QISO XANUUN BADAN | GAZA | MARKHAATIGA NOOL | XAMAS | ISRAEL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • #subscribe
    DISCLAIMER: THE VIEWS EXPRESSED HERE ARE SOLELY THE VIEWS OF RENE LICHTMAN AND DO NOT REPRESENT BRIT SOMALI TV.
    CREDIT: Katie Halper
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Cyber Nightmare: Hamas Has Detailed Intel on Thousands of Israeli Soldiers, Families
    IDs, phone numbers, bank details, license plates, and in some cases even passwords were included in detailed reports Hamas had created on more than 2,000 IAF soldiers, including some in sensitive positions SOURCE: www.haaretz.co...
    SOURCE: www.jpost.com/... in France and we'll kill you' Israeli Olympians told, Shin Bet to accompany .
    Israel strikes Houthi-controlled port in Yemen after deadly drone attack on Tel Aviv
    Fuel depot, other facilities at Hodeida Port targeted in Israel’s first strike in Yemen, one of its farthest-ever actions, in response to months of attacks on country amid Gaza war.
    Drone explodes in central Tel Aviv, killing man and wounding several others
    Yemen’s Houthis to make announcement on military operation targeting coastal city * IDF says air force to increase patrols after ‘aerial target’ strikes without triggering sirens.
    IDF confirms ‘aerial target’ exploded in Tel Aviv, says air force to increase patrols
    The Israel Defense Forces confirms the blast in Tel Aviv over two hours ago was caused by a drone, saying an initial probe determined that “an aerial target” impacted in the coastal city.
    A military statement stresses the matter is under “thorough investigation,” after the drone managed to enter Israeli airspace without setting off sirens.
    The IDF also says the air force will increase patrols by fighter jets “to defend Israeli skies”
    “There is no change in the Home Front Command’s orders,” it adds.
    Biden suggests he could drop out of race if doctors tell him he has a medical issue
    US President Joe Biden indicates he could reexamine his decision to stay in the presidential race if doctors told him he had a medical issue, he says in an excerpt from an interview with BET News released today.
    Biden, who has so far been adamant that he would not drop out despite mounting concerns over his age, is asked if there was anything that would make him reconsider.
    “If I had some medical condition that emerged,” Biden says. ” If doctors came to me and said, ‘You got this problem, that problem.'”
    The comments, made in the interview recorded yesterday, mark the first time he has suggested that something could force him out the race. www.timesofisr...
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Trump says bullet pierced upper part of his right ear
    The former president has expressed gratitude for Secret Service agents who protected him and paid condolences to the rally attendee who was killed in the shooting.
    “Nothing is known at this time about the shooter, who is now dead,” Trump wrote on his Truth Social platform.
    “I was shot with a bullet that pierced the upper part of my right ear. I knew immediately that something was wrong in that I heard a whizzing sound, shots, and immediately felt the bullet ripping through the skin. Much bleeding took place, so I realized then what was happening. GOD BLESS AMERICA!”
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.

ความคิดเห็น • 50

  • @luulmohamud
    @luulmohamud หลายเดือนก่อน +7

    Subax wanaagsan walaalkey
    Waa arin Rabi ka hadalsiinayo xaqii soo ifaya Rabi ma mooge wey guuleysan Falastiin insha Allah yuhuudana wey jabi
    Thanks bro and jazaakallahu kheyran 👏 👍

  • @fadumohashi5621
    @fadumohashi5621 หลายเดือนก่อน +7

    Allow badbaadi reer falastiin caruur iyo dumar iyo rag dhamaan tood allow badbaadi walaala heen

  • @asadahamadbarre1164
    @asadahamadbarre1164 หลายเดือนก่อน +1

    Wll ucaban meyno yahuud io mareykan xadawga ilaahay

  • @basheerkenad3453
    @basheerkenad3453 หลายเดือนก่อน

    This brave man told us the truth.

  • @mariammire9145
    @mariammire9145 หลายเดือนก่อน

    Allah ha dulqaado dhibaatada reer falastiin.

  • @qadramahamud4651
    @qadramahamud4651 หลายเดือนก่อน

    ALAHU AKBAR

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 หลายเดือนก่อน +3

    Rabbi haw hiiliyo muslimiinta falastiin Iyo xuutiyiinba àaaaaamiin

    • @Mumin497youtub
      @Mumin497youtub หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @AhmeddahirMaxamed
    @AhmeddahirMaxamed หลายเดือนก่อน

    Yaarabi ugargaar muslimiinta meelwalboyjoogaan

  • @manaishasaid2203
    @manaishasaid2203 หลายเดือนก่อน

    Brother Abdihafid mar walba waxaad nookeentaa qisooyin fiican ee thank you, ilahay ha u hiiliyo Muslim.

  • @AhmedFaarah-r6z
    @AhmedFaarah-r6z หลายเดือนก่อน +1

    aamiin❤

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj หลายเดือนก่อน +1

    Allah dhibka haka dul qaado.mahadsanid walaal

  • @cilmigawaanuur4
    @cilmigawaanuur4 หลายเดือนก่อน +3

    2026 ama 2027 ama kahor inshalah xorey noqon waana aadi donaa masjidul aqsaa

    • @user-kl4fl2br1m
      @user-kl4fl2br1m หลายเดือนก่อน

      Markas hada aadesid hada maa aadid dhibaatada walaalaha la qebsadid waayo jihaadka rasmiga meshaso Ka jira

  • @funy194
    @funy194 หลายเดือนก่อน

    40kun qof la dilay waligay ma maqlin inta aan noola waa xasuuq

  • @XanuXanu-pu3yv
    @XanuXanu-pu3yv หลายเดือนก่อน

    Rabi hau gargaro rer falastiiin

  • @haramcadshabel
    @haramcadshabel หลายเดือนก่อน

    Asc manta waa /23/7/2024

  • @hanihassan3448
    @hanihassan3448 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkan juush juush lagu hayo intaa wee hadlayan cid dhageesatay majirto caalamka nimaan shantaada kareebin sharci kama reebo falastin ha iska dhiciyaaan yahuud intui qofkanoolyahay ilaaheyna ha uhiliyo

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille หลายเดือนก่อน

    wariye waan ku salaamaya salaan ka dib waxaa la ogyahay in waxa ka socda gasa iyo shacabka rer falastin dhibatada iyo xasuuqa arxan la aanta ah ee kufartu wado in uu yahay wax calamka ku Friday argagax iyo yaab cid ay ka daahantay ma jirto waa la wada ogyahay gaal iyo muslin intaba cidanka kufarta yuhuda lama dagalamayan kooxaha iska caabinta ee si cad oo barer ah ayay u begsanayan shacabka caruurta hoyo dad aan hubaysnayn oo ah qaxoti Xero ku jira oo tendhoyin ku jira Hal askari Marka Laga dilo waxay dilayaan labo boqol oo caruurta iyo hoyo ah iyo kuwo dhalinyaro aan hubaysnayn taas waa can waana lawada ogyahay calamka oo dhan cid ay ka qarsontahayna ma jirto kuwa ay duqayn iyo rasaas ku layen kuwa kalena waxay ku laynayan biyo la aan cuno la aan dawo la aan cisbitaladi oo dhan waa la dumiyay si aan dawo loo helin wayba dhawac tirayan dhawaca isbitalada yaala waa arin la ogyahay hadabo dhibatada iyo hooga ka jira yaa aabo u ah maraykan rer gasa waxa xasuuqay maraykan dhibko dhan waa maraykan yuhud bil ma dagalanten muqamada iskama celin karto yuhud taasna waa la ogyahay waa cadaan calamku wuu ogyahay waa isku danbi baydhan iyo nataniyahu waliba baydhan ayaa danbi badan hubka wax gumadaya yaa bixiyay maraykan. dhaw baydhan dhaw maraykan iyo yuhud

  • @YoussoufAden
    @YoussoufAden หลายเดือนก่อน

    😢

  • @funy194
    @funy194 หลายเดือนก่อน

    Yahudaa waxaa u ka sheegay waa runtiisaa odagaa

  • @FardowsaAliVIDEOS
    @FardowsaAliVIDEOS หลายเดือนก่อน

    👍👍👍👍✌️🇵🇸😭😭

  • @HAAMUD100
    @HAAMUD100 หลายเดือนก่อน

    24 weli lama gaarin ayaan filaa

  • @GoobeAli
    @GoobeAli หลายเดือนก่อน

    Asc c/xafiid sxb anaga oo og in waqtiga kugu yar yhy barnamish gooniya ka sameey Dr iyo brafasorka ka hdlyo arinta jarmalka ku sameyey yahuuda wsc mhdsnd sxb noloow

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 หลายเดือนก่อน +1

    War hoy soomaliyey falastiin dhamaataye yaa ku xiga carab
    Ma masar aya ku xigta mise joordan.
    Wallle meesha la dhigay falastiin
    Carab kale ayaa ku xiga.
    Waana lagu daawanayaa daka marba dal xasuuqayaana waa 5milyan oo qura carabinaa waa 3boqol oo milyan..

  • @XusniMahamed-kj6ig
    @XusniMahamed-kj6ig หลายเดือนก่อน

    Asc walaal ilaahay musliimka

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 หลายเดือนก่อน

    War hoy soomaliyey waxa qasa ka socda waxa ka garniqi kara hitlar oo qura.

  • @KhadarQaasin-k9d
    @KhadarQaasin-k9d หลายเดือนก่อน +1

    Asc subax wangsn

  • @YoussoufAden
    @YoussoufAden หลายเดือนก่อน

    😊❤ 13:10

  • @richardreflexe6049
    @richardreflexe6049 หลายเดือนก่อน

    Yaab

  • @FardosoHeybe
    @FardosoHeybe หลายเดือนก่อน

    Taariikhda beenta kadaa kkkkkkkk

  • @YoussoufAden
    @YoussoufAden หลายเดือนก่อน

    😊❤

  • @user-sl6nh6if5s
    @user-sl6nh6if5s หลายเดือนก่อน

    cabdi xaafit maad siidaysid yahuudkan wa xuu sjeegayo

  • @user-nk6em5ed6j
    @user-nk6em5ed6j หลายเดือนก่อน

    Ax Ax😢😢😢😢😢

  • @MukharMuhumed
    @MukharMuhumed หลายเดือนก่อน

    T

  • @user-yz1jn3mz9p
    @user-yz1jn3mz9p หลายเดือนก่อน

    A

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 หลายเดือนก่อน

    Kaalay iska arag 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @XildhibaankaXaji
    @XildhibaankaXaji หลายเดือนก่อน

    Asc wwb

  • @sulaimanmedia8694
    @sulaimanmedia8694 หลายเดือนก่อน

    God job

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan หลายเดือนก่อน

    ASC Wrx Wbr wll Cabdi Xaafid ❤❤

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  หลายเดือนก่อน

      @IbnuMarwanMurjaan ws walalo

  • @ahmedmahamef7290
    @ahmedmahamef7290 หลายเดือนก่อน

    Ninkaa odaygaa warkiisa waad nagu badh-goysay sxb

  • @haywareerin266
    @haywareerin266 หลายเดือนก่อน

    Sanka taag adaa soodhacsaday waanad sidataaye guuul to JSLN 🟩⬜️🟥🟩⬜️🟥🟩⬜️🟥🟩⬜️🟥🩸🩸🩸🩸🩸

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 หลายเดือนก่อน

    gartu Rabbigeed bay taqaan ,odagaan waayo aragnimadiisa iyo fahamkiisa biniaadnimo ayuu isku fasirey ,caqligiisa iyo wadnihiisa xaqiiqda aan l aiska indho tiri karin ayuu dhageystey ,taasina waa in qofka biniaademka ah uu wax un xeerin karo,soona bandhigi karo xaqiiqda haba kharaaraatee.

  • @haramcadshabel
    @haramcadshabel หลายเดือนก่อน

    😂

  • @ubah_cx
    @ubah_cx หลายเดือนก่อน

    No bro 24 is 23 maanta wallo sorry

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 หลายเดือนก่อน

    Ogaada soomaliyey huyuud wuxuu xabuun ka qabaa caruurta badan ee u dhalata falstiniyiinta waa xabuu waali kunrida reer galbeed oo dhna dagaalka lawadaa waa kuwo ay ku hinaaseen taranta carabta marka
    Waa xasuuq loo dhan yahay.
    Aniga ayaa aqaan .
    Waxaan ahay xaqiiqi.

  • @user-vx9wy1ww2y
    @user-vx9wy1ww2y หลายเดือนก่อน

    Way u qornayd dhibta ku habsatay shacabka rer Falastin
    Illahay Sxt ha uu gar garo shacabka rer Falastin