Dr. Abdishakur Areh
Dr. Abdishakur Areh
  • 63
  • 924 092
Ugu danbayn 👨‍🏫 Tababarka Self Learning | Si Dhakhso leh U Ddardargeli Xirfadahaaga Waxbarasho
Qodobada aad ku baran doonto :
"Farsamooyinka Waxbarashada Sare: Sida Si Dhakhso leh wax Loo Barto oo Wax Badan Loo Haysto"
"Sayniska Waxbarashada: Xeeladaha Kor Loogu Qaadayo Waxtarkaada Waxbarasho"
"Hagaajinta xusuusta iyo xawaaraha waxbarashada"
"Talooyin wax ku ool ah oo aad Ku sareyn karto"
มุมมอง: 2 712

วีดีโอ

Hadii aad Arday Tahay.. Ka Fogow Daawashada Wararka & Dhacdooyinka Caalamka !
มุมมอง 2.2K4 หลายเดือนก่อน
Waa Cashar Cusub oo ka mid ah Casharada Ramadanta 2024
Waraysi : Sidee Dhalinyaradu uga Faaidaysan karaan Fursadaha internet ka ?
มุมมอง 3.1K4 หลายเดือนก่อน
Sahayda Somanaha Sanadkii 6aad ✔ X13ad ✔ Barbaarta Iyo Baraha Bulshada ✔ Dr C shakuur C laahi Aare
Qaabka igu Sahlan aan Hawlaha u Dhameeyo || Pomodoro Technique
มุมมอง 2.1K5 หลายเดือนก่อน
wa Darsigi 4aad ee ka mid ah Duruusta Ramadaanta 2024 || Noloshu waxay i bartay .
Caqliga Daanyer ka 🐵 Sababta Qarsoon ee Horumarka Kaa hor Taagan !
มุมมอง 4K5 หลายเดือนก่อน
wa Casharki 3aad ee Barnaamij ka Noloshu Waxay i bartay
Riyada Maalinti " Khatarta ay leedahay Shakhsiyada 2aad ee inagu dhex Nool "
มุมมอง 4.6K5 หลายเดือนก่อน
wa darsigi 2aad Barnaamijka Noloshu waxay i bartay ee aan ugu talagalnay ramdaan 2024
Sirta ka danbaysa Guushada( Qorshaynta Todobaad ka )
มุมมอง 8K5 หลายเดือนก่อน
Wa darsigi 1aad ee Barjnaamijka Ramadaanta ee Noloshu Waxay I Bartay
Si Free ah u qaado Tababrka #Communication #Skilss
มุมมอง 1.1K5 หลายเดือนก่อน
linkg ga aad ka qaadan karto : Alphauniversityborama.com/online
Sidi Balantu ahayd 👨‍🏫Waxa ii Farxad ah in aan si Free ah ku bixino Tababrka: Communication Skilss
มุมมอง 2.8K5 หลายเดือนก่อน
Sidi Balantu ahayd 👨‍🏫 Waxa ii Farxad ah in aan si Free ah ku bixino Tababrka #Communication_Skilss. ( Share )
Xeelada Tuugnimada ugu Caansan Aduunka !
มุมมอง 2.3K11 หลายเดือนก่อน
Xeelada Tuugnimada ugu Caansan Aduunka !
Haddi aanad wax Niyad ah u Haynin Qabashada wax ku anfacaayo | Daawo Muuqalkan .
มุมมอง 8Kปีที่แล้ว
Haddi aanad wax Niyad ah u Haynin Qabashada wax ku anfacaayo | Daawo Muuqalkan .
3️⃣ Sadex arrimood oo ay muhiim tahay in aad ogaato ka hor bisha Ramadan 🌙
มุมมอง 2.9Kปีที่แล้ว
3️⃣ Sadex arrimood oo ay muhiim tahay in aad ogaato ka hor bisha Ramadan 🌙
Hadi aad jirto 20 ilaa 30 sanno || Muuqalkan Wa ku muhiim in aad daawato .
มุมมอง 14Kปีที่แล้ว
Hadi aad jirto 20 ilaa 30 sanno || Muuqalkan Wa ku muhiim in aad daawato .
Ka hor Shantan ✋ arimod inta aanay ku soo gaadhin || Ka Badbaadi naftaada !
มุมมอง 2.9Kปีที่แล้ว
Ka hor Shantan ✋ arimod inta aanay ku soo gaadhin || Ka Badbaadi naftaada !
Naftaada Qari Muddo 3 Bilood ah Kadibna Arag Naatijada !
มุมมอง 46Kปีที่แล้ว
Naftaada Qari Muddo 3 Bilood ah Kadibna Arag Naatijada !
Sidee aya Kaliga Wax Isku Bari Kartaa 📖📚
มุมมอง 26Kปีที่แล้ว
Sidee aya Kaliga Wax Isku Bari Kartaa 📖📚
Shanta arrimood ee ay ka murugoodeen Dadki Dhintay ⚰
มุมมอง 2.9Kปีที่แล้ว
Shanta arrimood ee ay ka murugoodeen Dadki Dhintay ⚰
Xirfadan Si Deg_Deg Ah u Baro Inta Aad Dhalinyarada Tahay !
มุมมอง 8Kปีที่แล้ว
Xirfadan Si Deg_Deg Ah u Baro Inta Aad Dhalinyarada Tahay !
Hadii aad akhriska isku kari wayday daawo videogan
มุมมอง 45Kปีที่แล้ว
Hadii aad akhriska isku kari wayday daawo videogan
#muuqaal_cusub Sidee u dajin garta qorshe guulaysta sanadkan ?
มุมมอง 9Kปีที่แล้ว
#muuqaal_cusub Sidee u dajin garta qorshe guulaysta sanadkan ?
Hawlaha Oo Dhexda Looga Tago
มุมมอง 3.1Kปีที่แล้ว
Hawlaha Oo Dhexda Looga Tago
Ardayad maqalka Naafo ka ah oo u dabaal-degaysa farxadda qalinjbainteeda jaamacada Alpha
มุมมอง 1.3Kปีที่แล้ว
Ardayad maqalka Naafo ka ah oo u dabaal-degaysa farxadda qalinjbainteeda jaamacada Alpha
Side Ku Noqon Kartaa Hogaamiye Saamayn Leh Xaalad Walba
มุมมอง 4.1K2 ปีที่แล้ว
Side Ku Noqon Kartaa Hogaamiye Saamayn Leh Xaalad Walba
Sidee Ku Noqon Kartaa Qof Dadka Hogaamiya ?
มุมมอง 6K2 ปีที่แล้ว
Sidee Ku Noqon Kartaa Qof Dadka Hogaamiya ?
#Perfectionism Cadawga 1aad Ee Guusha Iyo Horumarka
มุมมอง 13K2 ปีที่แล้ว
#Perfectionism Cadawga 1aad Ee Guusha Iyo Horumarka
📝 " Diwaan Galinta Nolol Maalmed ka " Fikrad Si Wayn Wax Uga Badali Doonta Noloshaada
มุมมอง 7K2 ปีที่แล้ว
📝 " Diwaan Galinta Nolol Maalmed ka " Fikrad Si Wayn Wax Uga Badali Doonta Noloshaada
20 Saacadod Ku Baro Xirfad Walba ! " The First 20 Hours " How To Learn Any Thing ... Fast ?
มุมมอง 9K2 ปีที่แล้ว
20 Saacadod Ku Baro Xirfad Walba ! " The First 20 Hours " How To Learn Any Thing ... Fast ?
Side ayan Uga Midha-Dhalin Karna Qorshahena Sanadka Cusub ?
มุมมอง 20K2 ปีที่แล้ว
Side ayan Uga Midha-Dhalin Karna Qorshahena Sanadka Cusub ?
Xirfadaha Looga Baahanyahay Ardayga Nool Qarniga 21aad
มุมมอง 20K2 ปีที่แล้ว
Xirfadaha Looga Baahanyahay Ardayga Nool Qarniga 21aad
Ka Rumee Riyadaada
มุมมอง 2.4K2 ปีที่แล้ว
Ka Rumee Riyadaada

ความคิดเห็น

  • @user-hm4nz9if9i
    @user-hm4nz9if9i 2 วันที่ผ่านมา

    Shukaran

  • @aadanabdulaahi7111
    @aadanabdulaahi7111 2 วันที่ผ่านมา

    Labo naag Ayaan qabaa labokale miyaa ku daraaa

  • @AbdikaniHassan-nd6fu
    @AbdikaniHassan-nd6fu 4 วันที่ผ่านมา

    Thanks Dr Abdishakur 🙏 Jazakallahu kheyr 💯

  • @habicabdicasiis1571
    @habicabdicasiis1571 8 วันที่ผ่านมา

    Masha alaah hambalyo hambalyo hambalyo

  • @user-mi9ye1jz6t
    @user-mi9ye1jz6t 9 วันที่ผ่านมา

    1▪︎ Salada 2▪︎ Quranka ka 3▪︎ Dikriga alle 4▪︎ sonka

  • @isseabdullahi9113
    @isseabdullahi9113 10 วันที่ผ่านมา

    Jazaakallahu kheyran

  • @isseabdullahi9113
    @isseabdullahi9113 10 วันที่ผ่านมา

    My Allah reward your good deeds

  • @isseabdullahi9113
    @isseabdullahi9113 10 วันที่ผ่านมา

    Mashallah

  • @user-rx5tb2xp7r
    @user-rx5tb2xp7r 12 วันที่ผ่านมา

    Abowe mahadsanid walee wax badan oo iga khaldanaa itosisay.❤

  • @QudhacDhaameel-bl8mi
    @QudhacDhaameel-bl8mi 16 วันที่ผ่านมา

    ❤jazakalaahu khayr walal

  • @ayanlecabdallemedia8649
    @ayanlecabdallemedia8649 16 วันที่ผ่านมา

    Masha allah mahadsanid ustaad

  • @MaryamaAbdulahi-er5ug
    @MaryamaAbdulahi-er5ug 17 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤ scw scw mahadsanid

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 19 วันที่ผ่านมา

    Beenalaha deganansha

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 19 วันที่ผ่านมา

    Qoomamo 'aaszha hostoda Waana. Daadka. Carabkino iskosi

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 19 วันที่ผ่านมา

    Waxi. Afiga kola abtir ah

  • @MaahirCadde-j6o
    @MaahirCadde-j6o 21 วันที่ผ่านมา

    Waxaa igu adag fahamka carabiga

  • @asmafarax7311
    @asmafarax7311 25 วันที่ผ่านมา

    Manta Waa 24 7 2024 meel Aan isku Qariyo Waan Jooga

  • @abdinursheikhomer9864
    @abdinursheikhomer9864 27 วันที่ผ่านมา

    Mnshallah ustaad jasaakallah

  • @ayaanhassan9104
    @ayaanhassan9104 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير

  • @Mohamedxaad
    @Mohamedxaad หลายเดือนก่อน

    Dr areh waanu kusgayna inshaallh from burco

  • @sarahabdallah3128
    @sarahabdallah3128 หลายเดือนก่อน

    Mogadishu mey imaanesa mise online sugnaa

  • @CabdulahiIbrahim-nb3fd
    @CabdulahiIbrahim-nb3fd หลายเดือนก่อน

    Dr Mogdishu kudar I.a

  • @suaadmohamoud8636
    @suaadmohamoud8636 หลายเดือนก่อน

    Burao makujirta

  • @taqwamedia1369
    @taqwamedia1369 หลายเดือนก่อน

    Ustaad adoo mahadsan waxaan kaa codsan lahaa Website jaamacada hagaajiya, baryahanba cilad baa haysata.

  • @abdirahman848
    @abdirahman848 หลายเดือนก่อน

    Ustaad online noo soogaliya haday macquul tahay insha allah

  • @wardaqali8394
    @wardaqali8394 หลายเดือนก่อน

    Online nooga dhig ustaad please

  • @user-ut6qy8gu3b
    @user-ut6qy8gu3b หลายเดือนก่อน

    Ustaad online ka noo soo boobsii insha allah

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi หลายเดือนก่อน

    Ustaad waa iga buuxsan tay lkn waa imaanayaa

  • @Faariz-Abdi
    @Faariz-Abdi หลายเดือนก่อน

    Ustaad Yayadoo Online ah kaga Fadhinah insha'Allah

  • @Saraamohamed-ic4rc
    @Saraamohamed-ic4rc หลายเดือนก่อน

    Jijiga kugu sugayna dr jazaka allh

  • @user-xh5iu7hs1l
    @user-xh5iu7hs1l หลายเดือนก่อน

    Dr'e Hargeysa ayaan kugu sugayaa idam Alle.

  • @Hana_moha490
    @Hana_moha490 หลายเดือนก่อน

    Hargesa goormad ku qabanysaa iyo goobta

  • @NimcanAbdi-ch1kl
    @NimcanAbdi-ch1kl หลายเดือนก่อน

    Ustaad Gabiley waa goorma

  • @muuseshiikhmuxidiin7684
    @muuseshiikhmuxidiin7684 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaaaah ustaaad mhdsnid

  • @cabdallacaamir1470
    @cabdallacaamir1470 หลายเดือนก่อน

    Dr.Abdishakur. Ustaad Aqoontaada soomaalida oo dhan ayaa u baahan. Waxaan kaa rabnaa ilaa Muqdisho inaad soo gaarto. Mahadsanid.

  • @Abdirahmaan1001
    @Abdirahmaan1001 หลายเดือนก่อน

    Ustaad muuqaal kaso dhig insha aallah

  • @Ciiltire-er9tw
    @Ciiltire-er9tw หลายเดือนก่อน

    Ustaad waqtiga aad ku bixinayso magaalooyinka waxaa ka yara wanaagsan inaad online ahaan aad u iibiso sababtoo ah in dadka magaalada joogo aysan wada qaadan kareyn lkin hadaad ka dhigto online qof walbo ayaa ka faaideysan karo mahadsanid ustaad dadaalkaaga ❤

  • @fihima6618
    @fihima6618 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah ustaad Magalada Hargeisa masoo gaadhaya course-ku Haduu soo gaadhayana wakhtiga nooso sheeg

  • @maxmuudmahrez1238
    @maxmuudmahrez1238 หลายเดือนก่อน

    Baydhabo Ayaan joogaa i.a inaad nooga soo gudbiso ayaan rajeynayaa

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish หลายเดือนก่อน

    Learning and teaching are my hobbies ❤❤❤❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish หลายเดือนก่อน

    Markastaba sida wax loo barto inaa barato waa muhiim❤❤❤❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish หลายเดือนก่อน

    Muhiim jiddan

  • @user-ur3pw7zs8i
    @user-ur3pw7zs8i หลายเดือนก่อน

    Ustaad anniga muqdisho ayaan jooga

  • @oumelkhairtahir2566
    @oumelkhairtahir2566 หลายเดือนก่อน

    Rer borama halaga faidaysto

  • @Abdullahinawawi
    @Abdullahinawawi หลายเดือนก่อน

    Jigjiga goormaa soo gaaraysaa ustaad , shahaado ma leeyahayse ?

  • @xamsemahdi3861
    @xamsemahdi3861 หลายเดือนก่อน

    Ustaad burco ayaan joogaa ee wakhtiga aad imanso inoo soo sheeg ustaad waad mahadsantahay

  • @zahra11573
    @zahra11573 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Ustaad, Mogadishu baan kugu sugeeynaa hadaad naso gaari kareyso. Hadii ay suura galiweysana please online ka inogu dhaqso.

  • @J0L3D
    @J0L3D หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustad ardayda online kaaga sugaysaan ka mid ahay

  • @cismaanxiireey5748
    @cismaanxiireey5748 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Aniga waxan joogaa Mogadishu waxan rajeynaa inaad inoo soo duubto Course-da. Si aan uga daawano channel kan mahadsanid.

  • @cismaanxiireey5748
    @cismaanxiireey5748 หลายเดือนก่อน

    Ustaad online please nagu sii