اللهم اجعل في قلبي نورا وفي بصري نورا وفي سمعي نورا وعن يميني نورا وعن يساري نورا تفوقي نورا وتحتي نورا و أمامي نورا و خلفي نورا واجعل لي نورا )))امين🤲
Mashaa laah qisada saana wanaaga idambeeyo waxaan ka qaata dhiirogelin ane iso duceeya asxbta 4 sano reer lahaay waa iga burburay waxbana ma dhalin weli nolol wanaagsan inu alle isiiyo
Ilahay haku rumeeyo ( WAXAAD MOODA IN AAN DAREEMAY RIYADA AAD KU RIYOOOTAY WAXAA AY TAHAY ) WAXAAN AHAY DADKA MARKA WAX LOO SHEEGO WAX ISU SAWIIRAN ) marka waxa isu kay sawiray waa wax khayr ah oo ka qayb qata waxyaabaha janada lagu gaalo lkn dad badani ay necebyihiin weliba raag ubadan
Ayaaney macaan badaney walaashay aa iga xanuunsan ii iigu soo duceeya adiga iyo asxaabta meesha kuwada jira si min qalbiyan iigu soo duceeya walaashey fadlan
Abaayo allah waxaan kaaga baryaa in uu allah kuu rumeeyo haddii ay qeyr kuu tahay waan soomanahay markaan afuraa ayaan kuugu duceynayaa haddii qeyr kuu tahay riyadaas abaayo waan ku jeclahay
Ilaaahay haku rumeeyo Ayaan Yareey Qof walba 20 qof hakeeno insha allah isbuuca dance 20 aan keena inshaa allah Nayaa Ayaan igu soo duceeya gabar yaraa iga xanuunsan dhamaantiin kheyr badan Allaha idin siiyo ❤❤❤❤
Rabi waxaan kaaga baryayaa inuu kuu rumeeyo waliba si deg dega aamiin yaarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲 ayaaney
wlhi aad ayaan ujeclahay wax walboo qalbigaaga kujiro oo qayr kuu ah in aad hesho xbbtii
اللهم اجعل في قلبي نورا وفي بصري نورا وفي سمعي نورا وعن يميني نورا وعن يساري نورا تفوقي نورا وتحتي نورا و أمامي نورا و خلفي نورا واجعل لي نورا )))امين🤲
Qoskasto halkan kujira alle hauroomeeyo wallo aakhira jano alle ha inagu kulmiyo ayaaney 40qof xaadisa kaasi laiskuma waafiqin alle haku ruumeyo wallo hanaankga
Ayaney wll alle haku jeclado wan ku wada jecel nahaye ❤️🤣🎉
Mashaa laah qisada saana wanaaga idambeeyo waxaan ka qaata dhiirogelin ane iso duceeya asxbta 4 sano reer lahaay waa iga burburay waxbana ma dhalin weli nolol wanaagsan inu alle isiiyo
Alaha awlaad kusiiyo
Aamiin aamiin aamiin insha allha wllo qali
Ilaahy haku rumeeyo riyadaas aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabii
Abaayo ilaa aan dhagesto sheekoyinkaga mashaalah thank you walashey❤
Ilha haku rumeyo abyo mcn dhaman dadka oo dhan hamigoda haurumeyo amin
Mcney 1m u qadantaa wllhi gacanteyda hadey ku jirto daqiiqad kugu garsiin lahaa
Xafadena wllhi waa laga dawadaa ❤horay u soco xbbti ❤❤❤❤
Masha Allah, may Allah make all your dreams become true abaayo macaan, Allaha ku xafido abaayo qaali sharafay ❤❤❤
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
Masha allaha abaayo allaha ku rumeeyo riyada aad ledahy janadana allaha nagu kulmiyo ❤❤
Allah san usugayay lee jasakallahu qeeyr ❤
Illaahay ha kuu rumeeyo insha.Allah xbbti
Illahaay hakuurumeeyo abaayo riyadaada quruxda badan ❤❤❤❤❤❤❤
Allah haku rumeeyo abaayo qliyey riyadada wa tayda camal saan ugu farxay wlhi malayn maysid lascanood ban kaso dawaada tageera buxan waligay ku ahaa waxan xasusta xero coladed ano joga oo madafuc nala dhacayo ayaan kudawan jiray ano isleh gormaad dhimanaysa wlhi
Kula mid xbbti
Ayaaney xabibti riyadada allaha ku rumeyo wax walbo aad jeceshahey o kher ah allaha ku saqiro mcnto ❤❤❤❤❤❤❤
Ilahay haku rumeeyo
( WAXAAD MOODA IN AAN DAREEMAY RIYADA AAD KU RIYOOOTAY WAXAA AY TAHAY ) WAXAAN AHAY DADKA MARKA WAX LOO SHEEGO WAX ISU SAWIIRAN ) marka waxa isu kay sawiray waa wax khayr ah oo ka qayb qata waxyaabaha janada lagu gaalo lkn dad badani ay necebyihiin weliba raag ubadan
Ayaaney illahay riyadada hakuu rumeeyo gabadh inaad dhasho maku riyootay illahaw kusii waxaad ku riyootay🤲🤲
Allah hakuurumeeyo❤😊
Ilahey riyadada hakurumeyo siz we wll pray for you, bt one day am waiting your qiso too it looks beautiful.
Allah ha kuu rumeyo riyadaada iyo Hamigaaga iyo dhamanteen iyo qof walbo waxa uu ku haminaayo
Xbbti ilahay haku rumeyo riyadada
Hal bil gudehed waa ku gaadhsin Karna ilahy riyadedana haw rumeyo wlshen❤️
Amin amin yaa rabi
Alle haku rumeeyo aamiinaamiin yaarabi
4:37 riyada waan fahmay gabar inaa dhashaa. Jclyd allh ku siiyo abaayo❤
Abyayaal hooyo iga xanun san iigu soo duceeya
Asc maanasho alaha waxa jacashahay Rabi Haku siyo amiiiiiiiiiin ❤
Coming soon ♥️ 200k insha allah❤
Allaha ku rumeeyo abayo riyadaada inshlllh
اللهم امين يارب العالمين جزاك الله خيرا وبارك الله فيك يا أختي غاليه ❤❤
Hooyadey kugu bartay marwalbo qisadada fiirsan jirtay m.a❤❤apyo horey usoco xabiibti
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
C'est belle histoire mashallah ma sœur Ayann je veux souhaiter un long vie bonne santé moi j'habite à Djibouti enchanté
Ilhy riyada hakuu rumeeyo hapo mcn I.a❤
Abyo alle haku rumeyo wllshey mcn
Alh ku rumeyo abyo riyadada
MSHA ALLH ILLHY HAKU RUMEYO 🤲🤲RIYADADA
Ayaaney macaan badaney walaashay aa iga xanuunsan ii iigu soo duceeya adiga iyo asxaabta meesha kuwada jira si min qalbiyan iigu soo duceeya walaashey fadlan
Allaah ha caafiyo aamin yaa rabi
Wcs ayaan qurux abayo mcnto ale riyadada ha ku rumeyo iyo dhaman inta niyada wax ku heyso insha allah intaa iyo in ka badan ba wad u qalantaa ❤
Mahadsanid xabibti
Inshlh waa gaareyna 200k
Allhuma amin yaa allah dhamantenaba allow inoo rumeyo ❤❤
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
Thank you ayaaaneey❤❤❤ ilaahay kheyr ku siiyo
Aamiin ya allah adna alle haku rumeeyo
Comming soon 200k
Allah kuu rumeeyo riyadada wlshei quruxeey
Ilhy Abaayo hakuu rumeeyo Abaayo keep going ❤❤
Coming soon 200k 🎉 i.a nolaw intee nolol jirto abaayo ❤❤❤
Mashallah abaayo macan ❤Allah ha ku rumeeyo
Mashaa Allah Allaah haku rumeeyo riyadadha wanagsan Insha Allah mahadsanid
ربي يحقق لك حلمك ان كان لك خير ويصرف عنك اذا كان شراا ❤
Illahey riyadada haku rumeeyo wlshey ayaan wax walbo jeceshay rabigen hakugu arsaqo i.a wax dhib ah alle kuma tuso abaayo dhamantena waxi qalbigena ka guxayo alle waa ogyahe rabiigen hanagu irsaaqo riyoyinkena io rajoyinkena oo xuman laheen insha allah
Alle ha ku rumeeyo abayo mcn ❤
Allah kurumeyo riyadada sidagdaga
Alle hakuu rumeeyo abyo
Illhey hakurumeyo abaayo sidag dag ah
Abayo illhayi riyadada hakurumeyo amiin 🎉🎉❤❤inshallha🤲🤲☝
Ilaahay ha kuu rumeyo❤❤❤qalbiga kaga duceyey abayo ❤❤❤❤❤
Ilahay hakuu rumeeyo riyadaada wllsheeyey Hana kuu barakeeyo hamigaas ama riyadaas🤲🤲🤲
Riyadada allaha ku rumeyo abayo mcn
Wa mahadsanthy abyo ayaany alle haku rumeeyo riyadada insha allh angana sidokle ❤❤❤
Riyo walba aad leedahay allaha kuu rumeeyo riyadada allaha khayrkeeda kuwaafajiyo shartoodana allaha kaa xijaabo nimco kasto nusqaan ayay leedanaha anakana allaha noo rumeeyo amiin inshallah
Allah hakuu rumeeyo riyadaada aamiin ❤❤❤❤❤❤
Allha kurumryo riyadada qer ah Aamiin Aamiin Aamiin inshallah mashallh
Aniga xitaa isoduceya alle in uu irumeyo riyadayda 40 qof ducadoda wala aqabalaye blz iso duceya wllyal ayany abayo alle hakurumeyo riyadada aamin yrabi
Ayaan qurux bdn rayadaad aallah ku rumeyo abaayo mcn wana garena 200 kasoko Ramadan inshaa aallah mcnto
Allah hakuu rumeeyo abayo
Ilaahey haku rumeeyo riyadaada❤❤ aamiin xbibti
Abyo mcnto ilaahay haku rumeeyo riyadaada anigana habaryartay baa iga xanuunsan iigu sooduceeya asxaabta ayaan
Ilahay Haku rumeeyow xppti ❤❤
Allah hakurumeyo amiin
abaayo Allah haku rumeeyo riyadaada ❤❤❤❤❤
Walhi Ayan Goobdn waxn dawany 2 asano❤ Alle ha kuu rumeyo abaayo macto amiin amiin❤❤❤❤❤
Illhy riyadada hakuu rumeeyo ayaan quruxey❤
Masha allah allah haku rumeyo ayaan gobdon ❤
Abaayo allah waxaan kaaga baryaa in uu allah kuu rumeeyo haddii ay qeyr kuu tahay waan soomanahay markaan afuraa ayaan kuugu duceynayaa haddii qeyr kuu tahay riyadaas abaayo waan ku jeclahay
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
ilahay hakuu rumeeyo wll macn❤
Alaha kuurumeeyo riyadaada
Alle haku siiyo
inchallah tu as trouvé rêve ma sœur Ayann❤🤲🤲🤲🤲
Alle hakuu rumeeyo riyadaada🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Illahay hakurumeeyo wlashay qaali ayaaney illahay darting ayaan kujecelahay
ilahay hakurumeyo abayo
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته حبيبتي غالي الله يحفظك ويسعدك ويوفقك كل خير بإذن الله تعالى
Ayaney allaha ku rumeeyo❤❤❤❤
Ilaaahay haku rumeeyo Ayaan Yareey Qof walba 20 qof hakeeno insha allah isbuuca dance 20 aan keena inshaa allah Nayaa Ayaan igu soo duceeya gabar yaraa iga xanuunsan dhamaantiin kheyr badan Allaha idin siiyo ❤❤❤❤
Masha Allah abaayo Alle hakuu rumeeyo hdeeye qeera kuu thaye🤲🤲🤲❤❤❤
Abaayo wax walba oo wanag ah waad mudan thy wayo adiga ayaa qof wngsan ah👑❤️ insha Allah intan io ka badnba wan gaaryna wllhi billion hdan awoodo wan ku gaarsiin lahaa🥺💜 Abaayoyy insha Allah wan kuso duceyn riyadadana Rabbi hku rumeyo io wx walba aad jeceshahy Aamen Yaa Rabbi🤲🤍
Xabibti riyadada Allahkurumey❤❤❤❤❤o
Alllah ku rumeeyo abyo InshaAlllh
Inshallah ur dreams come true
Mansha allah illahay haku rumeyo
Keep going abyo 200k coming soon inshaAllah ❤❤❤❤
Aaaaamiin sidookale adna allaha kuusahlo…🤲
Ilhya Haku rumeyo riyadad❤❤
Masha allah abaayo ilahey haku rumeeyo riyadaaada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤