Gabdhan Walid Iyo Nin Fiican kuma Adin in kastoo Walid Qalad laheen Hada Hooyo inee gabdhed U Naxrisate Ahed😢 Saxiip Mala Dhihi Karo Ayaan❤Awalke ku gashe Jano Alla Ugu badalo😊
"Qof diin iyo misaajid daba socdo waye" 42:05 Xilli waxa mareena diinta dhankeeda in loo bato ay noqotay wax dib u dhac ah Waa sida nabigeena ﷺ u sheegay: "بدأ الإسلام غريباً وسيعود غريباً كما بدأ فطوبى للغرباء"
Reerka ku guursaday say ku dhici kartaa adigoo Xaamilo ay waliba ku qarsadeen inaysan kusoo raacin waalidkaa ku dhalay sharaftooda ku Cayaartay. Gabrkastoo ka fakir waxaan sameenayso Wallahi waalidka wax kaa jecel majiro ee waalidkiin warkooda maqla Insha Allah.
Masha Allah her Somalia is perfect. She’s been through a lot subxanallah.😳 I can’t say it’s not true cuz her voice is deep. Illahay waxkasta haku fududeyo sis🤲❤️
SAAXIIBTAANA, ALAHA GUULEEYO, WAA GOB ASSAL AH, OO ABAAL GUD IYO SHARAF WAAYN MUDAN IN LOO QIRO, WAXAN LEEHAY IF IYO AAKHO 2 BA ALLAHA KU DHERGIYO, IN SHA'ALLAAH.
Waa cadhawa Alle ani jcyl ban soomare qofkaas mar buu ii soo bandhige guurqasoodiya wllhi ilaa hada oo uu iga tage wan jecelahye gurkaas wxn ku diidimay anoo jecel inaan gur eebe raali ka ahyn aan lagalo Iigusooduceeya isgo aanu kal hadhanay baan rabaa inaad faataxda iigu soomartaan baan jecelahye inaan guur xalaal ah islagalno plz iisooduceeya inuu eebe calaf iigu daro😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Allaha kuu fududeeye abaayo you have been through a lot. Lakiin ha is dhaafin ninkaan ku jecel waad ku nabsi baxaysaa. Jaanis siii si fiican u baro in naftaada aamini karto waana nin naxariis badan. waligaana nin hore oo ku soo xumeeyey ninkale haku aarsan. sabankaan hada la joogo ma jiro jaceyl waa dan guurku so atleast hadii aad heshay qof ku jecel nolol macaan insha Allah ayaad galeysaa laakiin markii adugu ninka jeceshahay waa nolol rafaad. blve me chance is only once I blve feeling waad u Heysaa your body language say so .sis, qaado ninkan waa nimco Allah swt kuu soo diray. dont waste your time.adkeysiga aad ku adkeyneysid ama show ha ahaado ogoow billions gabdho ah ayaa daawaneyso oo rabo ninkan oo kale .hadii markii hore la aqoon hada be ready inaad challenge galeysid yacni hada ayaa gabdho badan cayrsanayaan si ay u hantaan ninkaan . Responsibility qaadi karo rabo he is an amazing young man.sister forget negative noloshu waa simple life lakiin waa Saad u fahantid cafwan.
Kai Kai I will help you best of your life. I listen all through today and I will enjoy you and your friend all with us. Thank you all of you Inshallah maybe when I come here and I will meet one of them Inshallah thank you for that sister and friend all of you.
Waalidka waxaanu raali ka ahayn hadaa samayso waligaa khayr kama helayso waaa wax jira ee gabdhow ninkan aa daba ordaysaan iska dhafa ninka ku Raba waa inuu walidkaa xiririyaa oo kadoo dontaaa
Mansha Alah gabadha hadii ay runta ka hadashay waa qisa aad cajiib u ah lakiin somalia ayuu ka yimid ayeey tiri wiilka hadana sxbteey ayeey classmates ahayeen marka ma somalia ayeey ku ahaayeen mise kenya isku school?
😢family aya igu darem wiil qarabo nhy ano qof jecela lkn ma racin aniga wiilka jecela wayo walidkay zaid uga danbeya warkoda so waxay family i dhahen hada diido nagama mid tihid 😢wana guursaday iska aqbaly ila hada xlday ma fcno 😢😢ano guur family jecelen. Maxa tala ahaan isiin laheeden hada😢
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
Aamiin anaa kuu booqanaya
Xasuusta Alle Waa Muhiim Mar Walba ❤
wallahi hadad i aaminaysid ramadanow xiligan3:13am waxn dawaday part2gan run ahaantii waxa kaliya ee aadka iga soo jitay waa naxariista gabadhan saxbteed alla dadka kalanaxariis badanaa m.a ilahow inta umadaada unaxariisata unaxariiso aamin yarabbi qisan danna waxe noqonaysaa mid yacni isbadal dhaba katimaado dhanka xiriirka io dhanka waalidka ❤️
xiliga mxaa kusojediday adi
War waa duhur nio @@breezyofficial691
Qoftan qof degan qof fiican boqrad waaayo dulqaaad iyo deganaan waayo😢❤
Gabdhan Walid Iyo Nin Fiican kuma Adin in kastoo Walid Qalad laheen Hada Hooyo inee gabdhed U Naxrisate Ahed😢
Saxiip Mala Dhihi Karo Ayaan❤Awalke ku gashe Jano Alla Ugu badalo😊
mash allh abaayo alle ha wax kasto wanaag iyo hor mar leh ilaahey ha kula kulmiya adiga iyo wilkaa abtiga u ahay lkn sheekadan waxaa ka bartey sadax waxyaalod 1- dhibatad familka ee u ladahay in gabdhah yar yar guur lagu qasbo 2- dhaqan wanaag iyo is caawinta gabdhah khaxootiga joga isku caawiyaan 3- kala duwanaad dadka iyo niyad dhiska .dhaalow gabdhaheed dhoof oo xifdi allow wadankeen nabad iyo amin noga dhiga
"Qof diin iyo misaajid daba socdo waye"
42:05
Xilli waxa mareena diinta dhankeeda in loo bato ay noqotay wax dib u dhac ah
Waa sida nabigeena ﷺ u sheegay:
"بدأ الإسلام غريباً وسيعود غريباً كما بدأ فطوبى للغرباء"
Salalahu alayhi wasalam
Ayaan oo kale aduunka xagee laga helaa saxiib nuucaas illahay janno abaalkaaga haka dhigo.❤🌍
Reerka ku guursaday say ku dhici kartaa adigoo Xaamilo ay waliba ku qarsadeen inaysan kusoo raacin waalidkaa ku dhalay sharaftooda ku Cayaartay.
Gabrkastoo ka fakir waxaan sameenayso Wallahi waalidka wax kaa jecel majiro ee waalidkiin warkooda maqla Insha Allah.
Wlhi waa qiso xanuun badan ilahay ha kuu soo dhaweeyo waan dareemi karaa xanuunka jcylku leeyahay😂😂😂
Ilaahayow calaf iigu dar aan jecelahaye hadan exkayg ah😭😊
Ayaaneyy samidey alh ku sharfo abyo😢 qof ayaan la dhaho wuu naxariis badan yahye😢❤️😭🙏
Gabadhani wa doqon aan is ogayn. Lkn waxay isku haysata fariid. Allah ha naxaristo...
@waaberi doqon ma ahan jecel ha caayin please
Jeclkaa ayaa doqon nimo ka samaysan runtii sanaa wax jiroo😢😢😢😢
Lkn nafteeda halis bay galisay. Kawaran haddii askarigu dhibaatayn lahaa. Ninkay nafteeda khatarta u galisay muxu samayn lahaa? Ka jawaab...
Jacayl maaha kani wa jar iska xoor. Allah ayaa badbaadyey ee cidlay isku tuurtay. Anigu gabadh jecelahay marnaba safarka umaan ogoladeeñ khatarta badan...
M.a wlh gabadha sxbteeda sida uwanaajisay marke nooga sheekenesay jirkeyga oo dhan jiri jica kakacday waa gabar wanagsan mideda kale ridwaan qisada gabadha lee socotaa aaway tii wiilka kahadla noh miskiinkaas wax buu jecelyahe asna
Ayaneey dhigaa usharaf badnow apayo wanag badaney allah ku janneeyo😭😭😭❤️
Wlhi qof ayaan la dhaho wuu naxariis badan anigaa samidey alh ku shrfo 😢😢
Saxix✅🫂
Gewer Ayan lamit ah lamahelay runtii😢❤Amiroy Wilka Kujecel hadafin Muzamil❤
Gabdhow habaryaro waxaan idinka haryayaa Amiira ku quusta waa ijecelyahay ninkeyga igu diriysan waa mid aad adiga uun ku rafaadeyso ogaada ninkad wadato waxba yow haysan ha ogaadeen waalidka why beri waxaad haysata meelaad uga dacwooto is ilaaliya habo 🥰🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️
Maasha allah waa runtaada ninka kuma rabo markuu danaysto ama xaas ahow ama ha ahaan .lkin wu baqaa le cidaada ayu ka cabsanaa bes
Ayaan Abdullahi Illaahay Abaalkaaga Ha guddo waa laguu duceeyey Waxaa Tahay Sxb Dhabba Waxaa Tahay Qof Mcn Waxaa Tahay Qof qaalia Waxaa tahay Qof Shaqsiyad wanaagsan we love you
Wad ku mahadsantahay inad qisada nalawadaagto❤sababtoo ah wxd no si cadaysay inan nina familkayaga ogogoin marnaba wxkasto jira inan familkayaga an maqalno nina inusan istahilin inan hoyaday mcn hadalkeda umaqliwayno شكرا شكرا
Waxa iga oohisay hadalkay tiri ee ahaa hadaad dhimato qofa kuugu jecel wuxuu ku xasuusan doonaa 2cish kAliya waa hadal XAQIIQA😢😢😢
Axxx😢 the pain that mom is feeling is so painful wlh😢😢ilahow hoyadey yana ceep uso jiidin😢
Sax lkn hada lama joogoo xiligii ilmaha guur lagu qasbi laha waxa fiicn ilmahaga hadu diido Ina tixgaliso Adna taageerto
Masha Allah her Somalia is perfect. She’s been through a lot subxanallah.😳 I can’t say it’s not true cuz her voice is deep. Illahay waxkasta haku fududeyo sis🤲❤️
Wiilkaas iyo gabadhaa waa laka geeyey waana loo kala dabqaaday. Waxan ku soo xusuustay film an daawan jiray ano Yar 209.الحب الحقيقي
SAAXIIBTAANA, ALAHA GUULEEYO, WAA GOB ASSAL AH, OO ABAAL GUD IYO SHARAF WAAYN MUDAN IN LOO QIRO,
WAXAN LEEHAY IF IYO AAKHO 2 BA ALLAHA KU DHERGIYO, IN SHA'ALLAAH.
ALLE ha shafro gabadhaa ayaan alle jano ha ugu badalo sidaad u caawisay miskiintaaa qofku marku dhibaataysanyahay qofka garab siiya waligii ma ilaawo
I think she’s telling the truth why would she made up all that? She’s really genuine I truly believe her❤❤❤❤❤good luck sweetheart
Ayaan qof wanagsan weeyi sharaf kunolow walal❤❤❤
Aamiin yarab ani waaye ayaan
Waa cadhawa Alle ani jcyl ban soomare qofkaas mar buu ii soo bandhige guurqasoodiya wllhi ilaa hada oo uu iga tage wan jecelahye gurkaas wxn ku diidimay anoo jecel inaan gur eebe raali ka ahyn aan lagalo
Iigusooduceeya isgo aanu kal hadhanay baan rabaa inaad faataxda iigu soomartaan baan jecelahye inaan guur xalaal ah islagalno plz iisooduceeya inuu eebe calaf iigu daro😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Naa ninkale raadso waa waln tahye😂
Igaan rabaa😢@@Taaakeeye13
Maasha allah ayaan ilaahay ha abaalmariyo ❤waa gabar fiican
Gabdhaha qalbiga wangsan Mar
kasta waa la xumeeyaa waan ka xumahay
Very interesting and painful story 💔 @ayaan inkastoo aan ku aqoonin hadnh mahdsanid
🙆♂️🙆♂️ aduunyo wlhi wax wlba waa arkeysaa
Lkn nio Gabdhan saaxibadeed Ayaan wlhi waa qof legend ah iyada naftirkeeda noo soo qabo
She have a beautiful smile BTW ♡much love sis you struggled gladly
Meeshaa waxa ka baranaynaa waalidka inay wali cadaadis ku hayaan ilmahooda xiligii guur laysku qasbijiray wa laga baxay qofkuu rabo halagu taageero
Ayaan gabdhaan sidaaa ugarab istaagtay waad ku mahadsan tahay booka cideeda iyo cida wiilka iyo saxiibkeda garab ka weysay ayee ka heshay aduunka ayaa imtixaan iska ah wallsheyda noloshada horay uwada part 2 wax kale oo haray xoyahay 😢
😢😢😢beer xanuun badnaa ridwaan maalin murug maalin waali maalin jeceyl aana qaf leheen aaba igu dhaca gabdhow xatee hadad guursataan ha isu dhiibina please 😢😢😢😢😢😢
Hadalkaa ku hadleyso ka fiirso
Man I need part 3 of this story please
Wlhi qisada waa xanun runtii sorry abaayo amiiro💋🥲❤️nolosha wey wajiyo badanthy runtii mana uqalmin noloshaas xanunka badan mcnto 😭😭😭💔💔💔💔😭😭💔😭💔😭💔
Allow hooyadey yey inicin😢plz isoduceya jecel an walidkeyga ogatago inu igalin😢😢marabo jecelkas walida ah😫🙏
Sidokle àamiin😂
Ani ninka jeclaado hooyady waa bara hda kla tagnana wa u sheega kee dhahdo kama helin wan ka taga 😂
Aaamiin
Wlhi gabadhan waa gabadh adag waan oyay shekededa nolosha meshay walidka ku qoraheyan 100 98 wayka huban mrka laga rebo qadarta rabbi so guurkana waa in laga firsada
Gabadha nin fcn mahelin alle ha ooga kaalo balse ayaan dar alle ayaan ujeclaaday guuleyso marwalbo
أ للهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤kusaliya rasulka scw
Sorry wlshy😢 lkn gabdho wa iga talo weligiina nin aan walidkaga kula rabin ha isku so dhisin 🥺🥺
Ha warun wet igusodhacday Mel cidla igatagay
You have to listen your parents sometimes goan qaldan ayey qadaty waji gabax ku dhamady
Allaha kuu fududeeye abaayo you have been through a lot. Lakiin ha is dhaafin ninkaan ku jecel waad ku nabsi baxaysaa. Jaanis siii si fiican u baro in naftaada aamini karto waana nin naxariis badan. waligaana nin hore oo ku soo xumeeyey ninkale haku aarsan. sabankaan hada la joogo ma jiro jaceyl waa dan guurku so atleast hadii aad heshay qof ku jecel nolol macaan insha Allah ayaad galeysaa laakiin markii adugu ninka jeceshahay waa nolol rafaad. blve me chance is only once I blve feeling waad u Heysaa your body language say so .sis, qaado ninkan waa nimco Allah swt kuu soo diray. dont waste your time.adkeysiga aad ku adkeyneysid ama show ha ahaado ogoow billions gabdho ah ayaa daawaneyso oo rabo ninkan oo kale .hadii markii hore la aqoon hada be ready inaad challenge galeysid yacni hada ayaa gabdho badan cayrsanayaan si ay u hantaan ninkaan . Responsibility qaadi karo rabo he is an amazing young man.sister forget negative noloshu waa simple life lakiin waa Saad u fahantid cafwan.
Arse mahaan lakiin qalbigaga ayaba oga lanayniiin enaad qof jiclado mar lawaaad😢
Ayaan baan halkan ka salaamaya sharaf iyo karaamo korkaaga Ha ahaato AYAAN
XIJAABKA KENYA WA MID YAAB LEH GABARTA WANA XIJAB WANA NASO QAWAN WALAHI WAN YABAY ALE HANOO SAHLO AMUURAH INSHALLAH
Part 3 lasoo dhaso ridwaanaw amiirana waxn leeyay iska sabir casharna hakuu noqoto wll wax kastoo aan lahubasan abaalkiisu waa kaa wll waalidkaa waligaa cid hakaraacin waalid adna ilmahaaga haqasbin oo haw dhigin dugaaga wcm
Waxaan halkaan salaamayaa gabadhaan saaxiibteed waa qof cajiib ah. Wanaageeda ayaa icajabiyey.
Abyo waka qaade ❤
@@AyanAbdullhi Ayan Hadi aad Adiga Tahay Wale Dadka Kala Gobsane waxa tahay Boqorad Hambalyo Ayan kuleyahayy. Qof walliba wanaga uu sameyo wuxu mudanyahhay In loga mahadceliyo Mahadsanid wanaga ad gabadhan Usameysw baa iso jite
@@AyanAbdullhiwalal Ayan ma adhiga ba 😮
@@AyanAbdullhiqof wanagsan bad tahay❤❤❤
Hadan dumar 😂 runti mesha ino roon manaqano😂ileeyn feer qalocan nagala abuuray😂
Haa walhi😂
Hh aad io aad
Xaqiiq😂😂
Been maaha😢
Heart touching story 😢 Part3 wansugayaa
Asc wllyal ilahay swt halaaga baqo
I keep going back to your channel if you posted or not thank god I am early thx for these videos we appreciate you
Same here wlhi
Sorri abayo Amiira dhibkaas aad soomarte samir alle hakaa siiyo gabar kastoo xanun dareemeyso alle haka saaro wlh murug qof kii soomare uun baa fahmi karo😢😢
Hooyo ixtiraam mooyee diinta islaamka walaalkaa baa ku meherinaya abaayo.
Kkkkkk 😮😮😮 horaa loo yidhi ilaaahoow yeeeyna najeclaan nala kama karee ilaaahoow yeeyna nadiidin nala guma karee 😮😮😮
Wyarkii saas kuuladhaqmey waa jecleed jeestoole aa kujecelee wll maa iska guursatid hantina wuu haystaa
Ayaan waa qof wanagsan Masha allah ❤❤❤❤
Allah ku xifdiyo habo ayaane.
Walahi waa qiso xanuun badan way abayo aamira qisadad😢😢😢
Ayaan wllhi waa qof wanagsan faraxad ku nolow🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Amiira Walal gabadh wanagsan ba tahay faraxad ku nolaw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kai Kai I will help you best of your life. I listen all through today and I will enjoy you and your friend all with us. Thank you all of you Inshallah maybe when I come here and I will meet one of them Inshallah thank you for that sister and friend all of you.
Wallhi sheeko xanuun badan gabadhan maskiintaah rafaadkay martay hadana waxaa icajabinba sida ay waalidkeed ula dhaqmeen😢
Jaceylka la sheegaayo markaan ridwaan arkey ayaa qalpigeyga keeney amuu run yhy
Ridwan isaq inaan guursado xiisaha qofka iigaliyey waa barnaamijyadaad Waxaan islahaa dadkii saxda ahaa wey dhamaaden
Waalidka oo ilmahooda fahmayn xaladaha guurka
Io guurka aysan waalidka raali ka ahyn
Wlhi waa qisooyinka ugu xanuunka bdn
Ee adunka kadhaco😢
Qisada wey igu Socota maxa igu bar goyse part 3 ila sogar ridwan 😀😀😀😀
😂😂😂😂
Mudasir ayaa ka dhaqayo dhibkaas plz wilkaan ku jecel garab sii i.a wa ku faidee guur iyo nolol qurux badan ku rajeyaa
Marki qiso lashegay wabalaqiron jire se cml quruxeey 😂😂 qosolka nagadaa 🤣🤣
Zxp wanagsan adunyada wax lagu dorsado male 😢❤🎉
Wlhi waa qiiso aad u xanun badn abayo qalbiba ale haku qabojiyo ayan ale ha xafido sidey ku xafidy
Raggu magaca guud iyo muuqa waa ka siman yahay
Sheekadan waa sheeko waalan marba dhinac u socota please ridwaan gabdha ku soco dheh wiilka cusub sheekadiisa iyo waxay ku nacday
Prt 3 gii qaybtaan maad soo galinin miyaa Ridwaanow. Waayaye , prt 3 ga yaa fiirsaday mise wa wali
Ridhawan Yotubkaga MAXKAMAD mia Horta ani wnba yaabanahye😂😂😂
Wa wil ficn o shaqadisaa u fakary❤❤❤
That was a great story and sad the same time
Wlhi xnuun wye 😭😭🥹wiilasha soomaliyed ilaahay haka abaal mriyo inta gabdhood ay😂dhaawaceen 😭😭
Waalidka waxaanu raali ka ahayn hadaa samayso waligaa khayr kama helayso waaa wax jira ee gabdhow ninkan aa daba ordaysaan iska dhafa ninka ku Raba waa inuu walidkaa xiririyaa oo kadoo dontaaa
Wanku zoo wacaa isug Eragyaa maxaa dhibsdy 😢😢😢😢
Quruxley mashalh marookan adaa kashidan
Mansha Alah gabadha hadii ay runta ka hadashay waa qisa aad cajiib u ah lakiin somalia ayuu ka yimid ayeey tiri wiilka hadana sxbteey ayeey classmates ahayeen marka ma somalia ayeey ku ahaayeen mise kenya isku school?
Caruurnimo aya qaadey nabsi waalidna wa ku dhcy wxn rajaynaya inay cashiro ka Barato dhacdadaan xanunka bdn
Ridhwaan ayay magaac kadameysi ....2 eri kadib "Ridhwaan Lee kuhaysa 😅
Ayaan waa gabar naxaris badan wlha😮
😢family aya igu darem wiil qarabo nhy ano qof jecela lkn ma racin aniga wiilka jecela wayo walidkay zaid uga danbeya warkoda so waxay family i dhahen hada diido nagama mid tihid 😢wana guursaday iska aqbaly ila hada xlday ma fcno 😢😢ano guur family jecelen. Maxa tala ahaan isiin laheeden hada😢
Qisada iiga sheke abayo 😢😢
When she say ritwan i like it.
Qof waalidkii intuu ka dhuuntay nin iska.guursaday khayr maleh oo noloshuba u hagaagi mayso
Qiso walba bilowgeeda waa macaan, Lakiin Dhamaadka Qisada waa Xanuun,
Any How waa dareemayaa Dhamaadka inkastoo aan jeclaan lahaa Dhamaad wanaagsan, Lakiin , Dhamaadka waa iska Daawanayaa xanuunba ha iska ahaa,tee.
Walalo xabadkaga maxaa usoo sawirty oocaadi uga dhigty
Aabaha gabadhaan in ninkuu Rabo ku daro bes moow u dhalay waayo waxaan maqlaa in Hooyadeed kaligeed Korsatay 🥱
Aabayal qaar saas ah baa jira kuso korsanen dan ka lhyn hadhowne nin kula so aadaya
Very interesting and painful story wlhi
Walidka taladisa in la qaato ay fiican
Wiilkii tanaan ku heystaa dhahaayay ayaan la yaabanahay 😁
wilka iyo gabadha wax is og u egyihiin ujedada wa iney gabadha qisadeda ka shakeso ayey rabtay shekada saas u ektahy
Saas isdhagay
Ayaan khayr allah kusiiyo
Asc sxb rudwan dibad nocilise xaqiqada nagasogaba gabe gabadha iskailow kiihore arinkiiso hada kataagan maxad kadhaheysaa kadhe hadal iyo dhamantii kanameydho wixiikusomarey abayo iskanaguurso wilkanku jecel indhihii sanoqo fadlan wey gacodsi wanad kunasan isagana kuilowsiin dhaman dhibatadii kusomartey ishalah kheyr haye fadlan ok bey baay hawaro jaceylka ❤❤❤❤❤❤
Masha Allah, very beautiful lady
Waar wxuu waa xayawaan caadi aH ma gbdha hadlkiiza zidaa u rabTa ayuu zida ula dhaqmaY aX raGa qaaar wa GuN xayawaaN ciilkiizaaa i Haya 😢
Amira wlsheyy ilhy waxwalpa ad ku fraxdo hakusiyoh❤
Masha allh gbr wuruxbadan oo dagan ❤
Ayaan Mahadsanid ❤