Maayir Mooge oo hanjabay iyo su’aalihii wariyeyaasha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 เม.ย. 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

ความคิดเห็น • 392

  • @kadrakalif3987
    @kadrakalif3987 หลายเดือนก่อน +17

    eedo anuu dagmadaa kasoo jeedaa kule guulayso cimrigaa haraago rabi hakaa dhigo kii umada qabyaalad kasaari lahaa eedo hore usoco

  • @dhuuxmukho2105
    @dhuuxmukho2105 หลายเดือนก่อน +35

    Ninka kaliye ina matala inta cafimadka qabta mayer abdikarin mooge liiban waligood ha ciyaane awarka caynka u giija 💪💪💪💪💪

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 หลายเดือนก่อน

      Caqli xume wixii cadawgaad gudaha ugu jirto lagu yidhi baad dadka xaafadoodii lagu dul iibsanayay ugu maahmaahaysaa 5 shirkadood oo wada garxajis ah iyo midh qudha oo Araba. xildhibaanadoodii 26 June ee laga qariyay qorshaha xaafadoodii oo 2 nin oo mooge ilmaadeeradiiyi dilaalayeen iyo mid qoyskiisa inaadeerkiina ah ina cabdi garas. sababta xasaanada cudhay iyo barkhad yeesheen u yeelan waayeen waa layskaga daba iman

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 หลายเดือนก่อน +7

    Ilaahay ha barakeeyo c.k.a.mooge war isaaqow gaar ahaan reer hargeysow wiilkas deysta o taageera wad aragteen waxa u qabtay iydoo dawladu dhulki danta guud ka haray ay iibinayso anigu majeerten baan ahay wana uduceeya walaahi qof kasta o somali ah owax wanaagsan qabtana wan ku farxa mahadsanid

  • @maxamedibraahim9947
    @maxamedibraahim9947 หลายเดือนก่อน +43

    Cimriga iyo caqliga iyo caafimaadka allah ha kuu barakeeyo

    • @maanhiizkajaahee4159
      @maanhiizkajaahee4159 หลายเดือนก่อน +1

      Aaamiin ❤😊

    • @user-ud6fs8ut7z
      @user-ud6fs8ut7z หลายเดือนก่อน

      Cabdikariim A. Mooge Ilaahay cadowgiisa ha jabiyo Allaahu ma Amiiiiiiiiiiiiiiiiin🤲🤲

    • @abdiabdi8116
      @abdiabdi8116 หลายเดือนก่อน +1

      Allahuma amen yaa rabi 🤲🤲🤲

    • @user-mz6dk5sp2v
      @user-mz6dk5sp2v หลายเดือนก่อน

      Magyar mooge munazfaqiin
      Ale hakaaga history imagination danbigoga alehakuqaado

    • @aminaadam4729
      @aminaadam4729 หลายเดือนก่อน

      ​@@maanhiizkajaahee4159ضج

  • @Ha_samaato
    @Ha_samaato หลายเดือนก่อน +29

    Mooge waa Nin daacad ah ilaahay ha garab galo aamiin 🤲🏼

    • @DeeqSuldanApshir
      @DeeqSuldanApshir หลายเดือนก่อน

      Amir khan😅😅😅😅

    • @Ha_samaato
      @Ha_samaato หลายเดือนก่อน +3

      @@DeeqSuldanApshir ilaahay haku caafiyo

  • @abdimoosa1328
    @abdimoosa1328 หลายเดือนก่อน +5

    V.good
    Thanks Mayer Abdul Karim moogeh
    لا فض فوك
    بارك الله فيك وجزاك الله خير

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 หลายเดือนก่อน +27

    Wlhi waa runtii anigoo sacad muuse ah ayaaba idinle maayirku wuu saxan yahay wanan hanbalyaynaya

    • @HibaaqMohamed-wv5dh
      @HibaaqMohamed-wv5dh หลายเดือนก่อน +1

      Oo hadaad sacad muse tahay maxad uumada kaka duwanty😂

    • @salahabdi2032
      @salahabdi2032 หลายเดือนก่อน

      @@HibaaqMohamed-wv5dh laangabnimu kaga duwanyahy ayeeyo😂

    • @ahmedismail201
      @ahmedismail201 หลายเดือนก่อน

      Waayo Sacad Muuse miyaanu Mayerku, Mayer u ahayn, please Adeer qabyalada hakaga xaarin.

    • @Mudan-di5vp
      @Mudan-di5vp หลายเดือนก่อน

      Hhhh alxamdulillah ilaaheybanu kamagangalnay waxad nagu shevtay​@salahabdi2032

    • @HibaaqMohamed-wv5dh
      @HibaaqMohamed-wv5dh หลายเดือนก่อน

      @@ahmedismail201 maya haday siida tahay aad shegty wa cadi wll kkk

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 หลายเดือนก่อน +14

    We support the mayor fully. From Koodbur hargeisa

  • @abdibihi5653
    @abdibihi5653 หลายเดือนก่อน +5

    Sixun wax usheeg sixir ka daran.ayaa hore loo yidhi.
    Maayar C/kariin Axmed Mooge liibaan wixii aad u qabatay Alle ha kaa abaal mariyo.
    Cimriga iyo Caqligaba Alle ha kuu barakeeyo.

  • @khadaralinabdulahi207
    @khadaralinabdulahi207 หลายเดือนก่อน +15

    Ha dhageysan burushka qabyaalada iyo qudhunka

  • @HibaadHibaadhabane
    @HibaadHibaadhabane หลายเดือนก่อน +1

    Maayir mooge fadlan ha niyad jabin❤ oo caqli xun ta warkooda dhag haw dhigin inta fayoow ayaa ku wada ta❤❤❤❤❤❤

  • @prince4057
    @prince4057 หลายเดือนก่อน +8

    Mayor mooge shaqadaada wada umada waad waad u shaqeysee.dadka qabyaaladu googooysay haw joojin.shacabkii ku doortayna xafiiskaagu haw furaado maaalin.madaxwayne inaad noqotaan kuu rajaynayaa.xalaalcun bay umaddiu baahan tahaye hore usoco sxb.

    • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
      @SNMwillneverdeisweonlymultiple หลายเดือนก่อน

      Yaa doonaya waxaan aqas caleek walee ka tay suuqii gobonimo ee uu baabiibayey, odeeygan uraya waa waraabaha aamusan dhaqalaha super awal ee uu la dagalamayo weeynu ognhy noo more vote

    • @mandekdaoud3358
      @mandekdaoud3358 หลายเดือนก่อน

      ​@Hishmael_gebrei aya ku so diray😮l

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 หลายเดือนก่อน +3

    Abdikarim adkeyso
    Move forward
    You are one is millions ❤

  • @ahmedthayto388
    @ahmedthayto388 หลายเดือนก่อน +3

    Waan ilmeeyay😢 wlhi khudbadaada darteet from 26jun maayir mooge ❤

  • @khadarmuuse8210
    @khadarmuuse8210 หลายเดือนก่อน +2

    Cabdikarion axmed mooge nin.qaran dalkiisa iyo dadkiiisana jecel hore usoco maayir❤

  • @wareyifaraax3665
    @wareyifaraax3665 หลายเดือนก่อน +12

    Haa waa qalad arinkadi cashur habaxinana waa arin weyin

    • @MubYus
      @MubYus หลายเดือนก่อน +1

      Canshuuur ha bixinna, waa Danbi Qaranka Somaliland laga galy , Maxkamad lagu soo taagi karo. waa Qaran dumis

  • @user-xf8xj3bc3u
    @user-xf8xj3bc3u หลายเดือนก่อน +5

    Si Kasta Oo Uu noo saameeyo Horumarka Waan garab taaganahay Maayir🎉

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 หลายเดือนก่อน +1

    Mansh Allaah illaahay ha cafiido Abdikariim Ahead mooge Alle hanodayo isago kale wadanka Alle ha u sosaro

  • @foozia426
    @foozia426 หลายเดือนก่อน +2

    Maayar mooge madaxweynaha mustaqbalka insha allaah ❤

  • @najmaxamda4026
    @najmaxamda4026 หลายเดือนก่อน +1

    Noolow oo naga qabo cadawga anaga 26juun ah wanan ku wanagsanahay mayarka anaga ku jecel awal iyo garxajis iyo cidi kale dagan hargaisa waa mid qudha yaan laynakala qabiilayn❤❤❤❤❤

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 หลายเดือนก่อน +14

    Mayor Abdikarim Ahmed Mooge Waa Muwaadin reer Somaliland ah markaa halala shaqeeyo

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 หลายเดือนก่อน +1

    Mooge wa geesi qaran ❤❤❤❤❤❤

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 หลายเดือนก่อน +4

    Ckariim ilahay haku garab galo cadawaga
    Iyo xaasidaka
    Aya badan

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o หลายเดือนก่อน +4

    Anagu hadaanu nahay shicibka hargaysa dhamaan talaabo kastoood qaado waanu kula shaqaynaynaa maayir..
    Hore u soco

  • @faisaj5072
    @faisaj5072 หลายเดือนก่อน

    ManshAllha ❤ Mayor Mooge Allah haa xafdiyo

  • @rashidnoor3970
    @rashidnoor3970 หลายเดือนก่อน +10

    Madaxwaynaha iyo mayirku way wada shaqaynayan dagmadana waa ladhisaya lakin ganacsatada iyo dadka iyo 26 June dagmadaba waa in la ixtiramo

  • @user-ud6fs8ut7z
    @user-ud6fs8ut7z หลายเดือนก่อน +1

    Cabdikariim A. Mooge Ilaahay cadowgiisa ha jabiyo Allaahu ma Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin 🤲

  • @user-oq5kw6sp3o
    @user-oq5kw6sp3o หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Allah. Welcome to the art of mayoring on another level.

  • @mohamedshampao495
    @mohamedshampao495 หลายเดือนก่อน

    Waa War Dhameeys tiran oo Daacad niimo iyo ikhlaas Huwane Muudan Maayer Mooge Magacaa Hajiro Hanii-yen laka Saaxiib Salam Sare iyo Duco igagudon. Aaamiiin MedDjama Hoori chirdon

  • @nuuribrahim3131
    @nuuribrahim3131 หลายเดือนก่อน +4

    Madaxweynaha mustaqbalka mudane abdikariim ahmed mooge

  • @ifrahismailhoggren5550
    @ifrahismailhoggren5550 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah caqligaaga, kartidada iyo naxariista aad u hayso umada Ilahay ha kula grabgalo 🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇪❤❤❤

  • @Charkherad
    @Charkherad หลายเดือนก่อน

    Alle haku barakeeyo Mudane, wado wacan ayaad noo jeexday. Waxa aan filayaa in hammigayaga siyaasadeed ee ku aadan horumarinta bulshadayada in aad kor u qaaday ! Alle haku barakeeyo !

  • @MaxamedMuslim-6
    @MaxamedMuslim-6 หลายเดือนก่อน +4

    كلام من قلب مؤمن
    Waa Maayirki ugu wanaagsanaa ee so maray magalada Hargeysa guuleeyso mudane Mayir Cabdikarim Ahmed mooge Liibaan halyeey qaran

  • @Yeskos
    @Yeskos หลายเดือนก่อน +12

    Dalka iyo qabyalada kala saara, dalku waa qofka adegisa qabyaladuna waa qofka dantiisa

  • @mandekdaoud3358
    @mandekdaoud3358 หลายเดือนก่อน

    Mayir moge Allah haka xafido sharka insiga iyo jinka.qoof qulubtayada ku wayn

  • @MunalalaChanell
    @MunalalaChanell หลายเดือนก่อน

    reer hargeeyso dhagaysta mooge anigaba wankudhashey magaaladaas allhanooxafido viva hargeeysa oo quruxbadan

  • @nuuribrahim3131
    @nuuribrahim3131 หลายเดือนก่อน +3

    Go forward mudane maayir

  • @rodaegeh1079
    @rodaegeh1079 หลายเดือนก่อน

    Jazakallahu khayran jazaa wabarakallaahufiik

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949 หลายเดือนก่อน +8

    Walee Hargeisa caasimad baad ka dhigty waar noo soo guur waa reer Burco waanu baahanhy inkatoo aanu ka rajeynyno maayir ka cusub wanaag.

    • @xaliimo5422
      @xaliimo5422 หลายเดือนก่อน

      Mayor burco waa nin wanaagsan laakin burco canshuurta yar. Hargeysa 3 million baa ku nool marka lacag badan baa so gasha

    • @fardowsa6949
      @fardowsa6949 หลายเดือนก่อน

      @@xaliimo5422 wllo cashuurtii Burco kuwii u raadinlaha waa la amuusiyey .

    • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
      @SNMwillneverdeisweonlymultiple หลายเดือนก่อน

      Ma atko wuxu hagaajiyey waa waraabaha aamusan

    • @mandekdaoud3358
      @mandekdaoud3358 หลายเดือนก่อน

      ​@@SNMwillneverdeisweonlymultiple wad afdhertahay Allah umada haka qabto ado kale mana tihid rer hargeisa ama qabil bad u bugta

  • @user-fe8je7pl7d
    @user-fe8je7pl7d หลายเดือนก่อน +8

    Anagoo ah odaasha culimada 26 jùun maayir mooge waxaanu kugu ducaynaaynaa in ilaahay kugu garab galo

  • @ddaa5400
    @ddaa5400 หลายเดือนก่อน +7

    Waa madax waynaha mustaqbalka insha allaa

  • @umunajah
    @umunajah หลายเดือนก่อน

    Mnsha allh guulayso

  • @rooblebashir5980
    @rooblebashir5980 หลายเดือนก่อน

    Maayirka ilaahay haku asturo xilka ayaamo adag iyo go'aamo adag ayaa kusugaya qaar horena waad kasoo gudubtay. Keliya ilaahay ha hoos gal markaasuun baad badbaadiye.

  • @nasseromar8333
    @nasseromar8333 หลายเดือนก่อน

    Waanu ku taageersanahay, mayor mooge from 26 june district.. guul iyo gobanimo

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 หลายเดือนก่อน +3

    Guulayso Maayir Mooge

  • @zalmaapdirahman4187
    @zalmaapdirahman4187 หลายเดือนก่อน +2

    Wllaahi culayska kusaaran ayaan la ooyay illaahay hakula garabgalo masuuliyada umadan aad uhaysid

    • @AxmedcawilCabdilahi
      @AxmedcawilCabdilahi หลายเดือนก่อน

      Wllaahi dadkan mid karbaasha ayey rabaan

  • @user-qi8io1du8r
    @user-qi8io1du8r หลายเดือนก่อน

    Waaa runtaa maayir alle ha kaadhigo mid xilkiisa xafido aaamiiin

  • @mohamedamiin1391
    @mohamedamiin1391 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah maayer mooge allaha ku xafido guuul banku rajaynayaa

  • @KhaliifJama-hj1bt
    @KhaliifJama-hj1bt หลายเดือนก่อน

    Alle cimriga iyo cafimadkaba haku barakeeyo qofkasto caqlileh waa ogyahay daacadnimadaada😊😊

  • @mohamedshampao495
    @mohamedshampao495 หลายเดือนก่อน

    ManshaaLaaah Hambalyo Hambalyo Waa Guul kuGuuleyso Maayer Mooge Hanii-yen laka Saaxiib Salam Sare igagudon Noolow Aaamiiin Alfaatax TaqabaLaaah SCW SCW SCW SCW

  • @Samawade1445
    @Samawade1445 หลายเดือนก่อน

    Maayar mooge Waxaanu ku leenahay jazaakallaahu khayr
    Sifiican baad hawsha u wadaa sabirka iyo dulqaadka isku wadka ogow.

  • @user-ri4nl8ru1b
    @user-ri4nl8ru1b หลายเดือนก่อน +23

    ha nooolaado madaxweynaha mustaqbalka dhaw maaayar mooge

    • @ladanladan1718
      @ladanladan1718 หลายเดือนก่อน

      Waa tuug xaaran ku dhay

  • @FadhataysiXaafad
    @FadhataysiXaafad หลายเดือนก่อน +1

    Guul mayorka africa ugu qaalisan anoo reer Gabiley ah nin aanu ku doorsanaynaa ma jirto walahi reer Somaliland haday cabdikariim maqli waayaan way guul daraysteen

    • @Charkherad
      @Charkherad หลายเดือนก่อน

      Geesi ayaad tahay , raba is bedel iyo horu mar, dhaafay xayndaabka qabyaalada. Reer Djibouti kasoo jeeda gobolka togdheer

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 หลายเดือนก่อน

    ❤ Mayor Mooge Hogaamiyaha Ruuxiga ah Noolow ❤

  • @ikraanmohemed4795
    @ikraanmohemed4795 หลายเดือนก่อน

    Masha allah Maari Mooge alle ha xiftiyo

  • @zuhaybxasan387
    @zuhaybxasan387 15 วันที่ผ่านมา

    Waaa madaxwaynaha mustaqbalka dhaw insha alaah

  • @kadrakalif3987
    @kadrakalif3987 หลายเดือนก่อน +2

    hore usoco

  • @bulaalexaaji8139
    @bulaalexaaji8139 หลายเดือนก่อน

    Aaad baan ku salaamay mayir c.karin ahmed mooge waar maayarka halaga daayo fadeexada

  • @MohamedIsmail-ro6ok
    @MohamedIsmail-ro6ok หลายเดือนก่อน

    Mansh allh maiyir alleh haku barkeeyo

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaaah tabaarakalaah

  • @khadaralinabdulahi207
    @khadaralinabdulahi207 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah ilaahay ha ku garab gallo

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q หลายเดือนก่อน +2

    Jiro joog illaahay cimri dheer caafiimad sareecana ha ku siiyo cadooga jaban kuwa ku necab soomaaliland bay naceb yiin guuleeso mayar shacabka ku jecel how joojin kuwa xun ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiabdi8116
    @abdiabdi8116 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤rijaal abti horu u soco

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 หลายเดือนก่อน +7

    Ceebi Kaadheer Ina Axmed moogow❤

  • @HibaadHibaadhabane
    @HibaadHibaadhabane หลายเดือนก่อน

    Hadaanu nahay reer koodbuur mooge maraba la ina dhex Gali maayo❤❤❤

  • @hagarlawe60
    @hagarlawe60 หลายเดือนก่อน

    Guuuul mayar mooge

  • @ahmedthayto388
    @ahmedthayto388 หลายเดือนก่อน

    Masha allah cafimaadka allah kuudayo❤

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 หลายเดือนก่อน +1

    Best Maya in all of SOMALILAND. We must support his decision's.

  • @engkhadarshiine8842
    @engkhadarshiine8842 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah waa geesi dhalkisa iyo dadkisa jecel horumar koda

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله تبارك الله

  • @user-yt1wv9sl2e
    @user-yt1wv9sl2e หลายเดือนก่อน +1

    Mayor Abdikarim yaan la dibin daabin waa shaqsiyaadka somalida ee aan runtii bogaadiyo. Daacadnimo ayaa mar weliba ka muuqata. From kismayo

  • @umalkhayrcali9280
    @umalkhayrcali9280 หลายเดือนก่อน +3

    Waa maayirkii ugu daacadsanaa uguna horumarka jeclaa ee soo mara hargeisa ka dib alle ha u naxariisto e maxamed xaashi. Kuwa yaryar e dugaagga ah ee aan damiirka lahayn waxay cunaan doonaya ayaa sida duqsiga ugu degeey maayir Cardiffkarim Ahmed mooge. Kuwaasu horumar ma rabaan ee waxay rabaan dib-u-dhac iyo cunisteedeey bay u qaylinayaan ee ha dhegeeysan.

  • @user-bn1wt4db7t
    @user-bn1wt4db7t หลายเดือนก่อน +5

    ما شاءالله تبارك الله الله يساعدك.❤

  • @HalimoAhmed-rg8eb
    @HalimoAhmed-rg8eb หลายเดือนก่อน

    Masha alaah ❤masha alllh mudne mayar mooge ❤❤❤❤

  • @barakatnur3455
    @barakatnur3455 หลายเดือนก่อน +6

    God bless Abdikarim , to me he is clean and honest ❤

  • @aminagalidh606
    @aminagalidh606 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanidmooge noolaw

  • @user-sj6rb9yp1c
    @user-sj6rb9yp1c หลายเดือนก่อน +1

    Guulayso maayir🎉❤

  • @kadrakalif3987
    @kadrakalif3987 หลายเดือนก่อน +3

    markaan ku arkaba waan farxaa

  • @aadanfarax4504
    @aadanfarax4504 หลายเดือนก่อน

    We support the mayor fully ❤❤ waxda Axmed dhagax gaar ahan xafada qalax❤

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx หลายเดือนก่อน

    Geesi alla Haku barakeeyo maayir

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 หลายเดือนก่อน

    Libaax labo maha wlee mooge keep going inder❤❤

  • @Ahmed-3-Abdi-
    @Ahmed-3-Abdi- หลายเดือนก่อน +4

    Waan ku wataa mayor mooge❤❤❤❤

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 หลายเดือนก่อน +2

    Anigu marka aan fiiriyay Maayar Mooge maba loogu talagalin in uu Maayar u noqdo Somali ee waxaa loogu tala galay in uu Maayar u noqdo Dalalka Horay u maray sida western-ka oo kale. Dad qabyaalad quuta iyo Mooge oo raba in aay Hargerysa noqoto sida London Rooma Paris isma fahmi karaan isku ujeedana ma ahan.
    Ugu danbeen talo walaalnimo waxaan idin leeyahay Maayar Mooge kafuqa Hargerysa ha idin qurxiyee

  • @mohamedomer7262
    @mohamedomer7262 หลายเดือนก่อน

    Maayir mooge xabiibul malaayiiniii caasimada, xayaka Allah waanu ku garab taganahay

  • @fatuh4811
    @fatuh4811 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi waad u dadalaysa dalka iyo dadka lakiin umada meesha ku nooli umad ma aha wax fahamaysa ki wanagsan iyo ki xun ba kala garanayn oo is dulmaya, hadii mayer moge sida cad ee u umadan ugu dadalayo hadan loo xagxaganayo ka waran madaxwaynahana sida uun ba lo dulmaya cid wax u qabata ma rabaan, cid madax u noqota ma rabaan, umadan ilahay ha so hadeeyo.

  • @salmamaxamed2530
    @salmamaxamed2530 หลายเดือนก่อน

    wll gulayso intad noshahay ❤❤❤

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha ku xifdiyo cadowgaa jaban

  • @kadrakalif3987
    @kadrakalif3987 หลายเดือนก่อน +4

    guulayso

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 หลายเดือนก่อน

    May Allah swt protect you from evil and Xasad eyes

  • @fowziafarrah4007
    @fowziafarrah4007 หลายเดือนก่อน +1

    Allah macak. ❤❤❤❤❤❤❤

  • @IbrahimjamaMirre-ks6li
    @IbrahimjamaMirre-ks6li หลายเดือนก่อน

    Maayir Mooge guuuul

  • @hoodomohamed7710
    @hoodomohamed7710 หลายเดือนก่อน

    Mashalllh ale ha kula garabagalo hawasha aad u mada u hayso igagana ha fahansiiyo xilaka adage aad haysan

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy หลายเดือนก่อน

    Qabyaalad inta wada Rabbi haynaga qabto waa ta halkaa ina joojisay ee adhaxda inaga jabisay waxqabadkiisu waa cadyahay kuwa afkooda xun ku taagayana waxay la midyihiin iyagoo yidhi Cadceeda ayaanu baabaco ku qarindoonaa. Ilaahayna haynaga qabto 😠☠💀 yaahuu baa laydin yidhi.
    Mayer Mooge Legend go ahead We love you all 👍 ❤

  • @kadrakalif3987
    @kadrakalif3987 หลายเดือนก่อน +2

    waa runtaa

  • @MegaSacad
    @MegaSacad หลายเดือนก่อน

    Masha allah mooge guul insha allah

  • @Eng_moy
    @Eng_moy หลายเดือนก่อน +1

    ❤mansha allaah ❤libaax ,libaax dhallay ❤

  • @bulaalebulaale5430
    @bulaalebulaale5430 หลายเดือนก่อน +2

    Madaxwayne ckariiin axmed mooge liibaaan

  • @user-qi8io1du8r
    @user-qi8io1du8r หลายเดือนก่อน

    ❤ waaan jecelahay maajir cabdikariim axmsd moogr

  • @farahroble9961
    @farahroble9961 หลายเดือนก่อน

    Guul mayor Mooge

  • @mohamuudyuusuf9654
    @mohamuudyuusuf9654 หลายเดือนก่อน

    Nin wareersan weeye mooge