𝐊𝐇𝐀𝐓𝐀𝐑𝐓𝐀 𝐉𝐈𝐍𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐒𝐈𝐗𝐈𝐑𝐊𝐀 || 𝐐.𝟐𝟓𝐀𝐀𝐃 || 𝐒𝐡.𝐌𝐮𝐱𝐚𝐦𝐦𝐚𝐝 𝐒𝐡.𝐈𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2021
  • Fadlan hadaad nagu cusubtay SUBSCRIBE saar si aad u noqoto qofka u horreeya ka faaidaysta┇►th-cam.com/channels/Bqg.html...

ความคิดเห็น • 13

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 2 ปีที่แล้ว +6

    Alxamdulillaah Wxaan tiro aan lasoo koobi Karin ugu mahad naqayaa Rabbigay oo noo soo daayay sheekhayagii isagoo caafimaad qaba Allaah na usuurto galiyay in uu dib noogu bilaabo taxanihii aanu sugaynay ee aanu oomanayn.
    اللهم اغفر وارحم لشيخنا وبارك عمره وارزقه بصحة والعافية ربنا زده علما نافعا اللهم احفظه

  • @mohamedshire6264
    @mohamedshire6264 2 ปีที่แล้ว

    Jaazaka Allahu Khayra

  • @saynabali3521
    @saynabali3521 2 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar Allow na badbaadi

  • @xaashixshi4047
    @xaashixshi4047 2 ปีที่แล้ว

    jazakallaahu kheyran sh muxammad ismaacil

  • @aminkafi9785
    @aminkafi9785 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah Kheyr

  • @abdilahikahiye8296
    @abdilahikahiye8296 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah

  • @Shukritamokhtar7153
    @Shukritamokhtar7153 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc Waan idin salamay Shekhana wan salamay.
    Shekhow hadad aragto msgkan pls iso jawaab. Namarkaga ban u bahanahy inan kula so xidhido ban raba. Wiil yar o 13 jir ah ba naga xanuunsan in mudo ah
    Sweden ban daganahy inan ku nimaadno ban raba ila mesha aad joogto. Si deg deg ah nagu so jawaaab.
    Asxaabta khyrka ku xidhan hadad taqanan meel aan ka helo shekhan pls iga cawiya.
    Ilahy qofkasta cafimaad kisa ha u siyaadiyo. Amen

    • @abdiqaniahmedjama4326
      @abdiqaniahmedjama4326 2 ปีที่แล้ว +1

      Wllalley shiikhu xaruun cilaaj ayuu ku leeyahay hargaisa

  • @maxmedaxmed7492
    @maxmedaxmed7492 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا شيخ محمد
    Allah ha kaa fifdiya shayaadiinta insiga iyo kuwa jinka ahba.
    Intaa kadib arinta waa arin u baahan in culimo iyo caamaba lala dagaalamo. Sida aad sheegtay ninkan sheeganayaa in ay diin wax ku daawynayaa khatar weyn ayay ku yihiin inta iyo nidaamkii bulshada. Sidaa darteed waa in culimadu, dhatarku iyo shacabkuba dhamaantood Intaa aad u faafaysa lala dagaalo. Iyagii ayaa ishaysta, mayeela sida aad sheegtay sheikh xaqqu iskama hor yimaado.
    Allah ha xifdiyo muxadaraadadana Allah ha nagu anfaco.
    Ameen

  • @mudanedilaal4058
    @mudanedilaal4058 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsan tihiin bahda Al xuseeni.
    Listgii ku sii wada play list ha laga wada helo.

  • @user-pr3vy5wi3f
    @user-pr3vy5wi3f ปีที่แล้ว

    Saamaceeykumwaxaankuweydiineyaageeduroonneerbaha

  • @RaygalMedia
    @RaygalMedia 2 ปีที่แล้ว

    Fariintan iga gaadhsiya sheekha Maxamed ismaaciil sheekh Taxanahan in badan ayaan ku Taxneen Alle misaanka xasanadka hakugu dare waxan aad wada wacdi caadi ah ma aha ee waa taxane waxaad qaybihii hore barnaamijka Nagula wadaagtay dib ha noogu soo celin ee wax cusub oo aanad noo sheegin noo soo diyaari mahadsanid