Mucjisaa la tusay Ciidanka Urdun Qaar indho Beelay & Qaar Maqal beelay Sidey wax u dheceen? Qaabka l
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
- ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
Mucjisaa la tusay Ciidanka Urdun Qaar indho Beelay & Qaar Maqal beelay Sidey wax u dheceen? Qaabka loo dhiibay Maxaabiisti isra Maanta waxbaa ka si ahaa! Talow maxaa lagu sameeyay
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
wise.com/invit...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
Download the app app.wahedinves...
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Waa digniin ALLE tusay Ciisanka Urdun...
Tanoo kale ayaan ALLE ka baryeynaa in Yuhuuda iyo Mareykanka ku salido..
والله يومي ما يمشي ولا ينشرح لي صدري لما ادعي اخواننا مستضعفين في غزه لهم النصر و بالثبات ما كنت اعرف الصبر تعلمت منهم الصبر والايمان الحمد لله على نصر الله القريب لا محاله
Muslimiinta ilaahay qalbigooda ha isku soo jeediyo ❤
Yahuud iyo waxa taageero musiiba an damaad leheen allah hakusalatho
Jazakallahu kheyr sheikh for the updates..(masha Allah reer falaastiin and reer YEMEN 🇾🇪)
Masha allah illahay garabkoda ha galo rer falastiin❤
Ilaahay mucjiso ha tusmo inta somaaliya xukunta iyo inta runta qarisa oo xasidka ah oo beenta faafisa
Saxwaaye inlaga sameeyay ayaa laga yabaa mida kale yahuuda aad ayeey carabiga u taqanaa isku dir ayeeyna u sameyeen walalaheen naceeb nooma qabaan ee ducada aan u duceyneeno ayaa laga xun yahay 💯💯
Sheekadaan ciida iyo duufaantaan Isreal waa ku dhacday haddana waa Urdun waxaan ka baqaa dadkaas walaalaheen ah dhibka loo geystey oo aan ku fiirsanay in Carada ALLAH in ay ku dhacdo Urdun Masar iyo kuwa xasuuqa geystey
🎉🎉🎉🎉🎉mashalaah Dulmi Diid kzklla Kheyr badan alah nasiito muslinkana alah is jecliso aammiin
Mahadsanid Sh. Muxamadow.
Somalia hanoolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Subxaana Allah Illahay awoodisu badana. Illahayow kufaarta Trump iyo niyahu iyo ciidankoda ku salad masiibada tukadaran
Mashallah Sheikh ❤❤❤
Maasha allah allah garabkooda ha quwadeeyo gacantii sareyso allah ha ka dhigo walaalaha falastiin guul guul marwalba
Ilaahay ha u gargaaro
Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤❤
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
subxaanallah muu allaha weyn. uu yahuuda sidaas yeelo
Waad mahadsantahay
Scw scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam dulmi diid Hamas support Palestine Gull gobonimo 🇵🇸🇵🇸🇸🇾🇾🇪
Waa israa iil
Subhana Allah koley habaarka laladultaaganyhy mel Midlands ah dici maayo
In alle inta la jirto dofarada taas & tu ka daran ayaan illhay oga baryeenaa
Ilahey.ha.usaaidiyo.waayo.gaaladaey.garab .uyihiin.hogaankooda.aan.ulajeedaa
Waa askarta Munaafaqita
Allow inta aad tustay ciidanka urdun tus kuwa israa iil
Alxmd hadey indho beeleen
Falastiin guul guul inshaallah muslimkastaba allaha ugargaaro
Muslinka dhabta isma nacaan falastiin waa walaalahayn qofkii qof muslin naco asagaa is nacay. ilaahay guusha. ha siiyo dhamaan islaamka
Muuqaalkiisa ayaan arkay
Maxaabiista iyagaa jilaaya kuwii horeba waa qoslaayeene
Wamaa yaclamu junuuda Rabbigaa ilaa huwa! Waa cashar iyo cibra!
Walaalkaa oo la dulminayo hadaad ku fiirsato wax fiican ma aha
Sheikh maxamed illahay haa laga baqa arinka reer faalsadiin haa bubin qof faalsadiin hadu somali wax ka sheega mahan ina naa nacaebah reer faalsadiin somali imis xun yuhud tageerta oon argan
❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤
Allahu akbar
سبحانك؟ ولاتلبسو الحق بالباطلي وأنتم--------؟
Yahuda iyo somalida waa isku mid.
Allah Akbar
Sumxanallah
subxaanallaah
❤
Asc yaa Sheekh! Dhankakalena kasoohadal israil maxaabiistii jaakado iyo koofiyado ayeey kasimeen yacnii Xm iskatiiri sowlamadhihikaro
Asc somalia
Allah ha ugargaaro Palestinian
❤❤❤❤ASC SHEEKH. WAA. MUCJISO ILAAHAY❤. KOW. DUUFAANAL AQZA ? YAA. BIXIYEY. DABEYSHII. AQZA ? MESJUDUL NABI IBRAAHIN. CSW ❤❤❤. HADANA. DABEYSHII. AYAA. ILAAHAY. USOO DIREY. IYAGA. IYO. ASKARTA. ISRAAIILBA. ASW ❤. AWOODI8SA. CIDI. MAHORISTAAGI. KARTO. TAAS. OGAADA. ❤❤❤ ALAAHU ACLAM ALAAHU MA AAMIIN WTOWFIIQ GUUL GAZA. INSHALAAH GUUL FALASTIIN INSHALAAH ❤❤ AH ❤❤❤❤❤❤
Allow ugargar oo xifti falstin guul insha Allah
Asc walaalkiis maxanuun baa u dhiman falastiin balan malaha yahuuda xabad maahee wax kale mayaqaanaan xabada iyo dholatuska halagu badiyo waa sida aytahay
Sheekh waxan qasaam lagu dul daadaadinayo billee qalab basaas kudhexjiraa tafaasiil nagasii sheekh ...
Yuhuda askartoda ilahay dabesha haa ukeno daam ha kagasiyo
Sheikh carab wax qiil hanogu sameen
Asc sheikh kuwaan mudo yar sidaas kumey noqonin ee waxey cunaan ayeey waayen waxa lagayaaba ineey meel halls ah oo ay israiil godomisay ay kujiren o si wax cuto ah loogu geeyo lagaran waayey
Sheikh Mohamed waxan ka sugeynay taxqijinta hadalki aad lahayd falasdiin ayaa nacayday
Scw
Sheekh waxaas waa ka caadi Wadamada Carabta .Duufanta Carada ama ciida wadata ayaa lagu maga caabaa.
Wcs
Cuqubadii Falstiin ee ciyaar ma ah
Carabi hadda ma joogto jaziiradda carabta & bariga dhexe toona waa dad laga shaqaystey
Sawiranta maanad
Caadi u soo ban dhigikarin
Xagaad ka baqanaysaa
Sheikh arintii shaley aad ka sheegtay falastiin iyo somali wax badan ayey xumeysay oo quluub ah ee please ka daa ha soo gudbinin
Walaahi waa arintaan ka seexanwaayay ilaahay khayr haku siiyo waayo waxaan qaadan wayay wadaadka waxaa soo raraya maaha inaad umada muslinka ah xiqdi iyo nacayb ku dhex beerto xataa haday runtay wixii aad aragtaba hadaad war ka dhigto oo aanad cawaaqibkiisa ka fekerin lagayaa inayba yuhuud yihiin ama cadaw kale oo isku diraya ummada xataa haday iyaga yihiin umad dhan 1 ama 2 qof miyay matali karaan
Qiiro jaban kan hoyada dhashay haduu ku xumeeyo uma cudur dartide maxa carabta iyo dadka shisheeye ugu cudur dari@@Sahal114-ty8tq
Muhimku waa Dhulka Barakeysan Diifacida Falestine waa in yar waxa Edeb darada waada dhamantood maha.
Waxan. Eebe. Iidiinka. BARYAYAA. IN. IIDIIN. ILAAHAY. HA. IIDIIN. BADBAADIYO. RER. GAZA. SOMALI. CAY. WAXBA. KAMA. TARAYSO. EE. MAANTA. HADII. XUDUD. AAN. LAHAAN. LAHEEN. ISRAA. IIL. WAAN. WEERARI. LAHAA. MAGACEYGU. BASHIIR. AWES. HASAN
❤🎉
dhagahooda wexey ku maqlaayeen hubka lagu laaynayo deriskooda hadane walaalahooda indhahoodana waa ku fiirsanayeen ilahey wax ka qarsan ma jiro war baa sugayo madaxda iyo shacbiga masr iyo jordani
Asc warbahenta xaisenta naga daay faland
Sheekh soomali badnaa we fahamsan yihiin reer gaza waa dad akhlaaq iyo imaan adag hestan maasha Allah marnaba ma rumeysanaayo ine dad aflagadeyan dabcan qof xun wu ku jiraa oo kuwa wax basasayanbo wa ahlu Gaza lkin dadkaas xaqiidii wa dad ilahey u gar gaarey xataa carabta iibsatey ma caayaan Yan la ilaawin luqada ine xataa ku hadlaan dad badanoo akhlaaq leheen.
Waxaas Waa yuhuuda soomaalida falastiin bay ku waasheen soomaalida iyo maranta shacabka baa lanacsiinayaa
Subxaan Allaah🥹
waxaan u maleynayaa iney dagaalka ku soo noqon doonaan yahuuda markey maxaabista ka wada qaataan ilaahow u maciin reer Qaza
Marka horaba waacadahay cida kadanbayso oo ay danta ugu jirto muslimiinta inay colaad dhaxdhigto waa israa il iyo shiico markiihorana nikii taraamaah aa wadamada magacaabay ilaahoow muslimiinta midee oo mad madoowga kasaar
iska hubidhe. Saacad inay yuhudu leeday
Wallhi dhiga wa cajib rergasa one year ayn dartot u ilmeynaya u duceynaya blse manta markay sii cunsurinimo ku jirta ino cayen wallhi wan dawan la ahy naceb ayn u qaday xiita farxada wan la qebsan la ahy ad ayn uu nacay shacabka rer falesting
waxay doona yan in ay weeraraan ayagoo maxaadiista
War waa duruuf gaajo iyo dhibka ka jiray
Amaa kor laga duubayaa meesha ag gelin doonaan
Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤😊😊😊😊😊😢😢❤❤❤❤
INUUSAN XIRANBA AA FIICAN RUNTII SAACADA, XATAA WAXAA LAGA YAABAA INAY TAHAY AALAD LAGU DHAGAYSTO OO SIR AH.
Yahuud la carabeeyey ayaa jiraa oo caydamaayo
walahi wanku farxay maxabiista yuhuda in gajo lagu dilo sida ay ula dhaqman maxabiista Palestine ayagana hala Daren siiyo xanun ka ay ledahay ina dhibateyso qeer kaa
sheqow baraha bulshada soomali un ba si qalad u isticmasho hadi laheli karo inrta sida xun u isticmaleyso in laga xiro sucadeyni iyo dinteni nastexada leh ayay ku dheley an
uQubo ayaa ku dhacday
maxay cunaayaan wilashaba waxba ma cunine
Siday israel u ilaalinayeen ayaa ilaahay indhihii tirey
Sadexda manta la siidaayay waxaa hayay islaamig jahaad xamaas mayna haynin
Meelaha lagu kalahayay ayaa kala duwanaa ayay kadhigantahay
Amaa sun lugu buufiyay
Nafsiga reer falastin waaye
ولا تزرو وازرة وزر أخري؟؟؟
American ddabka urtdun cidha
Viva Israel 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 nacala carab kuyaal
yahuuda adoon ayay ku haystaan ay leyihiin 😂
Maanta Israiil ma awoodo inay dagaal ku noqoto waayo baddi casayd ee Xuutiyiintu xidhay inta dagaalku socday aya dib shaqeeyey oo tijaaradi aduunku si wacan bay u socota reer Yurub iyo maraykanba ma jeclo in dib loo xiro badda cas taas aya keenaysa inayna Israiil dib u bilaabin dagaal waana fikirkayga kkk
👎 👎 👎 👎 NINKAN WAXBAA KA QALDAN CAAY IYO WANALA CAAYEY UNBUU LEEYAHAY...WAR DADKA ISLAMKA HA ISKU DIRIN.. WANALA CAAYEY HADAL NIN WEYN MA'AHANE....SHAQSIYAD ARAB OO TH-camR AH WAX AY SHEEGEEN AYAAD UMADO ISLAM ☪️ AH ISKUGU DIREYSAA...