4 Saacadood ayaanu u Soconay Dhulka UGu Abeesada Badan
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
- Street Food Jigjiga Ethiopia
• Street Food Jigjiga
Hargeisa
Somaliland
Somalia
putland
muqadisho
laascaanod
vlogging
Traval
Somaliland vlogs
hargeisa vlogs
Somalia vlogs
muqadisho vlogs
kismaayo
jigjiga ethiopia
baladwayn
burco
buuhoodle
baydhabo
Sida loo dalxiiso
meelaha ugu quruxda badan dalxiisaka
waa sidee dhaqanka Somalidu
sidee horumarku samayn karta kaliga
sidee lacag ku samayn karta
igala Soo Xidhiidh
instagram.com/ahmed.rashid.s/
Ahmed soo ceel sheekh maaha meeshu
Dhulka aad maraysid waa inaad magacyada ku lifaaqdaa ama aad sheegtaa axmedow si loo garto ama kaa barto waayo dad badan ayaan aqoon u lahayn markaa marwalba tafaasiil ka bixi
Thank you
walahay waxaan xasuustay anagoo 1998 djbouti interview usa kusoo galanay baan seexanay dooxaa dooxyo kudhaw oo laag ah abeesadana waan lasoconay waxaa nala socday nin cadaan ah oo swiserland udhashay muubaqayn qofwalba moos ciida ayuu dhex seexday waay way kadhacda abeesadu ciida makori karto anagoo ilaahay nabad baadiyey baanu subaxdii kaa kacnay war dhulkaasi ciida iyo abeesadu way isleegyihiin walahay abeesadaasu waa mid gaa gaaban oo sun badan ethiopia ka ayuu ilahay kusalidi inshalahu war heer somaliland dhulkan heshiiskaa lagasheen ethiopia kafogeeya oo berbera dhaafiya waliba dhulkani waa qaali shiidaalka ayaa kabuuxa walahay waan dul istagay lug haya 2 ceel oo habeenkaa aad uka kamayey urtiisa oo lay sheegay in somalia qodatay bariigi siyaad bare kuwaa ayaa somali oo dhan dhergin laha laakin dee somali way isku ciyartay walahay qabiil dartii( from hargeysa)
Najaxey Allaha ku barakeyo walal gabar wax badan Og baa tahay Somali allaha isusoo dhoweeyo waxan kaasoo salamaya Cabudwaaq
Masha Allah guuuuuul Somaliland wadankenu wacanaa almaxan dacar budhuq maray babur ban kumary nasib bad leday❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Waa argoosato Waana lacunaa waxaan kudarsan kartaa suugafa meshing aad hilab u istacmaani legend waad istacmaanal muqahan tar tar oo ka mud ah aargoosato
Dhulkeena Somaliyed nimcaa fadhida Alle ha ina garansiyo si aan uga faa’idaysano 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐐🐐🐐🐐🐐🐪 🐪🐪🐪🐪🐪🐪
Aamin 🙏🏾🙏🏾🫡🫡
Mansha Allah tabarak Allah waa runtaa illahay ha inoo barakeyo dhulkeena quruxda badana ❤❤❤
Waan Jeclahay Safarkan
Asc Sxb Deegaankan aad soo martay si fiican ugumaad boganin waxa fiican inaad dhulka u degto oo gaadhi gaar kuu ah Raacdo , Deegaankan waxa ku yaal dhul badan oo Dalxiiska ku fiican Sida dhagaxa Laasgeel , Gal xidigaale , Buurta cirku tolon Iwm , iyo Xeeb aad u balaadhan. Dhulkan aad martay waxa uu ka mid dhulka Somaliland uga Riyo badan.
Asc nimankaa odayaasha ah waan salaamayaa waa strong team work waa loo baahanyahay
Si fiican ayaan ugaranayaa inyar agteeda ayaan biyaha kasoo dhamin jiray xumbo wayne agtiisa
ALLA DEE WAA CEEL SHEIKH
OO ALMIS XAGA WOQOOYI KA XIGTA WAANA RUNTAAYE WAA 135KM.
NABAD GELYO ADEERAYAAL.
Meel gale ayaanu ku so cona ceel shekh maha
😂😅😂😅 ceelShikh😊maha waa galbeed ka berbera iyo bariga bullaxar dhexdood
Maasha allah sxb axmed dalmar waa muuqaal quruxbadan
Mahadsanid sxb
Ahmed wan kusalmay wll waxaan kaso salaamaya bariga Somalia horey usoco
Mahadsanid walaal😊
Allah waa meeshii abeesadu ku dishay adeerkay allah how naxareestee
ا😅السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Mashsa Allah tabaaraka raxmaan waa muqal qurux badan
Waan ku salaamayaa Axmed
Wcm Waan ka qaaday sxb 😁😁
Safarka noocan ah wnjeclahay masha allah
Wow maansha waa muuqaal cajiiba
sbadal wayn baa samaysay zxp keep going hore usoco
Maxaa is badalay ayaad u malaynaysa bro.
Asc wadani asal masha Alla
Xaalim abyan iyo Axmed Rashiid Saaxiibayal guuleysta❤🎉
Asc. Waad ku mahadsan tahay saa noogu soo gudbisey. Somaaliyeey dhulkeena siduu isaga banaanka yahay iyo sidaan dhul isu haysano isma lsha Illaahow iimaanka nagu sug.
video baad duubaysaa laakiin meesha magaceeda ma sheegaysid ee sidee laguu fahmi karaa
Edtinka iska hagaaji zxp keep goig
0:37 macaac macac
ماشاءالله تبارك الرحمن واصل
Masha allah muuqaal aad aan ugu raacaystay haday tahay safarkaa iyo hadii daawashada tahay .
Mansha Allah
Video ga waxan dhamestay ano sugayay inan arko abesoyin😮
Lama arkayo miyaa aan iskaga baxee😅
Abeesadii meeday marka?
Barnaamijka waa inaa ku xustaa meesha aad joogto mageecada hadee tahay magaalo iyo gobol wadanba
Mahadsanid
Dhigo dheere ayaad raacday Ahmadoow Engineer 😂😂😂😂…Cool
WAA AWDAL DHULKEEY KU RAAXEEYSANAYAAN XITAA INEEY MAGACAABAAN BEEY U QUUDHI WAAYEEN CAJIIB
WELLDONE 🎉🎉🎉🎉
WXAAD TIDHAHDA ADEER,
WAXA HALKAN JOOGA UGAADHII OO KALA NOCNOOCA.
MAHAD SANID ADEER AHMED
Adaa mudan Adeero.
legend guuleyso❤
Maashaa allaah wll guulayso
Mahadsanid wll
Masha Allah 👍🏼💪🏻❤️
Xageed ku socotaan?
Mashallah axmadey
Miyaad wayday abeeso aad muuqaalka nala wadaagto
Waa dhulkii ay Habar Oromo ay u diyaarisay xabashida.
Masha Allah keep brother
Keep what???
Wajeer meel ka abeso badan malan😊
Waar niyow ma Hargeisa ayay meeshu u dhowday waa inaad sidii Abdisalaan Hereri u hadashaa
Hees baabad I soo xasuusiseen.
Xaguu dooxa waaheeen badd waqooyi kaga daro
Waadigu ha kula tago
Anigo 9 jira igu dambaysay geeri iyo bulaxar waxan xasusta dad wllo ah aya dagi jiray geeri
bulaxaar waa gonolka Awdal state
@@halimjiomohamed2678
🤣🤣🤣Armay awdal ahayn aay siilki hooyada ku taala bal hobso intanad wax so qorin Yan lagu kufsane inaad sidi edada saado cali kolba qoodhe aad lahay ku dhagto wa ceebay😁😁
Laguma arakin muddo sxb from London
War edhe dhulka abesad badani waa bariga saxiil mrka mesha magceda no sheg sheikhow
Waxaan ku dhashay ceel caanod ❤
Masha alah somalilan 💚🤍♥️
Someone please post a picture of this " abeeso" so i may know what kind of snake it is. All i hear is its a huge one...
Abeeso is the adder snake
Beautiful guys.
Ahmedow keep going sxp.. When i come to hargeisa wakuso radinaya.. meel ladahow suuq sade oo adow sheilkh aya usku racena burta wagaaar 😂😅😊
In Sha allah
Maxay tahay cawaantan
Dhulku magac maleh miyaa wuxu badowsanaa
My home mudo ma tagin 😢
waar ninyow soomalidu naxariistii dumarka ayaa laga qaaday bal eega ruuxa dumarka ahi bartay fadhiday waa qolkii ayga
Tm Fiat Hadaadan ku safrin waxbaa kuu haray
Meeday abeesada ugu badan, wax na tus tay ma leh
DEE MALAHA ADEER BULA HAAR AYAA KU SOCOTAAN.
ILEEN CEEL SHEIKH MARKA DAWGA CAD LAGA DHAADHACO AYAAY 135KM TAHAYE.
DEE ADEER MALAHA WAXA MARTEEN,
FARUUR.
ILLAHAY HA IDIN NABAD GELYO
Waa galbeedka berbera iyo bariga bullxar dh3xdoooda wxy na mareen wadada ceelcanood ee waahen ka talowda ama faruur
❤❤❤
Wax badan ayaa dhiman
Maxaytaraysaa haddaan dhirta iyo ugaarta midna Amman lasiinayn
Meesha magaceeda sheega nio
Igo ayuu xadh xadhay..
HORE U SOCO SXB
Abesadu mee
War kulanka isoo gur
Beertii ilma Jilbo Wayne miyaa ?!
Faruur miyaaa meeshaasi
M.n ❤
Inaader gadhiganu wuxu ubaxa hargeisa to bulaxar
Been badanaa ma anagaa arkaynaba ABEESADA AAD SHEGAYSID
Magaalo xeebeedku maanay mgac lahayn magaca deegaankaad tagtay iyo magaalada aad tagtay magaceeda iyo dhulka aad martay magacyadooda miyanad garanayn Dooxaa dacar budhuq mooyaane magac kale maad sheegin Dalbarashadu video kaliya soodhig maaha waa inaad xog guud kahaysaa halkad usafrayso siwaxlagaaga faaiido oo dalka loobarto adigiibaa 0
Aad iyo aad wiilka waxbadan baa ka khaldan
Cawil cami baad raacdeene
Aduu ma dhayne hmuunbaad raacdaa Horta 😂
Adigu gadhiga qaadoo ha is ka sheegin
Dad kana halayabin
Amazing… engineer where you heading 😂
THANKS BRO
Video kani aad baan ugu mabsuuday
Mahadsanid wll
Gobolkee weeye
Shaqaalihii magafee asal siyaad uu soodhaweeyay iyagoo dagalada itobiya kasoocararay
dhulkaasay doonayaan inay oromo gacanta ugeliyaan very sad wanka xumahay you tuberka dadka wacyi geli hala ilaashado dalka be care full about oromo. from ssc
Waa run wll mahadsanid.
😂😂😂😂adigo faqasha oo xabashi kalkala iya isaq ku leh oromo iya dhul la sinaya 😂😂😂 ssc ku laha maye siilki sado cali 😂😂somaliland tuulada lascanod ee angagan iyad Ku leeday ee ha ku deeqdo ssc miskin😂😂
Haa Oromo dhulkeedii weeye kusoo dhaweeya kkk waxad ka faaidaan waxba hanaga siinina
Faqash oromo garab ayaan ku siinayaa inay dhulka kaaga qaado sida maanta jigjiga gacantaadi uga baxday yaa qabxa
Dhulk ciise muse leh xagy oromo u soo marysaa
Axmed iyo cqanicalin pig saln sxbadal
Fadlan soo arag youtube kanal kayga
Mansha Allah
Fadlan soo arag youtube kanal kayga