Sixirka Iyo Noocyadiisa Iyo Raadka Uu Bulshada Ku Leeyahay Q.1aad Sh.Maxamed Sh.Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2020
  • ✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid ✔

ความคิดเห็น • 79

  • @hawahassan6361
    @hawahassan6361 2 ปีที่แล้ว +2

    Allahayoow kuwii ku waano qaata naga dhig inta dhunsana soo hanuuni. Jazaka laah shiikh

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 3 ปีที่แล้ว +10

    Maansha allah sh Maxamed Sh ismaaciil illahay haku xifdiyo illahay hanaga qabto kuwaa dadka dhibaya aamiin

  • @alixasan4725
    @alixasan4725 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah juzkulaahi Sheikh Mohammed

  • @maryanmuqtaar3215
    @maryanmuqtaar3215 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah shukran sheikh nolow ya rabi 🤲 🏆🌿🌿🌿❤️❤️❤️❤️🌿🌿🌿🥇🥇🥇🥇

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 3 ปีที่แล้ว +5

    لا حول و لا قوة إلا بالله جزاك الله خيرا

  • @farduusxaashi2916
    @farduusxaashi2916 3 ปีที่แล้ว +3

    Mash allah shiikh maxamed ismaaciil alle hakaa raali noqdo shiikha keeliyee ilaahey caafimaad ga siiyay anoo mudo xanuunsanyaay inkasto uu imika xanuunki igu soonoqdey

  • @Mohamed-oj6ie
    @Mohamed-oj6ie 3 ปีที่แล้ว +46

    Markasta wayso qab
    Adkaarta subaxa iyo habeenkii akhri
    Adkaarta afka ku hay
    Suuratul baqarah akhri gurigana kushida
    Akhriya quraanka
    Waad ka badbadaysa isha, xasadka ,sixirka iyo shayadantii insiga iyo jinigaba leh.
    Ilahay ha ina fahansiiyo

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 2 ปีที่แล้ว

    Jizaaallaahu khayiran wajisaa sheekh aamiin aamiin yaarabi 💐💕🌿❤️🙋‍♀️✅✅✅✅✅

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 3 ปีที่แล้ว +1

    ILLAAHOOW naga bad baadi
    Sheequnaa allaah haku xifdiyo

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsh Allah sh. Maxamed ismacil

  • @abshirdahirabdi3507
    @abshirdahirabdi3507 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah jazakullaahu khayr aamiin

  • @nasab6929
    @nasab6929 3 ปีที่แล้ว +2

    Machallah Allaha kuu Barakeeyo sheikh

  • @faysalwadani4883
    @faysalwadani4883 ปีที่แล้ว

    Masha allah jasa akalahu khayr

  • @somaliweyn4946
    @somaliweyn4946 3 ปีที่แล้ว

    Saxir waceyn wajin alaahu akbar ilaahow naga qabo asmiin

  • @fowzahmed2694
    @fowzahmed2694 3 ปีที่แล้ว +3

    Xafidu laah shiikh

  • @Hussein1431
    @Hussein1431 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah Sh mahamed Ismaacii

  • @Mulajimal
    @Mulajimal 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah macalin shiiiq

  • @hibocumar7981
    @hibocumar7981 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahayaw kheyr fara badan ku sii cumrigana kuu barake

  • @daudomerjibriil5141
    @daudomerjibriil5141 3 ปีที่แล้ว +2

    Jasaka allh sheikh

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      waa masjijaamacii hore ee hargaysa hailkiidadkaxabaalha qodaa fadhiisan jireen

  • @siidaliahmed804
    @siidaliahmed804 3 ปีที่แล้ว +2

    Alha ku xafido

  • @hanaanhanimahamud9384
    @hanaanhanimahamud9384 3 ปีที่แล้ว

    Masha.allaah allaha barrakeyo sheikha cadowgane .allaha ka qabto

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid shiekh

  • @abdulkadirshariif6106
    @abdulkadirshariif6106 2 ปีที่แล้ว

    Masha-Allah

  • @FarxiyoyoucomeFarxiyoyoucome
    @FarxiyoyoucomeFarxiyoyoucome 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @maxamedcaska8390
    @maxamedcaska8390 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 3 ปีที่แล้ว +2

    Maash ahAll

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      sheekh ale khayr haku siiyo

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      seekhan isku xaafad ayaan ahaan jirnay bari samaadkii xaafada new hargaysa

  • @faaraxxasan1829
    @faaraxxasan1829 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @axlaamnuur6877
    @axlaamnuur6877 3 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw

  • @user-qh3nu5rc4e
    @user-qh3nu5rc4e 3 ปีที่แล้ว +1

    لا حول ولا قوة الا بالله

  • @salaxabdullahi8266
    @salaxabdullahi8266 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanallaah

  • @MJamaal
    @MJamaal 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc.Jazakallahu kheyran.shiikh...walalahayga sidan in ugu kulannay Janada.Allah hanugu kulmiyo insha Allah.💗Subscribe👍like😍Jazakallaahukheyran

  • @rodawacan6603
    @rodawacan6603 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว +1

      adeeradii waxay kala ahaayeeb sheekh abiib oo ahaa imaamka 2aad eemasjid jaamaca hargaysa adeerkiia 2aad wuxuu ahaa imaamka masjid jaamacii hore ee hargaysa ee suuqa qaydarka ku yaalay waxaa dhici karta in aanay dadka badankiisu garanayn masjid jaamacii hore ee hargaysa aabihiina wuxuu ahaa imaamkii masjidka new hargaysa waa reer wada culumo ah intaasi waa taariikhdii aan ka aqaanay sheekh maxamed sheekh ismaaciil

    • @somaliroyalfamily2079
      @somaliroyalfamily2079 3 ปีที่แล้ว

      @@alihujaleh8627 mnsha allah allow ku xifdi

  • @amiraali43
    @amiraali43 3 ปีที่แล้ว +5

    Oh my God million of ads you Destroying the Benefit of the Lecture you can’t even listen two minutes Straight off the Lecture please find other ways to get money. MashALLAAH Sh M Ismail JZKALLAAH.

  • @Shukritamokhtar7153
    @Shukritamokhtar7153 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Waan idin salamay Shekhana wan salamay.
    Shekhow hadad aragto msgkan pls iso jawaab. Namarkaga ban u bahanahy inan kula so xidhido ban raba. Wiil yar o 13 jir ah ba naga xanuunsan in mudo ah
    Sweden ban daganahy inan ku nimaadno ban raba ila mesha aad joogto. Si deg deg ah nagu so jawaaab.
    Asxaabta khyrka ku xidhan hadad taqanan meel aan ka helo shekhan pls iga cawiya.
    Ilahy qofkasta cafimaad kisa ha u siyaadiyo. Amen

  • @sh.maxammadyuusufmaxammad48
    @sh.maxammadyuusufmaxammad48 3 ปีที่แล้ว

    Waa masjidke

  • @sidiiqyuusuf5616
    @sidiiqyuusuf5616 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @macalinfarxaan321
    @macalinfarxaan321 3 ปีที่แล้ว +2

    Ruqyada Burburisa sixirka Mamnuuca guurka gabdhaha idanka Allah
    th-cam.com/video/8LTEXkd9u48/w-d-xo.html

  • @suadmohamud4633
    @suadmohamud4633 3 ปีที่แล้ว

    Wcs wrt

  • @mohamddamein8196
    @mohamddamein8196 9 หลายเดือนก่อน

    Sheekha Xagee lagala Xidhiidhi kara

  • @falkhal6848
    @falkhal6848 3 ปีที่แล้ว

    Xagaan ka heli karnaa shiikhan plz xagaan kala xidhiidhaa

  • @noorein1946
    @noorein1946 3 ปีที่แล้ว

    Agh.. ilaahay kacabso waadiiniye xayiysiiska karaahda isdaa

  • @jimcaaleyuusuf8705
    @jimcaaleyuusuf8705 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @zainabsalat9736
    @zainabsalat9736 3 ปีที่แล้ว

    sheikhan numberkisa xage kahela

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 2 ปีที่แล้ว

    Miskiin sheekhan mar kan arko calosha i hurta

  • @sh.maxammadyuusufmaxammad48
    @sh.maxammadyuusufmaxammad48 3 ปีที่แล้ว +1

    Goobta uu kamarinaayo xagay kutaal

    • @Hussein1431
      @Hussein1431 3 ปีที่แล้ว +1

      Masjidka Cali mataan

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      sideetamaadkii waxaa la odhan jiray suuqa qaydarka

  • @noorein1946
    @noorein1946 3 ปีที่แล้ว

    I gave you Thumbs down because of those adds appearing every second

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 3 ปีที่แล้ว

    Shuquladaa waxaa yaqaanaa reer koonfureed ka qataar iyo balaayo iyagaa yaqaana.?

  • @gedyhildid193
    @gedyhildid193 3 ปีที่แล้ว

    21 st century bal wadaad
    Ila dhageysta, wax buu isku qaldayaa, isaga ayaa sixiroole ah

  • @siidaliahmed804
    @siidaliahmed804 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @Shukritamokhtar7153
    @Shukritamokhtar7153 2 ปีที่แล้ว

    Asc Waan idin salamay Shekhana wan salamay.
    Shekhow hadad aragto msgkan pls iso jawaab. Namarkaga ban u bahanahy inan kula so xidhido ban raba. Wiil yar o 13 jir ah ba naga xanuunsan in mudo ah
    Sweden ban daganahy inan ku nimaadno ban raba ila mesha aad joogto. Si deg deg ah nagu so jawaaab.
    Asxaabta khyrka ku xidhan hadad taqanan meel aan ka helo shekhan pls iga cawiya.
    Ilahy qofkasta cafimaad kisa ha u siyaadiyo. Amen