Taraaraysi kur xaamilo ama sagaalaysi🤰

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Instagram dhaqankaaba
    www.instagram.... 👈
    Facebook pege dhaqankaaba👈
    Facebook dhaqankaaba👈
    tiktok dhaqankaaba👈
    Hadii aad doonayso mawduuc inaad igala hadasho oo aaladaha aan isticmaalo aad igalasoo xariirto asc kaliya hasooqirin ee sooraaci mawduuca sigoo dhamaystiran
    waan iidinjeclahay soomaali maxamed❤🥰
    fadlan subscribe saar Channalkaan
    • aamusnaan 👈

ความคิดเห็น • 834

  • @dhaqankaaba7350
    @dhaqankaaba7350  3 ปีที่แล้ว +151

    Taraaraysi
    Kur xaamilo
    Madaxshub
    Sagaalaysi
    Xaawo iyo faadumo
    Intaan hilmaamana kudara

    • @guud-weyneMedia
      @guud-weyneMedia 3 ปีที่แล้ว +14

      Inaan dhaqankeenii sii tirmaayo waxaad ju garataa cunada(baasto iyo bariis halkii dalaga noo baxa awal la cuni iiray) miyiga laga cunaayo iyo qalabka la isticmaalaayo( caagag iyo jeegag, halka awal dhiil iyo haamo laga adeegsan jiray).
      Dhaqankaaba walaal adigoo mahadsan halkaa isha ku haay oo dadka ku wacyigeli in dhaqankeenna la adkeeyo.
      Mahadsanid

    • @AK-ol6rm
      @AK-ol6rm 3 ปีที่แล้ว +12

      madax shub
      abaay abaay
      duco
      zab
      😅😅😅😅😅😅

    • @farhiafagadhe1273
      @farhiafagadhe1273 3 ปีที่แล้ว +2

      Comment adoo Aamusan Akhri lkn in yar dhoola cadey 😂😂😂😂TH-cam FARHIA FAGADHE soo booqo subscriber😘😘🥰🥰

    • @jamaalcabdi1596
      @jamaalcabdi1596 3 ปีที่แล้ว +3

      Ducaysi😂

    • @sundusinaali3034
      @sundusinaali3034 3 ปีที่แล้ว +2

      Kuraysi ban u aqaan anigu

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +35

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.

    • @abdiwahabgedi2746
      @abdiwahabgedi2746 3 ปีที่แล้ว +1

      Walalo adiga halke jogta

    • @FADSO
      @FADSO 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiwahabgedi2746 Norway

    • @abdiwahabgedi2746
      @abdiwahabgedi2746 3 ปีที่แล้ว

      @@FADSO ,,m,a,wllkey horay usoco waxa notahay diri galin,hidiya daqanke

    • @abdiwahabgedi2746
      @abdiwahabgedi2746 3 ปีที่แล้ว

      Waxana kugu soxiraya isxab badan Hadu alaha karali noqdo

  • @sahroqueen867
    @sahroqueen867 3 ปีที่แล้ว +50

    Aniga waxaan u aqaan madax shub 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @siciidoshmaxamed6023
      @siciidoshmaxamed6023 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂 ana 9sagaalaysi aan u aqaanaa😂😂😂

    • @anascade7373
      @anascade7373 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣adiga caadi ayaaba uga dacsantahay madax shub aaa🤣🤣🤣🤣

    • @amranapdilaahi4228
      @amranapdilaahi4228 วันที่ผ่านมา

      Taraaaraysi

  • @missreche
    @missreche 3 ปีที่แล้ว +7

    You are doing amazing girl ,am a village girl can I visit your village?you are really making your community active and happy and women looked sooo happy 😍😍

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 ปีที่แล้ว +22

    Comment adoo Aamusan Akhri lkn in yar dhoola cadey 😂😂😂😂TH-cam FARHIA FAGADHE soo booqo subscriber😘😘😘🥰🥰

  • @GenyoXarago
    @GenyoXarago 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah rabi ha u fududeeyo xamilada rabi haka dhigo 4 indhood oo caafimaad qaba duceey nooga baahan tahay eeynu u duceeyna

  • @sacdiyaqueen9582
    @sacdiyaqueen9582 3 ปีที่แล้ว +5

    Taraareysiga bariis cad iyo subag iyo caano iyo hilib lacuna anaga casarkiina shaadali iyo salool waxan unaqanaa taraaraysi ama madax shub waxan idinkasosalamaya gobolka sanaaag🇸🇴💯💋

  • @zuhraabdullahi1763
    @zuhraabdullahi1763 3 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa ALLAH nolol aad umacan waye qurba jogta aya aad ugubahan thanks for sharing 🌹🌹❤💕💕👌👌👌

  • @drwarsameyusufabdi5767
    @drwarsameyusufabdi5767 3 ปีที่แล้ว +11

    For us we call
    1. Kureysi
    2. Madax shub

    • @ayanfarah519
      @ayanfarah519 3 ปีที่แล้ว

      I love my peoples100%

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool 3 ปีที่แล้ว +10

    Baadiye Suugo Lagu Cunayo Waa Ii Koow

  • @hamdinoor2593
    @hamdinoor2593 3 ปีที่แล้ว +11

    Alle haudududeyo abayo insha allah yaa rabi🤲🤲🤲

  • @amiin8690
    @amiin8690 3 ปีที่แล้ว +2

    Waligay anigo mii dagin baa dadka ugu faani kara hatan masha alah dhaqan kaab waad ikala kicisay sidan ku wad ❤✋

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 2 ปีที่แล้ว

    Subxaana Allah Halka wayka dhacen amba way kudan ba bayan ayleyihin hano qola qolonin ilaahy iyo rasuulkisu scw ma qola qolodan cadalad bay dadka kula dhaqmayan

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 ปีที่แล้ว

    Cambuulo bun madax shub macsar catar qaxwe shaah ayeey badiyaa ahaan jirtey dadka qaarkood xooleey qali jireen bariis iyo hilib waa qof iyo tabartiis allaha ufududeeyo dhibka foosha umushii isqaadata allaha ka dhigo amin

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah abayo Allah ha usakhiro lkn cambulo iyo subag dhaylo rerbadiyihii waisbadalen shekadu basto bay maraysa

  • @safaodorosh286
    @safaodorosh286 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Walshy keep gouig my dear sister.
    Ani waxan u aqaan sagaaleysi iyo kureysi labadaba

  • @ubahsweets9089
    @ubahsweets9089 3 ปีที่แล้ว +6

    Illah dartisa ku jecalhy wlhi ❤️🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @jamaahmed3574
    @jamaahmed3574 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah inantan aad ayan ula dhacay runtii waa,inan aastruran diinleh alle ha,barakeeyo waa qof qaaliya dhaqankeeda haysata

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 3 ปีที่แล้ว +17

    *Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍📝📒✍️👩‍🎓👨‍🎓📏 👍 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*

    • @Hooyomacaan143
      @Hooyomacaan143 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah teacher Osman Banjer waa macalinkayga English ka waxbadan aa ka faaiday Allaha ku xafido. From Layla Norway.

    • @muntaaz4178
      @muntaaz4178 3 ปีที่แล้ว +1

      Wcs

    • @mukhtarhassan8926
      @mukhtarhassan8926 3 ปีที่แล้ว +1

      asc

    • @mohammedaaye1361
      @mohammedaaye1361 3 ปีที่แล้ว

      M.a

  • @aragsaninajaamac8279
    @aragsaninajaamac8279 3 ปีที่แล้ว +5

    M.a Allah ha ufududeeyo insha Allah anigu waxaan u aqaan kuraaysi walashay qaaliya guulayso

  • @yiriisow
    @yiriisow 3 ปีที่แล้ว

    Dumarku isu roonaa. Wax walba way soo diyaarsadeen. Maasha Allah.

  • @عبدالرحمنمحمود-ش5ر
    @عبدالرحمنمحمود-ش5ر 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wllshy qaliyey
    Allah haku barakeyo
    Guuuuulayso abidka
    Wllshy sharafey ❤❤❤

  • @adenyassin1665
    @adenyassin1665 3 ปีที่แล้ว +1

    Waad ku mahadsantahay barnamijyadaa quruxda, dhaqanka iyo nolasha fiican ee miyiga. Once again many thanks

  • @Naimathefirstborn
    @Naimathefirstborn 3 ปีที่แล้ว +2

    Woooow 😅😂😂 ani baadiyo usocdaa ya iracayo rer uk 🥺🥺🥺

  • @sahramohamed9199
    @sahramohamed9199 3 ปีที่แล้ว +19

    Kkkkkkkkkkkkk isbahaysiga ururka xaawaleeda xabiibti you are so funny 😆 horay usoco qaali

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  3 ปีที่แล้ว +1

      🥰🥰

    • @nimcoabdulahi126
      @nimcoabdulahi126 3 ปีที่แล้ว

      @@dhaqankaaba7350 i love you abyo mcnto 🥰🥰🥰🥰hore uu soco nolo dhabta ah waye wlhi waxd so sameyso basle hadad waan ka faan 😭😭😭 m.a 🥰🥰🥰🥳🥳👏👌🙏💞

  • @xiiranesangaabcumar9262
    @xiiranesangaabcumar9262 3 ปีที่แล้ว +1

    Wawawa waaw wawa wawawa mash Allah kur xaamilo ayan u aqaana guul iyo gobonimo waarta ayaan kuu rajeynayaa walaal shey khaaliga ah Alle hakuu xifdiyey guul ayaan kuu rajeynayaa

  • @degaed4409
    @degaed4409 3 ปีที่แล้ว

    Kur qatar ah waaye walee cambuule galeey aan arki jiray maansha Allaah hilib iyo bariis waa dharagteen Allaha idiin daaweyo abaayo.

  • @MohamedSaid-uz1ly
    @MohamedSaid-uz1ly 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Abyo xasuus baa iga lisay runtii dhulkaan geela kuraajiray baan soo xasuustay wagaan cilaaka ahyn islaamaha kuraysanaya waan inaamnjiray

  • @hana-of3sb
    @hana-of3sb 3 ปีที่แล้ว +1

    kuraysi baasto ah anigu digir iyo bariis basn ku oggaa mashaAllah Alle ha u fududeeyo miskiinta

  • @GololMudug
    @GololMudug 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah Hooyooyinku codmacaana iyo qasiido macaan badan gabadha allaha u saqiro foosha, dhaqankaaba mahadsanid walaal qasiidada kaligeed gooni usoo gali

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 ปีที่แล้ว

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..

  • @khadraaadan9001
    @khadraaadan9001 3 ปีที่แล้ว

    Ilahow ayeeyoyinkeen unaxariiso inta noo noola cimri iyo caafimad siii ayeeyo waa hooyada labaad

  • @rahmashukri9476
    @rahmashukri9476 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaaa Allah tabarak Allah kureysi ayaan u aqaaanaaa

  • @mohamedkediye3677
    @mohamedkediye3677 3 ปีที่แล้ว

    Agaah War waa maxay dadkaan isku dhaqan mabo nihine subxana ALLAH dad ALLA bari kujiro oo gurbaan garaacayo maxaweye

  • @hodandaahir4255
    @hodandaahir4255 3 ปีที่แล้ว +9

    Anigu wxn u aqaan xaawa iyo faadumo lkn mafiicno markii nabi muhammad sallalahu caleyhi wasallam ma jirin wllo

    • @fathima.iloveallah.3853
      @fathima.iloveallah.3853 3 ปีที่แล้ว +1

      Jizakallahu kheeyr Abaayo Ani xita shiki igalay

    • @fartuunali3935
      @fartuunali3935 3 ปีที่แล้ว +1

      abyo waa un duco ducadana wax diidayo malahan tnkle dhaqankana in layska raaco way fiicantahay waxad,baxsatana waa sadaqo

    • @geenyadageeskaofficial8495
      @geenyadageeskaofficial8495 3 ปีที่แล้ว

      Nabiga csw maku jogay majiri wadiga lehe daliin xarantinimaynaya maso racisid hadalkad aa dhahayso wllo

  • @degaed4409
    @degaed4409 3 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaah kur xaamilo, waa ku salaamaya walaashay mcn chanal ka kaliya aan aad u xiiseeyo aad tahay sheekooyinkaaga iyo dhulkii hooyo quruxdiisa khair Allaha ku siiyo .

  • @nasroshafici7713
    @nasroshafici7713 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allh allh ufududeeyo ubad baari ah oo diintoda iyo dalkoda an faco ally ugu dhigo insha alllh kuwaa an haysane Allh siyo kuwa baariyaal ah🤲🤲insha allh🤲
    Wll mcn ani waxaan u aqaan kur ama madax shub lkn waxaa lakariin jiray cambuulo aah digiir iyo galey sifiican lokari iyo shaax qaxwo dango 🥰🤤🤤intibo uma jeede baris iyo hilib lee arkaa walhi😁😁sikastey thay keep going my sister of mine 🥰🥀🤎❣

  • @RA_Q20
    @RA_Q20 3 ปีที่แล้ว +4

    Aniga "abaay abaay" ayaan u aqanaa. Magacaada kale waligay maan maqlin

  • @raxmatifow454
    @raxmatifow454 3 ปีที่แล้ว

    Abaay abaay hooyo haawo hooyo faadumo binturasuliallah scw

  • @Saamia101
    @Saamia101 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah waa video qurux badan. Abayo mamooyinka oo wada fadhiya oo heesaya maxaay akhrinayaan? Ma buraanbur baa? Please adigo raali ah markaa waqti hishid i fahamsii waxaay ay tahay iyo meeshaan ka dageeysankaro! Thank you!

  • @امعبدالرحمنابيض
    @امعبدالرحمنابيض 3 ปีที่แล้ว

    Habaryar soo gali qasiidada haweenka oo kaligeed ah sabaabtoo ah miraha lama fahmaayo from qaahira waana ku salaamay

  • @maxamuudfaarah7734
    @maxamuudfaarah7734 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah illahayow hoyaday unaxariso hoyoyinka kalana uga dhabaa naxariso

  • @ubahsweets9089
    @ubahsweets9089 3 ปีที่แล้ว +21

    Madax shub😂😂😂😂🙈🙈🙈🙈

  • @AhmedAhmed-cs9jg
    @AhmedAhmed-cs9jg 2 ปีที่แล้ว

    Raxmaanka nabad haku kala keeno
    Afar indhood oo caafimaad qabta
    Inkadtooo culimadu ay diideen kurada
    Waxyaabo badan o shirkiya baa sohoisgala
    Ducada iyo alla barigu wa wax fcn lamadiidana lkn waxyabahii casarjaahiligii lagu lamanijiray o shirkiga ahaa ba ladiiday

  • @cabdalasaalah7638
    @cabdalasaalah7638 3 ปีที่แล้ว

    Mansha alh wll alle haku sharfo allena haku ilaaliyo sida aad u ilaalinaysid xijaabka

  • @ayanmahmoud2041
    @ayanmahmoud2041 3 ปีที่แล้ว +4

    mash'Allah mash'Allah mahsind walashay

  • @zamzamosman1784
    @zamzamosman1784 3 ปีที่แล้ว

    Abaayoy Safarka Iyo Socdaalka Dacwadana ku dhex wad oo Dadka Wixii aad diin ku dhaanto u sheeg Mar walbo insh Allah!

  • @zainabhassan4266
    @zainabhassan4266 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk taraareeysii waligay ma maqnii abaay abaaay aan u aqaaan anigaa from somali south

  • @fartuunali3935
    @fartuunali3935 3 ปีที่แล้ว

    maasha allaha waa dad dhaqankoda ku dhagan kuraysi waanba jeclahay ilahay amarkiis

  • @mohamedmuhudin5512
    @mohamedmuhudin5512 2 ปีที่แล้ว

    Alle hooyooyinkeenna allow nooxafid aamiin

  • @abksuldan7516
    @abksuldan7516 3 ปีที่แล้ว +4

    Magacyo badan ayaan ka faaidey huuno deegaankayaga waxaa la yidhaa, Taraaraysi, sidiyo xaawa iyo faadumo , se dhawrto iyo sagaalaysi, waa igu cusub yihiin, Afkeenu waa hodan, markaa waad mahadsntay markaan geyi kale tago, somaliyeed waan filayaa inaanu igu cusbaan doonin wll, thnks

    • @haldhaa2420
      @haldhaa2420 3 ปีที่แล้ว

      dhawrto iyo taraara waa kala labo dhawrto waxaa layiraa miyiga dumarka dagan meelo isku dhaw ayaa geed iskugu yimaada shaah iyo heli karan isku keensada kuna duceysta geedkaas ay iskugu yimaaden mana ahan taraara ama kuraysi

  • @mriddisleharis1413
    @mriddisleharis1413 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashalaah Mashalaah keep going queen 👸🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴

  • @umukhayramohamed3466
    @umukhayramohamed3466 3 ปีที่แล้ว

    Waxan idiinteena islaamu ma ogola Wayna xaaraanti nimaysay
    Dumarku markay uurka leeyihin Ama sed kooda dhamaysataan
    Waxaa ufiican. Ducada iyo sadaqada inay badiyaan midaas ayaa Anfacaysa fooshana Allah ugu fududeynayaa

  • @smartwatchandsmartphone5675
    @smartwatchandsmartphone5675 3 ปีที่แล้ว

    Ankaasoxo halkaas
    Dhawrto waa dhaqan diineed dumarka ay isku yimaadaan si,ay ugu ducaystaan
    Sagaalaysi waa marka islaanta xaamilada ah ay soodhowdahay dhalmadeedu siloola socdo markaana sadaqo ayaa labixiyaah si loogu duceeyo
    Mahadsanid

  • @footballskillsofficially2476
    @footballskillsofficially2476 3 ปีที่แล้ว

    Saxafiyada baadiyaha waaye inta igu raacday like saara

  • @abuucumayr2557
    @abuucumayr2557 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll waykala duwanyiin xaawiyo faadumada iyo taraaruhu
    Tararaa qofgara losameeyaa
    Xaawiyo faadumaduna waa duco yaroo guud

  • @canabaxmedkadiyr4363
    @canabaxmedkadiyr4363 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah waa duco ee ilaaha ha ufududeeyo

  • @roodacomar8178
    @roodacomar8178 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilahay haw fududeeyo alle foosha kumadhibo intan haysana alle awlad bariya hakusiiyo intayada haysatana nobarakee amiin yabii

  • @abdiqanilyrics9793
    @abdiqanilyrics9793 3 ปีที่แล้ว

    Dabayl aya dhacaysa quruxey 😍😍lkn muqalka ka macan dabeysha dhacaysa

  • @abdulqadirhusenali8146
    @abdulqadirhusenali8146 3 ปีที่แล้ว +2

    🤣abaay abaay qatar ah igadheh lkn gabayga hoyooyinka ayqadayan hal eray waaka fahmi wayay allha ufududeyo maskiinta

    • @nimcohasan1972
      @nimcohasan1972 3 ปีที่แล้ว +1

      Rasuul qurux la siiyeyoow qiyaamaha na daadihi iney saa tahay Ayaan jeclahay inshallah

  • @libaaneonline4046
    @libaaneonline4046 3 ปีที่แล้ว

    Dhaqankeni wa dabar go'oya Madaxshub ana Sagaleysi wxa arki jiray Cambulo, Bun iyo Salid

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 3 ปีที่แล้ว

    Wa dhaqan yahuud
    Islaam meelna kama so gasho

  • @fatmoibrohim6068
    @fatmoibrohim6068 3 ปีที่แล้ว

    kkkk dhaqan kaabay wallo hiyikacbad iguriday wayahan didi ankufirsadayba habenkasta wan kuriyoda anigo miyiga jooga wallahi xalaydn ayan kuriyonayay

  • @king-boorow7113
    @king-boorow7113 3 ปีที่แล้ว +3

    maasha allah dhaqankeeno macaanaa🥰🥰🥰

  • @fjriams
    @fjriams 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waxaan unaqaana kuraysi ama madax shub Allaha Nabad haku Kala keeno
    Amiin Amiin

  • @istaahiljama3699
    @istaahiljama3699 3 ปีที่แล้ว

    Taraaraa ban uaqaan Ilahay ha usoofuduxeeyo

  • @mohamedrooney5943
    @mohamedrooney5943 3 ปีที่แล้ว

    Guulayso best girl youtuber

  • @elyasjimale5679
    @elyasjimale5679 3 ปีที่แล้ว

    Daqankaba channel, m,a walaley add ban kutageraa, Allah kuxifthiya, lakin magacatha saxda isheg

  • @fardowsahassan6517
    @fardowsahassan6517 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo thank you anytime waayo waligey ma tagin baadiyo hadana waxaan kaa bartay waxyaabo badan m.a sida wacan noo kusootabineyso dhaqanka ileen kaliya kan magaalka garaneynaaye lacalla hadaan tago badiyo waxaan umaleynaa inaan dhaho waan sameynaa qabo (kaanaa natuseysay camaleeto) shukran shukran shukran anywhere ilahy ha ku xifdiyo
    .ani wakaa u kasaa madax shub from hamar
    Lol

  • @selmanoorstories260
    @selmanoorstories260 3 ปีที่แล้ว +1

    Wxan sameya qisoyinka afsomali iso booqo Nd Support wllo Insha allh Mhdsanid ❤️

  • @farhiyayu7279
    @farhiyayu7279 3 ปีที่แล้ว

    Madax kushub horey usoco walashey

  • @ahmedshiine8202
    @ahmedshiine8202 3 ปีที่แล้ว

    Mansha alah cidii miyi kuso kortayba xusus geli yaranraydi jaanisbay ahayd malintan oo kale adhiga xafada hawshani kajirto akteda lagama wayi jirin

  • @deeqacadey8499
    @deeqacadey8499 3 ปีที่แล้ว

    Madax shub ama abaay abaay ✋✋✋💜💜ilaaheey hau fududeeyo

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 3 ปีที่แล้ว

    Waaqooyii wax laagaa yaabqanaa Taraarysii xaasuus markay gabadha walalakey taraarysaanyso hilib Iyo bariis suubaag Laga buuxiiyaay aynuu cuunii jiirnaay markaan yaryaayn lkn raagaaa waa laagaa qaadiiyaa hhhh malintaa dumarka iscaasuumaan Iyo caruruta Iyo waxii markaa martii ah OO Soo dhaacadaa rag Iyo dumar Ku doonaan haa aahaadanee ducooyinkaa uuguu ducayn jiirren wax ka miid ah afar indhood OO is eegayaaa Iyo umul uudgooon iil xuun Iyo shaydaan Kuma arkaan illahay illaahy gabdha ha uu fuuduudeeyo isaagaa awood leeh eee Ameen ya raabbi

  • @mohamedsagal4759
    @mohamedsagal4759 3 ปีที่แล้ว

    waaa xaraan waxa aad ugu magac dartabo ducada waa caadi lkn inaad sagaalka la sugto waa xaaraan

  • @diiriyefarah8417
    @diiriyefarah8417 3 ปีที่แล้ว

    Nabi amaan cajiib ah rasuul qurux lasiiyayow qiyaamaha nadaadahee
    Mawaxay kawadaan qiyaamaha nooshafeec kaliya durbaaka kadhafa waa diyaar markaas kadib

  • @naagnool1416
    @naagnool1416 3 ปีที่แล้ว

    Waagii sidaa ay hooyoyinken sameesan jireen lama arag hooyo cunug lagu qalo 😊aad bay ufiicantahay kurta

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 ปีที่แล้ว

    Wcs Aabyo masha Allah tabrikllha waxan u kasa madax shub hablaha markey sagalkoda galan Allah hau aqbalo shuran xabti hor mar wacan ❤❤❤

  • @kiinhaji1566
    @kiinhaji1566 3 ปีที่แล้ว

    anaka cambulo lelasiya adun adun asiyesan mansha allah

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 3 ปีที่แล้ว

    kurbintii bunkii iyo cambuuladii aaway ?maraqa iyo bariis Laguna sameeyo kureysi inmarka hore bun ladubaa oo kurbinta lagu shuba kedibna cabuuladda iyo saloolka lagu daraa iyo subag markasu kurxaamilo noqonaa

  • @kamalali79
    @kamalali79 3 ปีที่แล้ว

    Asc walaasheey waan ku salaamay madax shub waaye mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato mahadsanid walaasheey markale horey u siiwad video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato walaasheey qaaliga ah

  • @maymunabintu1389
    @maymunabintu1389 3 ปีที่แล้ว

    Dhaqaaan kaaaba hore u soco wlshy. Alleh nabad qab haku kala keeno wlsheeen

  • @safiosaafiofficiall1637
    @safiosaafiofficiall1637 3 ปีที่แล้ว

    Abaayabaayda waaa canbuulo iyo bun eee mxay tahay bariiska iyo baastada mise meeshaas lee laga yaqaan

  • @ruuxiinacali7367
    @ruuxiinacali7367 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah
    Wallashey qaaaliya
    Guuuleyso abid

  • @nuurbukhaari7139
    @nuurbukhaari7139 3 ปีที่แล้ว

    Aniga Hooyo weydiiye Waxey dhahday Madax Shub Ladhahaa. M.a Reer Miyiga Jawi Dagan Ku Jiraan

  • @kadarkhalifabdi9664
    @kadarkhalifabdi9664 3 ปีที่แล้ว

    Aduunka meel baadiyo cunto karin iyo cunto macaan udaa hadii lagu siiyo bariis cad xitaa wax ka macaan malaha 🤪😋😋 masha allah

  • @shuaibsomater1845
    @shuaibsomater1845 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah dadka miyiga degan waa dad aad u wanaagsan

  • @halimomohamed3769
    @halimomohamed3769 3 ปีที่แล้ว

    Waaa sax wl tararaysi ayaan u aqana anigu lkn somalidu waxyalobadan ayay uyaqanan

  • @deeqacadey8499
    @deeqacadey8499 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo bun iyo macbuulo aan arkijiree meshaan waaba bariis iyo baastee

  • @drshanidaahir
    @drshanidaahir 3 ปีที่แล้ว +4

    Hhhh anaga muqdhisho lagama dhigto allah ha u fudueeyo aabayo

    • @daruuroali4416
      @daruuroali4416 3 ปีที่แล้ว

      Waloo dhiiga abaayo anigaba waa la idhigey moqdisho ayaana kunoolahay

    • @daruuroali4416
      @daruuroali4416 3 ปีที่แล้ว

      Maxaa

    • @drshanidaahir
      @drshanidaahir 3 ปีที่แล้ว

      @@daruuroali4416 dadka qaar ayaa dhigto lkn ma badno

    • @mklsl3663
      @mklsl3663 3 ปีที่แล้ว

      Wayba ku dherayaan in la dhegto abaay abaay

  • @fanaxleeychannel1274
    @fanaxleeychannel1274 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah ilaahay nabad haku Kala keeno marwada aamiin

  • @الوردةالصفراء-د8ب
    @الوردةالصفراء-د8ب 3 ปีที่แล้ว

    Abayo howsha wanagsan ee ad haysid wad ku mahadsantahy iyo inad dhaqankena noso bandhigtid....macal assaf ani waligey badiye ma arkin ..

  • @axlaamhirsi8430
    @axlaamhirsi8430 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakallah illaahey ha ku barakeeyo aduun Iyo aakhiroba Amiin yaa rabi 🤲🤲🤲
    Maanta Waxan ku haystaa
    Qasiidadaa
    Rasuul qurux la siiyayow
    Qiyaamaha na daadihi
    Qasadkeyga weynow
    Qiyaamaha na daadihi
    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله صلاة تعدل جميع صلوات أهل محبتك وسلم على سيدنا محمد وعلى آله سلاما يعدل سلامهم ❤️❤️❤️❤️

  • @ciisexayaata1680
    @ciisexayaata1680 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo hormar wacanaa kuu rajeynaa

  • @mm.joseph4351
    @mm.joseph4351 3 ปีที่แล้ว

    Waa *SITAAT) dumarku markay Alla baryayaan iyo ama Nabi amaanka.

  • @ayanmohamed1765
    @ayanmohamed1765 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow fududee gabadha xamiladaa aamiin

  • @sahrohumble
    @sahrohumble 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh abayo quruxey Allah haku dhowro horay u soco wax badan ayan ka faaidnay 🥰🥰🥰❤️👍

  • @mahamedmacalin4695
    @mahamedmacalin4695 3 ปีที่แล้ว

    dhaqanku qaalisan miyagaan aadi inshaalaah nolosha miyiga wAa qaali runtii

  • @abdiqanilyrics9793
    @abdiqanilyrics9793 3 ปีที่แล้ว

    Maxa isku tihin wllo wiilka cumar ee channelka ogansho cusub

  • @mahamedmacalin4695
    @mahamedmacalin4695 3 ปีที่แล้ว

    walaalay galmudug kilalka shanaad wAa isku mid maadaama aan nin Ajay janalka