ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Sidee Loo Samaysta Qorshe Cibaado | Qaybta ugu Muhimsan Qorshaha Nolosha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2021
  • Waxa ino socda Tababarki Qorshaha Nolosha Kaasi oo aan u qabtay Ardayda barata kuliyada ( project management) ka maanta wa casharki labaad
    Ciwankisu na wa #Side_Qorshe_ugu_Samayn_Akhridada_iyo_cibadaada oo ah qorshaha Nafta qaybta ugu muhimsa

ความคิดเห็น • 119

  • @Govegan_now_or_never
    @Govegan_now_or_never 3 ปีที่แล้ว +69

    Qorshaha Cibaadada
    1. Salaada faralka ah ilaali
    2. Qur'nka aqri
    3. Xus ilaahay akhriso adkaarta subixii iyo galabtii
    4. Salaadaha sunada ku dedaal
    5. Soonka sunada 3 maalmod bishii
    6. Iska daawe macaasida ( ka toobad keen)
    Lasoo deg appka ( al mossley)

    • @dr.abdishakurareh4004
      @dr.abdishakurareh4004  3 ปีที่แล้ว +10

      Ilahay ha ka abaal mariyo

    • @user-vj8nu2nl8s
      @user-vj8nu2nl8s 3 ปีที่แล้ว +2

      Asc wll waxkalebu isosaray markan ku qoray play storela (al mossley) maxan sameyaa app maxay ah na weye? Mahadsanid

    • @anfacwarsame
      @anfacwarsame 2 ปีที่แล้ว +2

      Waxaan ku dari lahaa anna intaas ;
      1 .Qur'aanka tafsiir raacsada si fahamka u wanaagsanaado .
      2.Sadaqada iyana wax un inaad bixiso iskuday haba ahaato ,inaad dadka wanaaga farto e . Ustaad aad baad u mahadsantahay .

    • @Maryam-zf7ik
      @Maryam-zf7ik 2 หลายเดือนก่อน

      Shukrn

  • @user-mi9ye1jz6t
    @user-mi9ye1jz6t 9 วันที่ผ่านมา

    1▪︎ Salada
    2▪︎ Quranka ka
    3▪︎ Dikriga alle
    4▪︎ sonka

  • @ayaanhassan9104
    @ayaanhassan9104 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خير

  • @habicabdicasiis1571
    @habicabdicasiis1571 8 วันที่ผ่านมา

    Masha alaah hambalyo hambalyo hambalyo

  • @Mohameda1
    @Mohameda1 4 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خيرا

  • @waliidbarre417
    @waliidbarre417 3 ปีที่แล้ว +20

    Ustad aad bad umahasanty.
    Waxan jeclaystay inan ku daro midh xaga cibadada. Rasuulku wuxu yidhi scw: "qofkii mar igu saliya ilaheyba so hadal qada 10 jeer." Marka xaga qorshaha cibaadada ugu yaraan 24 hours ku sali nabiga 10 jeer, si noloshoo dhan kugu fududaato.
    Aad bad umahadsntihiin.

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 ปีที่แล้ว +1

    Manzha Allah ❤❤❤
    Ilahay ha inoo wada naxariisto ❤ wlhi diinta Islamic waa nasteexo 😢❤❤ thank you Allah

  • @ziyaad-gooni_socod
    @ziyaad-gooni_socod 10 หลายเดือนก่อน +2

    This is the best teacher the world ❤

  • @isseabdullahi9113
    @isseabdullahi9113 10 วันที่ผ่านมา

    Jazaakallahu kheyran

  • @isseabdullahi9113
    @isseabdullahi9113 10 วันที่ผ่านมา

    My Allah reward your good deeds

  • @anfacwarsame
    @anfacwarsame 2 ปีที่แล้ว +8

    Waxaan ku dari lahaa anna intaas ;
    1 .Qur'aanka tafsiir raacsada si fahamka u wanaagsanaado .
    2.Sadaqada iyana wax un inaad bixiso iskuday haba ahaato ,inaad dadka wanaaga farto e .
    Ustaad aad baad u mahadsantahay , rag muslimka sidaas u tarbiyeeya ayaa loo baahanyahay . Allaha ku barakeeyo .

  • @sahracismaan9129
    @sahracismaan9129 2 ปีที่แล้ว +2

    Use full information jasaka Allah Dr

  • @hodan4319
    @hodan4319 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakllah Al Janatul fardows ustaad

  • @Cudooney
    @Cudooney 3 หลายเดือนก่อน

    Mhdsanid wll wax bdn baa kaa fa idey misaankaga akhiro alle hakugu daro

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah macalin, dambigada iyo kuwi walidkaba Allah dhafow

  • @sahracabdisamed3928
    @sahracabdisamed3928 ปีที่แล้ว +4

    Wlhy maanta kugu soo biiray weliba anoo baadhaya vedio sida caajiska layskaga daweeyo xilliga wax akhriska waxbadana ayaan kaa faaiday wxana daawanaayey videos yadaada midba midbuu ii dhibayaa m.a ilahy hakaa ajar siiyo anagana hanaga dhigo kuwo qaata oo anfaca I.a maanta laga bilaabo wxn bedeli doona waxyaabo badan keep going wll 🙏

  • @isseabdullahi9113
    @isseabdullahi9113 10 วันที่ผ่านมา

    Mashallah

  • @NiciimaNalka-iq1rg
    @NiciimaNalka-iq1rg 10 หลายเดือนก่อน +2

    Xaqiiq

  • @pilanpoqoro697
    @pilanpoqoro697 3 ปีที่แล้ว +3

    ماشاءالله تبارك الله ربنا يحفظك يااخي🌸🌸🌸🌸💕💕

  • @mohamedabdiasishassan6791
    @mohamedabdiasishassan6791 3 ปีที่แล้ว +1

    ustaad ajar alle hakaasiiyo
    janatul fardoos alle haku galsho

  • @halimamoalinabukar8225
    @halimamoalinabukar8225 ปีที่แล้ว

    MshaAllah dr Allah ka abaal mariyo

  • @dr.mohamedyasiinyusuf8034
    @dr.mohamedyasiinyusuf8034 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah illhy haka raali noqdo ustad gulayzo😘😘😘

  • @xaawoxasangaandhi3994
    @xaawoxasangaandhi3994 7 หลายเดือนก่อน

    M.A wll❤❤❤❤❤

  • @asmasuleimanali4777
    @asmasuleimanali4777 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu kheiran ustaad

  • @dekoosman4529
    @dekoosman4529 ปีที่แล้ว

    Masha allaha walal aad ayaa u mahadsanthy

  • @zercaydaro4024
    @zercaydaro4024 3 ปีที่แล้ว

    Shukran Dr A/shakuur

  • @xaawoxasangaandhi3994
    @xaawoxasangaandhi3994 7 หลายเดือนก่อน

    M.a wllooo❤❤❤❤❤

  • @khaalidnuur1960
    @khaalidnuur1960 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah ustaad wlaaahi waaano qofkii uuu baahan ku filan

  • @cabdiqaadiryuusuf5395
    @cabdiqaadiryuusuf5395 3 ปีที่แล้ว

    wlhi wan ku jeclahay dr alle haku daayo oo hanoo badiyo kuwa kula miidka aah

  • @huseenabdirahman6487
    @huseenabdirahman6487 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay haku xafido ustad qaaliya markaste wad idheri galisa allaha haku xafido

  • @hafsoahmed1439
    @hafsoahmed1439 ปีที่แล้ว

    waxa necbaa madoyinka qaar 🥶 macalinka madadaas dhigo hurdo io cajiz baa iqbta lkn manta ka dib wxs wan xiray adana ila dhiri galiyay tnxs wlhi Abkda kudi mkre Allah Malinta yowmul Aqiro Haka siiyo Abal gudgda 😫🤲

  • @xaawoxasangaandhi3994
    @xaawoxasangaandhi3994 7 หลายเดือนก่อน

    M.a wll😊😊😊😊😊😊😊

  • @jamiiloxassan
    @jamiiloxassan 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allah shukran walal❤❤❤

  • @amatallaahhussein6248
    @amatallaahhussein6248 3 ปีที่แล้ว +1

    Very useful👍
    Jazaakallaahu khayraa ustaad

  • @Abdirahman_24
    @Abdirahman_24 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah illahay ha inaga dhigo kuwii qaata

  • @yaasmiincraxman7458
    @yaasmiincraxman7458 ปีที่แล้ว

    Jazzakalahu khyra

  • @FsgsgsHshsh
    @FsgsgsHshsh 3 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @sacdiyosaidwarsame8362
    @sacdiyosaidwarsame8362 3 ปีที่แล้ว

    Msha allh Dr allha ka abaal mariyo

  • @ikranshamaakh
    @ikranshamaakh 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad ilaahey haku xifdiyo🤲🤲🤲

  • @crahmaanhaajihassan8659
    @crahmaanhaajihassan8659 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @usmaaiilclaahi5305
    @usmaaiilclaahi5305 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎

  • @fartunabdulle6226
    @fartunabdulle6226 ปีที่แล้ว +1

    Asc Dr su,aal maku weydinaa markaston wax aqris bilaabo wan joojinaa maxaa taas xal u ah?

  • @zainabmohamed4922
    @zainabmohamed4922 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllo allah haku barakeeyo

  • @abdullahiraanbow8883
    @abdullahiraanbow8883 ปีที่แล้ว

    Masha alah rabi Haku xifdiyo

  • @umucaishahbintuyusuf148
    @umucaishahbintuyusuf148 2 ปีที่แล้ว

    Walhi aad bad uficn Tahay wllo
    MNsha Allah

  • @luluadam4728
    @luluadam4728 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilaahay haku barakeeyo

  • @themoabdalla
    @themoabdalla 2 ปีที่แล้ว

    Shukran macalin

  • @abshirocabdicali
    @abshirocabdicali ปีที่แล้ว +1

    Manshallah

  • @xasanmaxamed2000
    @xasanmaxamed2000 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaahu khayr

  • @zahramaxamud7707
    @zahramaxamud7707 2 ปีที่แล้ว

    Shukran wll

  • @FaysalIbraahim-th5jx
    @FaysalIbraahim-th5jx ปีที่แล้ว

    m.allah wll alle haku barakeeyo

  • @yuusufibraahim8498
    @yuusufibraahim8498 7 หลายเดือนก่อน

    SoomaLi haddaynu nahay waxaynu god iyo rajo beel xun ku ridaynah[ ubadkeenah danbe, afkeenii hoddanka ahaa iyo dhulkeenii qurxoona]
    1.ubadkeenah waxaynu uga tagayna qabiil,iyo qorshe laan afkeena ah
    2.wxynu rajabeel ku ridnay afkeenii hodanka ahaa oo keenah isku arka inuu yaqaan inta ugu yar ee aqoon wuxu doorbidayah af kale inuu inoogu turjamo
    3.dhulkeeniina waynu ka cararayna oo dhulkalaynu u hammun qabna

  • @bisharoiidle3538
    @bisharoiidle3538 2 ปีที่แล้ว

    Thanks pro 🤗

  • @user-ux8hy5cx2u
    @user-ux8hy5cx2u ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @nololwanaag5025
    @nololwanaag5025 3 ปีที่แล้ว +2

    Kusoobiir NOLOLWANAAG
    Si aad uga faadiido waxyaabo
    Badan #Subscribena Saaar

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b 7 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🩵❣️❤

  • @nasromaxamuud5139
    @nasromaxamuud5139 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤ jisakalaah wll

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว +1

    Warniyohow Alle Hakuxafido Waayo? Cibbadadiibad Aadbadugu Adkaysay Inay Dadku Diintooda Inaybartaan❤

  • @user-ce1oj7nz7f
    @user-ce1oj7nz7f ปีที่แล้ว

    MashaAllah❤

  • @nimcodayibadan2381
    @nimcodayibadan2381 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllh tabarka allh

  • @mohamedadam8580
    @mohamedadam8580 9 หลายเดือนก่อน

    17 Rakac oo waa jib ah . Ustaad 12 Rakac ma.aha.

  • @dalmarcade1237
    @dalmarcade1237 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @user-ux8hy5cx2u
    @user-ux8hy5cx2u ปีที่แล้ว

    Msha alaah ❤❤

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 3 ปีที่แล้ว +1

    Msh allaH tabaarakalaaH

  • @apamiinzaamir3145
    @apamiinzaamir3145 3 ปีที่แล้ว

    Mn sha alah

  • @muhsinfiinto
    @muhsinfiinto ปีที่แล้ว

    M.a wll

  • @aliabdi5826
    @aliabdi5826 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad

  • @caliciidshomaribrahim6090
    @caliciidshomaribrahim6090 3 ปีที่แล้ว

    Go forward bro dr Abdishakur

  • @ayaanomer5278
    @ayaanomer5278 3 ปีที่แล้ว

    Allh ha ka abal mariyo macalin good job

  • @ayanlefarah1554
    @ayanlefarah1554 3 ปีที่แล้ว

    Keep going sxp👌

  • @kaletwiseman1
    @kaletwiseman1 3 ปีที่แล้ว

    I gotaa late to subscribe your TH-cam channnel sorry bro and Im at your shoulder all the time.
    Keep going brp

  • @shaakirabshir8349
    @shaakirabshir8349 2 ปีที่แล้ว

    Waana ubaahnhy Facebook iyo you tube labadaba

  • @user-uo2be7gn8j
    @user-uo2be7gn8j 3 ปีที่แล้ว

    Keep going dr

  • @wadajirofficial1249
    @wadajirofficial1249 3 ปีที่แล้ว +1

    ZHp Lkn QaybTi KaLe Ee qorzHaHa noLozHa

  • @muxamedcabdulahi8050
    @muxamedcabdulahi8050 3 ปีที่แล้ว +1

    Mqcalin videoga dhaxda markii lagaaro ilaa uu ka dhaamanayo xodkiisa lama maqlayee maxaa ku dhacay

  • @abdisalamsiciid6143
    @abdisalamsiciid6143 3 ปีที่แล้ว

    M.a ustaad Ilaahy hakaa ajar siiyo

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 3 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll alle kheyr haku siiyo

  • @abdisamedomer7080
    @abdisamedomer7080 3 ปีที่แล้ว

    Jasakallah Khayr
    Ustaad❤️

  • @saynabmuse2757
    @saynabmuse2757 3 ปีที่แล้ว

    Go head👏

  • @hassanak8904
    @hassanak8904 ปีที่แล้ว

    Ustaad macalim miyaa tahay

  • @shaakirabshir8349
    @shaakirabshir8349 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad markaa meel dhexe uu marayo codka iga jarmaa

    • @mohamedelmi7728
      @mohamedelmi7728 2 ปีที่แล้ว

      Kaligay baa moodaye maa ila atagtay

  • @wadajirofficial1249
    @wadajirofficial1249 3 ปีที่แล้ว

    FirzT pErz0N

  • @mahadsahal729
    @mahadsahal729 3 ปีที่แล้ว

    hal suaal ayaamul beyt waa maalintee

    • @dr.abdishakurareh4004
      @dr.abdishakurareh4004  3 ปีที่แล้ว +1

      Wa 3 maalmod oo soonku fadli badanyahy bil walba

    • @jamiilamohamed2374
      @jamiilamohamed2374 ปีที่แล้ว

      Wa sadexda maalmood ee caddada (13,14,15) bil kasta caddada waxan ka wada habeenada u dayaxu joogo

  • @raaniyamohamoudali3201
    @raaniyamohamoudali3201 3 ปีที่แล้ว

    26/4/2021
    Baa igu Horeysay chanalkan wax badan ban ka faiday iLaahay Haku Xifdiyo ustaaad 🙏

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 ปีที่แล้ว

    Manzha Allah ❤❤❤
    Ilahay ha inoo wada naxariisto ❤ wlhi diinta Islamic waa nasteexo 😢❤❤ thank you Allah

  • @mohamedit8535
    @mohamedit8535 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @Vibestub
    @Vibestub 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @dalmarxassan2205
    @dalmarxassan2205 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wll