Wllshy aad baad u mahadsnthy waxa kaliya ee media-ha kadhiman waxay aheed in lahelo qof soo gudbisa dhaqankeena suuban ee ay ku dheehantahay: xishoodka, aqlaaqda, holw karnimada, adkeetsiga. In lasoo gudbiyo baahidaasna WALLSHEEN AYAA DABOODHAY EE halagu dhiiri galiyo
Maa shaa allah walahay alle haku xafido you tup comments kama bixiyo adi lee intaasna wa inaa ku faraxsanahay runtii ano kula jogan jeclallahay wan u xisay dhaqanKene qofki ku so koraa gara karo waxa ku jiro.
Masha Allah anigu wali maan cunin burkaa lkn hooyadey ayaa iiga sheekeysay in uu aad u fiican yahay waan jeclaan lahaa in aan mar uun dhadhamiyo Caafimaad iyo cimri dheer ayaan kuu rajeyn
Xaqiiq wllhi yurub stres baa dadkii dilay wayo meel aan lanagu abuurin baad rabna in aan noloshii wadnkeena ugu noolano Wadankee qof walba oo iimaan leh wuu ku laaban doona xata anigu ilaa had qorshe ayn baan ka leehay in aan si toosa u dego oo aan tego wadanka
Mashallah waku tageera walasheen qaali ilaahy haku xifdiyo ..dhaqanqa baadiyaha si qurux badan ba noogu so gudbisaa waaba ku haystaa hhh relax ba dareema marka daawanayo sababtuna wa codkaaga dagan iyo lahjadaada qurxan iyo sidaa si qurxoon wax walbo u sharxeesid ❤❤ wa ramadaane ilaahy haku danbi dhaafo oo wax walbaa rajeynesid iyo in kabdan haku siiyo inshallah 😘😘
Gapdhahyga yar yaraa ila fiirsanaya waxay iweydiinayen ila vedio dhamaado hooyo bir ciid lagu dubay sidee loo cunaya hadan aqano wa idin sameyn lahaaba ku iri hhh
masha allah tabar kalah walhi burkan wali ma arag badiyo wan ku dhashe wana ku so kore 3 sano iyo bar ayan mogah malah gal gadud aya laga yaqana cafimad igu cuna abayo qali
Ani dhowr magac mab u aqaan burkan 1 burqaxan 2 ruub 3 bur abudanbas 4 Bur xabaal 5 dambaskalabood Lakiin waligay dhaabe ma maqal Wa magacii lixaad ee aan barto 🤣🤣🤣
M.a m.a m.a ilahay ha idin daweeyo mcn badan wlhi inta in uu iga soo carfaayo ayaanba uqabaa m.a hadana markii subag iyo shah lagu daro kumaba sii jirto bur yahuudka ❤❤❤❤🥰🥰🥰ilahay haku xafido abyo
wcs abayo dhulkan aadka u quruxda badan iyo muqalada kaso dubtid wanku tixanahay subax walba wan firsha ina so dhigtid muqal galgadud wa gabulka ku so bar baray qasatan cadado
Asc masha Allah waa meysha waalidinteyda ku so barbareyn weye lkn aniga maba legeye waan xasuusta lkn abayo meel duur duur oo lagu argeynin aya lagu so kaadiya ama lagu xaajo kuduya gabar eedo u ahay aya la geeye ayado jirto afar Sano jir meel ku kaadi la dhahay wey diiday away musqul wey ooysay
Astur iyo edaab u hadal dhaqankeenna suuban waa kan allaha ku xafiddi abaayo gabar asturan hawsha gurigoodana ka adag ilaahay baa mahadleh Muslim naga dhigay Soomaali maxamedna naga sii dhigay oo gabadhahooda aqlaaqda iyo diinta ku dhawriseega bara Hooyooyinkeena iyi aabayaasheena ayaa Mudnaanta leh if iyo aakhiraba allaha ku karaameeyo🤲❤
Walala qaaligaa aad iyo aad baan idinkaga mahadcelinayaa dhiira galintiina su aalihiina insha allaah marbaan idinkagasoojawaabayaa sijamaca 🥰
Warajaynaa In Aad Iga So Jwbto Su Aashayda OO Ah Waxagay Halkani plz
Abayo sharaf badan keep going hormar wacan allaah dartii ayaan kuu jecelahay ii noolaw inta nolol jirto abayo igu qaali ah
Mashaallah
Insha allah bayo
ASC WALASHAY QAALIA HORAY USOCO WALIGAA BARMIJKAAGA AAD UJECLAHAY
MEESHAAN GOGOBO GEEDKA LADHAHO MAKUYAAL
wallahi wan u xiisay Dhaabe, markan wadanka imaado waxa ugu horeeya an rabaa waa dhaabe. Mahadsanid walashey.
Wllshy aad baad u mahadsnthy waxa kaliya ee media-ha kadhiman waxay aheed in lahelo qof soo gudbisa dhaqankeena suuban ee ay ku dheehantahay: xishoodka, aqlaaqda, holw karnimada, adkeetsiga. In lasoo gudbiyo baahidaasna WALLSHEEN AYAA DABOODHAY
EE halagu dhiiri galiyo
Mahadsanid wll 🥰🥰
Biyo laan ilahow xamrteen no mceey yarbi
Abyo adiga Qadka xagey ka heshaa
@@saciidocusman8124 xagee xamartee
Mansha allah abayo
Waxan marqaati kanahay in lagugu sokoriyay guri diin iyo aqlaaq leh
Masha allah rabi haku xifdiyo
Amin amin
meesha aad wax ku samaynaysid biyo ku rushee,oo adaaga hagaaji,oo meel aad wax saarato sameeyso
wa
Dhaqanka baadiyaha somalida waa isku mid burkaas oo subag iyo caano garoor lagu daray waa best of the best
Gabadhan waxan uu aqoonsaday waxa loo yaqaan "Hal-Door" Ama Magaca "Shan-Ka-Roon" Amaan bay mudantahay... 👍👍
MashaAllah
Waa run
Walalao Dar illaahy baan Ku jecelay iso duce qof fiicaan baa thaay
@@akh8501 jaska Allah khyer we wallalo
walaalo wax walba oo qayr ku ah rabi raxmaanku haku fududeyo inshallah
Waxaad jeceshahay oo qayrkuu ah allaha kusiiyey🤲🤲
@@haldhaa2420 jaska Allah khyer walaalo
@@dhaqankaaba7350 jaska Allah khyer walaalo
Waxaad tahay qof cajiiba dhaqanka miyigana waxaad noogu so gudbisaa si cajiiba ma aqaan waxaan kugu mahad celino
masha Allah gabdhan gabar lamida majirto waa gabadh dhamaystiran oo tilmaan kadhan wlhi ani aad bay iiqancisay allow ayadoo kale ihaleeli walasheey gulyso thankyou
Maashaa allaah wllo gabadh sheekhat ahaatahay allaah hakuusiyaadiyo qur aankaxitaawaatnoosaarikartaa suuratu raxmaan
Digriga wa ku haysta. Gabdhaan fariida ahna aad ban ugu haysta. Waa gob. Wa somaliyad sax ah .allow ku xafid
Waad ku mahadsantahay muuqaalada quruxda badan ee ku saabsan dhaqanka miyiga sida aad inoogu soo gudbiso.
waa jabaati ladubay oo saliid la,aan ah baan dhihi karaa maansha allah
Masha allah walahi dhaqanka aad ugu helay walahy dhabtii ilahayha ku barakeeyo
Waligey man arag balse cawa wan bartay m.a abyo mcn thanks gabar qurux bnd iyo dhaqan qurux bdn
Mash Allah waxan marqati kanahy inlugugu so koriyay guri diin iyo akhlaaq leh Allaha ku xafido wll
Masha'allah gabdhihi boqol gela laga bixin jiray aydthy dhaqankaaba magaci ad hugatay wad kaso baxday guulo bdn kurajeyna xbibt
Maashaa allaah maashaa allaah , mahadsanid walaal , video fiican iga dheh .
Masha Allah. Maanta iigu horeysa burka sidaa noocan loodubayo
1999 dhamaadkiisi baa igu dabeesay waan sameesn jiray badiye aad baa loor faaqan hada bartit inuu jilco🤩😍😘❤😂💝💞❣
😭😭Wlhi waligey maarkin cuno dambaas lagu karinayo.... Aloro cilmii Aya igamaaqna m. A our sister don't give up 👋👋👋👋
Hhhhhhhh
Aad bay umacaantay mansha allah 👍👍🤲🤲🤲
Masha allaàh wlhi waxatahay gabadh karti diin akhlaaq nadaafad xishood dhaqan intaba ks muuqdo horey usoco abaaayo insha allaah hormar ban kuu rajaynayaa😍😍😍😍
Maa shaa allah walahay alle haku xafido you tup comments kama bixiyo adi lee intaasna wa inaa ku faraxsanahay runtii ano kula jogan jeclallahay wan u xisay dhaqanKene qofki ku so koraa gara karo waxa ku jiro.
Mansha alah walashey waad ficantah
Masha allah qof u qalanta in la gaarsiyo 1million batahay horay u soco qali
Koley Anigu. Waan Rukuntey.
Chenalka. Macaamiil.joogto.Ah.
Dhaqan.Kaaba. barnaamij...ifinaya.nolol.bilaa.stress.Ah.
Koronto.iyo.canshuur.u imaanmeyso.bishu.markey dhamaato.
Axlal xayaah
Mashaall. Dhaqankeni sadaha wa waye
Masha Allah anigu wali maan cunin burkaa lkn hooyadey ayaa iiga sheekeysay in uu aad u fiican yahay waan jeclaan lahaa in aan mar uun dhadhamiyo Caafimaad iyo cimri dheer ayaan kuu rajeyn
Masha Allah maxaa ka fiican qof Dalkeeda joogta 😘 Habo horumar wacan🌺❤️
MASHA Allah wllhy Abaayo Aad baan uga helaa muuqaaladaada Allaha Ku Xafido😍😗Noosoo badi
Masha Allah sida Aad Ariga albaabka uga so xiratay aaba u bogay . Jawi Aad u qurx Badan
Page facebok furo sababtoo ah pajajkala soo gashada copy right kadhigo
Mashalaah waa afur fican Mashalaah
Talo: walashey waxan kugu darsan laha inad muuqaaladada #Logo saarato
Wayo dad kale aya iska qaata bilaa copyright
Habo intaan yurub ka soo guuro oo baadiyahaa soo degno,ee waddanka ALLAH HA INOO ISLAAXIYO, LAMA HURAANKA WAA COOSKII JIILAAL❤😍🙏👍🌴
Xaqiiq wllhi yurub stres baa dadkii dilay wayo meel aan lanagu abuurin baad rabna in aan noloshii wadnkeena ugu noolano
Wadankee qof walba oo iimaan leh wuu ku laaban doona xata anigu ilaa had qorshe ayn baan ka leehay in aan si toosa u dego oo aan tego wadanka
Mashaa alaah walaal waxaan ubahanahay number kaaga waxaa tahay gabar aad qaalu u ah walaal horey usoco
Waa arrin aad walaal qurux badan wad u mahsnd tahay runtii 🙏
Mashallah waku tageera walasheen qaali ilaahy haku xifdiyo ..dhaqanqa baadiyaha si qurux badan ba noogu so gudbisaa waaba ku haystaa hhh relax ba dareema marka daawanayo sababtuna wa codkaaga dagan iyo lahjadaada qurxan iyo sidaa si qurxoon wax walbo u sharxeesid ❤❤ wa ramadaane ilaahy haku danbi dhaafo oo wax walbaa rajeynesid iyo in kabdan haku siiyo inshallah 😘😘
Gapdhahyga yar yaraa ila fiirsanaya waxay iweydiinayen ila vedio dhamaado hooyo bir ciid lagu dubay sidee loo cunaya hadan aqano wa idin sameyn lahaaba ku iri hhh
masha allah tabar kalah walhi burkan wali ma arag badiyo wan ku dhashe wana ku so kore 3 sano iyo bar ayan mogah malah gal gadud aya laga yaqana cafimad igu cuna abayo qali
Masha Allah waan u xiisay walahi dhabe♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Maasha alaah abaayo mahadanid
Mash Allah xbbti howl wangasan bad haysaa ilaahay hakuxifdiyo
Carrada nadiif wye runtiii waana jecelaha
😋😋😋 horay usoco wlal
Annagu burdeeb iyo dhaabbe ayaan unaqan from ceeldheer bariga galgaduud
MASHALLH, WIXII WANAAGSAN, SIDAAS BAA LOOGU WADA FARXAYAA
Masha allah lkn abayo mesha wawa cidle macabsonesid miya
Masha Allah aad ban ujeclahay burkaan iyo maraq cad🥰🥰🥰❤️❤️❤️
Wlhi burkan macankisa qof cunay uunba garan karo waa macaan kaliya 😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋
Aiadjhsu😢😢
Abyo waan kuusaaray isaar Adne Insha Allah horumar wacan💞💞💞💞
Ramadan Mubarak horumar wacan Abyo 🌙🌙🌙⭐⭐⭐
Masha Allah qasiidadaan
Xertii heema baa qaaday
Nabi aman macan❤❤❤
Masha allah sister waan kula socdaa had iyo jeer horumar wacan
Masha Allah abaayo Allaha ku xifdiyo macaanto 😘😘😘♥️♥️♥️
Masha allh abyo hore usoco
Wallay mash'Allah quruux kalyaa miyiguu anigu waan Ku dhaay lakiin baray hore ayaa igu daambaysay mash'Allah
Mansha Allah qurux
Masha Allah abaayo horay usoco aniga bur hogays baan u aqaan from galgaduud
mnsha allh jawigu qrx badan ❤️❤️
Ani dhowr magac mab u aqaan burkan
1 burqaxan
2 ruub
3 bur abudanbas
4 Bur xabaal
5 dambaskalabood
Lakiin waligay dhaabe ma maqal
Wa magacii lixaad ee aan barto
🤣🤣🤣
Ani waxan U aqaan burdhuxul 😊
Masha allaah waaba uxiisay burhogeys ama dambas kala bood caadi maahan.
M.a m.a m.a ilahay ha idin daweeyo mcn badan wlhi inta in uu iga soo carfaayo ayaanba uqabaa m.a hadana markii subag iyo shah lagu daro kumaba sii jirto bur yahuudka ❤❤❤❤🥰🥰🥰ilahay haku xafido abyo
Masha allah bur dhebe u aqana masha allah wan jeclestay hidaha iyo dhaqanka noso badi ilahey hano ka dayo my wll qali
mansha alaaah waàle aadbaaad ugumahadsantahay aadbaaan ujeclahay dhaqankan ♥️♥️
Mashallah aduunyadan an joogno wixii naloo abuuray hadii aynan ilaalin islaanimadii away 😘😘😘😘😘 qasiido macaan waye
Alaxamduula❤❤❤❤❤
wcs abayo dhulkan aadka u quruxda badan iyo muqalada kaso dubtid wanku tixanahay subax walba wan firsha ina so dhigtid muqal galgadud wa gabulka ku so bar baray qasatan cadado
Wllylow gabadhaan allaah dartiis kor ugu qaada.muqaladeeda wakuwo dhaxal gal ah.aqoon umalihi lkn waa isoo jiidatay.
Wll suaal reer miyiga miyaa loo adimaa mise saacdaby ku afuraan igaso jawaab plz
Masha allh abayo allah ku ciseyo Hormar wacan 🙏❤️
Payo mcn horo usoco dhaqan kaabo m.a❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤
Wanjelahay barigas Shah iyo sugo midna manan aqoon Cano ari bankucuni Jirnaay kkkk xasus yaqey
Maasha allaah anigu waxan uaqana ruubo waan samenjiray barisamaadkii waan uxiisay wadankiii
Mash alah. WAx meshan nagu dilay cuno cafimad daro ah Mis meshan buuxo hunguri la an an qabnaaa u maleyn😂😂
Mashaa allah abaayo caadi maahin
Lknse cidlo waaye meesha diris niimadhawo miyaaa
Masha Allah Tabarakallah abayo keep going
Oh| my God., bur laxawala, cida see locuna
Dhaqankaaba dhaqan kobciya dhaqan ilaalis horay usoco wallshy❤👏❤❤
masha.allaah alxamdulilaah alloow idin xafid hiiran waxa looka yaqaan bur doog
Masha alah abayo aad ayad ugu mahadsan tahay dhaqankeena quruxda badan oo aad noosoo bandhigto abayo gobalkee joogtaa
Mnsha allah mcnto hormar wacan 😘 su'aal an kuwaydiye byo adiga madama aad howl ku jirtid yaa kaa duuba muuqaalada intad hawsha kugudo jirto? Mahdsnid byo
Asc walaal waan ku salaamay wax wacan ayaad soo gudbisay wll hore u soco waxaan ku waydiiyey gobolkeebaad joogtaa
Maasha Allah aadbaan ujeclahay runti dhaqanka miyiga
Manshallah abaayo hore usoco waa wax lagu faano dhaqankeena bur dhuxula uaqana
Masha allah aad iyo aad ala maxaa dibey burkaan waxaan kusookorey burkaanuu buu ahaa waxaan ladhahaa burhogeys isbuuc kabacdi waad cuni kartaaa ismana badalo
No one can dislike this girl keep going walal
Masha alaaah sis hori u soco noo badi dhaqamada miiga
Masha allh abaayo ishu kaama daasho horey usoco youtube adigaa kamaqna
Mansha Allah waxaan xasuusku galay caagada shqalan walee ninaankacabini biyo ma cabin cagadaas kasoo hadal dhqankaabaay
Mansha alah ❤❤🤙from kismayo
Asc masha Allah waa meysha waalidinteyda ku so barbareyn weye lkn aniga maba legeye waan xasuusta lkn abayo meel duur duur oo lagu argeynin aya lagu so kaadiya ama lagu xaajo kuduya gabar eedo u ahay aya la geeye ayado jirto afar Sano jir meel ku kaadi la dhahay wey diiday away musqul wey ooysay
Mansha allah waan xasusta burkas wana jeclahay ahadsanid
Astur iyo edaab u hadal dhaqankeenna suuban waa kan allaha ku xafiddi abaayo gabar asturan hawsha gurigoodana ka adag ilaahay baa mahadleh Muslim naga dhigay Soomaali maxamedna naga sii dhigay oo gabadhahooda aqlaaqda iyo diinta ku dhawriseega bara Hooyooyinkeena iyi aabayaasheena ayaa Mudnaanta leh if iyo aakhiraba allaha ku karaameeyo🤲❤
Masha allah sax waye in canjeero laga wareejii bls canjeero lee ku so korne wll bls buurkan wuba carfaa
Masha allah wuu macaan yahay lkn nafaqo malahan horey u soco abaayo horumar wacan
Qasiidadan waa lag helaa youtupka islanimadii aawey ayaana la dhahaa keep going sister
masha allah dhaqan kaaba walaal walaahi waxaad noo haysaa shaqo aad u wanaagsan allaha ku barkeeyo
Waa dhaqankeenii ha ujoojin kaasaa ka caafimaad badan kamagaalada mafahmayaan dadku hore usoco
Abaayo xage jogta aniga waxan u maley naa in ay ta hay godenlabe
Masha Allah Walshy keep gouig my dear sister
Ubax Marhadan heesaha jaclayn ahluqayr baa tahay digrigaan waa runsheeg waa jec laan lahaa inaan helo ubaxay tel maheli karaa
islaanimadii aaway youtubeka ku qor wll
M.a walshey qli keep going lkn camera 📸 manka natusbal plz
Masha allaah wlshay ilaahay haku dhowro howl fiican baadhaysaa