SIRTA QOLKAYGA JIIFA AAN KUQARIYAY AYAA SABAB UNOQOTAY NINKAYGA NAAG WALBO UU ILA GUURSADO INUU FURO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

ความคิดเห็น • 342

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +40

    WAA KAN CHANALKA WLLKEN th-cam.com/video/I9wZuV3JCTo/w-d-xo.html SUBSCRIB USAARA ASXAABEEY

    • @nuurtoosmaan9480
      @nuurtoosmaan9480 ปีที่แล้ว

      oky

    • @Farhia-
      @Farhia- ปีที่แล้ว

      From ayaan goobdoon hadan uxariiqa qalpiyeyy

    • @user-sq3nd4kg1l
      @user-sq3nd4kg1l ปีที่แล้ว

      Ok mcnto

    • @naimaabduqadir9906
      @naimaabduqadir9906 ปีที่แล้ว +1

      Abyo ,Ana min weyn eh kow dheh minyaro waa lela gursady wax ma sertir eh lema siin ,,,bal buuq iyo waxu I darensiye Ano usabrayo gurigeyga iyo ilmaheygana sidi u dhaqdo ,,kow dheh ,,nagti madaxa la saartay wa lafuray,, hdane mid kalu guursady wali sidiisi wax masertir eh ima Sin Ano waxan Daren siiye,Ina naag gadal ka timid u maserin ,wax masertir eh lashegana An weydisan ,,minyarti we Soo labaty mar kle lafuray hda Ani wali madaxda xaajiga wan ahay mid kasto gadal ka timadana wa la fura wyo dhaqankisa xun ,,iyo sabarkeyka wacan Ayan kaka guulestaa Mr waliba

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว

      @@naimaabduqadir9906 msha alh quruxsaney sasaan kaa raba mcnto abyo qaali sabarka wax dhamona malaha lakin nagti marka hore laka tago o weyn ayada le la hos imana mcnto guul baan ku rajeynaha

  • @shukricisman6517
    @shukricisman6517 ปีที่แล้ว +15

    Qisadan waxan bartay sirta gurigada hadad qariso in waxyabo badan ku hagagayan sida shekadan cml
    Salan sare xabty ayan Gobdon

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +16

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @Farhia-
    @Farhia- ปีที่แล้ว +59

    Team ayaan gobdoon aan isku duceyno plz ani iso duceeya inu ilaahey owlaad baariya isiiyo ani io intaan heesan🤲😭

    • @AaqilKulmie
      @AaqilKulmie ปีที่แล้ว +3

      Ilaahey owlaad qeyr qaba kusiiyo abyo🤲🤲🤲

    • @amira1438
      @amira1438 ปีที่แล้ว +1

      Rabi ha idin siiyo owlaad bariyaal ah oo cafimad qaban adun iyo aaqiro idin anfacan insha alh abayo 😍🥰😍

    • @ShugriAhmed-kq8lb
      @ShugriAhmed-kq8lb ปีที่แล้ว +1

      Samarka badi illhy khayer kugu badalya abayo i.n waad helaysaa ❤❤

    • @mushtaaqcadeey980
      @mushtaaqcadeey980 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahey owlaad baari ah oo mataano ah allaha kusiiyo abaayo

    • @user-xl8xh2wm6c
      @user-xl8xh2wm6c ปีที่แล้ว

      alha ku siyo awlad bariya

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 ปีที่แล้ว +3

    Haa wan usabri laxa ha dhu ceyal jiru ee ayaan gobdoon adika ma usabri laxayd isojawab Qali ❤

  • @rayaanaxmed-uf6sv
    @rayaanaxmed-uf6sv ปีที่แล้ว +2

    Wsc abyo ayaan cdey😅😅😅😅😅 si kasto ugur sado maser tir wanka qadaaa leeeee😊😊😊😊😊

  • @rahmacalisheikh2934
    @rahmacalisheikh2934 ปีที่แล้ว +3

    Ayaany haduu iga keensado waan usharaxilahaay abaay indho ween maseerka iska dhaaf waa kaftan intaas

  • @asliali5210
    @asliali5210 ปีที่แล้ว +11

    Ayaaney marka ookiyaal xiratey qosol baa lasuxay 😂😂😂 dhibkiyo qof thy ❤😅

  • @hooyosundus9516
    @hooyosundus9516 ปีที่แล้ว +2

    Alla ayaney hadanan ku daawan lahayn wxn noqon laha qof aan waaci ahayn mhdsnid walashay ayaan

  • @hawaosman2457
    @hawaosman2457 ปีที่แล้ว +1

    Guri sharax iska daaye weligeey inaan arko ma rabi!

  • @anababdullahi2698
    @anababdullahi2698 ปีที่แล้ว +6

    Haa wa abayo wa u samri la ahay maxa yele qif dhamestiran majiro qof walbo mel un oo ku xun yahay marka sawarka muhim waye gawarta neh mashallah wa gawar aad u dulqad badan dulqadkeda ena kuso gaartay nolashas qurux da badan ilahey haku ziyadiyo kuleyahay abayo

  • @queenfarxiyo4282
    @queenfarxiyo4282 ปีที่แล้ว +1

    Maanta saaid ayaad ufaraxsantahay m.a ilaahey ha ku xafido

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 ปีที่แล้ว +2

    Isoo duceeya wllo waan xanuun sanayaaye

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 ปีที่แล้ว +2

    Tnx Habo waqtigada
    Qimaha badan nasiso
    Jazakallah habo shukran

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 ปีที่แล้ว +6

    Ayaaney maseer tir jeclidaaaa mugooo ani ma ogi😂😂😂😂😂

  • @2pac_somaali957
    @2pac_somaali957 ปีที่แล้ว +3

    team ayaan iigu soo duceeya inuu wllshay ilmo khyr qaba siiyo ana si aan u noqdo habo

  • @leilaadan179
    @leilaadan179 ปีที่แล้ว +4

    Haa ayaanay midkasta way kuleeda hay minwantu ee xaqaaga dhacso lacala hadaydhacdo❤

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan cady caawa uhoreeya lega kusaaray anaa uhore qofkii kusaray waliba cilaan saranaayay mcnto alle ha kuxifdiyo

  • @sacdiyocadeduboow-ut9vu
    @sacdiyocadeduboow-ut9vu ปีที่แล้ว +2

    Naya indhoweyney funny ayathy m.a wa kusalame ilhy haku xafido kkk

  • @abdulahiingriis681
    @abdulahiingriis681 ปีที่แล้ว +1

    Haa walhi ayaaneya wausharxya asigo gursanyo nagkale

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว +2

    Ayan msha alh wa shactiro socoto wlh wle Ben Ben lakuma wada jeclo ada naka wada kestay mcney farxad alh ku soyadiyo

  • @xafuusinayaroow8686
    @xafuusinayaroow8686 ปีที่แล้ว +4

    Haa ayaaneey waaleedahay wayo gabar aan qaraabo nahay ayaa waxay dhijirtay ninkay waa yahaan naag maba uusan guursane dahab baa ban ka dhargi jiray maseyr tir ah markastuu guursado gabadhaas ninkeedu naag luu guursanaa waa furaa hadane midkle🤣🤣

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 ปีที่แล้ว

      Wa fursad qaali in lagul gursad O masirtir lisnyo

  • @munaaxmed9367
    @munaaxmed9367 ปีที่แล้ว +1

    Wllshy ayaan gobdoon alle ha ku xiftiyo dar ilaahy kuu jeclay

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 ปีที่แล้ว +1

    Oo mantoo dhan waxa dhageesaneyne ma intee mashaqo kabilaaweyneysaa 😅😅😅😂😂😂 ku soco

  • @haliimohusseinali9923
    @haliimohusseinali9923 ปีที่แล้ว +3

    Wcs wan dhownahey ayaanay miss you cimri dheer iyo caafimaad alle haku siiyo owlada iyo saygana hakuu xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @simraanahmed7429
    @simraanahmed7429 ปีที่แล้ว +4

    Ayaaney aniga anaaba jecel ina kaligay seexdo shanqar la,aan murtaax ayaanba ku dareema ducaanba ugu dari lahaa

  • @sawdoabdulqaadir2837
    @sawdoabdulqaadir2837 ปีที่แล้ว +4

    Ayaan xirsi gobdoon qlbiga ku salmy♥️

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waa sheeko cajiib ah wana gabadh samir badan

  • @XabiiboIbrahim-dp7in
    @XabiiboIbrahim-dp7in ปีที่แล้ว +2

    Anigaaba sharhey minyerta gurigeeda

  • @UmoUmeyma-js6uw
    @UmoUmeyma-js6uw ปีที่แล้ว +1

    Haa qofku hadu wangsan yahay inta wn ugu samriilaha masha allah ilhy haxfito dhaman qoswlibo dhisan iyo adi

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +2

    Wcs Ayaan Qaali masha Allah Alle hakuxafido Qaali ❤❤❤❤❤❤❤🥰👍🥰🥰👍🥰🥰🥰🥰

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 ปีที่แล้ว +6

    Abayadas Hadey Qoralkeyga Arkeyso Dahab Gadista iska dhaaf Aaqiro wax ficn lagama shegeyn
    Wax kle ka ganacso
    Wana mahadsan tahy ilahay Reer kaga hakuu sii Adkeeyo

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD ปีที่แล้ว

      Maxaa saynan ufiicnayn dahab gadis haday fiicnayn inla gatana ma fiicno miyaa, waxaas sheeko somali oo raqiis u aqaanaa

    • @iqraali7514
      @iqraali7514 9 หลายเดือนก่อน

      Si qaldan in loo gado ayaa La diidaya 😊

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 ปีที่แล้ว +5

    Ma aqaan iny ledahy lkn ani afar maser tir wn uga fadhiyilahaa🤣🤣

  • @nashadhussen9212
    @nashadhussen9212 ปีที่แล้ว +4

    Wsc Ayaan goodbon qll xiid No👍🤣👌✅🤬👋

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 ปีที่แล้ว

    Abaayo cawa managujestynosaa qurux bad kutahy ee mrkasto xiro alle haku xfido mcnto

  • @NajmaXuseen-fx9cm
    @NajmaXuseen-fx9cm ปีที่แล้ว +6

    Ayaan malinkii adiga naak lugula guursado😢talow maxa dhicidono😂wayabe🤲illahow hadan dumar nahy qalbiga noqawooji

    • @zuzu-ss2cl
      @zuzu-ss2cl ปีที่แล้ว +1

      Ilahey kuma keeeno😢❤

  • @hawaomarmohamud5763
    @hawaomarmohamud5763 ปีที่แล้ว +1

    Sharaxu maahene kabahiisan luujiyeenlaha

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah tabaraka allah dadka dhan ma sabran ilahey ha u barakeyo familkeda aniga wa u samri lahaa xaqiqatan ani waxa arkey gabar ninkeda arooskii ayada iyo hooyaded iyo walalahed mac macanka sameynayan haben dhan buskut iyo mac macan oo dhan gabdhaxa qaar raliyo waye🤣

  • @umucamaaraadan7261
    @umucamaaraadan7261 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaneey xabiibti abaayaadaas maansha allaah aniga maba sabri kareen intaaba

  • @quenziman79
    @quenziman79 ปีที่แล้ว +1

    alla gabdhas wa gbdhaha nin ksta u ku ducysto
    blse ani dulqadkaad mlihi ilhow aniga dulqadkaas ha iyeelin

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว +2

    Ishan ku hay anana u hireyo ayan qurux alh noka xafido xabibtii farxad iku noloow❤❤❤❤❤❤💕💘

  • @sacdiyoqorey7179
    @sacdiyoqorey7179 ปีที่แล้ว +1

    Ha ayaaney markasta waad ledahay

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว +1

    Ayan quruxey wan tagy meshad I dirtay quruxey

  • @nuurtoosmaan9480
    @nuurtoosmaan9480 ปีที่แล้ว +2

    shukran xbbti

  • @qureshfarah865
    @qureshfarah865 ปีที่แล้ว +1

    Uma sharxeen Alle Wayne naguma keeno

  • @seynabahmed
    @seynabahmed ปีที่แล้ว +3

    Aan ku salino suubanehene scw wcs

  • @dagancabdi-qx1iy
    @dagancabdi-qx1iy ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abyo💖 ayaaney haa

  • @musaguled-su1zk
    @musaguled-su1zk ปีที่แล้ว +4

    Asc abaayo min weynta iyo min dhexaada bal noo soo ogow mida xaq u leh masayr tir kkkkkkk bal aan sii ogaade taan aan siiyo masayr tir mahadsanid

    • @haala552
      @haala552 ปีที่แล้ว +1

      Ado labo qabo ma mid 3 aad rabtaa labada hada u awoodo sii maseer tirka

  • @umfuad4641
    @umfuad4641 ปีที่แล้ว +6

    Wcs 😂😂 aniga sabarkas Malihi wlhi ayaaney shaki iyo dagaal 😂😂 Allaha isku xifdiyo ayada iyo zowjkeda caruurtana u xifdiyo Anagana dee samirked Allaha na siiyo Aamiin

    • @saara3724
      @saara3724 ปีที่แล้ว

      Wali qol kle Malaga seexan miya😂😂😂

    • @umfuad4641
      @umfuad4641 ปีที่แล้ว

      @@saara3724 mayey anigo umul ahay xita. Waan isla seexana

  • @mohaabdulahi9791
    @mohaabdulahi9791 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah Allah ha ku xifdiyo adiga curuurtaada iyo xaji gaaga

  • @FardusMohamoud-rv1ug
    @FardusMohamoud-rv1ug ปีที่แล้ว +1

    Walllo ayaaney aniga maarooseen tii leyl guirsadeen waa gabadha fcn mansh allh

  • @axmedobsiiye4179
    @axmedobsiiye4179 ปีที่แล้ว +3

    maseer tirka waxaa leh mid kasta oo ka maseerta ta ka dambeysa, minweyntii weyneyd waxay ledahay maseertir sharafeed maadaama ay mar kasta oo gabadh la keeno dhaawac soo gaarayo

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 ปีที่แล้ว +2

    asc saxib Qali wankujclahay xabibti

  • @fadumomahamedquruxsan-xi4ir
    @fadumomahamedquruxsan-xi4ir ปีที่แล้ว +2

    Haa abayo sagal hadu guursado wad leedahay masayrtir

  • @shukriibrahim1617
    @shukriibrahim1617 ปีที่แล้ว +8

    Asc abayo anaa usosabray midas mid la eg alx hadana midii gulesaty ayn ahay alx wax weliba waa dulqaad iyo Alhe ku xirnasho

  • @jhg5545
    @jhg5545 ปีที่แล้ว +4

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว +2

    Ala sharaxow aaa hadan basin iskula qaban labadoda owba nasib leyhy wlee

  • @Anisa-vg3kd
    @Anisa-vg3kd ปีที่แล้ว +1

    Sabirka wa guul sabraa sadkiisa ma waayo 😍

  • @amranmahamud8007
    @amranmahamud8007 ปีที่แล้ว

    Dumarkii hore oo dhan aya lasiina

  • @hodanmuhumed6079
    @hodanmuhumed6079 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaneey sheekadaa in aya ani igu kali tahaanba moodayee ilayn horta baa la soo arkay

  • @ikraanabshirikraandegan8071
    @ikraanabshirikraandegan8071 ปีที่แล้ว +1

    Thnks xbbti

  • @hibonoor4805
    @hibonoor4805 ปีที่แล้ว +1

    Alla saa u qoslaayey
    Ani marwalba maseertir leeyahy

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim62 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaniy ilahy haku barakeyo adi iyo teerkaga te ayaney masayr tiirka mida wayn way ledahy waayo markasta waa un umasayr mida kalana dhabadh danbe way masayri kara waayo dumarku wa isku mid ani khadad uu arka in ladhoho gabadh danbaysa in ladhaho mamasayro karto wilasha waxa dhihilaha kolba hadi ad gutsanaysan reeraha wada wanajiya ayaney Lana soco lilama gursan ilahy na haiga hayo 🤣

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +3

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo guleso

  • @Cabdalachanneloffice3052
    @Cabdalachanneloffice3052 ปีที่แล้ว +3

    Haa waliba alaabtaan usoo iibiyay❤❤

  • @sagalsiyaad-el3fj
    @sagalsiyaad-el3fj ปีที่แล้ว +1

    Wa fariid

  • @faadumoahmed1426
    @faadumoahmed1426 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan wn usoo saary wiiilka walllhi qof aad tiri raaca ka ma hadhin

  • @zuzu-ss2cl
    @zuzu-ss2cl ปีที่แล้ว +2

    Inkasto said aan u dabecad kululahaay marba hada hoyo noqoto oo hadu gursado io hadi kaleba uu ku ixtiramayo madaxa ku sarty xitaa guriga udiyarin lahaa lkn ilahow koo kaligey ifirsado isii 😢

  • @halimaabdi6511
    @halimaabdi6511 ปีที่แล้ว +2

    Haa wan u sharxay walaahi

  • @umubahrain
    @umubahrain ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah I love u abaayo 😢

  • @sagalsiyaad-el3fj
    @sagalsiyaad-el3fj ปีที่แล้ว +2

    Ayaney qofku hadu wanagsan yahay inta wn ugu samrilahaa

  • @subeerahmed4166
    @subeerahmed4166 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaney wllo waad dadLyza ee Hore 200 ha La Gadhziyo

  • @sagalsiyaad-el3fj
    @sagalsiyaad-el3fj ปีที่แล้ว +1

    Ayaney walhi man u sharxeen

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤

  • @sahramaxamuud3227
    @sahramaxamuud3227 ปีที่แล้ว +1

    Wlh asigaa sabray markii hore ay iswaaleysa oykarareysay meel cila ah sabar waa kii hore

  • @HibaaqMohamed-wv5dh
    @HibaaqMohamed-wv5dh ปีที่แล้ว +1

    Waxalayidhi waanoo dhalan baa ka adaag 😢😢😢❤❤❤

  • @nimcomaxamedgalaal-gr5jl
    @nimcomaxamedgalaal-gr5jl ปีที่แล้ว +2

    Haa ayaney wan u sharxilaha

  • @abiibohassan8893
    @abiibohassan8893 ปีที่แล้ว +1

    Haa wa usabrilay wayo qof dabecadisu satahy wa badan yahy

  • @CaashoMaxmed-kb5kw
    @CaashoMaxmed-kb5kw ปีที่แล้ว +1

    Haa wan u sharxilahaa hadoo iga geensado😌😔🥺🥹

  • @asmacabdi1795
    @asmacabdi1795 ปีที่แล้ว +1

    Qalbi adagaa maxn sharixi manaba arki kara,meshu naag kale,la sexan lahaa

  • @faadumocabdisamad2888
    @faadumocabdisamad2888 ปีที่แล้ว +2

    Labo xabo jodariya ayaan U dhigi lahaa bela U gogoshee

  • @ifrahguled8578
    @ifrahguled8578 ปีที่แล้ว +1

    Asc alx Xaas ayaan ahay mana la ila guursan maasha allah

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว +1

    Ilahow imanka na gali

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

    Wcs walaashey igu qaaliya ayaan ina xirsi goobdooney waan kusalaamay

  • @Beliiina143
    @Beliiina143 ปีที่แล้ว +1

    Ookiyaalaha qurx kutahay m.a haiska siibin noh mcanei😂❤

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah kaafiyo ugu dambeen samir kagi kuma qasaarin masha Allah walhi qisada kafiyo qurux kudhamaata Allah barakeeye ❤❤❤❤mahadsanid ayaan gobdon 😊😊

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah walashey Allah xaku xifdhiyo horay usoco Insha Allah

  • @samsamahmeddhaqane819
    @samsamahmeddhaqane819 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂 guri sharaxoow aa alla gabadha dulqaad badanaa 😊

  • @hafsaisxaaq5934
    @hafsaisxaaq5934 ปีที่แล้ว +4

    Ayaaney wllhi funny atahay😂😂😂

  • @yasamiindaauudyasamiindaau4160
    @yasamiindaauudyasamiindaau4160 ปีที่แล้ว +2

    Taan jaano ayey shaqesatey 😁❤️

  • @Najma98
    @Najma98 ปีที่แล้ว +4

    20:26 😂😂😂 Ilaahow aanan naag u guuurin nin

  • @halimaabdi6511
    @halimaabdi6511 ปีที่แล้ว

    Ayaan mid wen mid sadaxad wa baraf

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +1

    Ayaany waa u soosaarny mcnto ❤🥰👍🥰🥰🥰

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 ปีที่แล้ว

    Masertir hal mer le la pax sha
    Wana merka ugu horeso

  • @farhiyosocdaal7812
    @farhiyosocdaal7812 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allaha kuxafido ❤abaayo

  • @samsamsiciid4435
    @samsamsiciid4435 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂😂ayaan waa Budh cad sadexdaba haduu kula guursado sam soo wad baad leedahay😂😂😂😂😂😂

  • @user-sw1to8jc9u
    @user-sw1to8jc9u ปีที่แล้ว +2

    Wcs wllo qali waan dhawnahay guulayso

  • @sadiamohamed3151
    @sadiamohamed3151 ปีที่แล้ว +1

    Mya Uma sharaxeeen Lkn anoo duq ah dhalmo days ah haaa wan u sharixilahaaa😊

  • @quruxleydacida4860
    @quruxleydacida4860 ปีที่แล้ว +1

    Sharaxoowaa shegee shey xtii ma so galiyeen xoog badniyaaa
    Lkn hooyadeey baa usharacday abaheey markuu edadeey soo guurinaye
    Wakaas waa ku dhalay isoo raac majirto 😅😅

  • @user-xs5yy5tn2y
    @user-xs5yy5tn2y 11 หลายเดือนก่อน

    Mnshallah abaayo