Booli Moog, Gacanka Maroodiga | The Elephant Cape

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 364

  • @ABDALAMAHAMUD.
    @ABDALAMAHAMUD. 57 นาทีที่ผ่านมา +3

    Mashallaah wlhy wuxu uqalma meshan meel ka sareysa somaliyay garab gala wllkeen xaji dirir❤

  • @mos1954
    @mos1954 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +41

    Aadbaan Ujeclahay Inaan Puntland Imaado Luve from Mogadishu

    • @puntland72
      @puntland72 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Kusoo dhawoow dalkaaga 🙏

    • @GeelJire-ns6tp
      @GeelJire-ns6tp 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Welcome inadeer ❤

    • @aliaahmed276
      @aliaahmed276 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Soo dhawoow dhulkaagii waye

    • @CabdiSamad-rq6ce
      @CabdiSamad-rq6ce 55 นาทีที่ผ่านมา +1

      Wax kaa xigo maleh wll

    • @AbdulahiAbdihakim
      @AbdulahiAbdihakim 30 นาทีที่ผ่านมา

      Kuma naqaan hanoo imaan 😂😂

  • @cumayr
    @cumayr 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +22

    Xeebaha Butland inan booqdo aad ban ugu rajo waynay mar incha allah aad ku salanmaya xaaji from berbera

  • @YaxyeCabdi-m5d
    @YaxyeCabdi-m5d 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Waqtiga aaad gelisay muuqaalkan iyo sida aad ugu faraxzan tahayba waan ku faraxsan nahay❤

  • @Rooxaani
    @Rooxaani 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +33

    Waa kuwan kanaalada u qalma in la daawado 🎉🎉

  • @AskarEmpire
    @AskarEmpire 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +22

    You’re one of the best Somali video makers very professional documentation good job stay safe dhulka bari waad i jeclaysiisay wan Iman insha allah mar dhaw waqooyi galbeed ban kaso salamaya

  • @CaydiidMire-o4f
    @CaydiidMire-o4f 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +23

    Dabeecadda dabiiciga ah, codka toolmoon ee Ustaad Dirir iyo warbixinta gobolka ugu quruxda badan ugu qanisan dhulka Soomaalida ninkii daawadaa wuxuu ogaanayaa dhul quruxdiis in uu gobol waynaha Bari yahay.
    Mahad badan ustaad❤.

  • @abdirizak3802
    @abdirizak3802 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +26

    Muddo saddex jeer ah baan intaan daawaday misna dib usoo bilaabay xiiso gaara baan u qaaday goobta raasi fiil
    Mudane xaaji Dirir Maxamed salaad waan kaaga mahadcelinaayaa inaad nala wadaag goobaha qurux badan ee dalkeenna kamid siiba gobolka Raasi-casayr oo ah gobolka ugu quruxda badan goboladda Puntland

  • @saedyasin89
    @saedyasin89 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    War ninyahow walahy halyeey baatahy
    Habtabintaada, cameradaada, iyo talentigaaga ilaahay kusiiyey ayaa cajiib ah, dalka ayad najecleysiisey oo aanu kahayaaney wlhay, thank you wllo

  • @asmaabdirahman5863
    @asmaabdirahman5863 33 นาทีที่ผ่านมา +2

    Xeebaaha ku yaala puntland waa xeebaha dhulka soomaaliida ugu quruxda badan se maalin galin ayay u baahan yihiin Alle bogeena burcad haysku mariyo nimcooyinka Ilaahay ina siiyayana hayna garansiiyo
    Hore u soco walaalo from Burco

  • @ismaelbotan2392
    @ismaelbotan2392 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Waxan laa yaba dhaalinyarada dhaahda puntland waar meshan waa Somalia 🇸🇴 waa wadankeena lama kala laha ee degan ahan aya Lagaga hooreyey ❤❤

    • @AbdirahmanMahad-hh3yf
      @AbdirahmanMahad-hh3yf 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa runta lkn ajaanib lagama hadlayo ee somali ayaa lala hadlaya in ay puntland tahay ma waa lagu shegay ee waaa laga xigaa laguma dhihin

    • @hindajamac-sk1hi
      @hindajamac-sk1hi ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Walaale meeshaan waa puntland gali you little brain in dowlada puntland fasax ku siiso in aad safe tahay la baaro nabadoonada Raascaseyr ku qancaan baad ku tagi kartaa puntland hadeysan aheyn kaaley adigu Somalia ka dhig.

    • @sooyaalraactv8892
      @sooyaalraactv8892 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Puntlan maysan soomaaliya ahyn ​@@AbdirahmanMahad-hh3yf

    • @xuudi2233
      @xuudi2233 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Somalia Waxa qurmiyey oo sababay in magaceeda Aduunka uu ku sharaf dhaco ee reer qarax land ilma Amisom iyo villa wardhiiglay

    • @mohamedaden9199
      @mohamedaden9199 35 นาทีที่ผ่านมา +1

      Haday Banaadir ku taal oo lagu soo qoro Banaadir waa Ok, lknse haday Puntland kutaal laguma qori karo PL. caqli xumaa qofku

  • @maamuuschannelchannel9779
    @maamuuschannelchannel9779 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Mansha allah thanks bro Adi iyo team kaaguba wan Kala socdaa hargaysa waxan ku taxanahay muqalada indho sarcaadka ah iyo waliba macluumadka xiisaha badan iyo habtabintada hibada ah wad ku Mahadsantahay bro dadaalkaga runtii waxad istaahishaa bilad sharaf waligay buntilad waxan ka arkay growe Oo kaliya wax badan ayan bartay Oo dalkena hodanka ah ku duuugan ❤ waxase cajiiba siday dadkaygu uga gaajaysanyihiin nimcada Allah ku manaystay iyo siday isu dilayan iyagoo helikara inay ka faaidaystaan nimcada rabi ku manaystay iyo siday

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    masha allah gobolka bari waa keyd dabici ah o qurux badan oo ilahey ku manestay umada somali iyo somalia

  • @mohamedmukhtaar6929
    @mohamedmukhtaar6929 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Adigoo gurigaaga dhex jooga dalxiis oo dal baro channel kaana ibaray aadbaa ugu mahadsan tahay zxp Xaaji diriirow maalin kasta dhul cusub baa inartaa adigana mahadan kuu tiiriyaa
    Mahadsanid

  • @Libaxbaded
    @Libaxbaded 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Xaaji dirir iyo Geedi sahan waa labada qof kaliya ibaray itusay quruxda dalkeyga iyo fursadaha yaala mahadsanid haaji dirir

  • @MrNadiir123
    @MrNadiir123 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Masha allah, waxa aan kugu dhiirigelinayaa kuguna bogaadinayaa muuqaalka iyo tabintaada qurxoon in aad sii wadid, waan hubaa guulo badan ayaad ka gaari. Sidoo kale dadkaaga soomaaliyeed deegaanadooda qurxoon oo taariikhda leh ayay baranayaan.

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Taariikhda gobolada barigu waa taariikhda aad u cajiiba lakiin iskuulka iyo buugaagta waalaga reebay irimo siyaasadeed awgeed ‼️‼️‼️

  • @FeisalMaxamed
    @FeisalMaxamed 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Xaaji dirir waxa kaaga mahad celinaya shaqada aad u heeso umadeena somaliyeed amigane marba karka ka sii dambeeao dalka bilicdiisa waxa ku dagsada qalpiga insha allah guul iyo gobanimo ayaan u rajeenaya shacabka somaliyeed 💯💯

  • @SAOW_777
    @SAOW_777 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    What a beauty of landscape & nature. Some nations will go to wars for that wonder of land 🇸🇴

  • @HarrisM-mz1vq
    @HarrisM-mz1vq 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mr Xaaji Dirir, you are the best Somali documentary maker.
    Waxaad I jeclaysiisay inaan imaado meelaha quruxda badan ee aad soo duubto.
    Inkastoo aan Iidoor ahay waan jeclaa haddana inaan imaado.
    Waa kaftane waan ogolahay in aan iman karo waliba dadka xeebaha soo dhawayn iyo walaalnimo fiican yihiin.
    Aad baan u sugaa barnaamijyadaada. Waan jeclaa inaad hesho views badan iyo subscription badan waanad istaahishaa. Energy iyo kharajba wuu kaaga baxaa.
    In Shiine Culay iyo Waridaad oo aan caqli iyo cilmi midna kardhinin kaa views bataan waxay tusaysaa garaadka dadka.
    Walaalkay aad baad u mahadsan tahay.
    Many thanks.

  • @Saydomar66
    @Saydomar66 9 นาทีที่ผ่านมา +1

    Masha Allah. walal
    Waxaan aaaminsanahy in aanay cid iga laheyn meshaas quruxda badan❤
    From burco

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi 35 นาทีที่ผ่านมา

    Channel kaan kaliya ma soo gudbiyo muuqaalo qurux badan ee waxaa u dheer ku hadal iyo adeegsi ereyada luqadeena Soomaaliyeed ee asalka ah. Masha Allah saaxib Allaha kula garab galo howsha quruxda badan aad haysid waad u qalantaa 100K, 500k, 1 million iyo ka badan 🙏👏🤝🤛

  • @yacquubcawke1275
    @yacquubcawke1275 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    maasha allah xaaji dirir muuqaal aad u qiima badan runtii mahadsanid

  • @mohamedtaagane1062
    @mohamedtaagane1062 2 นาทีที่ผ่านมา

    Dalkeena haduu nabad ahaan lahaa intaan muqdisho gaari kasoo qaato ayaan ilaa buuraha gobolka bari dalxiis ku qaadan lahaa, allow amni adag waara na sii 🤲

  • @xusenxamartv1752
    @xusenxamartv1752 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ‏ما شاء الله تبارك الله
    Magaalada Burco ayaan jooga oo aan Barnaamijkaagan Xiisaha le aan ka dawaniyey
    Hore u soco oo meelaha taarikhiga ah ee Cariga somaalida taarikho badan ayaa ku duugan.
    Congratulation for your program I hope you go forward and continue documenting the somali history north to South east west without any border

  • @Farhaanmohamed-v9g
    @Farhaanmohamed-v9g 7 นาทีที่ผ่านมา

    Dadka mudan 1m iyo ka badan waa ninkaan oo kale saxiib haaji dirir ku mahadsanid sidaad barnaamjidyada quruxda badan noogu so gudbiso❤

  • @bile10
    @bile10 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Mahadsanid wll Haji Dirir, qof kasta oo soomaali ah ee daawada documentary-yadaada waxaa xaqiiq ah inuu dalka jeclaanayo

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Thank you for showing Booli moog we love it keep it up ❤❤❤❤👍👍👍👍🇬🇧

  • @sadiiqabdulqadir6026
    @sadiiqabdulqadir6026 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Mahadsanid xaaji dirir sida wanaagsan oo noogu soogudbisid taariikhda iyo quruxda wadankeena hooyo ilaah cadowga hanagoo ilaaliyo amin.

    • @hawdmedia332
      @hawdmedia332 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Masnaha aalah delkeenu waa wada qurux runtii❤❤❤

  • @kaafi_official
    @kaafi_official 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    waa sanad barwaaqo sahan dhul barasho iyo socdaaladii xaaji dirir muuqaal qurux badan lagu laray hab tabin cajiiba waa astaanta xaaji dirir indhaha ayaan kala dalxiisaa muuqalada noo badi bro❤🎉

  • @Mohaahmed45321
    @Mohaahmed45321 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuqal tayo leh, cod dahabi ah, xasilada naftaad ku raaxaysanayso muuqalka dabiiciga wa waxa xaji dirir ugaara, wa ku raaxaystaa muuqaladaada waxaana kasoo salamaya Xagaa iyo Laascanood wa ku rajo waynahay inaan mar imaado meelahan❤

  • @countcryptonite
    @countcryptonite 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    No1 youtuber. Best videos mashallah. Somalia hanoolato 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @abdulkanijaafar5537
    @abdulkanijaafar5537 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa youtubeka somali ugu qiimaha iyo wax soo gudbinta wacan, hore u soco wll illahay ha kugu guleyo hawsha aad wado, waxan ka dawada burco.

  • @HodaHoussein
    @HodaHoussein ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MashaaAllah wad ku mahasantahay juhdigaad galisay inaad na tustid wax qurux badan

  • @abdiasismoh10
    @abdiasismoh10 3 นาทีที่ผ่านมา

    Aad baan kaga mahadcelinaya sida quruxda badan oo qiimaha ku fadhida aad noogu soo gudbisay waxan rajeynaya inaad gobolada kale ee dalka aad tagto ❤

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
    @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ASC bariga soomaaliya waa meel.dad wanaagsan ku nool yihiin nabada ALLAAH ha u siyaadiyo aamiin aamiin aamiin

  • @GudoonHassan-j1u
    @GudoonHassan-j1u 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Alle ima dilo anoon dhulka quruxdabadan tagin mahadsanid huno from hargaisa❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdiganihaybe3382
    @abdiganihaybe3382 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Mahadsanid 🙏🏾

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid walaal

    • @jamahabdigosar1607
      @jamahabdigosar1607 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mashalah guleyso wll 🎉

  • @kubayoacademyfordevelopmen1085
    @kubayoacademyfordevelopmen1085 21 นาทีที่ผ่านมา

    Masha alah tabaraka rahman meel aad u qurux badan ilahow noo dheer dhulkena

  • @ibrahimrage5594
    @ibrahimrage5594 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    The best documentary I’ve watched in a long time

  • @i.L.O.V.e-z8z
    @i.L.O.V.e-z8z 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhulkeena Quruxdiisa sheegta isagu isma sheego walee ❤ M. Allah 🇸🇴🏡💜 thnkz xaaji Dirir Adigana 🙏

  • @shafiehussein7509
    @shafiehussein7509 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    In badan waa sugi jiray dad taariikhda duugowday ee dalkeennu leeyahay kasoo warama, ugu danbeyse we got you xaaji dirir. Dhamaan deegaanada soomaalida inaad mid walba taariikhduu leeyahay inaad kasoo warantid baan rajeynaayaa, maadaama aan dhul duug ah ku noolnahay.

  • @Mursalsiciid15
    @Mursalsiciid15 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha alaah ninkaas Haji Dirir ilaahay amrkii waan jeclahay daawashada muuqaladiisa, waxaan ku leeyahay inaadeer hore u soco

  • @xuuseencabdulaahi8643
    @xuuseencabdulaahi8643 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah wll waaku mahadsantahay sidaad marwalbo xogaha iyo taarikhaha dalkena guleyso

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    The Most Enjoyable Documenteries Ever Somali Made Walahi Xaaji Dirir And Family Making Astonishing Programs Walahi Please Make The Vids More 20Min I Admire This TH-cam Channel Alot ❤ Bless Yah And My Believe That This Is Where Ancient People Live Is Coming True Day After Day Bcz Of This Natural Resources And Land Scapes You Been Making Videos Of Walal Allah Hakugu Ilaaliyo Meelwalba Oo Aad Joogto

  • @Wacditv984
    @Wacditv984 49 นาทีที่ผ่านมา

    Ku mahdsanud juhdiga aad galiseeen muqaalkan adiga iyo teamkaaga ,indhahaano kaala dalxiisnay ,waxa isoo jiitay habka gudbinta cilmiyeysan ,iyo jilaabashada kaluunka

  • @dhamme0
    @dhamme0 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waan jeclahy muuqadaada x.dirir salaan kaaga timid Hargeysa ❤

  • @jimcaledahirofficialchanne725
    @jimcaledahirofficialchanne725 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha Allaah, Mashaa Allaah.
    Dhul qurux badan oo qiimo badan.

  • @hafsaa1170
    @hafsaa1170 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waxaan arkayo ma boolimoogtii aan mali jiray baa! Masha allah waa deegaan quruxbadan😊

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Thank you Dirir!! Your content is top notch.. inshallah waxan rajayn inaad Somalia oo dhan sidaanoo kale nooga soo sheekayso. Koanfur ilaa waqooyi iyo inta u dhaxaysa..Mahadsanid.

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mahadsanid

  • @saidahmed-o5x
    @saidahmed-o5x 3 นาทีที่ผ่านมา

    M.a Ustaad xaaji dirir Allah haku amaansado si gooniya ayaan ugu taxanahay channelkaaga 😍🥰🙏

  • @amiinshiddo1
    @amiinshiddo1 35 นาทีที่ผ่านมา

    Karaamo korkiina ha ahaato Xaaji adiyo asxaabtada waxaan aad u jeclaan lahaa inaan dhisto Booli-moog murcanyo ilaa Raasigacasayr dhulkaad na bartay waa unforgettable ee sxb Ku dadaala inaad Safar kasta Ku dartaan inaad Dadka qabyaalad Ka wacyi galisaan si ay meeshan U noqoto dhul laguso wada hirto Mahadsanid✊❣️

  • @caamirraagehussein289
    @caamirraagehussein289 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha allaah video qurux badan ayaa nala wadagtay mahadsanid

  • @AbdullahiAmaan
    @AbdullahiAmaan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah xaaji dirir waad ku mahadsan tahay soo gudbinta barnamijkan dal barashada ah dad aan anigu ka mid ahay dhulkeena wax badan ayaad naga bartay mar kale mahadsanid wll 🎉🎉

  • @asmasmoments9083
    @asmasmoments9083 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marshallah si fiicsn bad muuqalka udiyaarisen😍

  • @AbdiMohamed-h1u
    @AbdiMohamed-h1u 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sxb qaali sweden aya kaaso salaamaya , anihu wiil reer dangoroyo ag❤ boowe afkaaga caano ari lagu qabay, ee show adiga ba hanti-qaran ah ❤ taarikhdaaada qoraysa anaguna maqraTi banu kaaga nahay booe❤ asc❤❤❤❤

  • @abdirahmanahmed8730
    @abdirahmanahmed8730 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤masha,allah Xaaji sxp leader wanagsan Tabintaadana Runti Aad baan ujeclahay sida wanagsan oo aan no Barto Dhulka iyo Afkaba
    Anagoo ah dadka dhulaka Puntland Hadana Waayaryahay Qof Yaqaana Ama tagay Dhulweynaha #Puntiland
    Mhdnid Kunjeer Horay usoco❤

  • @cabdalefarah6173
    @cabdalefarah6173 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Thanks xaaji Xirir Iyo Team kisa Hadanahay dhalinyarta Somaliyed aad io aad ba idinkaga mahad celineyna dhulka Bilicda Wanagsan leh aad mar walba nala so wadagtan 🙏🏼❤️

  • @LETGAZALIVE2024
    @LETGAZALIVE2024 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah Puntland, somalia 🇸🇴, waxan idinkala socdaa hargaysa, somalia 🇸🇴 😊

  • @zaytum
    @zaytum 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Manshaalaah it is so beathfull boolimoog❤❤i love it❤❤❤❤❤thanks alot haaji diriir🙏

  • @playonetv8452
    @playonetv8452 25 นาทีที่ผ่านมา

    War sxp legend ka legend san ma arg lk kada bil soo dhacdoyda bahasha jogtey hibaa uledahye

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inshaaallaah mar kale soomaali ha dheefsato waa meel cajiib ah caadi maaha. ALLOW WADANKA NOO BARAKEE KUWII CADOWGA KA ILAASHADA NAGA YEEL.
    AAMIIN AAMIIN YAA RABBI.

  • @abdalaabdiaziz
    @abdalaabdiaziz 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saxiib waad ku mahadsan tahay soo gudbinta quruxda badan ee dhulkaaga hooyo siiba deegaankaga.
    Sharafi korkaaga ahaatay Xaaji Dirir

  • @idroosman6312
    @idroosman6312 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mahadaanid muqaal aad baad u farshaxamaysay filimlkan si ashqaraar lehna waad u naqshadeyseen mar labaad mahdsanid xaaji diri channel dhulka barashadiisa jaclaysigiisa iyo in rajo ku galiyaan muqaaladiisu waxa ka durugsan inuu cilmi yahay somali badanna aan ka faidey mahdsanid adiga iyo teamkaga mar labaad

  • @zayidabas
    @zayidabas ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansha'alh wll Xaaji dirir. Guul ayaan kuu rajeyn.

  • @abdirashiiddirie4635
    @abdirashiiddirie4635 44 นาทีที่ผ่านมา

    Well done saaxiib Xaaji Dirir ha naga daalin saaxiib kaa daali maynee

  • @Abwaanqooreyofficial
    @Abwaanqooreyofficial 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aad iyo aad sxb safarada sahankaa allaha kuu fududeeyo😍🤲
    Cajiib Hab-tebinta,Editi,warbixinta, maasha Allah Thanks ustaad Xaaji dirir🫡🫡😍

  • @abdirizakalimuhammedbarkha7166
    @abdirizakalimuhammedbarkha7166 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ma shaa Allah ❤ a wonderful presentation
    Inta aad badda wareegeysid waxaan Codsanaynaa dad badan oo jiilalka soo koraya kalluunka noocyadiisa ma yaqaanaan ama kuma dhalan meel kalluun leh. Nala wadaag asna mar mararka ka mid ah.

  • @daahqaad1624
    @daahqaad1624 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah ❤ muuqaaladaada top waaye wlhi

  • @sadiamohamed6808
    @sadiamohamed6808 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wad kumahadsantahay muuqaalada qurxan aad soo gudbiso xaaji dirir wan rajaynayaa inaan ku dalxiiso❤

  • @ahmedhashi503
    @ahmedhashi503 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa soo saaris cajiib ah, farshaxan & hal abuur tebineed ku dheehantahay.
    Waxaa kaloo cajiiba sheekooyinka la isu soo wariyo ee deeganka Boolimoog inkastoo aad burisay oo habeen seexatay

  • @SharmakeAbdulu-wj6ce
    @SharmakeAbdulu-wj6ce 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansha Allah waa buuqaal aad iyo aad u quruxban Haaji dirir mahadsanid❤

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wow masha allah nin kalo kalay somali ubaahantay Hargeisan kaso salamaya zxp hore u soco

  • @axmedooo3872
    @axmedooo3872 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qaab samaynta qurux badan zxp waa ka mahadsantahy qaabka qurux badan usoo gudinaysid shaqo adag baa haysaa 👌🔥🔥

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Masha Allah baarakallah Xaaji Dirir

  • @bashirhussain9262
    @bashirhussain9262 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    The amount of work haji dirir and his team puts into their videos always makes us smile farxad.iyo rajo. Adeer respect!! Share ugu hiiliya dhalinyaradaan oo 2 week kadib aan gaarsiino 100k. Good haji 🎉 subscribe sxbyaal

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Bal fiiri quruxda iyo dhulkan dadkii lahaa ay ka cararayaan Allahu Akbar

  • @mohamedabdiwali4040
    @mohamedabdiwali4040 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansha allah Xaaji dirir wax fiican baa soo gudbisay

  • @roodakarreiyehkaire4714
    @roodakarreiyehkaire4714 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maanshallaah walaahi waa wadan herrar ah walaal soo badi muuqalada

  • @abdillaahi8
    @abdillaahi8 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashallah, Dhul qurxoon iyo gacan qurxoon lagunasii laray cod toolmoon❤

  • @Abdirahman_Haybe__
    @Abdirahman_Haybe__ 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa muuqaal aad uqurux badan runtii aan wax badan ka faa'iidey iyo tabin cajiiba oo aan innaba laga caajisayn horay usoco sxb

  • @OdayMoha-w1y
    @OdayMoha-w1y 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maasha allaah xaaji dirir allaha kula garabgalo shaqada wanaagsan ee aad u hayso dalkaaga iyo dadkaaga iyo sida qiimaha leh ee aad usoo tabinayso Taariikhda sooyaalka ah ee dalku leeyahay weliba Afsoomaali asal ah oo aan luuqado kale ku jirin mahadsanid

  • @AbdiKhaaliq-s6z
    @AbdiKhaaliq-s6z 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    M.a wlhi waa muuqaal aad u qurux badan🎉

  • @AbdulahiYasiinaxmed-ot1hg
    @AbdulahiYasiinaxmed-ot1hg 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mar walba noo soo badii shp qali ❤🔥

  • @AbdihakimMustafe-du3ey
    @AbdihakimMustafe-du3ey 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Habeen wanaagsan zxp xaaji dirir muuqaalada soo badi ❤

  • @Dhuuxyareone
    @Dhuuxyareone 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aad uga helay sida usoo gudbisay. Run ahaanti , umaleen maayo inuu jiro Somali sida quruxda badan wax usoo gudbiya.
    Ilaa wakhti hore ayaa kula socday markasta wax ayaan ka faa’ida
    Waxan ka soo salamaya Caasimada Lasanod Somalia

  • @Aidarus_A_Farah
    @Aidarus_A_Farah 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MashaAllah Guulayso in badan ayaad ku xiranahay Halkaan oo aan ka daawadaa Muuqalada quruxda badan ee Dalkeena

  • @saafifood6518
    @saafifood6518 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dhul qurux badan, PUNTLAND, MASHA ALLAH

  • @ibraboy3822
    @ibraboy3822 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Woow amazing mahadsanid Ustaad xaaji dirir💯👏

  • @mohamedabdikhadar4743
    @mohamedabdikhadar4743 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid wll
    Si qurux badan baa noogu soo diyaarisay
    Waa kaga mahadcelinaynaa
    Guulayso wll

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Good job Sxb
    Reer Baadiyaha dhaqankooda guud hawlah ay qabtaan kusoo dar !

  • @abdullahimohamudabdullahi3572
    @abdullahimohamudabdullahi3572 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid sxb. Madaama aad dhulkeen quruxda badan na bartay

  • @jamahabdigosar1607
    @jamahabdigosar1607 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cajiib 🎉Sida musasalka aya u suga muqalada aad so diyaariso xaqiiq talent ayaa kugu duugan guulayso mazuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 sobadi inshaalah wll❤

  • @abdimohammed7522
    @abdimohammed7522 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah. BOOLIMOOG Waa kuusoo soconaaa

  • @AbdirahmanMudugaawi
    @AbdirahmanMudugaawi 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maashaa Allaah qurux iyo qaaya waynaa!.

  • @abdulkariimibrahim1075
    @abdulkariimibrahim1075 52 นาทีที่ผ่านมา

    wonderfull! Thanks Xaaji Dirir.

  • @AhmedSaeed-qw9sv
    @AhmedSaeed-qw9sv 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah Walaalkay waxaan kaa dawadaa Dallas Texas waxaan aad u jeclahay daawasha Quruxda cajiibka ee Dhulkeena thank you Brother.

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Beautiful boolimoog puntland walaahi quruxda .hawadda jawiga taariikhda iyo dagaanka

  • @Aisha-A45
    @Aisha-A45 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waan jeclhy document camal meel aad u qurux badan😊❤

  • @Brother_Abdalla
    @Brother_Abdalla 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Zhp runtii muqaalo dhinac walba best ka ah ayaad soo gudbisaa . Keep it up brother 😊