One year in madaafiic lala dhaco meel degaan shacab caalamka waxay u yaqaanaan criminal war adigana qalad yar baa dhacay baad lee dahay, taasina ma nabad baa?
Waxad u bunbuunisa arimaha somaliland waa nacayb kugu jira od u boroordiiqaysid adeerkaagi afweyne ey snm ku fataxaysatay ey bireyeen ayad ka samri laadahay
hadalkaga ka fiirso adunku u dhafay awood iyo dagal hadad adu dagal jeceshahay haben majirtidee isasax reer awdal xoolo maha baqdina maqaban ee waxbay xeerinayan
Asc c xaafit haddii aan ka hadlo xariga lo gaystay xl maxamed abiib waa sharci daro ku salaysan neceebka ow u qabo dadka ka so jeeda gobolka awdal maxa yeelay horaa somalida waxay u dhahday saca gowrac wayshu haku quus kaadate marka waxa laga raba reer borama inay ka jawabaan oo ay ukacaan ayna ka aamusin intay laba maalmod qayliyaan kadibna iska aamusaan markaas suday donaan ka yeeshaan ma ahan waa in la barro muse biixi in xl maxamed abiib inow dad ka dhashay
Asc mahadsanid madaxweynaha mustaqbalka abdihafid sidaa ad uu so macsuumtay Mufakir Sheekheena reer jabuuti hadaa ahay wan ku fanaa.
Maad u doorataan madaxweynaha jabuuti
Sheikh Abdourahman Bashir
WA HANTI QARAN Allah ha xafido ❤
هذا الرجل هو واقعي 👋
Masha Allah cheik abdirahman bachir
Mansha allah waa qofkA KALIYA EE AAN SOMALIDA KA DHAGAYSTO ADNa cawà bila cadifad baad ahayd xafidow zxp
salam Aleykoum cheikh gens Djiboutien 🇩🇯🇩🇯🇩🇯✌🤝
Mohamed Abiib waa gens Djiboutien iyo Somalie iyo Awodal guul ✌✌👑👋👋🙏💯👊🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇻🇸🇻✌✌
Free xildhiban ABIIB
Sheekh adiraxman
Saaxibkaa teeras ayaa u adeera xili dhibanka
C.XAAFID sheekh c.raxmaan bashiir page kiisa oo saxa noo soo sheeg
Insha alaah walaal
@@BRITSOMALITV m.a waxaan kamid ahay dadka inbadan raadiyey oo waayey
Sh. Abdirahman Bashir sidaa buu u qoran yahay
Kala tagoodu waa xeelad arigti ahaan
Maxa abdixafid maxaa siyaasada Somaliland ka galay.
Maad tiina ku mashquul shid
Wa shiiq rayiga hawiye irir wad fashilten ohin daya hawiye malaho tayo wa raiyi hawiye irir allah idin naxaristo
Aduu Mareer Djibouti Baad Tahay Mise Reer Somaliland Lamood Noqonsawaa
🙏🏻🌹❤️KINGS ABIIY AXMED
ETHIOPIA closed the Nile water from Egypt
ETHIOPIA ANDI SOMALILAND BROTHER'S
WE HAVE 3 ENEMIES 'SOMALIA AND EGYPT DJIBOUTI
Waa sugaynaa sh cabdiraxman inshallah
Waxaa soo baxday eedeen cusub oo xildhibaanka lagu eedeenayo kusfi wadareed bariguu dhalinyarada ahaa marka arinkaa ayaa maxkamad lagu saari oo gabadhii iyo marqaatiyaashii baa nool
Ma Muuse ayuu kufsaday?
@@hodana7546 kkkkkkkk walaal ma garanayo lakiin saa beey leeyihiin oo dhankii siyaasada way ka soo gali waayeen marka waa in dambiyo kale loo raadshaa
❤❤❤❤ ASC Wrx Wbr dhamaan inta dhageyseyso Cabdi Xafid ❤❤❤❤
Asc farmaajo iyo fahad waa muwaadiniin khabiiiriin berito maxaay noqon ????????
Cabdi xafidow shekha falaqaynta noogusoodir
Wariye faqash bad tahay xaraana cabdixaafid iyo kan duliga ey munaafaqa ey wadaad u malaynayey ey sheekha sheygta cabdiraxmaan bashir
Fahad awalba Farmaajo na baray. Gypsie ha ka ahaado Somalia
Xildhibanada maraykan oo Askari katiinado kujebiyen wa muuqatay Sida ilhan Cumar ina. Abiib Cidwalba oo Sland ahi waka Raali Xadhigiisa Xitta Odayasha Reer Awdal Qaladadkiisa wa Arkayen kamanay hadall
Hadanu nahay shacabka somalilan wanu ka soohorjeednaa xadhiga maxamed abiib waana muwadin somalilandar ah nimankan siyasiyiinta ah maaha inay dadka walalaha ah iska horkenan shacabka waa inaynu oganaa inaynu kkalamaarmin nabaduna inoo dantahay
Fahad iyo farmaajo laba nin ayey ahaayeen oo wadaniyiin ah ma garanayo waxay iskaga horyimaadeen lkn dad qadarin iyo sharaf mudan
Fahad waxaad kushegeysid maaha waa shirqoole aan naxrisan oo dilaa ah,dad badan u dhibaateeyay aya badigobaya si ay umarsiay ciqaabta u mudanyahay.
Hore usocda
Masha allaah ilaahey hano xafido sheekha ❤
Asc sheikhoow ninkaas qabiilbuu uxidhantahay weliba niman isku raasa yuu xidhan yahay balse gadabursi yaa afka laga xidhay 😎😎😎 sheikhow run maadan sheegin hadaad tidhi jamhad dimoqrayiya 😎😎😎
Masha Allah Sheikh Abdirahman caalim falsafiya❤❤ mahadsanid Abti from Borama
Sh abdi Raxmaan manshaa allah Allah haku Xifdiyo
🫵🫵🫵. Sheikhoow waa danbi koox somali kala qeybineysa oo gooni ugoosad ah inaad dowlad ku sheegto waa hadal qiimahaada ridaya oo aan fiicneyn hoow sheikhoow 😎😎😎
Maxaad ku haystaaa dowlada soomaliyeed ee aad sheegayso?
Naftaada ayaan amaan ahayn ee adigu bal wadankaaga xoree kadib ka hadal kala qaybsanaan
@@Deeka013 waa jamhad somali diida weeye oo. Khaainul wadaninin danbiilayaala hor boodayaal sharci iyo kala danbeeyn hadii lahelo maxkamad yaalasoo taagi in shaa allaah maxaa kaxun waxaay ku haminayaan dalka kalqeybiyaan sidaas sarteed waa daalimiin danbi wey kagalay umadad somaliyeed hoow😎😎😎
Xildhibaan abiib waa libaaxa afrika 2032
Cabdu xafiid nin bisil
Muuse bixi Deni hasaan shek madoobe iyo waxa la mid ah. Goor maa tiir lagee naya.
FAALLO WANAAGSAN JIDDAN
😂😂😂😂 5 Soomaaliyeed wax kale ma hayaan aan Soomaaliland aheyn 😂😂😂😂
Cabdiraxmaa.bashii.❤❤❤alahakuxido ❤❤❤
Shiikh idrees miyaanu ahayn masi anaa mooday
Maya shiikh cabdirixmaan baa la dhahaa waa shiikh dhanka siyaasadana wuu falanqeeyaa
Masha Allah mufakir Sheikh Abdurahman badhiir
Waar Sheekhu Badanaa Ina Cumar Geelaa Yaabay
Wariye farmajo banana ku joogaye madaxweyne ma ahe ha ku mashquli
😂😂cadawga SLND ALLOOW jebi aaammiiin yaarabbii waadheeraynaysaan ee stop oo ammaan siiya SLND 🖐️🖐️
One year in madaafiic lala dhaco meel degaan shacab caalamka waxay u yaqaanaan criminal war adigana qalad yar baa dhacay baad lee dahay, taasina ma nabad baa?
Odaygani waa soomalilander maxad ka wareysan
Asc
🫵🫵🫵. Waadaadku wuxuu taageersan yahay kooxda gooni ugoosadka takale meshaas waa muqaayad reer leeyahay ayagaaba meel walba tagaan anagaa leh cid kale wax guma leh ee adaa beeninaya hadalkooda iyo ficil kooda xun 🥾🏃➡️🥾🏃➡️🥾🏃➡️🥾🏃➡️🥾🏃➡️🥾🏃➡️🥾🥾🏃➡️
Waxad u bunbuunisa arimaha somaliland waa nacayb kugu jira od u boroordiiqaysid adeerkaagi afweyne ey snm ku fataxaysatay ey bireyeen ayad ka samri laadahay
Kugur
Dumquradigu waa tee kkkkkk
Sheick Ooyaaye oo difaacaya xildhibaan ooyaaye.
Reer awdal ilaa hada waa xolo uu muusse mesha kuu haysto 😊😊😊
hadalkaga ka fiirso adunku u dhafay awood iyo dagal hadad adu dagal jeceshahay haben majirtidee isasax reer awdal xoolo maha baqdina maqaban ee waxbay xeerinayan
Asc c xaafit haddii aan ka hadlo xariga lo gaystay xl maxamed abiib waa sharci daro ku salaysan neceebka ow u qabo dadka ka so jeeda gobolka awdal maxa yeelay horaa somalida waxay u dhahday saca gowrac wayshu haku quus kaadate marka waxa laga raba reer borama inay ka jawabaan oo ay ukacaan ayna ka aamusin intay laba maalmod qayliyaan kadibna iska aamusaan markaas suday donaan ka yeeshaan ma ahan waa in la barro muse biixi in xl maxamed abiib inow dad ka dhashay
siyaasadu sxb joogta ah ma leh.
🙏🏻🌹❤️KINGS ABIIY AXMED
ETHIOPIA closed the Nile water from Egypt
ETHIOPIA ANDI SOMALILAND BROTHER'S
WE HAVE 3 ENEMIES 'SOMALIA AND EGYPT DJIBOUTI