Tarbiyadda Caruurta
Tarbiyadda Caruurta
  • 27
  • 143 155
Doorka aabaha
Doorka aabaha ee tarbiyadda caruurtu waa muhiim.
มุมมอง: 314

วีดีโอ

Qaybtii 3aad
มุมมอง 199หลายเดือนก่อน
Qaybtii 3aad
AhmiyaddaTarbiyadda Qaybtii 1aad
มุมมอง 225หลายเดือนก่อน
Waa muhiim inaad fahamto Ahmiyadda Tarbiyadda caruurta iyo Taariikhdeeda ay soomartay.
Ilmaha masaysan xalkiisa
มุมมอง 2642 หลายเดือนก่อน
Hooyadan waxay xalisay sida loola xaalo ilmaha ka masayra ilmaha ka yar.
Ilmaha lama cabsi gelin karo. Daawo sida cabsida looga saaro.
มุมมอง 4252 หลายเดือนก่อน
Haddii aad ilmahaaga cabsi ku abuurtay, daawo muuqaalkan oo ka saar ilmaha cabsida.
26 September 2022
มุมมอง 291ปีที่แล้ว
26 September 2022
ilmaha aan kaligiis seexan karin maxaa xal u ah
มุมมอง 4.4K2 ปีที่แล้ว
Qaabka ugu fudud ee loola dhaqmo marka ay hooyadu barto ilmaha in uusan kaligiis seexan ee ay laabteeda ama dhinaceeda mar kasta seexiso. Arintaas sida loo xaliyo. Waa su'aasheena kowaad ee Barnaamijka todobaadlaha ah ee Guruubka Telegaraamka. La soco dhawaan su'aalaha kale iyo jawaabahooda. #Barbaarinsan
Barnaamijka todobaadlaha ah ee soo gala Habeen kasta oo Jimce ah.
มุมมอง 1.4K2 ปีที่แล้ว
Barnaamijka todobaadlaha ah ee soo gala Habeen kasta oo Jimce ah. Waa qaybtii kowaad, waxaan si gaar ah arar uga dhiganay todobaadkan ilmaha laba jirka ah. La soco qaybaha dambe. #Barbaarinsan
Barbaarinta Montessori
มุมมอง 8842 ปีที่แล้ว
Waa nooc barbaarin oo ku haboon soomaalida. #Barbaarinsan
Tarbiyadda caruurtu waa cibaado Ilaah loogu dhawaado.
มุมมอง 1.6K3 ปีที่แล้ว
Ilmaha ilaa uu ka gaarayo afar sano wuxuu u baahan yahay in waalidku ay kalgacal siiyaan. #Barbaarinsan
Ubadku waxay ka mid yihiin macnaha Nolosha?
มุมมอง 1.6K3 ปีที่แล้ว
Yeey tahay cidda dhabta ah ee nolosheena ku leh macne dhab ah. Noloshu waxay lee dahay macne dhab ah oo ah in Ilaahay la caabudo. Macnahaas waxaa ku hoos jira oo aan u noolnahay ubadka. Ka waran haddii aynaan taraneen, mudo intee le'eg ayeey qaadan lahayn inay noloshu macno beesho oo aan dabar go'no. Muuqaalkan uga bogo Macanaha dhabta ah ee Nolosha.
Dugsiyada/ ama Malcaamadaha Quraanka, macalimiintu caruurta waa edbin karaan, iyaga oo aan dilin.
มุมมอง 2.1K3 ปีที่แล้ว
Muuqaalkan fadlan u dir macalinka caruurtaada Quraanka u dhiga si uu nidaamkan cusub u sameeyo, caruurtana dilitaanka uga daayo. Macalinkii ay u shaqayn weydo farsamadan fadlan ha ila soo xiriiro. Waan hubaa inay kuu shaqaynayso, oo aad ka nasanayso dhibkii caruurta kaa haystay.
Tarbiyadda Caruurta ee Islaamka.
มุมมอง 2.1K3 ปีที่แล้ว
Goorma ayaa tarbiyadda caruurtu bilaabantaa? Sidee ilmaha loola dhaqmaa marka uu yar yahay. Hadaljeedin cilmiyeeysan.
Maxaa u sabab ah cuqdada caruurteena gasha marka ay yar yihiin?
มุมมอง 3.6K3 ปีที่แล้ว
Maxaa sababay cuqdad nafsiga inagu dhaca. Maxaa u sabab ah waxaan loo yaqaan afka qalaad "identity crisis". Maxay tahay sababta ay gabdhaheena soomaaliyeed isu cadeeyaan? Yaa u sabab ah? Sidee ilmaha looga dhiga mid diintiisa, midamkiisa, shakhsiyadiisa iyo jinsiyadiisa soomaalinimo jecel. Muuqaalkan kooban ayaad ka helaysaa, jawaabta. Fadlan la wadaag qaraabadaada iyo asxaabtaada.
Ma doonaysaa sababta dhalinyaro badan nolosha uga dhacaan, marka ay qaangaaraa? Daawo sababta.
มุมมอง 1.7K3 ปีที่แล้ว
Tijaabadii Nacnac sonkorka: Waa baaris-cilmiyeed aad cajiib u ah oo lagu sameeyey 1972dii caruur da'doodu ay u dhaxayso 4 sano ilaa 6 sano jir, ama da'da iskuulka ka horaysa. Baaritaankan ilmaha lagu sameeyey ayaa ah mid dunida qabsaday sanadiihii todobaatameeyadii, waana baaritaan waxyaalaha ka soo baxay ee lagu ogaaday ilaa iyo maanta loo isticmaalo barbaarinta caruurta. Wuxuu lee yahay wax t...
Casharkii 1aad, Sidee ilmaha Caqliga looga Koriyaa?
มุมมอง 3.7K3 ปีที่แล้ว
Casharkii 1aad, Sidee ilmaha Caqliga looga Koriyaa?
Casharkii 2aad. Sidee ilmaha caqliga looga koriyaa?
มุมมอง 12K3 ปีที่แล้ว
Casharkii 2aad. Sidee ilmaha caqliga looga koriyaa?
Maxaa u sabab ah in ilmuhu noqdo qalqaali, fudud? Shiikh Mustafe ayaa kuu sharaxaya si cilmeyeysan.
มุมมอง 2.4K3 ปีที่แล้ว
Maxaa u sabab ah in ilmuhu noqdo qalqaali, fudud? Shiikh Mustafe ayaa kuu sharaxaya si cilmeyeysan.
Ku Baraarugga Tarbiyadda Caruurta Qaybtii Kowaad
มุมมอง 10K3 ปีที่แล้ว
Ku Baraarugga Tarbiyadda Caruurta Qaybtii Kowaad
ILMAHA CUNTADA DIIDA SIDEE LAGU DAWEEYAA?
มุมมอง 34K3 ปีที่แล้ว
ILMAHA CUNTADA DIIDA SIDEE LAGU DAWEEYAA?
Sidee qoyska Soomaaliyeed oo dhan hal mar si wanaagsan isgu badali karaa?
มุมมอง 7K3 ปีที่แล้ว
Sidee qoyska Soomaaliyeed oo dhan hal mar si wanaagsan isgu badali karaa?
Maxaa ugu wacan ilmaha 2 sano jir ilaa iyo 5 sano jir madax adayga?
มุมมอง 21K3 ปีที่แล้ว
Maxaa ugu wacan ilmaha 2 sano jir ilaa iyo 5 sano jir madax adayga?
Tarbiyadda Caruurta ee casriga ah. Ha ilaawin "Subscribe".
มุมมอง 1.1K3 ปีที่แล้ว
Tarbiyadda Caruurta ee casriga ah. Ha ilaawin "Subscribe".
XORIYADDA DHABTA AH EE ILAMAHA
มุมมอง 2K3 ปีที่แล้ว
XORIYADDA DHABTA AH EE ILAMAHA
Waad tarbiyadayn kartaa ilmahaaga Adiga oo an dilin.
มุมมอง 4.6K3 ปีที่แล้ว
Waad tarbiyadayn kartaa ilmahaaga Adiga oo an dilin.
Tarbiyada caruurta. Casharkii 3aad 1-2 Sano Jir.
มุมมอง 7K3 ปีที่แล้ว
Tarbiyada caruurta. Casharkii 3aad 1-2 Sano Jir.
Tarbiyada Caruurta
มุมมอง 17K3 ปีที่แล้ว
Tarbiyada Caruurta

ความคิดเห็น

  • @cadbdulaahimaxmamadxasan3074
    @cadbdulaahimaxmamadxasan3074 วันที่ผ่านมา

    جمييل

  • @HaldhaaMouna
    @HaldhaaMouna 2 วันที่ผ่านมา

    Masham allah

  • @safiyaibrahim8414
    @safiyaibrahim8414 3 วันที่ผ่านมา

    ASC Waan idin salaamay mahad sanid Waxaan haysta gabar 3jir kii yara ayey dishaa aniga waxan dheha walaalka daa dadka kale da ilmaha yar

    • @TarbiyaddaCaruurta
      @TarbiyaddaCaruurta 2 วันที่ผ่านมา

      Hallaan gal walaal: t.me/tarbiyadda_caruurta_amiira

  • @RaaniMaxamed
    @RaaniMaxamed 3 วันที่ผ่านมา

    M.a ilaah qeyr an dhamad laheyn haku siiyo wanku faiday taladada mahdsnid

  • @user-lj3dr4pg9i
    @user-lj3dr4pg9i 12 วันที่ผ่านมา

    M.a❤

  • @Rumaanmaxamed-by6sz
    @Rumaanmaxamed-by6sz 15 วันที่ผ่านมา

    Cunoyinka dalaga dalka lagasameyay sida cambulada iyo sorta Ilmaha diido side loobarikaraa inuu cuno

  • @user-zd4dn3oe7t
    @user-zd4dn3oe7t 19 วันที่ผ่านมา

    Masha allaaa

  • @itssuwaida
    @itssuwaida 20 วันที่ผ่านมา

    Mashallh khair alllh Ku siiyo

  • @faadmoshuuke6103
    @faadmoshuuke6103 24 วันที่ผ่านมา

    Cadaan carab soomaali African ayaa tiri dr o soomaali African maaha ilaaa 😂 . Shukran taladaada wanaagsan

  • @MaryanaxmedKulane
    @MaryanaxmedKulane หลายเดือนก่อน

    Wlhi masha allh ajar iyo xasanaat alle hakaa siiyo fariintaan anay igu saabsan tahay iyo qof ila mida wlhi wiil 5 jiraa iijoogo cunta diida taladaana waan qaadanaaa dhamaaaaaan insha allh qeyr badan alle haku siiiyo dr ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂 mahat sanid dr

    • @aishayusufahmed3059
      @aishayusufahmed3059 29 วันที่ผ่านมา

      Maxaa ka dareentay wlal oo is badal ah😂

  • @UmalKhayr-fg3ds
    @UmalKhayr-fg3ds หลายเดือนก่อน

    Ilmahay Gu wax ma cuno

  • @Xafsacabdisalan
    @Xafsacabdisalan หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walkay

  • @sagalabdi6230
    @sagalabdi6230 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad muuse howl adag baa u istaagtay

  • @yurubahmed8275
    @yurubahmed8275 หลายเดือนก่อน

    Mzha allah allow abayaaashana fahansi

  • @marymjey-
    @marymjey- หลายเดือนก่อน

    Mashaaalah mabruuk in casharadii inta lakeenay hormar badn idin rajenayaa my team

  • @Kahih
    @Kahih หลายเดือนก่อน

    Ankafa iide

    • @TarbiyaddaCaruurta
      @TarbiyaddaCaruurta หลายเดือนก่อน

      Telegram: t.me/tarbiyadda_caruurta_amiira

  • @Kahih
    @Kahih หลายเดือนก่อน

    Xagee weye grup ka

  • @shukriabdul-azizahmed5658
    @shukriabdul-azizahmed5658 2 หลายเดือนก่อน

    Rabbi ha idiinka abaalmariyo qaabkaan waan ubaahneen

  • @shukrialigamaar7769
    @shukrialigamaar7769 2 หลายเดือนก่อน

    Wll halkee looga hagaagaa macalin muuse aad baan udaneynaa waxaa ii jooga caruuryaryar waxaan ka rabaaa talo plz iku xira hada garaneysiin mhdsnidiin

    • @anababdullahi686
      @anababdullahi686 หลายเดือนก่อน

      Ustaad muusow halkaan nooso gali casharada ka baxo telegram ka waayo dadka qaad ma u shaqeeyo ani camal group waan ki jiray telephone ka iga Halaabay ka dibna waa ii shaqeeyn waayay. Laga yaabe dad ila imda ineey jiraan. Mahadsanid ustaadii

    • @TarbiyaddaCaruurta
      @TarbiyaddaCaruurta หลายเดือนก่อน

      Guruubkan gal walaal: t.me/tarbiyadda_caruurta_amiira

  • @Aamina-hv7ml
    @Aamina-hv7ml 2 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid macalin muusa alle ha kaa abaal mariyo shaqadaa haysi

  • @user-ul2kn8pi9m
    @user-ul2kn8pi9m 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير الجزاء

  • @cabdiraxmaangaas1301
    @cabdiraxmaangaas1301 2 หลายเดือนก่อน

    Anigu hooyo ayaan ahey waxan heystaa ilmo afar sano jira oo cunyadaba afka saarin markii hoore wuu cuni jirey lkin imaka ma cuno markan kabaqo inu gaajo udhinto dhibta keenyeyna waa ilbaan isleeyay alle hey caafiyo aniga iyo dadka ila mid ah😢😢

  • @nimcojama2332
    @nimcojama2332 3 หลายเดือนก่อน

    Jasaa allahu khayr

  • @XawaAwale
    @XawaAwale 3 หลายเดือนก่อน

    Asc anigu waxa ila fiican in carurta sanad jiŕ laba jir sadex in lasiyo cuno jilicsan salid sonkor lagayareye

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x 3 หลายเดือนก่อน

    hadii odaygii yiraahdo shaqada kama badiyo maxaan sameeyaa

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x 3 หลายเดือนก่อน

    allah wiilkaan runbuushegay waxaan katagnay dhaqankeenii hore wa tagnay kanamagaarno waayo manaqaano

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x 3 หลายเดือนก่อน

    masha allaha walaalow nookeen kuwa waaweyn sida waxloobaro

  • @user-rw1je8en2x
    @user-rw1je8en2x 4 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh wiil labo sano jira aya madax adeeg xanaaq iyo inuu cuntada diido bilaabay seen ku ganaaxa xata fariiso hadaan dhaho daqiiqad ma joogayo cuntada xata wuu daadin bal ila so tali kunfuyus ku naqday anigaba dulqadki iga dhamaday

    • @fatimafilsan1437
      @fatimafilsan1437 2 หลายเดือนก่อน

      Anigaa kula mid ah ILLAHAY baa xal haayo

  • @hamdiibrahim1947
    @hamdiibrahim1947 5 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much ❤

  • @hamdiibrahim1947
    @hamdiibrahim1947 5 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much ❤

  • @nimcoindhouron5980
    @nimcoindhouron5980 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah tabaraka rahmaan ❤

  • @Ghnivx
    @Ghnivx 6 หลายเดือนก่อน

    Wllkey queuxbadane alle kubarakeeyo amiin wllahi anasd igahadleysaa cunta xumidooda walaac iyo walbahaar nagurisay

  • @BirimoNaqlan
    @BirimoNaqlan 6 หลายเดือนก่อน

    Wlh ben ma ahn tas run bada ku shegtay

  • @user-ye1lg4ws3g
    @user-ye1lg4ws3g 7 หลายเดือนก่อน

    Shugarn wll

  • @user-fs8my6yz3v
    @user-fs8my6yz3v 8 หลายเดือนก่อน

    Anu ilma keya masexiyo orodo sexo lee Dhaha xata markey yaryihin iyaga iska sexdo

  • @hfm9834
    @hfm9834 9 หลายเดือนก่อน

    Advice kaaga waa golden ✨️ 💛 Somali meesha ka dhimtay wa tartbiyda

  • @farahabdi941
    @farahabdi941 10 หลายเดือนก่อน

    Mansha alahu tabarkalaahu,

  • @ismaaciilmaxamedaadan6995
    @ismaaciilmaxamedaadan6995 10 หลายเดือนก่อน

    Dhibka nahaysto waaba inta aad ka hadashay

  • @haboonqalanjo9274
    @haboonqalanjo9274 11 หลายเดือนก่อน

    Hadu yaryahayna oo waxa fahmayn

  • @MushtaaqIsmail-hx5rz
    @MushtaaqIsmail-hx5rz 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @ayaansh.shaakir787
    @ayaansh.shaakir787 ปีที่แล้ว

    Amiin Yaa Rabbi

  • @ahmedali-fu2ic
    @ahmedali-fu2ic ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ader wan sameynaya wanan kugu so war celin dona inshallh gabadheyda laba sano iyo sided bil bey jirtaa cuntadiina weyba diiday hada afka ayan ugu guraa inshallh wan jojinaya hada waxanan isku dayayaa ineey kaliged cunto inshallh allha ii fududeyo iso duceya somaliyey

  • @zuhurdaud390
    @zuhurdaud390 ปีที่แล้ว

    Ilma 12bil jira oo caano iga diiday cunto iga diiday dhakhterkuna idhi wuu caafimad qaba ayan haystaa 12ka malintii hal mar 3no cano ah cabtaa hbnkii 1mar cabtaa 24hrs 2jeer cabaysaa 6number cuntada way ka ooyaysa yougert friutka u ridqo borashka wxy rabto ma laha war war ihaya wayna xumatay naaska caano fcn kuma hysato intay diiday ayuu gudhay

    • @TarbiyaddaCaruurta
      @TarbiyaddaCaruurta ปีที่แล้ว

      Guruubkan ku soo biir walaal: t.me/tarbiyadda_caruurta_amiira

  • @barashadahigaaddaiyotajwiidka
    @barashadahigaaddaiyotajwiidka ปีที่แล้ว

    Waa mawduuc muhiim ah Jazaakallaahu khayran

  • @hanihasen4825
    @hanihasen4825 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤sax

  • @awohassan3212
    @awohassan3212 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah waa barnaamij fiican

  • @barashadahigaaddaiyotajwiidka
    @barashadahigaaddaiyotajwiidka ปีที่แล้ว

    Mahadsanid bare... Waan kahelay Waana sharegareeyay weliba hooyoyin ubaahan

  • @CaashoMaxamed-bi8rc
    @CaashoMaxamed-bi8rc ปีที่แล้ว

    Insha allaah wlle waankaa faaidi doonaa

  • @lulabdikoriyo
    @lulabdikoriyo ปีที่แล้ว

    Ala wlh aniga wan garaca insha'Allah taladan wan in a qata

  • @nimcomuhumed52
    @nimcomuhumed52 ปีที่แล้ว

    Aadban uga heley runtii taladada