Alle ha ku barakeeyo sheekh haweenkeena waxaan kula talin lahaa inta daawata muuqaalkan ama xalqadan inay u sii share gareeyaan dumarka kale ee ay is garanayaan oo ay isla wadaagaan madaama sheekhu si fcn u kala dhigdhigay qodobkaa dhiiga la xidhiidha alle ha idin dhawro'e.
Asc wr brkatuhu, walaalle yaal sheikhu labadii jimce, ee u dambeeyay tolow hawlo miyuu yeeshay xaqiiqdii ma'sugi karo plz Sheikha meel aan kala xidhiidho E-mail ayaan filayaa in ay u fiicantahay marka cidii haysaa hayso sheegto. Sheikha alle ha'barakeeye aad ayaan u jecelahay. Illaahay cilmigiisa ha u siyaadiyo oo ha u barakeeyo.
Wll ku saliya nebi maxamed scw
Naxariis iyo nabadgalyo kurkiina ha ahaato dhamantiin meelkasta aad jogtaan.
ilaahey ha idin naxariisto dhamantiid
الحمد الله على نعمة الاسلام hada wan fahamay khuraafaadka
Baraka Allah fyk
Asc jasakalahu sheik Mohammed allow na hay baataha
Masha Allah masha alaah
جزاك الله خير يا شيخ
Wax badan baa ka faiday
Jazaakallaah sheikh
Jaza kallah
Alle ha ku barakeeyo sheekh haweenkeena waxaan kula talin lahaa inta daawata muuqaalkan ama xalqadan inay u sii share gareeyaan dumarka kale ee ay is garanayaan oo ay isla wadaagaan madaama sheekhu si fcn u kala dhigdhigay qodobkaa dhiiga la xidhiidha alle ha idin dhawro'e.
Casharo cusub miyaa mise waa kuwii hore?
Asc wr brkatuhu, walaalle yaal sheikhu labadii jimce, ee u dambeeyay tolow hawlo miyuu yeeshay xaqiiqdii ma'sugi karo plz Sheikha meel aan kala xidhiidho E-mail ayaan filayaa in ay u fiicantahay marka cidii haysaa hayso sheegto.
Sheikha alle ha'barakeeye aad ayaan u jecelahay. Illaahay cilmigiisa ha u siyaadiyo oo ha u barakeeyo.