Magaalo gabi ahaanba aasantay || waxaa la dhisay 1850 || Buloxaar.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024
  • Facbook.
    / nasrudiinmohamut
    Instgram
    ...
    Tiktok.
    www.tiktok.com...

ความคิดเห็น • 105

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 ปีที่แล้ว +6

    Yaa Salaam!!! What a pre Historic site. Runtii waa Meel loo daawasho tago. Anigu waaban degi lahaa oo Masjid iyo Madarasad iyo school yaan ka dhisi lahaa in Sha Allah. Waddan keenu waa meelaha Ugu qurux badan uguna tariikh da dheer qaaradan Africa. Thank you so much for your tour of Bulahar and the tributary of the Historic Wahen river.

  • @nimcocabdillahi4387
    @nimcocabdillahi4387 ปีที่แล้ว +5

    Thnk u huno waxad na bartay melo qurux badan oo dhulkena hore usoco

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 ปีที่แล้ว +4

    Maasha ALLAAH. Ninyahaw kun iyo sideedii boqol iyo xiligii ingiriisku yimi iyo waxaasi maaha aaasaar ama raadad hore marka hadala sax oo wixii Islaamka ka horeeyey iyo bilawgii Islaamka iyo xiliyadaas ayaa qadiimi ama raadad hore lagu sheegi karaa laakiin xiligii gaalki qadhmuunaa ee ingiriisku yimi shalay ayey ahayd wuxuu ka tagayna raadad maaha ee waa ee waa calaamado yar yar oo aan macno lahayn.

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg หลายเดือนก่อน

      Ingiriiska iyo Hargeisa way ka horaysay bulxaar

  • @Bashaar4
    @Bashaar4 ปีที่แล้ว +8

    Your content is so amazing and I love it and I hope you to keep going bro
    Inshallah you will hit the first 100k soon 🙏🏽

  • @basbaas12
    @basbaas12 ปีที่แล้ว +5

    Adeer waad fiican tahay, laakiin waxyaabaha Asaarta lama taabtaabto. Waa very fragile markaa please ha samayn markale dadkana ka wacyigeli

  • @mdeeq1865
    @mdeeq1865 ปีที่แล้ว +6

    Waad mahadsantahay walaal, waxaan keliya oo ku xusuusin lahaa inaad muusigga innaga dayso maadaama uu sharciyan xaraam yahay.heesaha waddaniga ah oo aan muusig wadan waad soo dayn kartaa. Mahadsanid mar kale

    • @shiinemoalin7650
      @shiinemoalin7650 ปีที่แล้ว

      Waxaan waa xaaraan markaad dhaheyso daliil ayaa lagaaga baahanyahay walaal mumsiga keen nas xaarantinimeynaya.

    • @singular123er
      @singular123er ปีที่แล้ว

      madhabkaga inaad dadka ku khasabtid maaha adba muusigu meel uu xaaraan kuyay noosheeg

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg หลายเดือนก่อน

      Wahaabiyadu umada jaha wareer bay ula timaadaa, music waxka xun baad sanaysaan, qarax

  • @user-uj9mh2nd8q
    @user-uj9mh2nd8q 6 หลายเดือนก่อน

    keep going .. I am speaking to you from another place in this world.. I was not born in my country or grew up in Somaliland.. I am from Hargeisa and North Hargeisa to Bulhaler to ceel Sheikh to Luuhaya.. These are the lands of my ancestors.. I feel nostalgia and love even though it is the first time I see the place.. I will return soon inshalah

  • @ahmedtimire6760
    @ahmedtimire6760 ปีที่แล้ว +4

    Dhul makaahiil isaaq❤

    • @IbrojeAlaska
      @IbrojeAlaska วันที่ผ่านมา

      SHALAY BUU MAKAAHIIL IMIYE ADEER DADKII MEESHA DEEGAANKA U AHAA LAHAANA SOO BAADH INAN YAR BAAD TAHAYE

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 ปีที่แล้ว +5

    Soobadi voiced waad mahad sentahay 😊❤

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 ปีที่แล้ว +3

    Aathaarta ha la ilaaliyo Bulaxaar my home town

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 ปีที่แล้ว +6

    Hortaa waxan layaabaa dadka barnaamij fiicaan Soo duubayaa oi hadaanaa hees. Dabadaa uu qabanysa dadkeenaa waa jaahiilin hees qofkii raaba isGaa doonaanyo dadka haa daanbaajiini hadan idiinku xaarantaa dhaagysanynaan heesaa Iyo barnaamij kalaa saaraa

  • @aadanfitnessvideo9897
    @aadanfitnessvideo9897 ปีที่แล้ว +2

    Keep goin bro
    Nasri giire

  • @gacalkeynan
    @gacalkeynan ปีที่แล้ว +2

    2009 ayan maqlay taarikhda BuloXar, Yar reer waqoti ah oo an isku class FD12 jaamacada SIMAD wada dhiganenay aya iga sheegeyay, ku dhawad 15 sano ku dhawad muqalkeda in an arko wa i farxad, Mahadsanid Brother.

  • @anhaarcabdi3047
    @anhaarcabdi3047 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yaadag

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว +3

    I thank you for Showing my Own Country 💗💯🕊🕊❤️🤍💚

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah waan ka helay sida quruxda badan ee aad u duubtay muuqaalka. Muqaalkan oo kale wuu i qalmaa in meelo badan lagu share gareeyo

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabarakallah dhulkena Nimca fadhida

  • @CabdiqaniYuusuf-hr9zp
    @CabdiqaniYuusuf-hr9zp 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wad zxp dadaalka dalxiiska

  • @saamiyacabdi5190
    @saamiyacabdi5190 ปีที่แล้ว +2

    Wooow mcha allh

  • @nuxurshow4748
    @nuxurshow4748 ปีที่แล้ว +1

    M a wll keep up horay u soco from mogadisho ....

  • @hamzehariir
    @hamzehariir ปีที่แล้ว +1

    Masha allah bro muuqaal quruxbadan

  • @Cawedyare
    @Cawedyare ปีที่แล้ว +1

    Horre u soco walaalo, Waad dadaalaysa runtii ee.

  • @saeedlover2457
    @saeedlover2457 ปีที่แล้ว +2

    Ku Mahadsanid soo gudbinta vlogan aadka u heer sareeya ..

  • @cabdicaliofficial7101
    @cabdicaliofficial7101 ปีที่แล้ว

    M.a bulaxaar magaalo qurx bdn

  • @Dophill260
    @Dophill260 ปีที่แล้ว +1

    Good reports. Next time drone

  • @mubaarigilays9027
    @mubaarigilays9027 ปีที่แล้ว

    Waa guryihii awawgay

  • @saamiyacabdi5190
    @saamiyacabdi5190 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 ปีที่แล้ว +1

    Keep going lend

  • @jamiilahashi181
    @jamiilahashi181 ปีที่แล้ว +1

    Bulaxaar magaaladan ku dhashay alla yacizak wllo

  • @koosaarfaisal1571
    @koosaarfaisal1571 ปีที่แล้ว +1

    Keep up pro

  • @AhmedMohamed-cy7xm
    @AhmedMohamed-cy7xm ปีที่แล้ว +1

    Qaab fiican oo tarikhaysan ayad uga hadashay lkn heesuhu wax wanagsan maaha

  • @khadramohamoud4422
    @khadramohamoud4422 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah

  • @najiipkaape
    @najiipkaape ปีที่แล้ว +1

    Amazing vedio ❤

  • @mdeeq1865
    @mdeeq1865 ปีที่แล้ว

    Magac magaalada iska sax akhii.
    Bulloxaar ama Buuloxaar

  • @anwaar.adaan.maxamud
    @anwaar.adaan.maxamud ปีที่แล้ว +1

    Lkn sxp ado iga raliya ha odhan ingiris boqolal sanadod ayu jogay dhulka somaliyed e wuxu jogay 75 sanadod xiligu inoyimi wa 1885 xiliga ubaxayna wa 1960

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 ปีที่แล้ว

    Somalidu Uun Baad Leedahay Adeer
    Waxaad Tidhahda Hesihii
    Abwaan Hassan Xaaji Abdillahi ( Ganay)
    Oo Barta Waxa Leedihiin
    Somali Waxba Isuguma Jiraane:
    Mahad sanid Adeer
    Happy Jorni.

  • @G.M820
    @G.M820 5 หลายเดือนก่อน

    Kkk Ingiriskii waxa uu joogay boqolal sano kullaha ! Magaalladan soyaalkeeda saxda ahee ku qotoma sababta dhabta ah ee ay u Aasantay hallaga run sheego inta dulmarka laydka daayo kk Ilaahayoow nin aan wax ogayn ha cadaabin.

    • @sakiabdul
      @sakiabdul 17 วันที่ผ่านมา

      Oo walaale maxay uaasantay

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 ปีที่แล้ว

    Ma sha alla mahasanid wall 👍❤

  • @Guuled_media
    @Guuled_media ปีที่แล้ว

    Zxp kaliya waxa kaa dhiman xabad Daron ah

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g 3 หลายเดือนก่อน

    dhulkena qurux badna ❤

  • @abdallaomar1190
    @abdallaomar1190 ปีที่แล้ว

    Keep going brother Noso badi

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 ปีที่แล้ว +2

    Ardul makaaliyah 😁🤣

  • @yahyetygah9118
    @yahyetygah9118 ปีที่แล้ว

    Hore usoco brother

  • @kowsarmahdi647
    @kowsarmahdi647 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Allow nimcada noo siyaadi

  • @cabdishakuuraadam6816
    @cabdishakuuraadam6816 ปีที่แล้ว

    Mahaa allah bwe soo badi

  • @sahracali454
    @sahracali454 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah

  • @ugaaz
    @ugaaz ปีที่แล้ว

    Barnaamijyadaada aad beey u xiiso badan yihiin sxb, horay usoco

  • @MohamedAbdi-dp5jq
    @MohamedAbdi-dp5jq ปีที่แล้ว

    muuqaalo fiican walal shukran,lakiin Adeerow maku weydiin karaa sababta aad adigoo waalidkaa ahlu Tawxiid ahlu Waxyi ahayeen aad aad kolba hees nin kaa liitey uu kusoo hantaatacay aad daliilka uga dhiganaysit,
    Muslimka waxaa uu Allah nasiib uga dhigay in ay daliishadaan waxyiga rabbi,waana la isu ogolyahay history iyo wixii la ogol yahay,lakiin ader iska daa heesahan kii aasaasayba uu dulliga ka qaaday

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 ปีที่แล้ว

      Waa heesihii horre ee lagasoo xigtey gabayada oo murtida lahaa.

  • @abdilahiahmed5715
    @abdilahiahmed5715 ปีที่แล้ว

    Halo asc wartabiye

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว

    Wow wow ❤❤❤❤

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky ปีที่แล้ว +1

    Haddii hal laba lagu dhufto, labaa isku jabaya markaa mid uun baa soo hadhaysa

  • @deeq150
    @deeq150 ปีที่แล้ว

    Talo : codka heesta gaabi oo kudul hadal oo apps lagu edit gareeyo ayaa jira sida kale 💯 guul baan kulajecelahay
    Walaalkaa cabdiraxmaan

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 ปีที่แล้ว

    وكم اهلكنا من قريةٍ بطرت معيشتها فتلك مساكنهم لم تسكن من بعدهم الا قليلا وكنا نحن الوارثين.

  • @deeq150
    @deeq150 ปีที่แล้ว

    Hore usoco oo sooyaalka baro heerbaad gaadhaysaa
    Soomalinimadaan kugutaageeray

  • @xariirmaxamed1330
    @xariirmaxamed1330 ปีที่แล้ว

    taariikh

  • @bashemuse356
    @bashemuse356 ปีที่แล้ว

    Waxaan ahaa ardadii wax Ku baratay halkanaaf ka hadlayso . Waxaan taagnayd gurigii la odhan jiray Hanjeera. La soco waxii kaa dhiman

  • @abdidarwiish740
    @abdidarwiish740 ปีที่แล้ว

    maybe u have to make it history

  • @cabdulahisamiir8399
    @cabdulahisamiir8399 ปีที่แล้ว

    Bro shaqo fcn ayad haysa kaliya wxad ku dadasha inad vidio joogtayn ku samayso hana niyad jabin❤

  • @SuradTV1
    @SuradTV1 ปีที่แล้ว

    Ila soo xidhiidh arin kuu hayaye

  • @hah7064
    @hah7064 ปีที่แล้ว +1

    Bulaxaar way ka horeysay 1850kii... Hhhh.

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 ปีที่แล้ว +3

    Ma makaaHiiL baa thy waadigan wadan kii makaahiilka nageeyee hhhhh kaftan

  • @abdirashidibrahim6047
    @abdirashidibrahim6047 ปีที่แล้ว

    Gadhka iska xiir

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว

    Waxaa dhisay dawladdii Faadumiyiinta waayo naqshaddoodii ayaa lagugartaa dhismayaasha.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi ปีที่แล้ว

    Subxaanallaah music jooji Quran dhageyso walal

  • @usertavo9448
    @usertavo9448 ปีที่แล้ว +2

    Dhulki makaahilka 🤣

  • @fuadhassanduale2411
    @fuadhassanduale2411 ปีที่แล้ว

    1850. !!!???

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    hal hal loogeeyay wey isla joogayaan makala tegayaan maxaa yeelay waa geel isweheshanaya

  • @Amali2345
    @Amali2345 6 หลายเดือนก่อน

    Yaa daga meshaa wll ama degaan ahan yaa leh

    • @user-pc1se2yz3b
      @user-pc1se2yz3b 3 หลายเดือนก่อน

      waa dhul Maxamed case PM

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-pc1se2yz3b wayo mahamed case 😂

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 ปีที่แล้ว

    M.sanid

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว

    Sheekooy kunacay. Meeye dadkii waxkabartay meesha.

  • @pharhiya8284
    @pharhiya8284 ปีที่แล้ว

    Wali somalidu barti bay tagantahay adunku kumankun bay isbadalen hada dhulki baykaguryan waxay higsanayan cirka inagana dib usocod

  • @abdoulkader3543
    @abdoulkader3543 ปีที่แล้ว

    Wariye ina shalay baad tahay war sabuurada wakhtigii dhawayd ee siyaad bare ayaa lagu dhigan jiray waa qixii ka hor

  • @isseabdirahman1915
    @isseabdirahman1915 ปีที่แล้ว

    Waxan maqli jiray buulo xaar sideedi dabayl lagugulagugu baaweye

  • @bahdoonbisle
    @bahdoonbisle ปีที่แล้ว +1

    Bogaadin badan ayaad mudantahay saaxiib, kasii badi dedaalkaaga.

  • @yoonisabdi4467
    @yoonisabdi4467 ปีที่แล้ว

    Waarwaa xagaanka soojeeden awaawyaashey

  • @ilyaascarte8377
    @ilyaascarte8377 ปีที่แล้ว

    Dawga lasqoray wali matagtay

  • @axmedcabdi1680
    @axmedcabdi1680 ปีที่แล้ว

    Ina cali qablax baa habaaray magaalada

    • @jamiilahashi181
      @jamiilahashi181 ปีที่แล้ว

      Yuu ahaa kaasi muxuu se u habaaray wll

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud ปีที่แล้ว

      @@jamiilahashi181 habar yonisbu aha sida lashegay o calisicida mela kale o ladho isga habarayna wayjiran o ayka mid tahay odwayne lkn iyada dhanka biyuhu ka habarayba layidhahda ilahayba inaga oge sida lashogo faras u watay aya hore logu warabin wayay kadibna beyadan kagaga raray u yidhi gabay dherbu aha hada maxasuste

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 ปีที่แล้ว

    Skuulku waxa la Disney 1960

  • @MohamedIsmail-vx9ue
    @MohamedIsmail-vx9ue ปีที่แล้ว

    WAR YAA TAARIIKHAD BEEN HAKASHEEGIN DEEGAANKU IMAK AYUU YIMI ADIGUN MATAQAANID

  • @mohamudsharig
    @mohamudsharig ปีที่แล้ว

    bulo xor

  • @xassuede941
    @xassuede941 ปีที่แล้ว +1

    Stop this it all belongs to the Republic of Somaliland no one else.

  • @omarshucayb3442
    @omarshucayb3442 ปีที่แล้ว

    Kkkk 1850 ma taariikh fogbaa Berberaba waa lagu jiraa kuwii la dhisay 1880 kii.
    Waxaa buluxaar jirtay sida uu ibnu batuuta sheegay qarnigii 17 aad

  • @M45_0
    @M45_0 ปีที่แล้ว +1

    Bullo xar weeye magacu maaha buulo xaar

    • @usertavo9448
      @usertavo9448 ปีที่แล้ว

      Kulayal weeye micnaheedu

    • @M45_0
      @M45_0 ปีที่แล้ว +1

      @badeed xildiid Haa iknow in somali way

  • @bahdoonbisle
    @bahdoonbisle ปีที่แล้ว

    Well done saaxiib @Nasrigiirre

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho ปีที่แล้ว +1

    Keep going bro