Ahmed Rashid Vlogs
Ahmed Rashid Vlogs
  • 120
  • 1 856 594
SUUQA UGU WAYN SOMALIA SUUQA BAKAARO MUQADISHO
ahmed_rashid_vlogs?igsh=MXF2bmpjaG5mN2l0cA%3D%3D&
WAA SIDAN MUQADISHO VLOG SOMALIA
th-cam.com/video/dNkvNJqXdGU/w-d-xo.html
Muqadisho
Somalia
Muqadisho vlog
Muqadisho travel
Muqadisho street food
Muqadisho cuntooyinka Wadooyin ka
Liido vlog
Xamar wayne vlog
Boorama
Biyo xidheenka Dhamuug
Magaalada boorama
Gobolka Awdal
Somaliland
Somalia
Muqadisho
Hargeisa
Kismaayo
Garoowe
somali vlogs
Hargeisa
Somaliland
Somalia
putland
muqadisho
laascaanod
vlogging
Traval
Somaliland vlogs
hargeisa vlogs
Somalia vlogs
muqadisho vlogs
kismaayo
jigjiga ethiopia
baladwayn
burco
buuhoodle
baydhabo
Sida loo dalxiiso
meelaha ugu quruxda badan dalxiisaka
waa sidee dhaqanka Somalidu
sidee horumarku samayn karta kaliga
sidee lacag ku samayn karta
#somali
#somalia
#muqdisho
#garoowe
#hargeisa
#kismaayo
#baydhabo
มุมมอง: 21 707

วีดีโอ

LEEFLEFOW STREET FOOD MUQADISHO XAMAR WAYNE
มุมมอง 9K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
ahmed_rashid_vlogs?igsh=MXF2bmpjaG5mN2l0cA & WAA SIDAN MUQADISHO VLOG SOMALIA th-cam.com/video/dNkvNJqXdGU/w-d-xo.html Muqadisho Somalia Muqadisho vlog Muqadisho travel Muqadisho street food Muqadisho cuntooyinka Wadooyin ka Liido vlog Xamar wayne vlog Boorama Biyo xidheenka Dhamuug Magaalada boorama Gobolka Awdal Somaliland Somalia Muqadisho Hargeisa Kismaayo Garoowe somali vlogs...
GAROONKA UGU WAYN SOMALIA MUQADISHO STADIUM
มุมมอง 3.8K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
ahmed_rashid_vlogs?igsh=MXF2bmpjaG5mN2l0cA & WAA SIDAN MUQADISHO VLOG SOMALIA th-cam.com/video/dNkvNJqXdGU/w-d-xo.html Muqadisho Somalia Muqadisho vlog Muqadisho travel Muqadisho street food Muqadisho cuntooyinka Wadooyin ka Liido vlog Xamar wayne vlog Boorama Biyo xidheenka Dhamuug Magaalada boorama Gobolka Awdal Somaliland Somalia Muqadisho Hargeisa Kismaayo Garoowe somali vlogs...
XAAFADA TALEEX HODAN IYO AFRICAN VILLAGE MUQADISHO VLOG
มุมมอง 12K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
ahmed_rashid_vlogs?igsh=MXF2bmpjaG5mN2l0cA & WAA SIDAN MUQADISHO VLOG SOMALIA th-cam.com/video/dNkvNJqXdGU/w-d-xo.html Muqadisho Somalia Muqadisho vlog Muqadisho travel Muqadisho street food Muqadisho cuntooyinka Wadooyin ka Liido vlog Xamar wayne vlog Boorama Biyo xidheenka Dhamuug Magaalada boorama Gobolka Awdal Somaliland Somalia Muqadisho Hargeisa Kismaayo Garoowe somali vlogs...
MASJIDKA UGU QURUX BADAN MUQADISHO SOMALIA 🇸🇴
มุมมอง 8K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
ahmed_rashid_vlogs?igsh=MXF2bmpjaG5mN2l0cA & WAA SIDAN MUQADISHO VLOG SOMALIA th-cam.com/video/dNkvNJqXdGU/w-d-xo.html Muqadisho Somalia Muqadisho vlog Muqadisho travel Muqadisho street food Muqadisho cuntooyinka Wadooyin ka Liido vlog Xamar wayne vlog Boorama Biyo xidheenka Dhamuug Magaalada boorama Gobolka Awdal Somaliland Somalia Muqadisho Hargeisa Kismaayo Garoowe somali vlogs...
MUQADISHO WAXAAN IIBSADAY FUNAANADA UGU QAALISAN IYO FUNAANADA UGU QIIMO JABAN
มุมมอง 6Kวันที่ผ่านมา
WAA SIDEE XEEBTA LIIDO MUQADISHO SOMALIA liido Vlog 🇸🇴 Somali Travel | Somali Vlog th-cam.com/video/750FVyacRZM/w-d-xo.html Daarul Salaam muqadisho Muqadisho Somalia Muqadisho vlog Muqadisho travel Muqadisho street food Muqadisho cuntooyinka Wadooyin ka Liido vlog Xamar wayne vlog Boorama Biyo xidheenka Dhamuug Magaalada boorama Gobolka Awdal Somaliland Somalia Muqadisho Hargeisa Kismaayo Garoo...
WAA SIDEE BEERAHA DALXIISKA MUQADISHO VlOG
มุมมอง 8Kวันที่ผ่านมา
WAA SIDEE XEEBTA LIIDO MUQADISHO SOMALIA liido Vlog 🇸🇴 Somali Travel | Somali Vlog th-cam.com/video/750FVyacRZM/w-d-xo.html Daarul Salaam muqadisho Muqadisho Somalia Muqadisho vlog Muqadisho travel Muqadisho street food Muqadisho cuntooyinka Wadooyin ka Liido vlog Xamar wayne vlog Boorama Biyo xidheenka Dhamuug Magaalada boorama Gobolka Awdal Somaliland Somalia Muqadisho Hargeisa Kismaayo Garoo...
WAA SIDAN MUQADISHO VLOG SOMALIA
มุมมอง 9Kวันที่ผ่านมา
WAA SIDEE XEEBTA LIIDO MUQADISHO SOMALIA liido Vlog 🇸🇴 Somali Travel | Somali Vlog th-cam.com/video/750FVyacRZM/w-d-xo.html Daarul Salaam muqadisho Muqadisho Somalia Muqadisho vlog Muqadisho travel Muqadisho street food Muqadisho cuntooyinka Wadooyin ka Liido vlog Xamar wayne vlog Boorama Biyo xidheenka Dhamuug Magaalada boorama Gobolka Awdal Somaliland Somalia Muqadisho Hargeisa Kismaayo Garoo...
XAAFADA UGU QURUX BADAN MUQADISHO HOMES IN MUQADISHO
มุมมอง 34Kวันที่ผ่านมา
WAA SIDEE XEEBTA LIIDO MUQADISHO SOMALIA liido Vlog 🇸🇴 Somali Travel | Somali Vlog th-cam.com/video/750FVyacRZM/w-d-xo.html Daarul Salaam muqadisho Muqadisho Somalia Muqadisho vlog Muqadisho travel Muqadisho street food Muqadisho cuntooyinka Wadooyin ka Liido vlog Xamar wayne vlog Boorama Biyo xidheenka Dhamuug Magaalada boorama Gobolka Awdal Somaliland Somalia Muqadisho Hargeisa Kismaayo Garoo...
WAA SIDEE JAZIIRA BEACH GOOBAHA DALXIISKA MUQADISHO SOMALIA 🇸🇴
มุมมอง 4.4K14 วันที่ผ่านมา
WAA SIDEE XEEBTA LIIDO MUQADISHO SOMALIA liido Vlog 🇸🇴 Somali Travel | Somali Vlog th-cam.com/video/750FVyacRZM/w-d-xo.html Muqadisho Somalia Muqadisho vlog Muqadisho travel Muqadisho street food Muqadisho cuntooyinka Wadooyin ka Liido vlog Xamar wayne vlog Boorama Biyo xidheenka Dhamuug Magaalada boorama Gobolka Awdal Somaliland Somalia Muqadisho Hargeisa Kismaayo Garoowe somali vlogs Hargeisa...
MARKII IGU HORRAYSAY KAALAMUUDO XAMAR WAYNE MUQADISHO SOMALI FOOD
มุมมอง 11K14 วันที่ผ่านมา
WAA SIDEE XEEBTA LIIDO MUQADISHO SOMALIA liido Vlog 🇸🇴 Somali Travel | Somali Vlog th-cam.com/video/750FVyacRZM/w-d-xo.html Muqadisho Somalia Muqadisho vlog Muqadisho travel Muqadisho street food Muqadisho cuntooyinka Wadooyin ka Liido vlog Xamar wayne vlog Boorama Biyo xidheenka Dhamuug Magaalada boorama Gobolka Awdal Somaliland Somalia Muqadisho Hargeisa Kismaayo Garoowe somali vlogs Hargeisa...
MUUFO IYO MARAQ DABA YARRE MUQADISHO 2024 SOMALI FOOD MUUFO TIINAAR
มุมมอง 28K14 วันที่ผ่านมา
WAA SIDEE XEEBTA LIIDO MUQADISHO SOMALIA liido Vlog 🇸🇴 Somali Travel | Somali Vlog th-cam.com/video/750FVyacRZM/w-d-xo.html Muqadisho Somalia Muqadisho vlog Muqadisho travel Muqadisho street food Muqadisho cuntooyinka Wadooyin ka Liido vlog Xamar wayne vlog Boorama Biyo xidheenka Dhamuug Magaalada boorama Gobolka Awdal Somaliland Somalia Muqadisho Hargeisa Kismaayo Garoowe somali vlogs Hargeisa...
HABEENKI STREET FOOD MUQADISHO NIGHT LIFE MUQADISHO SOMALI FOOD 🇸🇴
มุมมอง 27K14 วันที่ผ่านมา
WAA SIDAN MUQADISHO VLOG SOMALIA th-cam.com/video/dNkvNJqXdGU/w-d-xo.html Muqadisho Somalia Muqadisho vlog Muqadisho travel Muqadisho street food Muqadisho cuntooyinka Wadooyin ka Liido vlog Xamar wayne vlog Boorama Biyo xidheenka Dhamuug Magaalada boorama Gobolka Awdal Somaliland Somalia Muqadisho Hargeisa Kismaayo Garoowe somali vlogs Hargeisa Somaliland Somalia putland muqadisho laascaanod v...
MUQADISHO TO KULLIYADI LAFOOLE SOMALIA - LAFOOLE UNIVERSITY SOMALIA 🇸🇴
มุมมอง 2.2K14 วันที่ผ่านมา
WAA SIDEE XEEBTA LIIDO MUQADISHO SOMALIA liido Vlog 🇸🇴 Somali Travel | Somali Vlog th-cam.com/video/750FVyacRZM/w-d-xo.html Historical places in Somalia Muqadisho Somalia Muqadisho vlog Muqadisho travel Muqadisho street food Muqadisho cuntooyinka Wadooyin ka Liido vlog Xamar wayne vlog Boorama Biyo xidheenka Dhamuug Magaalada boorama Gobolka Awdal Somaliland Somalia Muqadisho Hargeisa Kismaayo ...
SIDEE LOOGA CAWEEYAA MUQADISHO NIGHT LIFE MOGADISHU
มุมมอง 30K14 วันที่ผ่านมา
WAA SIDEE XEEBTA LIIDO MUQADISHO SOMALIA liido Vlog 🇸🇴 Somali Travel | Somali Vlog th-cam.com/video/750FVyacRZM/w-d-xo.html Muqadisho Somalia Muqadisho vlog Muqadisho travel Muqadisho street food Muqadisho cuntooyinka Wadooyin ka Liido vlog Xamar wayne vlog Boorama Biyo xidheenka Dhamuug Magaalada boorama Gobolka Awdal Somaliland Somalia Muqadisho Hargeisa Kismaayo Garoowe somali vlogs Hargeisa...
MARKI IIGU HORAYSAY BAlCAD WAA SIDEE BIYO XIDHEENKA BALCAD SOMALIA 🇸🇴 SOMALI VLOG SOMALI TRAVEL
มุมมอง 10K14 วันที่ผ่านมา
MARKI IIGU HORAYSAY BAlCAD WAA SIDEE BIYO XIDHEENKA BALCAD SOMALIA 🇸🇴 SOMALI VLOG SOMALI TRAVEL
WAA SIDE HABEENKII MAGAALADA MUQADISHO
มุมมอง 21K21 วันที่ผ่านมา
WAA SIDE HABEENKII MAGAALADA MUQADISHO
WAA SIDEE XEEBTA LIIDO MUQADISHO SOMALIA liido Vlog 🇸🇴 Somali Travel | Somali Vlog
มุมมอง 7K21 วันที่ผ่านมา
WAA SIDEE XEEBTA LIIDO MUQADISHO SOMALIA liido Vlog 🇸🇴 Somali Travel | Somali Vlog
WAA SIDEE XAMAR WAYNE MUQADISHO SOMALIA 🇸🇴
มุมมอง 21K21 วันที่ผ่านมา
WAA SIDEE XAMAR WAYNE MUQADISHO SOMALIA 🇸🇴
MARKI IGU HORAYSAY STREET FOOD XAMAR WAYNE MUQADISHO 2024 SOMALIA 🇸🇴 SOMALI FOOD
มุมมอง 23K21 วันที่ผ่านมา
MARKI IGU HORAYSAY STREET FOOD XAMAR WAYNE MUQADISHO 2024 SOMALIA 🇸🇴 SOMALI FOOD
WAA SIDEE XAMAR WAYNE MUQADISHO SOMALIA 🇸🇴 SOMALI VLOG
มุมมอง 18K21 วันที่ผ่านมา
WAA SIDEE XAMAR WAYNE MUQADISHO SOMALIA 🇸🇴 SOMALI VLOG
WAA SIDEE STREET FOOD KA MUQADISHO SOMALIA 🇸🇴 SOMALI VLOG SOMALI FOOD
มุมมอง 13K28 วันที่ผ่านมา
WAA SIDEE STREET FOOD KA MUQADISHO SOMALIA 🇸🇴 SOMALI VLOG SOMALI FOOD
SAFARKAYGi MUQADISHO VLOG SOMALIA 🇸🇴 SOMALI TRAVEL
มุมมอง 29K28 วันที่ผ่านมา
SAFARKAYGi MUQADISHO VLOG SOMALIA 🇸🇴 SOMALI TRAVEL
Street Food Jigjiga
มุมมอง 3.5Kหลายเดือนก่อน
Street Food Jigjiga
Caasimada Deegaanka Somalida Jigjiga Vlog
มุมมอง 8Kหลายเดือนก่อน
Caasimada Deegaanka Somalida Jigjiga Vlog
Safarkaygi Wajaale somali travel vlog
มุมมอง 8Kหลายเดือนก่อน
Safarkaygi Wajaale somali travel vlog
Boorama Iyo Biyo Xidheenka somali Vlog
มุมมอง 10Kหลายเดือนก่อน
Boorama Iyo Biyo Xidheenka somali Vlog
Tuulada Jannada Ku Jirta ! Lafaruug
มุมมอง 6K3 หลายเดือนก่อน
Tuulada Jannada Ku Jirta ! Lafaruug
$ 0.53 Hotel ka Ugu Jaban Berbera
มุมมอง 4.3K3 หลายเดือนก่อน
$ 0.53 Hotel ka Ugu Jaban Berbera
Waxaa iga Yaabisay Moscow Daaroole Berbera
มุมมอง 20K3 หลายเดือนก่อน
Waxaa iga Yaabisay Moscow Daaroole Berbera

ความคิดเห็น

  • @DB2024-k3l
    @DB2024-k3l วันที่ผ่านมา

    14:40 Handball ama kubada gacanta ayaa lagu ciyaari jiray maahan salax kubada cagta football. Biraha aad aragteen waa shabaqii Handball waxa kaloo lagu ciyaari jiray kubada miska table tennis. Karate lagu baran jiray. Many different activities. Xassusta iigu fiicnayd waa Ciyaarihi Carabta oo wadamada Carabta kasoo qayb galeen iyo Bariga iyo Bartamaha Afrika iyo Of course Ciyaarihii Gobolada Masha Allah

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 วันที่ผ่านมา

    SHANFAROOD AYAA LA DHAHAA TIMIR QALIIF BEEL WAR CIYAAL XAMAR WAREYSTA YAAQAAY LABA LAFOOD AYAA KU DHEX JIRTA ALA WAAN U XIISEY❤❤

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 วันที่ผ่านมา

    Jah dadka xamar imaadey waxba ma yaqaaniin murcud maaha ee waa SHANFAROOD Ciyaal Xamar asal lee kasi karo yaqaay

  • @jaabirOficial
    @jaabirOficial วันที่ผ่านมา

    Yaa ilaahi

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 วันที่ผ่านมา

    Maansha allah war show meeshan Hargeisa khudaaar la aan baan ugu bskhtinay

  • @Sacdiyo-c3r
    @Sacdiyo-c3r 2 วันที่ผ่านมา

    Xaafaday talex qaar ahaan agagaarka masjidka sheeq cali suufi maasha allaah from kenya gaar ahaan qoxotiga kaakuma

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 วันที่ผ่านมา

    Subaga iyo sugar baa lagu kariyaa

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 วันที่ผ่านมา

    Allow wadanka barakee xuman tana ka dhexsaar ❤️💎🇸🇴‼️🕋🌺❤️🇸🇴❤️🇸🇴💎🌴🌺🕋🙏🌸

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 วันที่ผ่านมา

    Muuse liin kuma siinayo hayey kkkj🤣🤣🤣🤣

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 2 วันที่ผ่านมา

    Manshalah

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 วันที่ผ่านมา

    KELYAHA AYUU U FIICAN YAHAY WAR ARMAAD REER HARGEYSA NAGU SOO QAXISAA

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 วันที่ผ่านมา

    ISBANDHEYSKANA IIBSO INTAAD XAMAR JOOGTO KA NOOLOW QUDAARTAA KAMA HELEYSID HARGEYSEE

  • @mariammohamedtarabi3650
    @mariammohamedtarabi3650 2 วันที่ผ่านมา

    Waa shanfart marcud halaf buu leeyahy🎉

  • @Tuuney-vp6cs
    @Tuuney-vp6cs 2 วันที่ผ่านมา

    Bashaal wacan sxb ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Somali_Quiz
    @Somali_Quiz 2 วันที่ผ่านมา

    Axmed Bakaaro

  • @rasta023
    @rasta023 2 วันที่ผ่านมา

    nala saayir dadkaan ma yaqaanaan ahmedow

  • @AhmedBule-gx7wo
    @AhmedBule-gx7wo 3 วันที่ผ่านมา

    Bajiyaha,nafaqada iyo sambuska waxa lagu cunaa leelefoowga

  • @Tuuney-vp6cs
    @Tuuney-vp6cs 3 วันที่ผ่านมา

    Masha allah

  • @munahaji8350
    @munahaji8350 3 วันที่ผ่านมา

    Yaa ilahi ayad ka bixi weysay xamar cuntada iyo fruits macan badan❤❤❤

    • @munahaji8350
      @munahaji8350 3 วันที่ผ่านมา

      Dhulkena nimca fadhida masha Allah ❤❤

  • @munahaji8350
    @munahaji8350 3 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah allow nimcada noo siyaadi muqdisho cadeey welcome walalo.

  • @Abdikadirrmohamett
    @Abdikadirrmohamett 3 วันที่ผ่านมา

    Bakaaro waa 3 degmo wali yaa is gaaaray haku dhumin lee

  • @AadanCabdi-m1r
    @AadanCabdi-m1r 3 วันที่ผ่านมา

    AlHamdulilaah ilaaheyba kumahatsan nimcada nasiyey❤😊😊

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 วันที่ผ่านมา

    Somalilanow ha cunina wax la cuno oo Ethiopia laga keeno waayo (Aids ) beey kusoo durayaan.

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 วันที่ผ่านมา

    Axmed Rashiidow waad ku cayishay Xamar(ماشاء الله).

  • @aishanureini9446
    @aishanureini9446 3 วันที่ผ่านมา

    War Wiilkan wax dhadhaminayow Xammar hada miyaa kugu horeyso?

  • @aishanureini9446
    @aishanureini9446 3 วันที่ผ่านมา

    Suuqa Bakaaraha sadex bilood ka hor baan aadey 30 Sano ka dib markaan Soomaaliya db ugu laabtey laakiin ciriiri oo dhiiqo ah ee ha is habeeyeen nadaafadana wax haka bedelaan ee dadaala dadyaho barwaaqo aad heysataan Msh Allaah

    • @Doctorbadal2025
      @Doctorbadal2025 2 วันที่ผ่านมา

      Hadaa isku daydid inaa nadaafa sameesid. Waji duubka ku qarxinaayo, aidaa darteed ayee shacabka u cabsadaan

    • @saafimedia3589
      @saafimedia3589 วันที่ผ่านมา

      Xili roobad ku aaday kaalay hadda aad

  • @raaxoahmed2443
    @raaxoahmed2443 3 วันที่ผ่านมา

    Wiilkaan haladhira geliyo qofksto oo firsanayo dhac haiskaaga siyo like and subscribe and share

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 3 วันที่ผ่านมา

    Asc bahalkan u eg Bisada waxaa la yiraah daa Siilo samo sidaa u garo

  • @Saxiix-h3g
    @Saxiix-h3g 3 วันที่ผ่านมา

    Ahmed wixii dhamaa qaleel baad ku cuntay bajiyaha iyo sabuuska leefleefowga lagu jajabsadaa shidni qubahana waa lagu dartaa maxaa macaana waan u xiisay runti dhareerkan ceshan la ahay Illaahey ha idin daaweeyo😋😋😋

  • @shafibarber4514
    @shafibarber4514 3 วันที่ผ่านมา

    Horay usoco sxb xamar 💪💪

  • @icecreamgiroontheline
    @icecreamgiroontheline 3 วันที่ผ่านมา

    Warya talo maqadanaysa mamaqlaysa Inaderow iskaga socarar muqdishadada moyane yan Laskuka qarxin no safe

    • @deeqbile572
      @deeqbile572 3 วันที่ผ่านมา

      ku dhawaaad 4 milyan oo umad somaliyeeda ayaa ku nool muqdisho dadkiisa ayuuna dhexda uka jiraa ee hadalka wanagsan ku hadal ama iska aamus.

    • @jamacnaleye3992
      @jamacnaleye3992 3 วันที่ผ่านมา

      Xanunkii dhimirka miyaad qabtaa wll alle haku cafiyo ina allaah

    • @AdnaAbdullahi-do8kr
      @AdnaAbdullahi-do8kr 2 วันที่ผ่านมา

      Waad xanuunsanesa ama waad hinasesa ee yaan laga dareemin

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 3 วันที่ผ่านมา

    Wax.fiican ayaad soo bandhigtay

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 3 วันที่ผ่านมา

    Nisa kuqorotay

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 3 วันที่ผ่านมา

    Yaaa ilaaaahi

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 3 วันที่ผ่านมา

    Mashlah muqdisho mKusoo dhawey ninoo aniga dadkadi horaa Ahay wagii guryaha hargeysa asoshigi jirtay

  • @MohammedMosa-e8w
    @MohammedMosa-e8w 3 วันที่ผ่านมา

    Asc a rashiid iyo c naasir aad baad ugu mahadsan tihiin sida muuqaalkii quruxda badnaa ee s bakaaraha yaa illaahi a rashiid markii aad qaybta saliidaha iyo madaawaadka waxyaabihii aad weydiinaysay sida roosmeeriga wuxuu fiican yahay basharada timaha iyomicidada amaan karkadeega ee kulahaa suudaan laga keentay wuxuu u wanaagsan yahay dhiig karka mahadsanidiin

  • @user-bk3mq9sz7
    @user-bk3mq9sz7 3 วันที่ผ่านมา

    Afgooye tag beeraha qudaarta

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂 Waar sowtan aad badowda noqoteen markaad Muqdisho tagteen 😂😂😂 Leefleefow I can’t believe it Rashiidow Mudo joog aad caadi noqotid e Anigu waxa ay leeyihiin oo dhan waa fahmayey Markuu ku lahaa Lumbi waa kaluun 😂😂😂

  • @AhmedBule-gx7wo
    @AhmedBule-gx7wo 3 วันที่ผ่านมา

    Moos bokeeni alla mxa uxiise ciyaal kismayo iyo re koonfur Aya micnihiisa yaqaan

  • @maan8746
    @maan8746 3 วันที่ผ่านมา

    Muuqaal qeeb 2aad maa kasameysaan wa ubognay mana dhamestirna mhdsndn

  • @guulwade989
    @guulwade989 3 วันที่ผ่านมา

    Bakaro dhamanti wuxuu ku yaal howlwadaag ninkan magalaada ma kala yaano

    • @axmedsixteen8509
      @axmedsixteen8509 3 วันที่ผ่านมา

      Wardhiigleey wuu gaaraa dhanka kale hodon wuu gaaraa waay aniga ayaa ku dhashay bartamaha suuqa bakaaraha 50 sano ka hor

    • @jamacnaleye3992
      @jamacnaleye3992 3 วันที่ผ่านมา

      Adaan kala aqoon pro isgoyska bakaraha ayaa kala qeybiyo hodan iyi howlwadag to qeybta qudaarta guud ahaan waa dagmada hodan

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 วันที่ผ่านมา

    Walacaa cuna

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 วันที่ผ่านมา

    Maqada waxa la yirahda baar jilbojabsi jilbaha dhigo istaga ku cununaysaye ciyaal xamar bar jilbo jabsi ayan u bixinsy

  • @SaciidRaage-m8i
    @SaciidRaage-m8i 3 วันที่ผ่านมา

    Qa in

  • @SaciidRaage-m8i
    @SaciidRaage-m8i 3 วันที่ผ่านมา

    Wa in wadan inad noqonin ayan rajeynaa kulee kule intabah nafsak

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 3 วันที่ผ่านมา

    Garanga madow erayga ku qoran H&M waa Dukaan Sweden laga leeyahay

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 วันที่ผ่านมา

    Subag le waaye maxa dhadhamay war armaad suxdaan bisinka

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 วันที่ผ่านมา

    Banbela ma aha bab,beelmo waaye

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 วันที่ผ่านมา

    Babaay dheh cabo haku darin

  • @homeh3455
    @homeh3455 3 วันที่ผ่านมา

    Banbeelada iyo liin parbuushtu isku mid maaha waa kala laba nooco