XAAFADA TALEEX HODAN IYO AFRICAN VILLAGE MUQADISHO VLOG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • www.instagram....
    WAA SIDAN MUQADISHO VLOG SOMALIA
    • WAA SIDAN MUQADISHO VL...
    Muqadisho
    Somalia
    Muqadisho vlog
    Muqadisho travel
    Muqadisho street food
    Muqadisho cuntooyinka Wadooyin ka
    Liido vlog
    Xamar wayne vlog
    Boorama
    Biyo xidheenka Dhamuug
    Magaalada boorama
    Gobolka Awdal
    Somaliland
    Somalia
    Muqadisho
    Hargeisa
    Kismaayo
    Garoowe
    somali vlogs
    Hargeisa
    Somaliland
    Somalia
    putland
    muqadisho
    laascaanod
    vlogging
    Traval
    Somaliland vlogs
    hargeisa vlogs
    Somalia vlogs
    muqadisho vlogs
    kismaayo
    jigjiga ethiopia
    baladwayn
    burco
    buuhoodle
    baydhabo
    Sida loo dalxiiso
    meelaha ugu quruxda badan dalxiisaka
    waa sidee dhaqanka Somalidu
    sidee horumarku samayn karta kaliga
    sidee lacag ku samayn karta
    #somali

ความคิดเห็น • 78

  • @Sacdiyo-c3r
    @Sacdiyo-c3r 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xaafaday talex qaar ahaan agagaarka masjidka sheeq cali suufi maasha allaah from kenya gaar ahaan qoxotiga kaakuma

  • @AbdulazizAli-d7k
    @AbdulazizAli-d7k 2 หลายเดือนก่อน +6

    Sorry akhyaarta. African Village waxaa la dhisay 1974 waxaana dhisatay dawladdii somalia ee xilligaasi. waxaa loo dhisay waayo waxaa muqdisho marti gelisay shirweynihii Ururka Midowga Afrika ee sanadkiiba mar waddan lagu qaban jirey. Waxaa markaa intii shirku socdey deganaa madaxdii aadka u badnayd ee ka kala yimid waddamada Africa oo dhan oo ay ku jireen Boqor Xayle Salaasihii Ethiopia iyo madaxweyne Jomo Kenyatihii Kenya. Dhismayaashani markaa waxay ahaayeen kuwa afrika ugu qurux badan mid kamid ah si aad ahna waa loo qalabeeyey waayo boqorro iyo madaxweynayaal ayaa seexan jirey. Markii shirkii dhamaaday waxaa la dejiyey shaqaalihii dawladda ee xilligaasi rag badan oo maanta nool woqooui iyo koonfurba ayaa halkan ku noolaan jirey. markaa taariikhda meeshan sidaa ula socda. Waad mahadsan tihiin.

  • @62faisa
    @62faisa 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah mahadsanid waa xaafidii aan kuu koray markii aan yara 😢i miss Mogdhisho cadeeyee my childhood city

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 หลายเดือนก่อน +3

    Muqdisho waa magaaalo habaysan quruxda laguu sheega wa abka masha alllah hargaysa sidan u baaahan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ashaelmi3575
      @ashaelmi3575 2 หลายเดือนก่อน

      @@JamiilaJiimi-xq3pv Firi say masha allah midakale wax figradiina la imada no copy cat allahu akbar illahey cadil waye hada rer hargeysa tihiin koonfur waa dulmiseen cafis weydista illahin

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hargaysi muqdisho ka quruxbadan wadooyinkunba naga xun wadooyinkana waa dhisanayna insha alllah adigu tabigyu kalaad ka hadlaysaa😂😂😂😂

    • @ashaelmi3575
      @ashaelmi3575 2 หลายเดือนก่อน

      @@JamiilaJiimi-xq3pv dhista maleydin didano lakin hada xasid nimada iyo isla weynida iyo isuqabe aan looqabinta deysan hore ayad u soconeysan lakin intaa lidoda dadka idinkoo waxba yahey ah heysan Mel gari meysaneh dhalinyarada iyo malqabenadina tashta anaga xuman ma idiin qabno xasha cayna wax ma naga gooyneyso marka soo dhawada

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv 2 หลายเดือนก่อน

      Waad bugtaaa manatihid dadka reer muqdisho aadeer somaliland cidi magaaasho hanagu daba lumin

    • @ashaelmi3575
      @ashaelmi3575 2 หลายเดือนก่อน

      Wakas runtaa ku dhibeysa ileen isma qarin kartid xanuun haduu qof hayo ama umad adiga iyo idinkuu idin hayaa waxna waa ku qadi weyseen aan fool xumo ka aheyn dabadiina data saxib xamar iyo dadkeda ha ku wala nine midakale nimankii qaldan wiif yashii gan bareysi ey barteen secamal kkk istaqfurulah

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂🎉❤ WAA Xafadihii ugu Quruxda 😂🎉 👍 Badnaa 💯🤣👍 Waana Xafadenaa 👍💯🤣👍💯👍👍💯🤣💯

  • @اممحمدابراهيم-س7ل
    @اممحمدابراهيم-س7ل 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waaaw taleex waa qurux badan tahy❤❤❤❤❤

  • @AbdirisaqMuxudiin-o9r
    @AbdirisaqMuxudiin-o9r 2 หลายเดือนก่อน +4

    SAXIIB SUUQBACAD IYO DARJINKA AKAQURXAN

  • @rashiid187
    @rashiid187 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hargeisa ayaa ubahan systemkan

  • @bashircali5305
    @bashircali5305 หลายเดือนก่อน

    Masha alah

  • @OmarMohamed-be5fn
    @OmarMohamed-be5fn 2 หลายเดือนก่อน +1

    African village waa meel qurux badan lakiin aad u nasiibdaran waagi hore waxaa lagu deganaan jiray xeelad haddana waxaa lagu deganyahay xoog.

    • @AhmedAli-cv1yt
      @AhmedAli-cv1yt 2 หลายเดือนก่อน

      Awal dadaa lahehenaa daganaa hadana dadkii lahayaa degan saas waa farqiga udhaxeyo 😅😅😅 thnks

  • @mansourahmed6361
    @mansourahmed6361 2 หลายเดือนก่อน +1

    African village was built in 1973 and OAU delegates been hosted there.

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah Taleex

  • @mcxulka6709
    @mcxulka6709 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤😢😢marka magaladii aad kudhalatay ku kortay hadane aad ayado dagalo sukeye iyo daglo qabil somartay hadane manta wataas muqdisho❤muuqeda muuqdo weey kadaren badan tahay magaloyinka kale weyna kasamir iyo dulqad badan tahay 😢muqdisho maxaa daris iyo ehel kugu wayay hadane kama qusan karo dhaqsi kuma dhibikaro qaran muuqda astaan u tahay darta ragii nadhalay baa u asan ❤😢😢😢😢😢😢❤❤

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wow🎉

  • @SaSa-vh5fo
    @SaSa-vh5fo 2 หลายเดือนก่อน

    Hodan waaxaafadaydii maasha alah carwadii hotelkiitalex warshadii kokola maasha alhwaadisooxasuusisay

  • @MdsuhelAhmed-wx1wm
    @MdsuhelAhmed-wx1wm 2 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉LOT of people have spaces and farmlands near villages and COUNTRYSIDES all around the country 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hm1c586
    @hm1c586 2 หลายเดือนก่อน +1

    Saxiibo sikuulka imaam shaafici iiga sooduub hal videow Sxb igu qaado

  • @elhamfarah5785
    @elhamfarah5785 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wall waxad soo martan meshi la dihijiray dab iyo dhagax wadadi

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah wa xafad admigedu heersare ah o ad u quruxbadan Habargidir aya degamada hodon leh wa dad laladegi karo

    • @Fartun-k4b
      @Fartun-k4b 2 หลายเดือนก่อน

      Naga aamus

    • @najiibyare4483
      @najiibyare4483 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hhhh meesha tarabuunka iyo haanta dheer oo dhul dowla aah aad jiinagadaha ka dhisaten baad mooda😂

    • @MunocabdirashiidMunocabdirashi
      @MunocabdirashiidMunocabdirashi 2 หลายเดือนก่อน

      Jiingad maa ujeedaa macnaha😂

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 2 หลายเดือนก่อน

      ​​​@@najiibyare4483😂😂😂😂

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 2 หลายเดือนก่อน

      Na luqeyga kabaxa ma dameero ayad u jedan this not karaan busley kkkkk viva habargidir wa cilan tihine

  • @sharifjama20
    @sharifjama20 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah

  • @RIIGSOONLINEMARKET
    @RIIGSOONLINEMARKET 2 หลายเดือนก่อน

    ad iyo ad axmed rashiid

  • @khadraaelmi921
    @khadraaelmi921 2 หลายเดือนก่อน

    Xaafadaydi aan ku dhashay

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 2 หลายเดือนก่อน +4

    African vilage waa 74 ee maahan 84 ilmo yar ayaa tahaye ,
    Lkn quruxdii xaafaddaan ma sidaan ayaa u dambeysay .
    Walee reerka aan kasoo jeedo nidaam dawladnimo uma diyaarsano.
    Anigu waan ku dhashay oo kusoo barbaaray xaafadaan lkn burburkiivka hor ayaan kasoo tegay muqdisho gaar ahaan xaafadaan

  • @OmarMohamed-be5fn
    @OmarMohamed-be5fn 2 หลายเดือนก่อน

    African village waxaa dhisay Allaha u naxariste ING Cali xusen malin bariir.

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia why like & share because his somalilander

  • @Inahashi-r2c
    @Inahashi-r2c 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂 ay xaafadeenaa u jeedaaa

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 2 หลายเดือนก่อน +1

    1974kii ayaa dhisay african village
    Waxaa ladajiyay madaxdii africa ee kaqeeybgashay shirkii muqdisho African-American isgu yimid

  • @xaqudirir4585
    @xaqudirir4585 2 หลายเดือนก่อน

    Reer gobalka magaalada so galay 2000 kun wax walbo weey ku ciyaareen. War wadada waxaa la yiraahdaa wadada tarbuunka. ee magaceeda ha ku ciyaarin.

  • @maxamedhalooyeelo1134
    @maxamedhalooyeelo1134 2 หลายเดือนก่อน

    Rer taleex halkan ma joga ne😅❤

  • @MunocabdirashiidMunocabdirashi
    @MunocabdirashiidMunocabdirashi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Horta adiga hargeso waa lagaa sooburin doonaa😂

  • @salibanabdullahi6151
    @salibanabdullahi6151 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb carwadii rugta ganacsiga yo wadadii kaasabalbaare noo
    Soo duub xusuus gaareey I lady hotel feerferr

  • @MohammedMosa-e8w
    @MohammedMosa-e8w 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc axmad rashiid iyo c naasir yaa illaahii waa xaafadii aan ku dhashay kuna barbaar degmada hodan laanta taleex waa run afrikaan filaj waxaan loo dhisay calashaan shirkii midowga afrika intii sidaas tiri aad u mahad san tihiin c naasir 84kii waxay ahayd markii ay koobka ciyaaraha gobolada waqooyi qaadeen waxaan aad uga xumahay inaydaan soo duubin iskooladii 1da maajo oo aan ka mid ahaay ardaydii ugu horaysay ee lagu furay isagoo markaa gacanta laga qaadnay kaasa balballaare agtiis ahaay 1da maajo markii dambe waxaan loo qaybiyey1da maajo iyo sheekh madar maamulahayga ugu horeeyey dr tahliil 1976 sanadkii iigu dambeeyey maamulahayga dr cabdirisaaq caynaan 1 kulu macalimiintayda maamulayaashayda cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban illaaheey ha siiyo intii dhimatayna janatul firdowsal aclaa illaahaayoow gali amiin xusuus wanaagsan mahadsanidiin

    • @jdyexaashi7356
      @jdyexaashi7356 2 หลายเดือนก่อน

      Mansha Allaah aniga iyo adiga isku wakhti, isku iskool, isku wax walba, albaabka waynaa ee Afrikan Village na albaabka iskuulkeennii 1da may way iska soo horjeedeen... Allaha cimriga ha noo dheereeyo sxb, waana ku salaamay salaan sare oo diirran❤

  • @mpscallcenter7995
    @mpscallcenter7995 2 หลายเดือนก่อน

    adeer nuuur waa kusalaamay

  • @farxiyacabdi6917
    @farxiyacabdi6917 2 หลายเดือนก่อน

    Asc aboowe kirad meeqo waye

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waar Nio wxd isso Xasuusisey Yaraanteydi xaafadaheygi Degmadii HodaN Xaafadii kaasa, Balballare, Hotel Talleeex, AfricaN Village, mrkii Hore talleex Lama odhaN jiriN kaasa,Balballaare Ayuunbey ka mid Ahyd, Waa Degmada HiddaN Waa Degmadii Isaaqa

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kan kula socdo qalad ayuu kaa dherjiey African village waa xaafad ay degenayen sariikhisha kulaha madaxada African lugu soo dhaweyn jirey😂😂😂

  • @AmiinXuseen-o8f
    @AmiinXuseen-o8f หลายเดือนก่อน

    Xafadaan kudhashay kubarbaaray taleex

  • @najiibyare4483
    @najiibyare4483 2 หลายเดือนก่อน

    Nio suuqa bakaraha naso duub

  • @Thebattleofthehorn
    @Thebattleofthehorn 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wali xasan sheekh maxamud muusan xaraashin African village? Mooryaan baa meeshii qashin qub ka dhigtay. Unuka leh fool xumo laga qaad.

    • @najiibyare4483
      @najiibyare4483 2 หลายเดือนก่อน

      Tuuloyinkina maad sidaa udhistan meeshan raagi lahaa ba dhistaye

  • @naimoyusuf1621
    @naimoyusuf1621 2 หลายเดือนก่อน

    Ku daroo nin dhalinyara ka ah gudomiye degmada Mohamed Ahmed cantoobo aad ayuu uga shaqeyay degmada

  • @samiraothman3531
    @samiraothman3531 2 หลายเดือนก่อน

    مساء الخير

  • @Thebattleofthehorn
    @Thebattleofthehorn 2 หลายเดือนก่อน +4

    Xaafadan Daaroodka iyo iidoor baa aad u deganaa iminka dee hawiye unukaa leh. My primary school was first may primary

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน +3

    Guryihii African ee ay mooryaanta Ku habsaday ayaan arka
    Sharaftii Qarinimo ma saan u dambeysay

    • @AhmedAli-cv1yt
      @AhmedAli-cv1yt 2 หลายเดือนก่อน

      Dadkii lahayaa dagan ee cuqdada iska saar 😅😅😅 fadlan

    • @DeeqoAli-b3z
      @DeeqoAli-b3z 2 หลายเดือนก่อน +2

      Gurya nagala dhacay aad tiraahdan waa kuwan waa guryahii dawlada. Xoolo dad ay lee yhn ba inti xoog looga qaadey ba idinka la idiin dhisey dhila ku dhashee. Afweyne wuu idin lug gooyey guryo dawlad waxu ugu wacay bu idin dejiyey

  • @Ahmedmohamed-gf9bd
    @Ahmedmohamed-gf9bd 2 หลายเดือนก่อน +1

    Taariikhda ayaa kaakhaldan wiil yar ayaad tahay taariikhda african filaj dib uraadi.

  • @MdsuhelAhmed-wx1wm
    @MdsuhelAhmed-wx1wm 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉ADVICE friends and family members to do all different types FISH farming on BOIFLOCKS TANKS or PONDS goldfish,shrimp,catfish,seabass,lobsters king prawns, SARDINE FISH, giant LOBSTERS, salmon FISH farming on LARGE COMMERCIAL scales🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 2 หลายเดือนก่อน +1

    Secamal heestaan intee ka timadey hadii xamar joogtid hees rer xamar ku fur Ethiopia ma joognee naga xishoo hada lee lagu barbaroyaa intee ka i matey illahey bari waye
    Illahow cadow iyo ill xasid ka dhowr xudunteeyda ku duganee😢

  • @مصطفىالفارح
    @مصطفىالفارح 2 หลายเดือนก่อน

    حتا مافي بنيه تحتيه يعني إذا نزل مطر مكان راح يكون فيه فيضان

    • @مصطفىالفارح
      @مصطفىالفارح 2 หลายเดือนก่อน

      قبل ما تسوي شيء لازم تسوي ثلاث أشياء اول شيء بنيه تحتيه مثل بلاعات و أسلاك الكهرباء و لمبات و مساحه لي شارع لما تسوي كل هاذا سوي شارع بعدها انتم جهله

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 2 หลายเดือนก่อน +1

    Afrikan filaj
    Ma dawlad baa leh iyo Somali 🇸🇴 oodhan mise mooryan tuuug

    • @AhmedAli-cv1yt
      @AhmedAli-cv1yt 2 หลายเดือนก่อน +1

      Dadkii dhulka lahayaa leh 😢😢😢😢😢

    • @HUSSEINMohamed-ck8dk
      @HUSSEINMohamed-ck8dk 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@AhmedAli-cv1ytJwb sax ah siisay 😂😂

  • @samiraothman3531
    @samiraothman3531 2 หลายเดือนก่อน +2

    الغنم بشارع😂

    • @CrAbukar-fc8yb
      @CrAbukar-fc8yb 2 หลายเดือนก่อน +6

      Qaadkaaga iska cun 😂

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 2 หลายเดือนก่อน

      الغنم شعارنا حبيبتي😊❤

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 2 หลายเดือนก่อน +2

      Nimcoyinka ilahay nasiiyay bay kamid tay wll alx

    • @MunocabdirashiidMunocabdirashi
      @MunocabdirashiidMunocabdirashi 2 หลายเดือนก่อน

      نفخر بالغنم من نعماة اللة والحمد الله

    • @محمودحيد-م8ذ
      @محمودحيد-م8ذ 2 หลายเดือนก่อน +1

      في الهند كمان الغنم في شارع وانت كمان معاهم في الشارع