي
waa runta wll
alla shekhan jecliya Allaha kubarakeyo dha mustafe x Ismail haruun
Masha allah sh mustafe
Alle ha ku barakeeyo
Mzha ollH sheikH MuzTaFe alle ha Ku dhwroH
CilMiga ala Haku anFaCo
Masha Allah Ilahay haka abaal mariyo miisaanka xasanaadka Ilahay hakugu daro
Cilmiga iyo caqliga Ilahay Ha ubarakeeyo
Dadkan dislike siinaya Ilahay haso hadeeyo
Alle hakaa jazaai siiyo sheekh
جزاك الله خيرا يا شيخ مصطفى
masha allah walal aan aad u jeclahay
sheikh mustafe x ismaacil haaruun .war somaliayey diinka alle ha loo soo noqdo saas ayey liibanta akhira iyo ta aduunba ku jirtaa
Walahay inta aynu ka jeedno waxba hagaagimaayaan
mncha allah jasaka allah khayr sheikh mustafe xaaji ismacil
ما شاء الله جزاك الله شيخنا حفظك الله❤
Asc mashaa Allah sh jzk kheyran
جزاك الله ياشيخ خير الجزاء الله يجزيك من كل الخير
mahadsanid sheikh mustafe xaaji
Masha Allah jzk Allah qayral jazaa
Maasha allah alle haku barkeeyo
su'aal sxp sheekhu maalin su'aal la waydiiyay waxa uu sheegay alihi wax social media iyo wepsite iyo youtube ee wax yaalaha aan garan wayno sideen u waydiina sheekh oo imikaba inamo ayaa inoo fududeeyay hawshanba ee waxaan leenahay kuwanba jisakalaa khayr ee noo sheega meel lagala xidhiidho sheeekha
جزاك الله الشيخ مضطفي الله يحفظك
Interest
Opportunity
Power
Sida ugu wngsn aan waqtiga uga faidesan karnoh wax noga sharax shiiiqayga
saalah abdiwaahid maxaa adiga shiika markuu wax sharaxaayey ma dhageysan miyaana
saalah abdiwaahid wakhtigaaga ha ku dayacin siyaasad, fadhi ku diri iyo noocyada social media ha ee aan faaiidada kuu lahayn
Masha' Allah sheikh mustafa .
جزاك ربي خير ياشيخنا
Alle haku xifdiyo
mazhallah jasakalahu khayr sh.mustafe
جزاك اﷲ خير شيخنا
Msha sheekh Allaah no ka dhowro cilimigad bartyneh Allaah kugu Anfaco
Maashaa'allah jasakallah khayran
Jazakumulaa Khayr
Jazaka Allah kheira
mashaa Allaaaah Sheeq jazaaka Allaaaah kheeyr
ماشاء الله
Masha Allah sheikh mustafe
بارك الله
Mashaa Allah
jazakallahu khair
Mash allh shiekh mustaf
Sheikh ciiltiri waxii aynu u baahneyn ayuu noosheegay
😊
جزاك لله خيرا
thank sheikh
Dadkan muxaadarrada dislike yidhi halay tuso 😡😡😡😡
الله يحفظك
Jasakalah
dadka dislike dhahaya mafahmayan miyaa luqada?
Ilaahow kuu danbi dhaaf
Jassaa.allaahhu
Khaayrru
Jassaa.
Amiinehellukhaayr
Inrabbinawafajiyo
Wakhtigakafaaiiddaaysigiisa
Scwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscw
dadkan dislike ta saaraya mxa Ka khaldan
ManshaAllah ,jazakAllahu kheyr
جزاك لله خيرا شيخ مصطفى