Subxaanallaah, allaha naga qabto waxa dadka nagu diraya sida jinka iwm, lkn nimankaa kala naxariis badan oo , faarxyaalna inyar maahanee mostly waa daneestayaal . Allaha kuwa wanaagsan ha nagu aadio.
May may, daawasho ma jirto hadda, habeenimo ayey ku socotaa saacadu. walhi ma sii wadi karo , Waa ino iyo barri. isoo raaca team, fulayaal, aan habeenimo Dawan karin😫😂🙌
السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيراالسلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيراالسلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيراالسلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيراالسلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيراالسلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا
Ayaan bilaneey wan ku salamo abayo hada anaga habeen bay noo tahay waliba saladii cishaa lagu jiraa adiga makuu malinaa wadiga yiri chanalka qisas malinaan soo galiyaaye
Ala ayaaney qisada iydo Habeena dhagaysta guriga kaligay io gabadh yar oo 2 jira joognay saan U Cabsadey Lee xita qaybta Labad ano Raba fiirsan waayay😂😂😂😩
Alla ayaaney ani waan cabsan fiid horaan daawan waana mahadsanthy saad noogu dadaashey
Ayaaneey anakoon sheekada dhagaysan ayaabad cabsi cabsi nagu sii riday bismillaah
Nageeye waayee cumuroow nageeye cismaan cumar geele
Yaaa ayaanay wllhi cabsi dareemoyaa markay dhahday go'a liigajiidoyaa
Masha allh Abyo lasoo dhaqso❤
Subxaanallaah, allaha naga qabto waxa dadka nagu diraya sida jinka iwm, lkn nimankaa kala naxariis badan oo , faarxyaalna inyar maahanee mostly waa daneestayaal . Allaha kuwa wanaagsan ha nagu aadio.
Allaha kuxifdiyo owlaada sis
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
Asc abayo ayan mashallah Mashallah abayo Allah hku xafido amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
Aniga bari baan fiirsani waan cabsadhe.Insha Allah mahadsanid ayaaney Allaah haku xifdhiyo
Ayaan waan ku jecelnahay❤❤❤
Ayaan dhalad ku jecliyaaa mahadsanid xbbti❤❤❤❤
Ayaaneey abaayo qisooyinka cabsida nosoo badi😂😂😂
Bisinka wan cabsaday waxan moday reerka in wax iga demiyen ayaan abayo qisada caadi mahan allh haku xafido❤❤❤
Masha Allah. Aniguna cimraan baa iiguyar ilmahayga. 😊
May may, daawasho ma jirto hadda, habeenimo ayey ku socotaa saacadu.
walhi ma sii wadi karo ,
Waa ino iyo barri.
isoo raaca team, fulayaal, aan habeenimo
Dawan karin😫😂🙌
Habo ibodoceyo walac anhay gabar yar wayo hayowan kuducena nikanikane wan kujeclahy 😢❤💋💋💋
Ayaa ney latalin ayaa kaarawey halke kula soo xariira xabibti
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
❤❤💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💖💖💖😭😭😭😭😭😭😭❤️😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤️❤️❤️😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤️😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤️😭😭😭😭😭😭😭😭😍😍😭😭😭😭😭😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤
Ayan quruxey❤❤❤❤❤
Said Uma cabsi bdno bee😂😭Ayaneyy Q:3 noguso dhaqso hpptyeyy💓
Ayaan caawa aaal yaa nafat ayan ku dawady qiisdi subxanaalh 😢😢😢😢
macsalaamo madha meesakari sheekadaan subxaa nallah
Hayeey ayaaney cabsi cabsi
Ani maa u horeeya😮 mise😊
Wllhi haben ayaa dawaday 😢😢❤cabsi cabsi waye 😅
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn abyo
Wcs Abaayao mcn ayaan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤
Ayaaneey daaha maxaa dhaqdhaqaajinya hayeey😂😂😂😂😂😂
اللهم❤ صل وسلم❤ علي نبينا❤محمد❤ صلي الله❤ عليه❤ وسلم❤
السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيراالسلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيراالسلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيراالسلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيراالسلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيراالسلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا
Qisa cabisa
Ayaaan waankuwada sugeynay xppti baryahaaan aad baad noogu dadaashay
Ayaaneey aniguba waan baqay malin caday dawaday
Ala ayaneey wa iga qoslisay fulaynimadu shaydan naar badanaaaa😂😂😂😂
ayan salama Caleykum maasha Allah ❤❤❤❤❤
Ayaane iwrn waa cusubahay dhawees majira from Germany 😊😊
Roog laguu fidinaa waliba soo dhawaw abaa
Welcome siz
@@ayaangobdoon3254 thanks xbbti 🥰🌹
❤❤❤sooo dhawaaaaaaaw😊
Ayaany qosol mahe wax kle maku awodi 😂😂😂😂
Alla ayaney qosola igu dishay marba sida gees ufiirineysay qorta kudashay😂
Wa Cabsi Cabsi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
Thnks xppt alpi❤❤❤❤
Wcs Wr Wb Abayo macan
Allah Ayaaney abaayo cabsi cabsi waaye Alla beerka anigoo qaarad kale joogaan baqay abaayo curigii oo dhan baa isla dhaqaaqey niyadeyda miyaa wallahi waxbaa ihormarmaraya Team fuley anigaa kowka ah
Ayaaney guri kligy jooga wa cbsady cashada xta waa karin la,ahy😊
Anaa manta ogu horeyo
Ayaney iso dhawee wa cusbahy wa leykaso tilmamey waxa ladhahy ayan indho weyn orod sodawo 😂❤😊
Sodhawaw abaayo quruxey ❤
Soodhawaw waaba iga soo daahdee
Soo dhawaaaw byo
So dhaawaw waad so daahde abayo
Soodhww abyo qali❤❤🎉🎉
Ayaaney barito lee dawana
Hhhhh ayaan dharkii wasobadashaye hbnkii majojisay video maalin baad kadhigtay 😢😢😢 anigaba baqaye
Allow yaan caawa ku qarwin tan , inkastoo qiso jeclahy. What ever....👀
Xppti fakatax aa tiribee wlhi kaftana ka malaynayey marka idhahdey waa baqay 😂😂😂😂❤
Ayaaneey hada ooy thy duhur ayaan dhagaysanayaa ❤❤❤❤
😂 Ayaan waa iga qoslisay
Waa joojiyey Video ga markay tiri
😂😂😂ayaneey ani mugoo barilen dawanaa muqalkan bas wAye ani fuley ahy😁😁🤣
Asc ayanah seithy xbbt❤❤
Ayaney wadba icabsiise
Walashay ayan qali
Qisada cabsida wan baa kaheela Ayaan😂😂😂
Qisadaan adba duuboowgeeda joojisy cabsi darteed ayaaneey beri ley dhageesan karaa i.a😂 hada sedexsac habeenimo ayey ii thy waa inoo beri😂
Quruxey sheekoyinkaano kle aad ujeclahay❤
Qisoginakana noo soo badi Plz waa kahelaya 🥺😂🫶🏻
Waana cabsanaa waana rabaaa😂😂
Alx byo hdd noofxnthy
Asc wlleey adigu ma habenkii ma qarwidid markaad seexato
Ayan funny 😂
Ayaan bilaneey wan ku salamo abayo hada anaga habeen bay noo tahay waliba saladii cishaa lagu jiraa adiga makuu malinaa wadiga yiri chanalka qisas malinaan soo galiyaaye
Subxanallah Allahuma najna
Ok ayaan xbbti❤❤❤❤❤❤
Waa iska dhafay waxaan dhahay berile firsan karaaa ayan is dhahay hhhh
🤔
😂😂😂😂😂alla wat iga qoslisay fuleynimada ilen wat ila qabtaa ayaneey 😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂ila ayan waa iga daran taha aniga hadi kaligey guri layga tago darbiyada dhan inay iso firfirinayan moda cabsi waxba shanqaraya 😂😂
𝐀𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐬𝐮𝐠𝐢 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐬𝐞𝐜𝐦𝐥😢
Wcs my dear abaayo ayaan sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan adigana sidookale allaha kubarakeeyo
Alla ayaney ma sidaasaa fuly u tahey😂❤
Ala ayaaney qisada iydo Habeena dhagaysta guriga kaligay io gabadh yar oo 2 jira joognay saan U Cabsadey Lee xita qaybta Labad ano Raba fiirsan waayay😂😂😂😩
Tnx hpipi 😂❤
Ayaane soo badi abyo aniga hada firsanoya
Wcs ayaaney xabibti illaah shar iyo sheydan haka haayo aniga manta fiirsadey xaley wan ka cabsadey qeebta kalana hada fiirsana mahadsanid xayaati
وعليكم السلام
Ayaan Qaali ❤❤❤❤❤
Wcs habo❤
Nayaa qilkygii waa ka soo cararee banaankaa kugu daawan
Ayaanay aniga wahabiin waqta kaa dha geesanaayo mar ka aniga xitaa wa cabsady ilaa lii yimaado ma dha geesanaayo
Naa ayaaney mid soo salashay u egthy ee qisada miyaa ka cabsatay hhhhhh
Waxaso duco ah ma cabsibaa kaa keentay ayaaneey ma Nooli 🤣🤣🤣
Ala manooli ayaan siday meshay kacabstay udayayso😂😂😂
Salam xbbti qisada way dhamatiyan sax alow naxafdi
Asc abyo aniga xitaaa xalay wan cobsaday 😅😅😅
Abayo hadan arki iney barti barti tahay cabsida noso badi waxa iga cabsi badaneh male habenkas hurdadan ka qus ta hdane ilka karo😄😄
kkkkkkkkkkkkk waa cabsate miyaa ayaneey wax ayaa meel iga soo fiiriyay aaaaa alla aniga fuleeynimadaas ayan qabaa qisada madhameeysan,karo
😂😂 AR ayaan fulaysanaa Ani Kaligay guriga joogo waana habeen waana daawanoyaa
Cabsi cabsi
Asc ayaan h seeitay xbbi❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
😊😊😊😊
Waa cabsa naa ayaa ayaa leedahay ayaaney
Waxaana waaka shekaynee
Maba noolaadeen ani cabsi
Ninka nagaqaad ayaaney wadnihii na go.ay 3:00 am canjeelada kugu dubaayey wlhi wan dhamayn waaya😭😭😭
Ayaney markan titleka arkay bn ka baqo maba furin😂😂
Xalay wan cabsaday hada dhames tirtay walhi 😂😂😂😂😂
Ayaaney intaan furin shakliga sawirka markan arkey cudubileysi galey qisaska rucbiga iska dhaaf adiga xataa cabsi ku galiye
Shanqarta dabeysha ka cabsanaaye jikada maxa ka dhacey dhahaaye qiso rucbi mayee maku jiro fuleyada qeyb ka ahey
Anig bari ayan dawan qisadan😂
Iskumit ayan nahay xaly wan jkiray sakan dawanyaha fulynimo 😂
@@xasanjey7130😂😂😂😂