ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Waad tarbiyadayn kartaa ilmahaaga Adiga oo an dilin.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.ย. 2020
  • Dad badan ma aysan oga on ilmaha dilitaanku uu maskax ahaan dhibaatooyin badan u keeno. Diintenuna ma ogola in ilmaha la iska dilo.
    Waxaa muuqaalkan ku baranaysaa, qaab kale oo ilmaha loo edbiyo adiga oo aan dilin.

ความคิดเห็น • 22

  • @user-ul2kn8pi9m
    @user-ul2kn8pi9m 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير الجزاء

  • @cadbdulaahimaxmamadxasan3074
    @cadbdulaahimaxmamadxasan3074 วันที่ผ่านมา

    جمييل

  • @naimaali1598
    @naimaali1598 3 ปีที่แล้ว

    Shukran Jazakallah khayr waxan ahay hooyo sikasto an sameeyana caruurtayda wan kamaarmiwaayay inan kutarbiyadeeyo tarbiyadi ankuso koray oo dil iyo qaylaba lahayd allaha noo hadeeyo caruurta oo baari nooga dhigo

  • @fardowsaabdalla4343
    @fardowsaabdalla4343 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah rabbi haku xiftiyo

  • @umuisraa.m
    @umuisraa.m 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah adeer jazakallah wallhi aad ayaan ugu helay barnaamijadada aad ayoo ii anfacay

  • @aaminamohammed9141
    @aaminamohammed9141 ปีที่แล้ว

    Maa shaa allaaah alle hakubarakeeeyo

  • @najmomaxamed5304
    @najmomaxamed5304 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash a allah

  • @user-jo7sr7tx4h
    @user-jo7sr7tx4h 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @happitmohamed2605
    @happitmohamed2605 2 ปีที่แล้ว

    mashallllah tabataka llah mahadsanid wll

  • @ilhaamabdulqaadir7981
    @ilhaamabdulqaadir7981 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaaah ilaah hakubarakeyo

  • @barwaaqoxasan7265
    @barwaaqoxasan7265 2 ปีที่แล้ว

    Mashallaha

  • @user-ve6jf6vk3m
    @user-ve6jf6vk3m 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantay wllo wan dila ilhayahow iso hadee

  • @hodanfaarah1137
    @hodanfaarah1137 2 ปีที่แล้ว +2

    Wad mahad santahay aniga ninka wakalatagnay 2 ilmo aya ilahay isiyay midka ween waa sanad iyo 10 bilod midka kalena waa 4 bilod kawèn aya aad idhiba markan xanaqo wadila hadana àad ayan uga qomameya markasan waliba an oyaa wayo mel ciidlo ah ayan kaligayvkunolahay ehelkana wan kafogahay markubdalku igu bato ayan dila iso duceya ilahay in dulqad ilahay isiyo qalbigayga aya ba gubanaya deqda aleh igu deqay walihi anigo urleh laifuray markasan anigo 8 bil kujira ayan kakalena dhabarka kusidayay suqa aba bananka markan ubaxo alhamdulilah isoduceya walalayal

    • @xamdamahamad5297
      @xamdamahamad5297 2 ปีที่แล้ว

      Alle hakaafarxiyo wllo

    • @nimoosman3729
      @nimoosman3729 ปีที่แล้ว

      Alle haku fududeeyo arimahaaga wllo

    • @user-le3tx1ls6p
      @user-le3tx1ls6p 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo allaha ka dulqado dhibatada abaayo samir oo rabiga udhowo asagan marna ka tagane abayo bini adam wa leeciife rabiga kalmayso

  • @amalabdullah4410
    @amalabdullah4410 ปีที่แล้ว

    Noso badi video yadan camal

  • @Nasraat
    @Nasraat ปีที่แล้ว

    Even their poor diet can be the problem, all I can see our kids are so hyper cause they consume a lot of sugar.

  • @user-ve6jf6vk3m
    @user-ve6jf6vk3m 2 ปีที่แล้ว

    Ilhaya awlaad no xafida yaarabi wan dila ilhayahow iso hadee

    • @TarbiyaddaCaruurta
      @TarbiyaddaCaruurta  2 ปีที่แล้ว

      Maxaa hadda marka garatay. Haddii aad dhagaysatay muuqaalkan ma in aad joojiso mise inaad wado.

    • @user-ve6jf6vk3m
      @user-ve6jf6vk3m 2 ปีที่แล้ว

      @@TarbiyaddaCaruurta wan jooginya insha allah

  • @naimahassenaden5318
    @naimahassenaden5318 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah