SIRTA QOLKAYGA JIIFA AAN KUQARIYAY AYAA SABAB UNOQOTAY NINKAYGA NAAG WALBO UU ILA GUURSADO INUU FURO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 พ.ค. 2023
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 115

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว +27

    Anaaa ugu horreeya ayaaaney

  • @abaayisaaq1321
    @abaayisaaq1321 ปีที่แล้ว +4

    Naa ayaaney ani oo meel jiifo maku daawado ani waxan ku daawada anoo shaqo ku jiro dadka dhan ha umaleynin iney iyaga oo jiifo ama meel fadhiyo lugaha is dulsaartey inta kadib waan ku salaamey

  • @faadumocabdisamad2888
    @faadumocabdisamad2888 ปีที่แล้ว +7

    Ayaan quruxey ❤
    Waxa thy boqorad❤
    Waxa thy gaari dumar❤
    Waxa thy hormuud dumar ❤
    Waxa thy Filkeed ka roon❤
    Qof wanaaga jeceloo lagu dayan karaa thy❤
    Mcnto ale haku sharfo😘👸❤️💋🥰

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +14

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 ปีที่แล้ว +7

    Ayaan xaliimiyinka barkindhigta ha orane xariga dhegaha gashte shaqaysta dheh 😂😂😂❤❤❤❤

  • @sacdiyaabdi7433
    @sacdiyaabdi7433 ปีที่แล้ว +7

    Dar ilahay kuu jeclahay abayo ayaan ilahay haku xafdiyo ❤

  • @user-hd2nw8ev4h
    @user-hd2nw8ev4h ปีที่แล้ว +6

    Ayanney ku salamaya from Djibouti wan ku dawadaa mar walbaaa ❤

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +6

    Wcs Ayaan Qaali sharafay adaamudan Qaali ❤❤❤Alle ha ku dhowro Ayaany mcnto ❤❤❤❤❤

  • @user-is4zt6dk4r
    @user-is4zt6dk4r ปีที่แล้ว +10

    I love ayaaaaan ❤

  • @xafsocabaasali6109
    @xafsocabaasali6109 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay haku xifdiyo Aaqiro iyo aduun ayaan gobdoon

  • @Umuahmed143
    @Umuahmed143 ปีที่แล้ว +4

    Ayaaneey afaarahaan cml waan jeclahay soo badi ❤❤

  • @mriya4601
    @mriya4601 ปีที่แล้ว +15

    Wcs ayaaneey ❤❤❤ aniga sheekuunyin kaag anigoo fadhiyo maba ko dha geesto shaqo ayaan ku qabtaa 😅😅

  • @fadxiDeeq-js3nt
    @fadxiDeeq-js3nt ปีที่แล้ว +3

    Ayaane wan ku dawada mara walba wana ku mahasantahay Sida nogu so deso Qisoyinka. ?wan ku firasna jiray Lakina Cawa kooraha mana ku so Hadlina ❤❤❤❤😊😊

  • @shamuuzisalahmaxamed7428
    @shamuuzisalahmaxamed7428 ปีที่แล้ว +4

    Asc ayan hoyo aya fariin kaga wada wlhi wxn u shegay inad 7 sano ayan wlhi hoyo wxy igu dhahay maka aya ugu so duceyay wili waan u oyay farintas amano ayay kugu thy ay leygu dhahay abayo allah ku aqbalo ducada hoyo

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +3

      Aamin abaayo hooyo ducadeeda alaha ii aqbalo habaryar way mahadsanatahay alaha ka abaalsiiyo iga gaarsii xbbt

  • @fatximaxamedfantastic5644
    @fatximaxamedfantastic5644 ปีที่แล้ว +3

    Wcs abaayo ayaneey sual ankuwey dinah hoyada uurka leh borashka qabadiga ah macuni kartah iso jawab abaayo

  • @sumayosuhiimit2351
    @sumayosuhiimit2351 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤ masha allha

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 ปีที่แล้ว

    Tnx habo waqtiga badna nasiso malmahn wan xanun sana jilib la iga qale banoni wax iga so gare
    waxa joga idnia mer dhow ka so tage somlia
    In alla cafi mad taam eh is iyo iso ducey adi io assbtada
    Ha da dawana 3 qeb qisadan
    Mernba Kama cajso wlahi
    Wad badn ka fa ide anow nin reg eh kuku xiran hay ku xise yaa
    Ad ayan kaka mahdcela waqtigada qima badna nasiso Jazakallah

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah waan ka helay qisooyinkaaga ana qisaday ayaan kuu sheegi lahaa hadaad awoodo walashay ee xagaa kaala soo xidhiidhaa

  • @aflaanta.hindiga.24
    @aflaanta.hindiga.24 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaan cadey boolo waa ku salaamay xbbti aad ku jeclahay sheekoyinkadana aad u jeclahay mid in i gaftana walaahi ns jeclicaafimad iyo farxad ayaan ku rajeyna asiga iyo familkada .allahuma aamin 💓

  • @ugbaadcabdi9931
    @ugbaadcabdi9931 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan qalbi wanaagzan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @harethamohamed3530
    @harethamohamed3530 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah, go ahead.

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 ปีที่แล้ว +2

    Wan kuslaamey xabbti ayan❤✋

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @ZaabirinAhmed-pm3en
    @ZaabirinAhmed-pm3en ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaaneyyyy

  • @quenziman79
    @quenziman79 ปีที่แล้ว

    habo mcn kuu xiiisay safar yar o gaban galay hder dhmesanaya

  • @aaminasaalax5087
    @aaminasaalax5087 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney wlhy wnku jeclahay ❤ hadan wadan kula joogi lahaa wn ku iman lahaa lkn iskuma dhawin

  • @user-xj8sr9hs2h
    @user-xj8sr9hs2h 11 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney❤❤❤

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Abaayo ayaan masha allah 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @CabdiSalaan-lu4iw
    @CabdiSalaan-lu4iw ปีที่แล้ว +1

    Msha alh ayaney cawo telka wa ika qadlaan wa telki xajika xabibtii waa xamdi maxamed alh Noka xafido xabibtii

  • @jhg5545
    @jhg5545 ปีที่แล้ว +1

    Macaney ayaan xbbti qurux ale Haku sharfo abayo qisaya sha lagu Giles ti no so radi ale Haku fududeye

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo

  • @shamsohussein
    @shamsohussein ปีที่แล้ว +2

    Keep going abayo qali ❤

  • @ruqiyoismanmaxamad3047
    @ruqiyoismanmaxamad3047 ปีที่แล้ว +1

    Wcs 🙏 ❤❤❤❤❤masha allah adiga sido kale abayo mcn❤❤❤❤❤

  • @fatuushppehgoldengirl7072
    @fatuushppehgoldengirl7072 ปีที่แล้ว +2

    BoqraNey Mi wllshey AyaaNiita 😩❤️🫶

  • @quenziman79
    @quenziman79 ปีที่แล้ว

    subxanallah jcylksta waxa ka qiima bdn wlhi blhi naftyda

  • @fadxiDeeq-js3nt
    @fadxiDeeq-js3nt ปีที่แล้ว +1

    Ayaane Awaya Qeba tii kale MASIXRATAY NINKA parti2😊

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 ปีที่แล้ว

    Waankuu saaray walaasheey ayaan xabiibti love

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Wcs walaashey mcn ayaan ina xirsi goobdooney waan kusalaamay

  • @idil5758
    @idil5758 ปีที่แล้ว

    Ayaaneey gabafh wllhi m.a

  • @farhiyahaji2248
    @farhiyahaji2248 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo waan kusalamey ayan goobdo ❤

  • @aliyanuur7691
    @aliyanuur7691 ปีที่แล้ว

    U nolow cadowgaga ayaney ❤❤❤❤ gabar adag

  • @user-sw1to8jc9u
    @user-sw1to8jc9u ปีที่แล้ว

    Wcs ayaan gobdon qali dumar waan sugaynee soo daa hee

  • @drs.faadumocabdulaahi3201
    @drs.faadumocabdulaahi3201 ปีที่แล้ว

    Maash Allah abyo qaali

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 ปีที่แล้ว

    M .a ayaaney wan ku xiisay xbbti ❤❤❤❤

  • @zafa.apdirizak.
    @zafa.apdirizak. ปีที่แล้ว

    Weykan macney sheekoyinkan okle imadhafan noso badi❤❤

  • @Dooseyy3
    @Dooseyy3 ปีที่แล้ว +1

    Meel aan dho' kusiiye😂😂
    wa iga qoslisy runtii ayaneyy😁

  • @XamdidaahirXasan-up2fx
    @XamdidaahirXasan-up2fx 9 หลายเดือนก่อน

    Ayaane.dhuxolaan.kugo.xirxirtay.kwrnn.serkuyeele

  • @FardusMohamoud-rv1ug
    @FardusMohamoud-rv1ug ปีที่แล้ว

    Wallo ayaan maisk guuradeen marlabaad khaalid iyo jawhir nalsowadaag

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +2

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr
    @NasroSheekhxasan-lb8jr ปีที่แล้ว +2

    Sheekadaan sheeko ka qosol badan waligeey ma arkin
    Waxan soo Xusuustay gabar qaraabo eheen nin ka weyn intery gursate waliba lacag leh hantida aduunka ka bixiye arooskii habeen intery guriga ku xirto jikada jiifan jirtay dadka inteey soo kicina ka furi jirtay markii lagu wareere hooyaded soo sexate gurigii saa iyadoo ku xiri rabto lugta lagu dhage habeenkii ka dib edeb yeelate😅😅😅😅😅

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhh

    • @quenziman79
      @quenziman79 ปีที่แล้ว

      dacadn u qoslay wlhi kkk

  • @fadxiDeeq-js3nt
    @fadxiDeeq-js3nt ปีที่แล้ว +1

    Waxan ka helaa marka nala kafatameso Ee Naa Bararajinaso😊

  • @nadifohasan2489
    @nadifohasan2489 ปีที่แล้ว

    M.a xabiibti keep going

  • @ikrancdy8765
    @ikrancdy8765 ปีที่แล้ว +1

    Hye indha weyn ha iso firin like saar😂😂😂

  • @abdullahiosman8062
    @abdullahiosman8062 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk kkkkkkk doqon doqon haywan

  • @asiayasiin
    @asiayasiin ปีที่แล้ว +1

    Qolka habeen walba uu u guuraynayo inaay quful 🔒saartay ahay meel uu uguureyaba ha waaye😂

  • @halimaibrahim9274
    @halimaibrahim9274 ปีที่แล้ว

    Dadka dhan Ayan camal mey iska noqdan

  • @IfraaxAbdulaahi12-ft9yx
    @IfraaxAbdulaahi12-ft9yx ปีที่แล้ว

    Ayaaney xabiiti timka ayaan kuso birey

  • @saadamxd75
    @saadamxd75 ปีที่แล้ว +1

    soo dhoqso ayan neey🤣🤣

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo Ayaaney Kheir badhan Allaah haku ku barakeeyo Insha Allah

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +1

    wcs ❤wr ❤wb❤ wankusalmy xxbbti 👸🖐️

  • @hhurmo4559
    @hhurmo4559 ปีที่แล้ว

    Gaclooy waan ku salaamy❤

  • @ifrahkamil178
    @ifrahkamil178 ปีที่แล้ว

    Ayaan qaaali wankusalmy

  • @daniamohamed81
    @daniamohamed81 ปีที่แล้ว

    Wcs ayaaney

  • @nashadhussen9212
    @nashadhussen9212 ปีที่แล้ว +1

    Wsc Ayaan goodbon qll xiid sorry 😢 m a🥰🥰✅👍

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 ปีที่แล้ว

    Prt2 Away aba

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 ปีที่แล้ว

    Wcs xbbti ayaan hore usoco

  • @bishaaroaxmed989
    @bishaaroaxmed989 ปีที่แล้ว

    Asc ayan gobdon waxan ahay gabar kugu xiran qiso yinkaga waxan ahay gabar laqabo balse hada reerkayga qirka wuxu usaran yahay inu dumo waxa iga wareray talo iyo duco ayan ka raba

  • @caaisha196
    @caaisha196 ปีที่แล้ว +1

    Abayo xagen kalasoxiriri karaa aniga xita qiso ayan kulawadagi rabaye

  • @nimcomaxamedgalaal-gr5jl
    @nimcomaxamedgalaal-gr5jl ปีที่แล้ว

    Wcs ayan qurux❤❤

  • @sowdohenna
    @sowdohenna ปีที่แล้ว +1

    Ayaanay fecbook igalahadal wll qali wn kurabe

  • @haala552
    @haala552 ปีที่แล้ว +1

    Sariir dhan maso gadi lahayn guriga labaad

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhh ala tolaayeey caloosha iqabo,sariir masoo gadeen

  • @fadumosaney5402
    @fadumosaney5402 ปีที่แล้ว

    Wsc setahy ayàan wa Ku salame

  • @kafiyo.cosoble
    @kafiyo.cosoble ปีที่แล้ว

    Zaami kafiyo Lgu keeny

  • @anisacimraan1938
    @anisacimraan1938 ปีที่แล้ว +1

    Like ta in nala xasuusiyo waa qalad

  • @sahrasahra1913
    @sahrasahra1913 ปีที่แล้ว

    Niman saasa jiraan ayaan waan maqli jiray 😂

  • @maryamoyusufwaheliye6924
    @maryamoyusufwaheliye6924 ปีที่แล้ว

    Nin usamar saan lee miyaa yaab badanaa allow faraxyaasheena noowanaaji

  • @hibaakmohamed5918
    @hibaakmohamed5918 ปีที่แล้ว +1

    Wlee nin hadu maar naag baarto caraaf baad jeedaayee xaar xataaa maaa daneeynaayo meel uunbaa u caad 😂

  • @mohameddabar8212
    @mohameddabar8212 ปีที่แล้ว

    Wcs qaliyey

  • @tasniimmuxumed5213
    @tasniimmuxumed5213 ปีที่แล้ว

    Ayaaneey like ta saad noo xasuusisaan kaba helaa, wll talo ayaan kaa rabaa mana rabo in sheekadayda intaan barxadaa soo dhigo lay wada arko oo xaafadoo dhan ayaa kugu xidhan ee seen kuu helaa waxaad arki commintigayga xiliguu alle qadaro lkn waxan rajaynayaa inaad dhakhso iigu soo jawaabto. Markay noloshu kugu noqoto التاريخ يعيد نفسه ood xagaana wixii kusoo maray ka baqaysid inay dib kuugu soo noqdaan xagaana wanaagii horeed fashay aad leedahay allaa oge ku celi oo wanaaji cidii shalay ku dafirtay usamee

  • @user-td4eh8ov4q
    @user-td4eh8ov4q ปีที่แล้ว

    Mahad sanid qaali

  • @hoodohoodo1948
    @hoodohoodo1948 ปีที่แล้ว

    Sidoo kle wxn ku rajaynayaaa ayaneey Bash Barwaaqo Badhaadhe iyo farxad aan dhamaan

  • @naimacadeyfilmschannel1168
    @naimacadeyfilmschannel1168 ปีที่แล้ว +1

    🩸🩸🩸🩸🩸❤😊😮😢

  • @sayush520
    @sayush520 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤👸

  • @pricess1772
    @pricess1772 ปีที่แล้ว

    ❤❤🎉

  • @shamsoismacil6099
    @shamsoismacil6099 ปีที่แล้ว

    Asc sxpyl❤

  • @qamarxasan5531
    @qamarxasan5531 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯

  • @ilhaanabokor3542
    @ilhaanabokor3542 ปีที่แล้ว

    Part two away

  • @siciidomaxamud7282
    @siciidomaxamud7282 ปีที่แล้ว

    👸👸❤❤👂👂

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว

    💋❤❤❤❤💕💕💗💘💘💋💋

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +1

    👍👍👂👂

  • @hapifaysial6189
    @hapifaysial6189 ปีที่แล้ว

    Wcs xbbti

  • @nihaal____apdi2308
    @nihaal____apdi2308 ปีที่แล้ว

    Qofka koowad 😂

  • @Ahmedbalckii
    @Ahmedbalckii ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 ปีที่แล้ว

    Hhhh

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 ปีที่แล้ว

    Ii wad shekada gurigi ma joge gambar io zhaahba adaan marti kaga ahy

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD ปีที่แล้ว

    Ala naxdin weynaa wey u ganbanaysaa aasay ku qaban doontaa isagoo dumar shirinaya

  • @EMMA__7-x4i
    @EMMA__7-x4i ปีที่แล้ว +1

    Ani mid ma fahmin maba isla sexdaane see cunug labaad ku dhashay 🤔

    • @salmaabukar5684
      @salmaabukar5684 ปีที่แล้ว

      Dee markii cunuga ladha lay kadib buu bilaabay guureyn ta😅

    • @EMMA__7-x4i
      @EMMA__7-x4i ปีที่แล้ว

      @@salmaabukar5684 Kan kowaad marka eedhashay ayoo bilaawe😹

  • @zhamsacabdi
    @zhamsacabdi ปีที่แล้ว

    09⁸⁸