ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Ku Baraarugga Tarbiyadda Caruurta Qaybtii Kowaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2020
  • Waa muhiim in dadka soomaalidu ku baraarugaan Tarbiyadda caruurta ee cilmiga Islaamka ku dhisan ee ilmaha caqliga laga dhiso.
    Haddii aad ka heshay muuqaalka, ku caawi Tarbiyadda Caruurta "Subscribe", Like iyo Share. Aragtidaadana dhiibo. waa noo muhiim waana akhrinaa.

ความคิดเห็น • 22

  • @ayaanahmed4109
    @ayaanahmed4109 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakallah khyr

  • @munamohamed135
    @munamohamed135 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah walaahi wa tani mida aaan u wada bahanaha. Markas aye Somalia wax noqon laheed hadi si wanagsan loso korin laha

  • @hamdiibrahim1947
    @hamdiibrahim1947 5 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much ❤

  • @ifrahjama485
    @ifrahjama485 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah muhiim jidan

  • @safioadam7159
    @safioadam7159 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllaah waa mawduuc aad u fiican Oo aan baahanahay hada nahay walidiin. Ilaahey ajar iyo xasanaad haka siiyo. Please no so badi tarbiyada caruurta inshaAllaah.

  • @anjerastudio1103
    @anjerastudio1103 3 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah tabaarakallah barnaamijyadaan hooyoyinkii daawan lahaa maalayacni iyo canjeelo dubaw iyo nin sidii loosoo Jiidan lahaa bay daawanayaan

    • @ayashabdi4612
      @ayashabdi4612 3 ปีที่แล้ว +1

      Benta mahan

    • @safiyoali6854
      @safiyoali6854 3 ปีที่แล้ว +1

      Hooyo kaliya ma qusiiyo waa labada waalidba wall

  • @user-te1jv4jh4c
    @user-te1jv4jh4c 3 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAAH tabarakALLAAH waa moowduca aad u fiican jazakALLAAHU kheyran.

  • @abdirahmanbullale4293
    @abdirahmanbullale4293 ปีที่แล้ว

    Jazakalah khayran

  • @iskufilanahmed3075
    @iskufilanahmed3075 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu khayr 🙏🏾

  • @ccmcn4620
    @ccmcn4620 3 ปีที่แล้ว

    Rinti waad noo faa ideysay Kheer Allaah haku siiyo.

  • @sagalabdi6230
    @sagalabdi6230 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad muuse howl adag baa u istaagtay

  • @fardowsacali
    @fardowsacali 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wll jazaakallah,wax badan baan ka faaiday,shukran

  • @ummuomar2591
    @ummuomar2591 3 ปีที่แล้ว

    Khayr alle hakusiiye casharada noo soo badi ilmo qaylyaya oyoya wax diliya guriga jabinaya aan waxba maqlayn ban haysanaye

  • @saadaqabdi4320
    @saadaqabdi4320 2 ปีที่แล้ว

    mnsh allh ❤

  • @nuursharmarke7968
    @nuursharmarke7968 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah allh haku xafido bwlo

  • @saamiyodagan9999
    @saamiyodagan9999 3 ปีที่แล้ว

    Msh allah wll waxa badan ban ka faidaday

  • @hamdaabdoledaood3633
    @hamdaabdoledaood3633 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaha n

  • @muuseshiikhmuxidiin7684
    @muuseshiikhmuxidiin7684 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsnid ustaad

  • @afnaanedabo7489
    @afnaanedabo7489 2 ปีที่แล้ว

    Danke

  • @khaaliddacar5963
    @khaaliddacar5963 3 ปีที่แล้ว

    Adeer waan ku salaamay wxn ahay wiil hada uun soo koraya saaxada aqriska aadna waxan u daneeya arimaha qoyska iyo caruurta carabuga iyo englishkana waan fahmi karaa oo aqrin karaaa ee hadaan awoodayso ee soo sheeg buug aan si qurux badan uga baran karo qoyska iyo arimaha caruurta si aan isugu anfaco umada ula wadaago sadaqo jaariyah baan kuu rayaynayaa WASALAAMU CALAYKU السلام عليكم