Ninkaa marna la yidhi waad gaaban tahay markii dambana la yidhi waad dheer tahay oo laguma qorayo waxa la odhon jiray Allah ha u naxariistee Yuusuf Jaamac Qoofal
Muqmadu waa sun , maha sterile , saxib , lab ku yaala Denmark aya badhay , ila somali di laso galeysay aya xaata quarintine la galiyay , muqmadina isinereyshan / distroyed by fire and disposed . 10:22
Muqmadada is sterile. For your information, Dr. Abdullah Sheekh Mohamed Qaadi Othman is a well-known physician. He was the personal physician of King Fahad of Saudi. He refused the Saudi and the British citizenship.
Abti Dr Cabdillahi cimri dheer iyo caafimaad badan iyo cibaado suuban…
Amiin
Aamiin adeer
Maashaa Alaah walaal
Ilaahy haku xafido awowe
Ilahay hawnaxariisto jaamac cali daalin wa walalkay
Waa barnaamij aad u qiimo badan run ahaantii
I knew him and met long time ago ...in cairo Egypt 🇪🇬
Ninkaa marna la yidhi waad gaaban tahay markii dambana la yidhi waad dheer tahay oo laguma qorayo waxa la odhon jiray Allah ha u naxariistee Yuusuf Jaamac Qoofal
Abti barnaamijkan ha googayninee sidii hore xidhiidh haw ahaado
Maxay inoogu abaal gudeen
Ina yuusuf cartanow suaal ma Axmed keyse ayaa nool
Axmed yusuf ducaale ayuu sheegayaa Axmed keyse maaha
Waxay dalbadeen inaan ku celino sidii awowyadood u noolaayeen
Intay is moodayeen carab ́carabi ́maxay u yihiin iyaga