Iska dulqaado markaad leedahay aragti fog oo aad doonayso I inaad dadkaaga iyo dalkaaga ay ka xoroobaangumaysi iyo dulinimo u diyaar garoow caqli yarayayaal kugu maagaya waxaadan garanayn markaa dulqaado. You are hero ,Patriotic and fighter so keep fighting may Allah bless you
اقسم بالله الصوماليات كل يوم يسبون بعض في التيك توك وانا من قبيلة كذا وكذا واخرتها تغسل صحون في أوروبا وتغسل فضلات الحريم الكبار في السن الاوروبيات وقبل أيام طائرة حبشية طردة صومالية من الطيارة وهذه مشغولة باليمن ، اليمن دولة غير موجودة فسبها للصوماليين لايقدم ولا يتأخر وفعلا هم عرب ونحن أفارقة واشكالهم حلوة ونحن لونا اسود في الغالب مو ممكن تطلب من الآخرين أن يحبوك اذا انتم ماتحبون بعض ، الصوماليين ما يحبون بعض وفقراء وحثالة لاجئين وسود البشرة فكيف تطلب من الآخرين يحبوك
Mahadsanid drs hanan somali anigu waxaan ka mid ahay dadka aad kuu fahma waayo waxyaalo aan ka fikiri jiray ama aan anigu figrado ka qabay baad daaha ka qaaday guuleyso boqorada somaaliya
اذا ما عندنا علاقات مع المهرة كيف صار واحد أصله صومال من دارود كيف صار في المجلس البرلماني لمدينة صلالة. city council . مشكلة الاطفال اللي ما يعرفون في الاصول
War somalida dad kamida dhibka heystaa waa iney isku kalaoneyn iney somali yihiinb hanna wexey ogtahay carabta illaa gunta hoose sidey iskala kaa weyn yihiin lkn markii larabo lagu shegto war somalibaan nahay asal waxan nahay. Dad kaduwan umadaha kale oo kasoocan qowmiyad kaligeed ah❤
Siyaad bare intoo diyaaradaha ku weerarayay dad soomaaliyeed maxoow jazeeradaas si rasmi ah ugu qabsan waayay uguna soo Dari waayay dalka. Ileen dowlada. Awood leh oo carabta ka heebeysato beey aheed somalia?
يا حنان لما تتكلمي بالموضوع وتشرين بال TH-cam Facebook ناس مختلفة الثقافة سيقرأوها والرد سيكون على قدر الثقافة والناس فهمهم يختلف بعض الناس لا يفهمون ما تتكلمين عنه أبدا مع هذا يعلق على حسب السوق أو الشارع الذي أتى منه وبعض الناس يفهمون كلامك ويقدرها فواصلي أنا أنا شخصيا أستفيد منك كثيرا وتعلمت منك أشياء لم اكن أعرفها
Qoftaan waxbeey baratay waxne weey baareeysaaye adiga xanuunka ku haayo maxoow ahaay. Hadii aad cid wax u sheegeyso. Kuwa tiktok ka niiko ee is qaawiyo wax u sheeg
Markaa gabooyaha iyo qabiilo kale oo la dhaho madigaan waa soomaalidii asalka ahayd ee dhulka lahaa baan u malaynayaa sidoo kale isaaq iyo daarood yagana halkay carab kagaleen hala soo sheego Hawiye isagana waa soomaalidii dhulka lahaa Hooy qabyaalad igama aha ee waa iga aqoon raadis cidna ma caayin
والله ما عندك سالفة ازعجتينا باليمنين ، الاحباش يقتلون الصوماليين في الإقليم الصومالي داخل إثيوبيا وقبل أيام طردوا صومالية من طايرة إثيوبية وهذه ازعجتنا باليمن
@@eagleaad5183 . Daroid Yemen kama soo farcamin ee siyaasiyiin tuugo ah ayaa sheekadaan kusoo dhoodhoobay. Darood waa Soomaali asal ah ee ka d3g reer waryaa.
Daarood waa dadka kaliya ee carab futada u dhaqa. My best friend waa daarood warsangali, wuxuu ku faana carab nimo. Hadii carab wax laga sheego waa xanaaq. Cajiib.
Meheriga iyo daaroodku is xulufaysi fog ma leh kaliya ka hor isticmaarki suldaan cali faarax oo ahaa suldaanki gobolada nugaal iyo mudug oon ahaa beesha carab saalax ayaa hobyo u qabtay keenadiid sidoo kle waa reero wada daga carab saalax iyo majeerteen oo is guur guursada Lkn meheri waa qadiim waana niman so gumaystay ilaa iyo yurub casrul jaahilgii iyo abtirsigooda oo gala boqortooyadii caalamko dhan kaso talisay ee ximyar ayaa ka dhigaysa mid aan la la Meel dhigi karin qabiil isabahaysi ku dhisan ee 1700 la isku aad aadiyey Haday noqoto nasab ahaan iyo taariikh ahaan wax walba ma noqon karaan dad la is ag dhigi karo ama la dhihi karo darod iyo meheri
Iska dulqaado markaad leedahay aragti fog oo aad doonayso I inaad dadkaaga iyo dalkaaga ay ka xoroobaangumaysi iyo dulinimo u diyaar garoow caqli yarayayaal kugu maagaya waxaadan garanayn markaa dulqaado. You are hero ,Patriotic and fighter so keep fighting may Allah bless you
ameen Ameen yaa Allah
Aad iyo aad wallahi 😊
Somalida qaasbaa carabnimada faan moodan war ku fana waxa alle inaga dhigay oo ah inan ugu gobsanahay afrikada madoow
Dhibta Ina haysata meel dhaw ayaan ka fikirnaa inta badan. Lkn gabadhaa waa qof wanaagsan. Ku soco walal ha u joojin.
Boqorada somaliyeed ha joojin dadka iska hadla ❤❤❤❤❤❤
Hanan habo guuleyso
horey u soco ha u bixin wax magarad layaasha
Somalia great again Inshaa Allah ❤️ 💙 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha Allah 🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
ماشاء الله حنان انت شجاعة وانت تصد ثقرة لا يفهم اهميتها كثير من الناس فواصلي هذا نضال// وهذا مثال يوضح شجاعة الصوماليات
اقسم بالله الصوماليات كل يوم يسبون بعض في التيك توك وانا من قبيلة كذا وكذا واخرتها تغسل صحون في أوروبا وتغسل فضلات الحريم الكبار في السن الاوروبيات وقبل أيام طائرة حبشية طردة صومالية من الطيارة وهذه مشغولة باليمن ، اليمن دولة غير موجودة فسبها للصوماليين لايقدم ولا يتأخر وفعلا هم عرب ونحن أفارقة واشكالهم حلوة ونحن لونا اسود في الغالب مو ممكن تطلب من الآخرين أن يحبوك اذا انتم ماتحبون بعض ، الصوماليين ما يحبون بعض وفقراء وحثالة لاجئين وسود البشرة فكيف تطلب من الآخرين يحبوك
Walaashay Alaha kusharfo aniga meheri ayaan ahay waxaana kufaanayaa inaan soomaali ahay suqadrana waa dhul soomaali marka ha ujoojin qof lagatay oo damiirkiisaba wadamo shidheeye dabafadhiisanaaya
THANK YOU,,,,,,,,,,
We Love ❤ You our Sister Hanan,
Hanan may Allah guide and bless you and success in every step your life and after Life.
Naag nool mwashaa Allah caku qabyaalad indho qabyaalad iyo caqli qabyaalad meel xunbeey ku dhigaan
Somalidu waa doqon ha ugargaarin Hana gargaarsan iyo doqoni indho walaalkeed arka uunba ku yaal xillimaa wax laka saari dadoow .
Inankaana waxaan leeyahay waar Somali carab maaha hadii taariikhdaada cid kuu sheegtay aad heshayna maaha inaad dadka afka goosato wax Soo baadh❤❤❤
Somalida dhan mawada xuma qaar badanoo caqli leh baa kujira afrtoo nolosha kadhacday inaad nagu sifeyso waa qalad
Xanaan mhdsnid illahey
Haku barakeyo❤
Xanan cilmi iyo caqligaba Alle ha kuu siyaadiyo
Hanan magacaga munadada meel sare allaha geeyo allaha ku xafido
Carab anaga kasareno hanagu sodhisina🇸🇴💪
Soomaali waad ku wareeraysaa, history mayaqaanin❤
MashaAllah, walal halkaska wad inti aregti dheer oo daneyneysa aya fahmaya oo qadana.
Aad iyo aad bankugu Mahad calinaya shaqa aad no heyso ummada Somaliyeed.
haa waa run Mehra iyo Daarood way isku maranyihiin gaar ahaan Hartiga si xoog ah. afka Mahara xattaa waa afro ashiya oo carabi ma aha. waa dad dhaqan adag oo jeel dhaqda. Cummaan Mahra iyo Soomaali aad ayay isu dhaldhalaan wayna isku faanaan labada dhinacba oo gabayada ayay ku sheegaan.
Anaga manihin caraba mana nihin African waxaan nahay somalia 🇸🇴✌️✌️🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Jazakallah kheir
maasha-ALLAAH Hanaan Dadaalkaga Soomalinimo.
Waxaad Tahay Gabar Inoo Haysa Arin Muhiim ah.
Har&Habeen waxaad Utagantahay Difaaca Dadkeena Soomaliyed.
Guulayso Adeer.
Hanan wll sad waxa jira Afkeena bartey oo Somali ah marna jecleen inan yeelano taariikh ilaa 2024
Aduunkas tagey inagi Somalideyna jambal u tuuraya
Markas bey dhexdi ka bilabanetsa
HALA FAHMO QIYADA LADEGAYO.
Mahadsanid drs hanan somali anigu waxaan ka mid ahay dadka aad kuu fahma waayo waxyaalo aan ka fikiri jiray ama aan anigu figrado ka qabay baad daaha ka qaaday guuleyso boqorada somaaliya
Mash'Allah walahi cawa uunban fahmay siiwanagsan
Allaha kugu guuleeyo dadaalka in aad Somali jiifto wax aad usheegto ayaa rabtaa guuleyso wadaniyad dhab ah ayaa tahey ee samirka badi jazakalah
walaal Allaha ku sharfo
Tnx ❤
🇸🇴🫡🦁❤️💎☝🏽🇩🇯🫡 guul umada somaliyeed
اذا ما عندنا علاقات مع المهرة كيف صار واحد أصله صومال من دارود كيف صار في المجلس البرلماني لمدينة صلالة. city council . مشكلة الاطفال اللي ما يعرفون في الاصول
Layaab !!!
Ka soo dara weeye magaca saxda ah waana jasiirad somaaliyeed
Thank you my sister waxaa naga mudan tahay in aan taalo kuudiyaarino adoo nool
Wll waan kuku xidhana hay laakin soogeli
Hanaan dadkoo dhan lama ma raali gelin karo.
Ka soco oo dagaalka wad.
Waanu ku garab taaganahaye .😊
Waad noo faa iidaysay carab inay dagnayd ayaan u malaynayey show meheri baa degen
حسبنا الله ونعم الوكيل
Carabta isadkayn ayaa kujirta
Mashaa allah yaa hanan ❤
Anagu soomali ayaan nahay waana kufaana ❤
C. waa dad badaw ah oo lacag helay aan taariikh laheen. Hanan Allaha ku xafido insha Allahu xx ♥️
Mehari hadaa tahay LIKE SAAR ------------}
Ale haku barageyo wll 👮♂️👮♂️👮♂️
Guuleyso
Cumaan qabiil walba oo Daarood ah ayaa ku nool asalna u leh.
Lkn maaha daarood kan soomaaliga ah
@@Ahmedali-gw7xm maa kuu sio diraa, Daarood aan hal qabiil ka maqnayn oo reer Cumaan ah,mid waliba qabiilka uu Darood ka yahay sheeganayaan.
Soqotra waan socelin karnaa
Meherigu carab maahan, af meheri baykuhad laan lkn waxaa larabaa in lacarabeeyo
Xanaan huuno geesiyad baa tahay hore u soco please buug aan akhriyo oo taariikhda soomaalida ka hadlaya noo soo sheeg
😂😂😂😂😂😂😂😂 good 👍🏾 for you good job
Guulayso wlshy qli
Adeer sokotra anagu malihin siyaad bare ayaa kagatay
Jiini iyo Taariikh ahaan midnaba magalno carab,
Carabta iyo inaga waxaa facweyn inaga oo Soomaalida.
أول مرة أسمع المهرة يسكنون سوقطر كنت أظن الدارود مهم من يسكنون فقط ، والامارات يريد أن يأخذ سوقطر.
Wadkusugtay wasaqda🎉❤❤❤❤❤❤
Iska dur qado xanan niy in sha Allah way nu gulaysan
Hana waa halyeeyd Soomaaliyeed y
Sistar really daaroodow asal ahaan that from carab but know they somalia
🤣🤣😂😂😂😂🤣😂🤣😂
Waxaa tahay ku faan. Carab kulahaaa. 😂
War somalida dad kamida dhibka heystaa waa iney isku kalaoneyn iney somali yihiinb hanna wexey ogtahay carabta illaa gunta hoose sidey iskala kaa weyn yihiin lkn markii larabo lagu shegto war somalibaan nahay asal waxan nahay. Dad kaduwan umadaha kale oo kasoocan qowmiyad kaligeed ah❤
Hanan, Habo Gukeyso. Laakiin Af "English" Ku Turjun Sii Calamka Uu Fahman Video - Yadan.
Good girl ❤❤❤❤❤❤❤
Suqadra waa dhul soomaaliyeed insha alah waa la soocelinayaa markay dowlad soomaaliyeed dhalato
Siyaad bare maxoow u soo celin waayay?
Intaa heeysato hada baa lagugu heeystaa iska dhaaf mid waa hore tagay
Qoof somalia carabnimo sheeganayo hada araagto waa qoof abahaiisa somalia inkiiraayo wacaal niimo sheeganaayo anaga wasno caraab ayaga binadaamka ogu karama daraan
❤
ALLAAH YACIZAKI UKHTAL KARIIMAH ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
Suqadra kadib 1991 ayay yaman burburka Somalia ka faa'iidaysatay Ee XUDUUD BADEEDA Somalia ayay ku jirtaa
Siyaad bare intoo diyaaradaha ku weerarayay dad soomaaliyeed maxoow jazeeradaas si rasmi ah ugu qabsan waayay uguna soo Dari waayay dalka. Ileen dowlada. Awood leh oo carabta ka heebeysato beey aheed somalia?
يا حنان لما تتكلمي بالموضوع وتشرين بال TH-cam Facebook ناس مختلفة الثقافة سيقرأوها والرد سيكون على قدر الثقافة
والناس فهمهم يختلف بعض الناس لا يفهمون ما تتكلمين عنه أبدا مع هذا يعلق على حسب السوق أو الشارع الذي أتى منه
وبعض الناس يفهمون كلامك ويقدرها
فواصلي أنا أنا شخصيا أستفيد منك كثيرا وتعلمت منك أشياء لم اكن أعرفها
Sistar jaziiradan Somali Baa leh oo iyadoo naloo culumo lahaa baa dawladii dhexe baa duntay
Riyada iska daaa. Hadaan lenahay siyaad bare. Maxaa ka hor taagnay intoo. Dadkii soomaaliyed Xasuuqaayay?
waxba kama jiraan Qureesh iyo waxaa
Asc sister don't worry about the dump people
Mahadsaniid Hanan
Abaayo adigu malihid shaqo kle miyaa maxaa kaasiya
Qoftaan waxbeey baratay waxne weey baareeysaaye adiga xanuunka ku haayo maxoow ahaay. Hadii aad cid wax u sheegeyso. Kuwa tiktok ka niiko ee is qaawiyo wax u sheeg
Asc hanan gabeyga qoraal u soo qor codka lama maqlo please habo guuleyso 😊❤🎉
Hanaan Darood waa qabiil balse maanta dadka sheegta carabta waa dad caraboobay siyaasad ahaan. Anaga waa nahay Somaali balse waxba kama qaldana abtirsigeen walaal.
Abtirskaagu ma carab buu galaa?
@@sayidka6911 Qabiil layidhaa Carab majiro balse waxaa jira Qabiil layidhaa Darood mise Daauud loyaqaan aniga ka soo jeedo awoowgeen Ismaaciil ayaa ka soo haajiray Makka oo yimid Yeman waliba Sabiid gabacdina waxaa halkaa loogu dhalay ilaa 6 wiil uu ka midyahay Darood balse waxaa aad u farcamay 4 waxaa ka mid ah Qabiilka loo yaqaan Bakaari mise Yeman looga yaqaan Al Bakari iyo Al cali waxey dagaan Maamulka Mahra Yeman, Wey jiraan dad rer Aqiil ah oo nooga soo horeeyay Saylac balse meel dheer baa isaga imaana xaga abtirsika. anaga waxaa ku suganahay Dhulkaan 700 sano
@@sayidka6911deee wa arab asalka darood
Markaa gabooyaha iyo qabiilo kale oo la dhaho madigaan waa soomaalidii asalka ahayd ee dhulka lahaa baan u malaynayaa sidoo kale isaaq iyo daarood yagana halkay carab kagaleen hala soo sheego Hawiye isagana waa soomaalidii dhulka lahaa
Hooy qabyaalad igama aha ee waa iga aqoon raadis cidna ma caayin
Carab cid ah meeshaan majoogo Daarood Doon buu kuyimaaday bay dhahheen waana 20M iyo kabadan Sidee bay kidhici kartaa waxaas ha'iska dhaadhicinin isirku waa Soomaali
Aad io aad darood mahan carab ee wa somali
Ma adigaa na dhashay mise meel baad nagu ogtahay
@@samsufi-t5fdaarood ee carab maaha waa somali asal ah dna-ga ayaa cadeeyay😅
@@Lakicali-kq3ng Walaal DNA waa mid hada la soo aruuriyay gabacdina degaan walba cida ugu badan baa lagu shaabadeeyay. Walaal 1901 baa ugu horeesay balse wax layidhaa Keedinta dhiiga lama aqoon Nin madoow afrikaan ah layidhaa Charles Richard Drew ayaa sanadka markuu ahaa 1930 meelaha u alifay waxa loo yaqaan Blood Bank. Walaal ma ogtahay in Falastiin dadka leh yihiin Kushitic sida Irir samaale iyo Nubiyiinta? maanta dhiiga markii laga qaado badabkoodu waa wada Yurubiyan sida Masar oo kale. marka ogoow taariqda dadka maanta dagan Makka iyo dadkii daganaan jiray isku hal ma noqonayaan. intaas waxaa ku dheer waxaa jira xadiis Rasulki Alle oran waa riyooday waxaa ku riyooday Ari madoow gabacdii waxaa u yimid Ari yo badan oo Cad cad ah ilaa la waayay Arigii madooow markaa ba Abuubakar (RA) weydiiyay macnaha riyada markaa buu yiri Rasuulki Alle Ariga madoow waa Carabta waxaa ku habsan doono Cajamiga cad cadaa waxey qaadan luuqadeeni sidoo kale waxey qaadan Nasabkeeni ( Carab ) waxey qaadan Diindeeni. halkaa maxaa gaaga baxay saxiib?
Maahin dee we are arab@@Lakicali-kq3ng
@@samsufi-t5fmarkaa ma waxaad rabtaa inaa ku laabato adoonimadii aad ku jirtay ee aad carabta adoon u aheed
Wax badan oo aad doonayso oo danteena ah ban lagula fahmayn darood banu nahay mana nihin carab somali baa naga badan
Intaan meherta ka eheen boodigaabta laangaabta waala burinaa
Waxan filaya waxay u nahay qoom la.dhalan rogay maha dadka dad waxaas a ku baraarugsan waxad tahay wll xananeey qofka ugu ildheerbaa dadka ugu ayaan daran waxan lala arkay baa isaguun u muuqdee
Somalinimo ina deeqdo qabiil sugar ah laysugu buuso waxba matarayo .
Soomaalida nuucaasa oo xitaa afsoomaliba aqoon baa inta badan magaca nagahaleeye.
Mid yamaniya baa bari hore sheekeeseene inaa carabi fahmaana maogeen. Mid agjoogay buu kuyiri والله ماعندهم الاالدمّ sidii inee yaman soomaliya dhaanto oo kale 😂
Waligay ma filan in nin soomaali ah carab udoo raaciyo hablahooda yada oo xaq ku taagan,,,
See wey dhacday macal asaf
Waligeey aan ku qosli jirey Darod carab sheeganaa iyo carab caayaa😂😂
Deee wu yhy
Carab maahee waa adoon carbeed 😂
@@Ahmedali-gw7xm adoon alle ka dhig adiga nacalad yhy bilaa isirka
والله ما عندك سالفة ازعجتينا باليمنين ، الاحباش يقتلون الصوماليين في الإقليم الصومالي داخل إثيوبيا وقبل أيام طردوا صومالية من طايرة إثيوبية وهذه ازعجتنا باليمن
Baaye yaman qaar baan ku leenahay
Say wallahi iyo ciyaal casiir waa qodax waa inla iska saaro
Heesta ya iskaleh marka
NINKAN GADHKA CASI WAA FALASDIINI
QABIILKAAGA WAXBA LOOGAMA BAAAHNA E HAW XANAAQIN
AQOONTAADA NAGU FILANE HORE U SOCO
Hananeey inta uu magaca somaliga So bxin maxa logu yeeri jiray somalida
Abayo sheekada darood u sheeg anaga nama qusayso
Reer baadiye. Somali ayaa la joogaa meel hoose Ayaad ka fikiraysaa. ( Darood aniga ma ihi )
Daarood wixii quseeya weey na wada quseeyaan.
Wixi aan ku quusayn ina waqti ku dhumisid maaha, yamen iyo wixi kaso farcamay nama quseyaan.simple facts.
@@eagleaad5183 . Daroid Yemen kama soo farcamin ee siyaasiyiin tuugo ah ayaa sheekadaan kusoo dhoodhoobay. Darood waa Soomaali asal ah ee ka d3g reer waryaa.
oo maxaa ugu hadlysaa eny somali kale oo aheen daarood ay saaso kale u hdleen oo sheegteen carab mxa ugu khaas yeelaysaa daarood?!@eagleaad5183
Kuwa is carabeynaayo hala hadlin hanan
Dhulka yaman xoog bay ku haysataa yaa kasoo celinka soomaali ah dalka gumaysi Buu kujiraa iyo madax camoolo ah
Siyaad bare maxoow u soo celin waayay?
Daarood waa dadka kaliya ee carab futada u dhaqa.
My best friend waa daarood warsangali, wuxuu ku faana carab nimo.
Hadii carab wax laga sheego waa xanaaq.
Cajiib.
🤣🤣🤣😂😂😂
Boqorad Hanaan,maanta waad is sheegtay,waa ogaa in aad dadkayga tahay noolow cuz,from Jubaland.
Marka ma daarood baa gabadhaan.?
Ximyar meheri ma ahan ee waa dadka gabooyaha loo yaqaano waa bucur bucayr.
Aniga daarood eh qaniiskaas ama dhiladaas commentiga calaacalka kusoo qoreeysay mana matasho
walal hanan annaga koox yaar oo wax magarata ah aya naagu jjiraa darood hada nahay carab faraac kuma lihiin dinta kaliiya naaga dhaxaayso dadkan dhaahaya carab nahaay wa been iyo qiyaali dadka laaga dhadhiciiyaay Asaal ahaan kushutiig nahaay dhulkii punta daad tariikh leeh nahaay
.soomaalidu.waa.jaahiliin.waa.kuddhacay.xanuun.kansar.ah.oo.qabiil.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qabiilka dir iyo Darood waa dadkii jeberti gaar ahaan dadki orgaba ka imaaday gobolada carabta kuwaas OO inta udhaxeeysa Yemen ilaa Cumaan waxaana marki Ugu horeysay kasoo dagay inta udhaxeeysa Ereteriya Jabuuti ilaa Seylac markaan dadkan jeberti waxay daganyihiin Sudan Ereteriya Itoobiya Jabuuti somaliland walakin wakhti hadiirkan way badalmen luqadoodii hore way ka luntay waxayna ku hadla hadda sida luqadaha Tigray afarta oromada Amharic somali iyo xoogaa yaar o carabi sudan ah
Meheriga iyo daaroodku is xulufaysi fog ma leh kaliya ka hor isticmaarki suldaan cali faarax oo ahaa suldaanki gobolada nugaal iyo mudug oon ahaa beesha carab saalax ayaa hobyo u qabtay keenadiid sidoo kle waa reero wada daga carab saalax iyo majeerteen oo is guur guursada
Lkn meheri waa qadiim waana niman so gumaystay ilaa iyo yurub casrul jaahilgii iyo abtirsigooda oo gala boqortooyadii caalamko dhan kaso talisay ee ximyar ayaa ka dhigaysa mid aan la la Meel dhigi karin qabiil isabahaysi ku dhisan ee 1700 la isku aad aadiyey
Haday noqoto nasab ahaan iyo taariikh ahaan wax walba ma noqon karaan dad la is ag dhigi karo ama la dhihi karo darod iyo meheri
@mohakiim6718 Meheriga aad sheegeyso waxeeyba lehyihiin Yemeni iyo carab midna ma nihin. Xisaabta halkeey ka xidhmi la'dahay xayawaankaa banaadiriga la soomaliyeey bilaa dal iyo asal toona laheynow? Bortiqiiska shanta boqol sano Arab gumeeystay 4 sano gudahood baan Soqtra ooga kicinay markuu Maheriga na baryay. Maheriga aad isku dhedhejineeyso iminka markeey carabta isugu tagaan oo xaalada ku xumaata Somali beey isku dhibaan taariikhda fog ilaa iyo iminka aan ku jidhno 2024 waligoodna meysan odhan carab beeynu nahay, luuqada carbiga xitaa kuma hadlaan. Banaadiriga qurbaha ka baq baq leeyow goor dhaw hool baa niliga qaban taasi ogaada. Carab badow saxarah ku nool oo ciida cuna aan wax taariikh laheyn bey weligood ahayeen allah ba diinta islaamka oogu naxariistay. Islaamka ka horrow markaan gumeeysan jidhnay cawaanta afrikaanka ayagaa ka darnaa. Adeer taariikhda Somalida ajaanib ba qortay kumanaan sano ka hor meesheey hada carabta taariikh doon ka tahay. Waxaa la yaab leh is qorqorka banaadiriga asal ahaan kasoo jeedo Hindi iyo Farsiyiinta oo qaxooti ahaan ku yimi dhulkayaga iminkana waxaad ka tahay .5 second class citizen xitaa matihid waxaa tahay .5
meheriyiintu ilaa islamaka kahor way jireen luqad gaar ahna way ku hadlaan xiligii rasuulka scw saxaabibaa loodiray diinta gadhsiiya jabartiyuuntuna waa magaladii islaamka eekutaalay dhulka xabashida dadka kasoojedana waxa looyaqaan jabartiyiin
Maxay maskaxda furaan?
Soomaalida waxay noqdewn xoolo oo kale xagga caqliga.
Xamar waxa jooga sirdoknka etobiya oo caruurtii xasuuqay caruurtii Lisa Beach joogta
kani waa abwaankii waynaa ee reer Cumaan Cabdalla Sawaakhroon. dadka kale waad ka guursan kartaa, dhawr qarni kaddib waad u ekaan kartaa xagga midabka, afkoodana waad qaadan kartaa, laakiin magacaadu ma dhumayo. hadday dani kugu khasabto dhaxjoog dad kale adoo sharaf leh. th-cam.com/video/vmmIHUV6X8o/w-d-xo.htmlsi=MuKUytgH0at_8vg_