Waa arin aan wanaagsanayn, la hadal oo u sheeg in aadan kala jeclayn una muuji taas, marmar kaligeed banaanka u kaxayso, jalaato sii meel la fariiso, una sheeg inaysan sidaas oran. Mararka qaarkood caruurtu inay sidaas dhahaan waxay ku raadiyaan in tixgelin gaar ah la siiyo, oo jacayl gaar ah loo muujiyo. Marka intaas aan kuu sheegay aad samayso, haddii ay wado, Iska dhaga tir, qof aan hadalkaas maqal iska dhig. Waxaan jeclaan lahaa inaad guruubka Telegram ku soo biirto. t.me/joinchat/SW6tkRpkX2CWm0lXiGV0mQ
Waa mawduuc muhiim ah
Jazaakallaahu khayran
mash allh jasakumullh
gabar baa iijoogta marwalba dhahda ilmaha kalaa iga jeceshahay waad inacday waana 5jir maxaa igula talin lahayd
Waa arin aan wanaagsanayn, la hadal oo u sheeg in aadan kala jeclayn una muuji taas, marmar kaligeed banaanka u kaxayso, jalaato sii meel la fariiso, una sheeg inaysan sidaas oran. Mararka qaarkood caruurtu inay sidaas dhahaan waxay ku raadiyaan in tixgelin gaar ah la siiyo, oo jacayl gaar ah loo muujiyo. Marka intaas aan kuu sheegay aad samayso, haddii ay wado, Iska dhaga tir, qof aan hadalkaas maqal iska dhig.
Waxaan jeclaan lahaa inaad guruubka Telegram ku soo biirto.
t.me/joinchat/SW6tkRpkX2CWm0lXiGV0mQ
@@TarbiyaddaCaruurta inshalaah wan samaynayaa group kana wa ku jiraa jazakalaah
Video-ga download uma furna miya ugu tala gashay ustaad
Maya uguma talo gelin. Bal qolada farsamada ayaan u sheegin. Ilaa.beri ka soo war doon. Aad baad u mahadsan tahay inaan noo sheegtay
Wixii suaal ah, halka noogu dhaaf ama waxaa nagula wadaagtaa guruubka Bahda Tarbiyadda caruurta ee Telegram;
t.me/joinchat/SW6tkRpkX2CWm0lXiGV0mQ
Nambarkaga whatsupka isii walal
Masha allah