Dulmigii uu laascaano ka gaystay muuse biixi || sh m-xaliike

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 66

  • @farahroble9961
    @farahroble9961 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Subxanallah Allah sheikh ma darood buu ahaa waa isku mid sheikh iyo shariif reerkan

    • @cabdulaahicali11
      @cabdulaahicali11 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      😂😂😂 walee mala yaabtay

    • @samirr546
      @samirr546 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxamed siyaad ma is hortaagi lahaa oo ma waanin lahaa ama dhib uu qabo ma u sheegi Kari lahaa!!!!

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daalim baa tahay daaroodna adoonbaad u tahay qabiilkiisa kuu muqda wuxuu ka hadlayo kuma galayso

    • @samirr546
      @samirr546 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @saynabdaye7382 waa isku mid sheekh iyo shariif reerku, kelmedaasi miyaanay sharaf ahayn,sheekh iyo shariif!!!!!
      Bal somalida muslimka ah ka dhaadhici in mid waliba meesha uu joogo Allah kaga xishoodo oo cadaalad cidiisa oo keli ah ku maamulo,oo inta isaga la joogta uu wanaaga u sheego, oo ilmo sharfan oo qaad ,qabyaalad ,reer abti dilid cay ,isku dir laga edbiyey soo saaro ,intaa diin baa la baranayaa dhiig ehel baa daadanaya ,rafaad baa jira ,mana muuqdaan intii Allah dartii isu jeclayd ee walaalha runta ah ahayd inta derderan ee shaydaanku la socdo ayaa safka hore taagan dhalintiina iyaga oo aan 20 bagaadhin bay madheen odayaashiina iyaga oo 80 jiro ah bay aroosayaan oo dagaalada qabyaalada ka faaiideen cid arinkan hoos u dhugan oo ku baraarusan ma jirto, umadaha kale waxay u maleeyaan in aynu madaxa ku socono luguhuna kor yihiin ,kii waa qaldanahay yiraahdana lagu kaajayo!!!!

  • @ND0564
    @ND0564 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Dhulbahante ayagaa weligood is dilaayay.

  • @mohammedawil1041
    @mohammedawil1041 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Waxaan aad ugu faraxsanahay, in dadkii xasuuqa waday qaarna laascaano lugu dilay qaarna maxaabiis ahaan loo heysto.
    Hubkiina xoog looga qaatay Muuse Biixi.
    Laascaano ilaa tukaraq na gacantiisa xoog looga saaray.
    Asagoo duleysana Ugu danbeyn xilka isaga dagay.
    Marka dulmi kasta sidaas ayaa udanbaysa

    • @canbaro-p4r
      @canbaro-p4r 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Siyad are oo dhulmahante Ku waregsana wakii kitabkii ale inuu badali isku dayay shekhyadiina dilay lascanod iyaga dadka dilijiray shekhan Allah ha soo hanuuniyo subhaanalah

  • @TrikAdan
    @TrikAdan 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Umada soomaaliyeed ilaahay ha kala qaboojiyo

  • @samirr546
    @samirr546 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Had sheekhu ma u hastaa fasax in uu shareecada ku xukumo magaaladiisa oo muslimiinta intii awoodaa cadaalad u soo doonato!!!!!

  • @ilhan687
    @ilhan687 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shiikhan muxuuu uga hadli waaye ceerigaabo dadka ku duulaye in ay gardaaran yiihin waxba anigu ma odhanayo balse waa waxa caajiibah

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sheekh ku sheegaw adigu horta alle ka baq. Saw tii aad ogayd in dadkaa si kasta loo baryay in ay nabad qatan oo wada hadal furan.
    Maad ka hadashid.

    • @Abdikahinshukri-gx2cb
      @Abdikahinshukri-gx2cb 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma shacabkii laascanood baa nabad logu baaqay beenta aad shegeyso bal fiiri adiga

    • @mrprince7062
      @mrprince7062 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Oo hadey diideen iney xoog aad ku maamuushid ma qasbeysa? Teeda kale maxa keenay inad ku duushan magaladoda oo aad leeysaan? War ma hargeysa ayay idinku gu imaden?.. Ina Siyad Bare wuxu Hargeisa u duqeeyay oo ilaa hada aad la cuqdadey santihiin so ma aheyn aan xog kugu xukumo iyo maya? Tii Ina Siyad Bare mid lamid ah aya reer Laascanod ku sameyseen, oo Somali oo dhan aduunka ka dawaneysay! Kaga daran wali aya indho adagtihiin! Wey iska kiin celiyeen, Laascanod wey tashatey sxb.. Ee nacnacda iskadayo.. Ina Bixi wuxu galay qaanadii dulmiga ee Laascanod sidad ina Siyad bare u galiseen tii Hargeysa!

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 วันที่ผ่านมา +3

    Muse dulmi kamuu gaysan meesha ee iyagaa is xasuuqay huwantu niyow

    • @ibrahimkahin5546
      @ibrahimkahin5546 วันที่ผ่านมา +2

      Illahay ka baq wll sheekhu si aad u qiimo badan buu hadalka u dhigay

    • @AbdirahmanBuurane
      @AbdirahmanBuurane 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sheekh na maahee waa ictisam benale ah​@@ibrahimkahin5546

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaa idoor ka raacay Walaahay Waxaa lay sheegay Maxaabiista Markii laqabanayay in QAAR isku xaareen oo qadhmuunkoodi sanka la qabsaday

  • @AbdirahmanBuurane
    @AbdirahmanBuurane 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nacaaa maxad hore uga hadli wayday wali muuse muudhiman ee wuu nolyay ictisamna warkeda waa baroor iyo iska sidan 😂😂😂😂😂😂😂

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaa idoor ka raacay Walaahay Waxaa lay sheegay Maxaabiista Markii laqabanayay in QAAR isku xaareen oo qadhmuunkoodi sanka la qabsaday

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkani waxa uu ogaa waxa meesha ka jira xaqiiqdeeda oo ahayd in Dad ka soo horjeeda Somaliland wax laynayaan. Haddise dadka uu ka mid yahay ee degaanku ayna xukuumada gacan siinayn, xukuumadu way adagtahay in ay wax ka qabato. Dad dhan oo isku raacay in ay qarsadaan dhibta haysa ma wax baa loo qabankaraa!!. Ilaahey baa og kuwa khaladka leh oo abaal marin doona!!.

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa idoor ka raacay Walaahay Waxaa lay sheegay Maxaabiista Markii laqabanayay in QAAR isku xaareen oo qadhmuunkoodi sanka la qabsaday

  • @somboi71
    @somboi71 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wadaad na wad sheqeynasaaqabyaliisii ilahay baa ku adhaabi doona

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ADIGU ALLE MIYAAD UUGA DHAWDAHAY OO AAD HUBTAA INAAD KA BADBAADAYSO WIXII DHACAY LAASCANOOD INAANAD FITNADAA QAYB KA AHAYN
    ALLE AYAA IDIN KALA SAARI HALKAN HADALKAD KAWADANA MAAHA MID ALLE DARTIIYE EE CIDAAD KATIRSANTAHAY AYAAD IS TUSAYSAA GADH WAYN ALLE EEGI MAAYO

  • @DeeqaCali-m2c
    @DeeqaCali-m2c วันที่ผ่านมา +2

    Hada ayaa idinlaya haldoorkiina aad hadhka malinwayn iska sadqaysaan ayad uxidhan alla kabaq markii hore idinkaa isdilijiray hadana idinkii idinkaa isdilay

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aad iyo aad

    • @RRUUSH
      @RRUUSH ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂

  • @maxmaxamed2199
    @maxmaxamed2199 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Idinka is dilayay waanad is dili doontaan weligiin waayo aabayaashiin baa sidaas ahaa oo la isticmaali jirey

    • @Abdikahinshukri-gx2cb
      @Abdikahinshukri-gx2cb 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Hada may is dilaan wakaas laascanod nabada ehe intaad indhaha so xirataan baad haldoorkooda dhulbahante dileyseene

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaa idoor ka raacay Walaahay Waxaa lay sheegay Maxaabiista Markii laqabanayay in QAAR isku xaareen oo qadhmuunkoodi sanka la qabsaday

  • @Eazy-q8l
    @Eazy-q8l ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fagash wa fagash sheekhudan wa fagash waxa ha ka dagasnyiin wa cadwaaga reerka nabiga wana nawasiib cadwaga dinta waya taa ugaada wa khaniin

  • @hussainomar1729
    @hussainomar1729 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muse bixi galadkiisa wuxuu ahaa isago oo mesha maamulkeeda haysta ayuu wax ka kaban waaye laakin sheikh waad garanaysaa dadka hardoolka laynaya weliba kuwa lajira xukunka muse.
    Hargeisa haddi qof lagu dilo shicibka ayaa gabani ama sheegi. Dadki marki ey mudaharaaden oo ey magaladi burburiyeen ciidanki galad bey aheyd iney xabado ku furan. Hargeysana wey ka decdey sidan.

  • @Umo580
    @Umo580 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SUBXAANLAA ☝️ ☝️ ☝️

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    DHULBAHANTOW IIDOR HADA ANAGA AYAY NASOO MAAGENE ANAGAA IDIN AARGUDEYNE ISKA SUGA OGADEN BEY ISKU TAAGEEN HADEERE NIJAASTA

    • @KhadraHassan-k3h
      @KhadraHassan-k3h 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Etopiya iyo axamaar is cele adi ayaab gumaysi ku jiro 2025

    • @safiadahir576
      @safiadahir576 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      yaqaan dhibe oo maad amxaarad ilaa maalin ALLE og yahay ku gumaysanaya maad iska celisid

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidaan loo garaneyn cida wax dishey. Way is garanayaan deegaanka laas caanood

  • @cabdirisaqxaji2690
    @cabdirisaqxaji2690 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Al Ictisaam warkeeda cid dhagaysqnaysa ma jirto

  • @alinour5355
    @alinour5355 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha ku xifdiyo Sheikh adiga iyo muslimiinta inteeda kale oo xaqqa inay kahadlaan uttaagan.

  • @CataniaCatania-y1c
    @CataniaCatania-y1c วันที่ผ่านมา

    Daalin sheekh malaha reerku dadka ayaga ayaa laynayey waanay ogyihiin been ayey sheegayaan Ilaahay SWT kama xishoonayaan diintoodu waa afka ma dhaafsana

  • @kawsarmuxumed7814
    @kawsarmuxumed7814 4 วันที่ผ่านมา +1

    Muse wuhelidoona wuxu kufushil may amaama laah

  • @ifraaxxaashi3978
    @ifraaxxaashi3978 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sh qabyaladayste ah adiga aya ka denbeya waxaas oo dhib ah

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaa idoor ka raacay Walaahay Waxaa lay sheegay Maxaabiista Markii laqabanayay in QAAR isku xaareen oo qadhmuunkoodi sanka la qabsaday

  • @Ahmed-r9e2k
    @Ahmed-r9e2k 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Baaster munaafaqa tahay😊😊

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa munaafaq kani illahay diinta kaa saar.
    Waar waxyow gadhka iska xiir bal waxaa isagoo og kuwa dadka dila in ay yihiin kuwa guryahooga iyo isaga gurugiisa jooga.
    Imika wali waa kaa ka socda dilkii maalin dhow isagoo la dilay ayaa la arki kani waa munaafaq.
    Calooshu timo ku leeyahay

    • @hodan22
      @hodan22 35 นาทีที่ผ่านมา

      Dadka xanuusanaya ee cuqdadu kabuuxdo waa lyska garanayaa aakhiruu war yaalaa hadalkaa maalin ayaad ka shalyndoontaa ood farta dhexda ka qaniini doontaa hadaanu ku cafin sheekhu oonad sheekha cafis waydiisan ilaahybaa kaajari doona wax sumaysan oo cadiban oo nolosha ku ciilan ayaad u eegtahy markaad sheekha afkaaga kutaagaysid miyaanad ogayn in alle yidhi kuwa awliyadayda aflagaadeeya dagaalbaa naga dhaxeeya aaduunkana nolol cidhiidhiyaan ku noolaysiin iminkana waan hubaa inaad cidhiidhi iyo diiqad aad dareemaysid oo aad hurdo fiicanna aanad seexan ileen cuqubaa ku haysata'e🥺😢😭

  • @abdisalaanabdiqadirsh3077
    @abdisalaanabdiqadirsh3077 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh waan ku tageeri jiray laakiin beenale ayaad igu noqotay uqdad hayso beena waad ka sheegtay duqaynta lascaanood

    • @XUNAYNMEDIA
      @XUNAYNMEDIA  11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sheekhu wuxii dhacay unbuu sheegay

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaa idoor ka raacay Walaahay Waxaa lay sheegay Maxaabiista Markii laqabanayay in QAAR isku xaareen oo qadhmuunkoodi sanka la qabsaday

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 วันที่ผ่านมา

    Maxuu ugahadliwaayey sheekhani waxay samaynayeen 40kii sanood ee aysocotay waxan wadanka sidan uumaanta yahay ka dhigay.

    • @KadanAliIsa
      @KadanAliIsa 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waar waxani culimo maahee waa culimaa u Suu. Wax nidam la yiraahdana ma aamin sana waxay aamin san yihiin dawlad islaamiya .
      Oo calal hawaa ah.
      Raaya islaam ah oo ay ilaa maraykan ka taagi doonaan ayay aamin san yihiin.

    • @cabdulaahicali11
      @cabdulaahicali11 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waad iga qoslisay kadan ali😂😂

  • @somboi71
    @somboi71 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War beenta iska dhaaf

  • @ahmediyass2274
    @ahmediyass2274 วันที่ผ่านมา

    Maha manta Kenay hadalkan

  • @somboi71
    @somboi71 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhuulbahantee maa daahiraan

  • @ShaahimaYuusuf
    @ShaahimaYuusuf 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Idinka is dulmiyay o dagalka bilabay

  • @cadbdulaahimaxmamadxasan3074
    @cadbdulaahimaxmamadxasan3074 วันที่ผ่านมา

    Oo hadda xukuumadda muuse biixi ma xukuumad muslim ah baa u taqaana? Haddiisa ay muslim tahay maxaa tahay waddanka ka bax ? Sow asagu masuul kama deegaanka?

  • @CaydiidAadan-y4h
    @CaydiidAadan-y4h วันที่ผ่านมา +1

    Waar arinkaa waydii garaadka

  • @SamsamO-lb7hc
    @SamsamO-lb7hc 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadkiinna ayaa idin halaagay. Wax ka gura

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    beenaale beenaale dhalay

  • @FarxiyaCarab-fh6mh
    @FarxiyaCarab-fh6mh 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way dhaceen wlle 25/8/2023 daalimiin ahayen dad islaam dhiigooda baneystay

  • @XUNAYNMEDIA
    @XUNAYNMEDIA  4 วันที่ผ่านมา +1

    Channelka subscribe noosaar MAHADSANID

  • @mohammedawil1041
    @mohammedawil1041 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waxaan aad ugu faraxsanahay, in dadkii xasuuqa waday qaarna laascaano lugu dilay qaarna maxaabiis ahaan loo heysto.
    Hubkiina xoog looga qaatay Muuse Biixi.
    Laascaano ilaa tukaraq na gacantiisa xoog looga saaray.
    Asagoo duleysana Ugu danbeyn xilka isaga dagay.
    Marka dulmi kasta sidaas ayaa udanbaysa