Hawaale Media
Hawaale Media
  • 38
  • 36 295

วีดีโอ

Qaybtii 2aad - Ilbaxnimadii Iyo Ikhtiraacaadkii Muslimiinta!
มุมมอง 4112 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Nagu taageer hormarinta kannaalka. Qaybtii 1aad th-cam.com/video/qcpzZvcACAw/w-d-xo.htmlsi=r8yeW0DH5_Cxj2iU
Sooyaal Dhismeedka Kacbadda sharafta badan!
มุมมอง 4119 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Nagu taageer hormarinta kannaalka.
Qaybtii 1aad - Ilbaxnimadii & Ikhtiraacaadkii Muslimiinta!
มุมมอง 107วันที่ผ่านมา
Qaybtii Koowaad ee ku saabsan ilbaxanimadii muslimiinta soo maray dunida; sida Muxamed Al-khawaarzimi, Ibnu Haytham, Ibnu Firnaas, Al-jazari, Iyo culumo kale oo badan. Nagu taageer hormarinta kannaalka. Qaybtii 2aad th-cam.com/video/9R0X1hZ94tA/w-d-xo.htmlsi=LARFL5F61fMm6Y0i
Yuusuf Este's - Wuxuu soo islaameeyay 1250 qof hal goob kaliya!
มุมมอง 15414 วันที่ผ่านมา
Nagu taageer hormarinta kannaalka.
Maxaa dhacayo hadey carabi midowdo? Sh Mustafe X. Ismaaciiil.
มุมมอง 1K14 วันที่ผ่านมา
Nagu taageer hormarinta kannaalka. th-cam.com/video/qcpzZvcACAw/w-d-xo.htmlsi=diF0HuArCCANblAy th-cam.com/video/bpp6CppJtlE/w-d-xo.htmlsi=i8-y7HX3S3nLH2OP
Waa Kuma Saddaam Xuseen! Documentary Hawaale Media.
มุมมอง 14614 วันที่ผ่านมา
Nagu taageer hormarinta kannaalka.
Sigaarka & Shiishada Dhibaatada Ay Sabaaan!
มุมมอง 7421 วันที่ผ่านมา
Nagu taageer hormarinta kannaalka.
Waa Kuma Nabigeenii Muxamed NNKH! Taariiqda Nabi Muxamed oo kooban
มุมมอง 5921 วันที่ผ่านมา
Nagu taageer hormarinta kannaalka.
Qaat-ku Waa Dilaaga Daahsoon - Ma ahan sidaa mooday!
มุมมอง 10121 วันที่ผ่านมา
Nagu taageer hormarinta kannaalka.
Sidey Ku Bilowdeen Ururka Xuutiyiinta.
มุมมอง 72หลายเดือนก่อน
Nagu taageer hormarinta kannaalka.
Buugga Hawaale Warran!
มุมมอง 170หลายเดือนก่อน
Nagu taageer hormarinta kannaalka. th-cam.com/video/S_7b9RvlPcE/w-d-xo.htmlsi=PnDgIi0TBGjcOrrs ahmed.hawaale?igsh=aTE5NzdhdzJ5bG1p
DALKA YEMEN - SOOYAAAL KOOBAN!
มุมมอง 1822 หลายเดือนก่อน
Nagu taageer hormarinta kannaalka.
Waa kuma Nelson Mandela - Ninkii usoo halgamay south africa!
มุมมอง 2822 หลายเดือนก่อน
Nagu taageer hormarinta kannaalka. INSTEGRAM ahmed.hawaale
Taariikhda Suleymaan Al- Qaanuuni!
มุมมอง 3812 หลายเดือนก่อน
Nagu taageer hormarinta kannaalka. INSTEGRAM ahmed.hawaale
TAARIIKHDA SHEEKH CUSMAAN XIDDIG - XIDDIGGII DAMAY!
มุมมอง 2.9K2 หลายเดือนก่อน
TAARIIKHDA SHEEKH CUSMAAN XIDDIG - XIDDIGGII DAMAY!
The leadership chalenge - Cilmi baaris socotay 25 sano!
มุมมอง 9583 หลายเดือนก่อน
The leadership chalenge - Cilmi baaris socotay 25 sano!
TAARIIKHDA SHEEKH MUSTAFE X. ISMAACIIL - DIIN-JIRKA DAAHSOON!
มุมมอง 15K3 หลายเดือนก่อน
TAARIIKHDA SHEEKH MUSTAFE X. ISMAACIIL - DIIN-JIRKA DAAHSOON!
ABWAAN HADRAAWI | TAARIIKHDIISA OO DHAMEESTIRAN (AUN).
มุมมอง 4.3K3 หลายเดือนก่อน
ABWAAN HADRAAWI | TAARIIKHDIISA OO DHAMEESTIRAN (AUN).
ABWAAN GAARIYE | TAARIIKHDIISA OO KOOBAN!
มุมมอง 8K4 หลายเดือนก่อน
ABWAAN GAARIYE | TAARIIKHDIISA OO KOOBAN!
Wiil yar oo sawab u ahaa inay islaamaan magaalo dhan!
มุมมอง 4604 หลายเดือนก่อน
Wiil yar oo sawab u ahaa inay islaamaan magaalo dhan!
Paul Alexander wuxuu 72 sano ku noolaa mishiinkaan!
มุมมอง 964 หลายเดือนก่อน
Paul Alexander wuxuu 72 sano ku noolaa mishiinkaan!
ISI Sirdoonka Pakistaan - sirdoonka ugu xoogan dunida.
มุมมอง 1156 หลายเดือนก่อน
ISI Sirdoonka Pakistaan - sirdoonka ugu xoogan dunida.
Hitler muxuu ku necbaa yahuuda - dhacdadii holocoust
มุมมอง 1397 หลายเดือนก่อน
Hitler muxuu ku necbaa yahuuda - dhacdadii holocoust
wadanka algeria - wadan dadkiisu milyan iyo niskii ay u dhinteen xoreyntiisa.
มุมมอง 1587 หลายเดือนก่อน
wadanka algeria - wadan dadkiisu milyan iyo niskii ay u dhinteen xoreyntiisa.
socdaalkii Geerida - Sheekadii Cabdi qeybtii koowaad -
มุมมอง 1708 หลายเดือนก่อน
socdaalkii Geerida - Sheekadii Cabdi qeybtii koowaad -
Nidaamka Cusub Ee Bariga Dhaxe - israel oo dooneysa inay lawareegto ......
มุมมอง 938 หลายเดือนก่อน
Nidaamka Cusub Ee Bariga Dhaxe - israel oo dooneysa inay lawareegto ......
Halyey la tabay - malcolm x!
มุมมอง 1488 หลายเดือนก่อน
Halyey la tabay - malcolm x!
Documentry kooban oo kusaabsan gawaarida la isticmaalo maanta| yaa bilaabay ikhtiraacii gawaarida
มุมมอง 1428 หลายเดือนก่อน
Documentry kooban oo kusaabsan gawaarida la isticmaalo maanta| yaa bilaabay ikhtiraacii gawaarida
gabadhii ugu horeysay ee diyaarad ka duulisa africa iyo bariga dhaxe - Asli Xasan Cabaade
มุมมอง 8410 หลายเดือนก่อน
gabadhii ugu horeysay ee diyaarad ka duulisa africa iyo bariga dhaxe - Asli Xasan Cabaade

ความคิดเห็น

  • @Abdisamad.Abdulle
    @Abdisamad.Abdulle 5 วันที่ผ่านมา

    Muslimiintu waxay door muhiim ah ka ciyaareen horumarinta cilmiga, farshaxanka, iyo teknoolojiyadda intii lagu jiray xiligii "Dahabiga ee Islaamka" . Hadii aan anigana isku dayo fikirkayga ilbaxnimada iyo ikhtiraacadkii muslimiinta maaha mid la soo koobi kadho waxana ka mid ah: Cilmiga xisaabaadka sida Algebra iyo Logarithms Cilmiga caafimaadka: Dhaqaatiirtii Muslimiinta sida Ibn Sina (Avicenna) iyo Al-Razi waxay qoreen buugaag muhiim ah oo ku saabsan caafimaadka iyo daaweynta, waxaana aqoontooda la adeegsan jiray muddo dheer Yurub iyo dunida kale Cilmiga xidigiska : Muslimiintu waxay hormariyeen aaladaha astronomy-ga sida astrolabe-ka, waxaana la helay xarumo waaweyn oo lagu baran jiray cilmiga xiddigiska, sida kuwa ku yaalay Baqdaad iyo Córdoba. Teknoolojiyadda iyo injineernimada: Muslimiintu waxay hal-abuur weyn ku lahaayeen injineernimada biyaha, dhismaha, iyo farsamada, waxaana laga sameeyey daafaha dunida oo dhan dhismayaal cajiib ah sida Masjidka Qudus.

    • @Hawaale-media
      @Hawaale-media 5 วันที่ผ่านมา

      Calal xaqqi wal sadaad bro.

  • @Abdisamad.Abdulle
    @Abdisamad.Abdulle 6 วันที่ผ่านมา

    Inta maqaalo ee aan maanta TH-cam ka dhagaystay waa maqaaladii iigu cajiibka badnayd... Guuleyso Ustaad Ahmed 🥰🙏

  • @Ogaalmedia114
    @Ogaalmedia114 7 วันที่ผ่านมา

    Masha allh

  • @Ducaysane-to1qv
    @Ducaysane-to1qv 7 วันที่ผ่านมา

    Edit Like waaberi MashaAllah Wll❤

  • @CabdilahiCabdirashiid
    @CabdilahiCabdirashiid 8 วันที่ผ่านมา

    Walaal hawaale mahadsanid 🎉

  • @CabdilahiCabdirashiid
    @CabdilahiCabdirashiid 8 วันที่ผ่านมา

    Masha allah

  • @CabdilahiCabdirashiid
    @CabdilahiCabdirashiid 8 วันที่ผ่านมา

    Masha allah

  • @mahamudmahad5772
    @mahamudmahad5772 10 วันที่ผ่านมา

    Wlhi wan ku raaxystey

  • @MuxyadinMacalin
    @MuxyadinMacalin 14 วันที่ผ่านมา

    Muslimka dhamaantii qalbiyadooda allow isusoodum

  • @hormuudmedia1
    @hormuudmedia1 16 วันที่ผ่านมา

    Hab gudbintada iyo dadka kugu xidhn isma laha wlhie zxp keep going🎉

    • @Hawaale-media
      @Hawaale-media 16 วันที่ผ่านมา

      Ilaahay baa bixiya dadka; aniga waa ii siman tahay in la daawado iyo inaan la daawan. Marba hadey iga dhacday masuuliyadii inaan sheego xaqa iyo cilmiga.

    • @hormuudmedia1
      @hormuudmedia1 16 วันที่ผ่านมา

      @@Hawaale-media wa siday tahay libax👏🥰

    • @Hawaale-media
      @Hawaale-media 16 วันที่ผ่านมา

      Meel aan kaala soo xariiro iisheeg.

    • @hormuudmedia1
      @hormuudmedia1 16 วันที่ผ่านมา

      @@Hawaale-mediatiktokyga zxp

  • @CADAAWE1200
    @CADAAWE1200 16 วันที่ผ่านมา

    Ma.❤

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 16 วันที่ผ่านมา

    First comment Mahadsanid brother key guul ban Ku rajayni. TH-cam channel ban rabaa Lakini hada telephone 📞📱 fican ama Laptop 💻 ma haysti o an wax duubto

  • @IqroXussen-gf1rm
    @IqroXussen-gf1rm 17 วันที่ผ่านมา

    Mashaalah ❤😢😮😅

  • @Abdiqadar-Jubba
    @Abdiqadar-Jubba 18 วันที่ผ่านมา

    Go up

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 18 วันที่ผ่านมา

    First comment jumca Mubarak

  • @BashiirMaxamed-l7k
    @BashiirMaxamed-l7k 18 วันที่ผ่านมา

    Muuqaal sameyn heer sare ah❤

  • @QaasinQaalib
    @QaasinQaalib 19 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid. Saaxiib aqoontaada iyo waqtigaaga ilaahay hakuu barakeeyo.

  • @Qaasimahmett
    @Qaasimahmett 19 วันที่ผ่านมา

    Masha AllaH Pro Ahmed Keep goin ❤🎉

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 19 วันที่ผ่านมา

    عليه افضل الصلاة والسلام

  • @Abdiqadar-Jubba
    @Abdiqadar-Jubba 22 วันที่ผ่านมา

    talo wangsan baad noo soo gudbisay sxp😊

  • @mahamudmahad5772
    @mahamudmahad5772 23 วันที่ผ่านมา

    Horo usoco

  • @CaptainDucaysane
    @CaptainDucaysane 23 วันที่ผ่านมา

    Walka wlhi uma qlmo muqalkan viewskn anny way horay usico walka

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru 23 วันที่ผ่านมา

    Khaat mise Qaad😂

    • @Hawaale-media
      @Hawaale-media 23 วันที่ผ่านมา

      Labada qaab waa loo qoraa ugaas.

    • @MahamedAhmed-ih5ru
      @MahamedAhmed-ih5ru 17 วันที่ผ่านมา

      @@Hawaale-media Thank keep going

  • @XalimoQurux-u4y
    @XalimoQurux-u4y 23 วันที่ผ่านมา

    From Community Marwan Media

  • @CADAAWE1200
    @CADAAWE1200 23 วันที่ผ่านมา

    Guuleysa brother❤

  • @abdihakimwarsame9318
    @abdihakimwarsame9318 24 วันที่ผ่านมา

    Wll

  • @abdihakimwarsame9318
    @abdihakimwarsame9318 24 วันที่ผ่านมา

    Horay uu Sooco..💯🇩🇯🇸🇴

  • @aliliban45
    @aliliban45 หลายเดือนก่อน

    Jazakalaah wll horay usoco

  • @iqlasahmed2819
    @iqlasahmed2819 หลายเดือนก่อน

    Asc wll taariqda islaamka ka hadal please

    • @Hawaale-media
      @Hawaale-media หลายเดือนก่อน

      I.a walaal waa diyaar.

  • @Maxamed-eo7zd
    @Maxamed-eo7zd หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @MuniiraMaanka-jw8vs
    @MuniiraMaanka-jw8vs หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤

  • @MuniiraMaanka-jw8vs
    @MuniiraMaanka-jw8vs หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤

  • @XalimoQurux-u4y
    @XalimoQurux-u4y หลายเดือนก่อน

    From Marwan Media

  • @ZakariyemaxamedZakariyemaxamed
    @ZakariyemaxamedZakariyemaxamed หลายเดือนก่อน

    Wll m.a ❤❤❤

  • @aliliban45
    @aliliban45 หลายเดือนก่อน

    Jazakalaah wll horay usoco buugan waa buuga aan ugu jecel lahay waan Ku cesheda akhriskiisa

  • @LeadeRPoy
    @LeadeRPoy หลายเดือนก่อน

    شكرا اخي العزيز ❤

  • @Maxamedjoota20-mz6ge
    @Maxamedjoota20-mz6ge หลายเดือนก่อน

    أفسح الله لسانك يا أستاذ نا🎉

  • @AbdirahmanYare-e8j
    @AbdirahmanYare-e8j หลายเดือนก่อน

    Thanks bro

  • @Hawaale-media
    @Hawaale-media หลายเดือนก่อน

    Muuqaalka abwaan hadraawi th-cam.com/video/S_7b9RvlPcE/w-d-xo.htmlsi=PnDgIi0TBGjcOrrs

  • @ZakariyemaxamedZakariyemaxamed
    @ZakariyemaxamedZakariyemaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going ❤❤