2 | Tijaabadooda , sida ay u sameeyaan | Dhaqankaaba iyo Garaadso .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2021
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 365

  • @dhaqankaaba7350
    @dhaqankaaba7350 2 ปีที่แล้ว +466

    Mahadsanid wll cumar waa dhaqan kaaba micnaha waa soonoolaynta dhaqanka ayaan ula jedaa

    • @dhacdooyinka3041
      @dhacdooyinka3041 2 ปีที่แล้ว +6

      Dhaqankaaba

    • @shamsoosman9877
      @shamsoosman9877 2 ปีที่แล้ว +4

      Masha allh abyo ubax hormar wcn inan kudayasho mudan haddey noqoto xaga dadaalka iyo weliba asturkaga iyo hab tabintaada alle hku siyadiyo wll qali 🥰🥰🥰🥰🥰

    • @hibaqxusen4587
      @hibaqxusen4587 2 ปีที่แล้ว +2

      horeba wan u fahansana ani hore u soco xbbti

    • @Captain_Muudey.
      @Captain_Muudey. 2 ปีที่แล้ว

      Wll dhaqan kaab wax badan ba uqa baxanhy so hore usoco

    • @Captain_Muudey.
      @Captain_Muudey. 2 ปีที่แล้ว

      Dhagan kaab waaw

  • @GARAADSO
    @GARAADSO 2 ปีที่แล้ว +408

    Shukran walall cumar aad baan ugu faraxsanahay in aan ka qayb qaadano muqaalkan .

    • @somalifilms7
      @somalifilms7 2 ปีที่แล้ว +3

      ❣💯

    • @Quranly
      @Quranly 2 ปีที่แล้ว +2

      🥰

    • @caliabdi5259
      @caliabdi5259 2 ปีที่แล้ว +3

      Garaadso I like it

    • @waaciyechannel8748
      @waaciyechannel8748 2 ปีที่แล้ว +4

      Macalin aad baa kuu salaamay

    • @SR-gx1bk
      @SR-gx1bk 2 ปีที่แล้ว +3

      Waan kugu soo biiri inahaa ALLAAH

  • @mrgolaso6364
    @mrgolaso6364 2 ปีที่แล้ว +63

    Ku sali Nabi Muhammad Csw 🙏❤️

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 2 ปีที่แล้ว +12

    Omar waa nin ragganimadii ku danbayso wanaaga iyo dhaqanka sababtaas buu rabaa inuu dhaqankaaba kor ugu soo qaado masha Allah

  • @somcreative4733
    @somcreative4733 2 ปีที่แล้ว +39

    Baadiyaha dhulkeyga waan kasoo warami lahaa lkn amniga ayaan iisaamaxeynin Allah nabad iyo amni nasiiyo 🤲

  • @asalstars4600
    @asalstars4600 2 ปีที่แล้ว +4

    ardayda garaadso ku xiran hadaad ka mit tahay like ta ku soo muiji

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 2 ปีที่แล้ว +4

    Dhaqankaaba= taa waxaan u fahmay maadama uu dhaqanku jiritaanka umadd uu yahay , dhaqankiina sii baaba'ayo ayey ereygaan u adeegsatay
    Si ay walaalaha soomaaliyeed dhaqankooda u fahmaan wuxuu yahay
    Ayna ku faanaan, inta badan aduunka ilbaxnimo ayuu ku sii siqayaaya
    Tan kale hal waano = shaqo hadii aad rabto inaad qabato uma baahnid uma baahnid inaad perfect noqoto , adigoo eber ah xitaa waa bilaabi kartaa , markaad shaqada u gudo gashid ayaad baraneysaa wax walbo oo la xiriirta shaqadaas
    Mahadsanidiin kana raali noqda qoraalka dheer.

  • @hhhhhh6818
    @hhhhhh6818 2 ปีที่แล้ว +7

    Walaaahi waxd iga caawisay wax aad iigu cuslaa oo aanad qiyaasi karin su aalo badan oo aan waayay CID iiga jwbta ayaan muqlka ka helay jazakalah akhi

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +4

    Qabdhan waa qof qaali ah, waxgarad nimo iyo akhlaaq u dheertahy,
    Ilaahy habarakeeyo ummadana haku anfaco,
    Ogaansho aad baa umahadsanthy, tusaale wacan weeye runtii

  • @phoozgolden4729
    @phoozgolden4729 2 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad cumar inoo soo qabo QEYS QEYSAR wuxuu muqaallada ku so gudbiyo mahadsanid

  • @mohmedamin9440
    @mohmedamin9440 2 ปีที่แล้ว +5

    Cumaroow saaxiib anuu mudo 3sano iyo badh ah ayaan ku aqaan kuna xidhanahay kanaalkaaga cilmi iyo caqliNa wuu iiga kordhaY YouTub inaan kusoo biirO waa waxyaabaha aan hiigsanayo lacag iyo caanimona uuguma soo biirayee diintayda iyo dhaqankayga inaan aduunwaynaha ka dhaadhiciyaan uugu soo biirayaa idmka alle sandaka soo socda dhamaadkiisa waxaanan Rabaa inaan luuqado kala Gooni ah wax uugu soo gudbiyo Siiba englishaka sababtuna waa dadkaasaan Rabaa inay diinteena fahmaan islaamaaN markaa waayo aragnimaankaa faaiiday waanaD mhdsantahay ustaad

  • @mohammedhassanelmi1116
    @mohammedhassanelmi1116 2 ปีที่แล้ว +8

    Ustaad Garaadso M.a Allaha Ku Sharfo ❤️ Macalinkeyga

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled2242 2 ปีที่แล้ว +83

    Exactly I used to write my topics before I post, And this is the most hardest Work

    • @akramofficial6293
      @akramofficial6293 2 ปีที่แล้ว +1

      Copy and paste ka fudud

    • @qutie5434
      @qutie5434 2 ปีที่แล้ว +2

      Somalika maa kudhiwaayo channel kaan somali kusocda hee

    • @yahyeguled2242
      @yahyeguled2242 2 ปีที่แล้ว +2

      @@qutie5434 soomaaligaa I dhibaayo Ma dhihin Walaal.
      Hubi Qoraalka

    • @yahyeguled2242
      @yahyeguled2242 2 ปีที่แล้ว

      @Kutalaabso ok 👌 bro thanks

  • @mohamedalqaaid2437
    @mohamedalqaaid2437 2 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid omar inshar iyo walaalha kale Hala dhiirigeliyo oo halaga Faaidaysto dadka yar ee waxa wnaagsan inoo soo gudbiya

  • @geedixasan1523
    @geedixasan1523 2 ปีที่แล้ว +5

    9/11/2021 maalin salaasa ah xilli duhura ,aminta 2:14pm

    • @carafaadali1330
      @carafaadali1330 2 ปีที่แล้ว +4

      Masha alaah somaaligii saxda ahaa ayaad qortey

  • @taqwah_reminders
    @taqwah_reminders 2 ปีที่แล้ว +9

    TH-camrada Somalida kuwa ugu wanagsn bd tahy oo ka hadla xaqiiqda dhabta ah , dhacdooyin iyo talooyin
    Wxn kaa codsan lahaa inad sii balaarizo barnaamijkn 👌👍👌👌👍

  • @somalihatofficial917
    @somalihatofficial917 2 ปีที่แล้ว

    maansh aalah macalin abdiraxmaan garaadso hal cours baa ka qaatey waa nin aad ufiican balaaqana alle siiyay casharkiisana sifiican loo fahmayo waliba caawinta iyo jawaabida markiiba ah ayuu lafheeryahey dadka kale

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 2 ปีที่แล้ว +3

    Labada chennel dhaqakaabo iyo garaadso wakhti dheer baan ku xirnaa aadna waan u jeclahay
    Midna miyiga iyo dhaqankeennii wacnaa ayaan kala socdaa midna technologyada casriga ah

  • @yb1576
    @yb1576 2 ปีที่แล้ว +18

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @teamstatisticians5430
    @teamstatisticians5430 2 ปีที่แล้ว +3

    Garaadso waan ku xiranahay waa wiil wanagsan oo cilmi badan ka FAA iiday

  • @ibrahimmohamedgulled3396
    @ibrahimmohamedgulled3396 2 ปีที่แล้ว +1

    صلو علي النبي صل الله عليه و سلم

  • @daufabdirizak370
    @daufabdirizak370 2 ปีที่แล้ว +4

    Macalinkeyga garaadso hormar wacan macalin

  • @cumarcalixasan5842
    @cumarcalixasan5842 2 ปีที่แล้ว +4

    C/raxmaan Saciid
    Garaadso
    Madaxa Korkiisa🥰

  • @cabdicaziizwiilkacabdicazi7937
    @cabdicaziizwiilkacabdicazi7937 2 ปีที่แล้ว +14

    Wall Omar Kee going Boqorow ♥️✌️

  • @Amir_Fatih
    @Amir_Fatih 2 ปีที่แล้ว +6

    Msha allh waa muuqaal aan aad uga helay Runtii Ustaad Omar iyo Ustaad Abdirahmaan Waxaan ka mid ahay Shaksiyaadka aad idiin taageera Runtii waxaanan ahay TH-camr Designer waxaan wax ku duuba Mobile Editing kana isagaan isticmaala walaw aan haysto Laptop ayna iigu jiraan softwareska Editing ka aan aqaan waliba hadana waxaan ka jeclahay Mobile kayga anigoo isticmaala applicationka Kinemaster ee caanka ku ah dhanka Mobileska waxaan rajaynayaa knaad muuqaalada dhiirigalinta ah ee noocanoo kale aad noo soo badisaan

  • @faadumobashiir9303
    @faadumobashiir9303 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad Omar Inshar

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 2 ปีที่แล้ว

    Thanks My teacher garaadso made in Somalia keep going thanks so much

  • @kaliahmed6097
    @kaliahmed6097 2 ปีที่แล้ว

    Maashaallaah ustad umar iyo walaalaha kaqaybqaatay Dhiiragalintaan waad mahasantihiin Horumar Wacan👍👍❤️❤️👍👍

  • @skills2024
    @skills2024 2 ปีที่แล้ว +12

    M.a keep going ogaansho mar walba muuqaladada wan ku xiranahay💯🤴🏽

  • @Allhamdulilahpage
    @Allhamdulilahpage 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid sxb qali omar inshar

  • @user-pq5kn2sm9y
    @user-pq5kn2sm9y 2 ปีที่แล้ว +1

    Inshaar Alle haku xafido Ustaad

  • @mohamedadensheikabdi7226
    @mohamedadensheikabdi7226 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Cumar muuqaalada noocaan oo kale ah inoo soo badi. Mahadsanid

  • @Edbashir
    @Edbashir 2 ปีที่แล้ว +12

    The only Somali TH-camr oo aan ka faaido content kiisa ku soco wllo Cumar 👏🏼

  • @xasankaafi2506
    @xasankaafi2506 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks walalkey cumar legend

  • @engahmedsection5071
    @engahmedsection5071 2 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo aad omar inshaar.
    Mahdsanid wll

  • @mohameddeeq5416
    @mohameddeeq5416 2 ปีที่แล้ว +2

    Mshlh zhp barnaamijkaas wax badan ka faaiideynaah qofkasta oo rabah inuu kusoo biiroh environmentka youtube ka mshlh keep goin zhp

  • @ahmedqadaavijahaf7288
    @ahmedqadaavijahaf7288 2 ปีที่แล้ว +5

    Garaadso❤️ respect..Macalinkaygi graphic design

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 2 ปีที่แล้ว

    dhaqangaab gabadhaa walaasheya waan taageera allaha nagu wada gueeyo yoolal keena

  • @basketballhope2602
    @basketballhope2602 2 ปีที่แล้ว +4

    Good creative dhaqankaba success is searching for oppertunity🎊❤

  • @farhiaaliomar8365
    @farhiaaliomar8365 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah macalinkayga abdirahman aqoontada allaha ku barakeeyo ustaad

  • @apdefetahkheir6929
    @apdefetahkheir6929 2 ปีที่แล้ว +10

    USTAAD ALLAH KUXAFIDO ❤🏆

  • @MOHAMED-tt8mf
    @MOHAMED-tt8mf 2 ปีที่แล้ว +8

    ogaansho nin fiican😍

  • @Winner-107
    @Winner-107 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhiirigaliyha dhalin yaradda wll Omar inshaar💯

  • @daganhussien2092
    @daganhussien2092 2 ปีที่แล้ว +1

    garaadso m.a keep fly dear teacher

  • @hanadsomali4022
    @hanadsomali4022 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa dhiragalin dadka anfaceso ku soco cumar inshar

  • @hafsamohamed5738
    @hafsamohamed5738 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallh.adigoo asturan sameeyso waxaad dooneeysid ee aad jeceshahay

  • @abdirazakhaji
    @abdirazakhaji 2 ปีที่แล้ว

    Cumar waad heysaa jidki saxda ahaa baad heysaa, sidaa ku wad, waxaan u Soo qoray in aan kugu dhiiriyo sida aad wax ku wado. Guuleyso.

  • @saciidomaxamed1716
    @saciidomaxamed1716 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa dhalinyaro karti leh Allha barakeeyo

  • @karaama9
    @karaama9 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah wax aan dadaal loo galin si fudud laguma helo

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshaa Allah brother

  • @somalitech102
    @somalitech102 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waa mawduuc loo baahnaa bro

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah waa gabadh asturan

  • @apdifataahglpeedi1547
    @apdifataahglpeedi1547 2 ปีที่แล้ว +11

    CUMAR IMZHAAR OGAANZHO KEEP GOING WLL💚💚🥰

  • @qaaliqurux9297
    @qaaliqurux9297 2 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah 😍😍😍❤️❤️❤️

  • @mohamethadari986
    @mohamethadari986 2 ปีที่แล้ว +3

    Fav channel dhaqankaba go forward 💤

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว

    Ogaansho hore u soco inshallaah tacallaa

  • @cilmiyeys
    @cilmiyeys 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah waan ku guda jiraa dadaalkaas InshaAllah Guul waan ka rajeynayaa InshaAllah

  • @mohamedabdullahisamatar7216
    @mohamedabdullahisamatar7216 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going omar inshaar

  • @alifyare3218
    @alifyare3218 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal youtkagi wax badan aan ka faaidan mnsha allaah hore usocon wanaagsan👏

  • @deeqocaddey4163
    @deeqocaddey4163 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going ogaansho

  • @kafilowanaag1832
    @kafilowanaag1832 2 ปีที่แล้ว

    mashaa alah walalaha Somali hadeey sidaan isugarabtaganyihiin wangarenaa goosha calamka aygareen ishaa alah cadawga somalida ilahey hanaga qabto guul wacan walaha anku fano inta igu racsan like thanks

  • @Samiir881
    @Samiir881 2 ปีที่แล้ว

    Mida aan rAdinyay ayaa ahyd qaabka mawduuca lo diyaariso kahor intaadan duubin thanks ogaansho

  • @amiinamiinn6803
    @amiinamiinn6803 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah wll aan taagero ayaad tahay omar

  • @nuuraraaid69
    @nuuraraaid69 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid ustaad Cumar inshaar
    Run ahaantii wax badan ayaan kaa bartay jazakalaah khayr

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 2 ปีที่แล้ว +1

    Hore usocda dhamaan dhalinyarta somaliyed.

  • @apdirizackmohamed3437
    @apdirizackmohamed3437 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a ubax kartidii oo qof ah♥️🙌

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre6100 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah great Shaw brother

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +1

    MAHADSANI ABAAYO. GUUL. AND OMAR. 👍

  • @motech2022
    @motech2022 2 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah legends qof aan wax ka faaiiday

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin

  • @nimo_hodanmohamed4308
    @nimo_hodanmohamed4308 2 ปีที่แล้ว +1

    Sidaa la ajligeedbaa ugu horeyn like 👍 ku saara bro hore usocda adiga iyo dhalintaa kaleba

  • @KAYDKA-HAG
    @KAYDKA-HAG 2 ปีที่แล้ว

    Dhaqankaaba xaga Power bankiga ah waad ku nooshahay, Guulayso wll, wadan amaan ah oo si dhibyar loogu dhex safrikaro eebe dalkeena hanooga dhigo.

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 ปีที่แล้ว +6

    Hore u soco wll 🙏

  • @mahamed.10
    @mahamed.10 2 ปีที่แล้ว +3

    Muuqaaal aad leedahy oo idhaafa majiroh nio ee hore usoco zhp

  • @alixasanburale1198
    @alixasanburale1198 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll guuleeysta

  • @MOHADJ-sk7xz
    @MOHADJ-sk7xz 2 ปีที่แล้ว +1

    Omar inshar allah ha ku xafido ❤

  • @sacidmohamed6188
    @sacidmohamed6188 2 ปีที่แล้ว +3

    Assignment physics_sa ban kashaqeynayay wlhi video gan markan arkan garaadso iyo dhaqankaba oo kujirta wakufarxay tnkz omer inshar from burco region of men

    • @KAYDKA-HAG
      @KAYDKA-HAG 2 ปีที่แล้ว +1

      Guuleesta ree Burco❤️

  • @mohawali9786
    @mohawali9786 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah maanta muqalka Waad inoo deresay saas kuwad love you man

  • @Buugtel
    @Buugtel 2 ปีที่แล้ว

    waan kuraacsanyahy walashay ubax in wax walbo hoos lagabilaabo si koritaanku xiiso kuugu yeesho, runtii dadka kucusub youtube ka oon anigu kamid ahayna way dareemin karaan. Ogaansho waad kumadsantahay wlal muqaaladaan cajiib ka ah

  • @rahmohusseinahmed9723
    @rahmohusseinahmed9723 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh ubax dhaqan kaaba wanka helay astirnanteda fir fircoonida hadalkeeda iyo yutubkedaba mnsha allh horumar wacan boqorad🧕👸 cumarna waa wiil wangzan ilhy ha xafido🤴

  • @ibrahimabadi5845
    @ibrahimabadi5845 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc cumar whi makasen gabadhan lk wanfirsaan inasha allah

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep up pro thanks 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @yuusufcisman688
    @yuusufcisman688 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah wan kugu dhiirinaya sidad wanaaaga udhiiriso

  • @aqoonkaab996
    @aqoonkaab996 2 ปีที่แล้ว +12

    Mclin ku daysho mudan maclin omar ishaar💕

  • @midnimo3593
    @midnimo3593 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahey caqliga hakuu barakeeyo

  • @FADSO
    @FADSO 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll Umar inshar. Wax badan baa ka faaidey.

  • @abocaskar6758
    @abocaskar6758 2 ปีที่แล้ว +2

    Reallyality ayad kahadashay sxp cumar inshaar wanku tageera hore usoco sxp

  • @DiiniMedia1
    @DiiniMedia1 2 ปีที่แล้ว

    M.a dhaqankaaba hormar wacan 👏👏

  • @nadiirolaad9134
    @nadiirolaad9134 2 ปีที่แล้ว +1

    keep going wll omar inshar

  • @Daily_Lifes7
    @Daily_Lifes7 2 ปีที่แล้ว +5

    Fikrad baan ka qaatay, maadama Mobelka aan wax ku duubto uu yahay 64GB oo maalin walba aan wax tirtiro inaan Flash ku wareegsado Muuqaaladayda. Thanks.

  • @farhiohassan1625
    @farhiohassan1625 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad Omer Inshaar dhiiragaliye wanaagsan ayaad tahay

  • @mubarak6845
    @mubarak6845 2 ปีที่แล้ว +3

    Afsomali ayuu ku qoray yay magaca gabadha channel keeda wana. Labo aa ! ( kaabe) dhaqan kaabe !

  • @CadaalaMedia
    @CadaalaMedia 2 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsnd ustaad sidaad marwalba inoo dhiiriso, run ahaantii waa farsamada aan isticmaalo waana midda ugu adag akhriska waxayna ubaahan tahay dhowr baraatiko iyo qaladaad badan aad kajar jarto❤😔👌✌

  • @AQOONSAAD
    @AQOONSAAD 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Garaadso waa Macalin Kaalin Wanaagsan Noogu jiro

  • @yeekexudayfikhaan6333
    @yeekexudayfikhaan6333 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep goin cumar✌️

  • @axmedyaazin5153
    @axmedyaazin5153 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a video aqoon wan ka helay
    Ku sahabsan in aad tagto dhanka Aqoonta
    Wan ku rajo waynahay in aan
    Umadayda wax cusub ula imaado
    Loogana shidaal qaato
    Qofkuna marka uu imanayo dhanka aqoonta waa in ugu haya (fikrad)
    Insha Allah maalin ayan rumayndoona hadaf kasta
    Wllky wan kaga mahad celinaya
    Video kasta aan wax ka faaiido
    Jasa kala Allah😊❤

  • @ahmedmuhumed4153
    @ahmedmuhumed4153 2 ปีที่แล้ว

    Thank you omar inshar

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustd

  • @hananabdirahman3922
    @hananabdirahman3922 2 ปีที่แล้ว +6

    Big fan for you bro 💪🙌💯💯💥

  • @shukriabdirizak6368
    @shukriabdirizak6368 2 ปีที่แล้ว

    masha allah keep going