Jadwalkeena maanta iyo baadiyaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 215

  • @mobambam4594
    @mobambam4594 2 ปีที่แล้ว +26

    WLLSHY SHARAFEY AAD BAAN KU JECEL AHAY WAXAN KALA SOCDA CANADA .. DALKEENA AYAD MAALIN KASTA NA JECLEYSIISA INAN MAR UUN KUSO NOQDO HADANU NAHAY QURBO JOOG SAY WALLAHI AH😊😊💖💖🇨🇦✌🏾🤲WAXAD LA KULANTAY AQOON KARTI QIIMO QURUX WANAAG DADNIMO DAACAD DABEECAD WNGSN NOLOW WLL..BERI LA ISO DHAQAN CELIYAY 2006 AYA MII LA I GEEYAY WARQAD WAAN WAAYAY BIYAHA MA CABI JIRIN YAABKI ADUUNKA GEEL WAAN RAACAY LKN NOLOW WLL💖💖😊😊😌👊🏻

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  2 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid wll

    • @mobambam4594
      @mobambam4594 2 ปีที่แล้ว

      @@dhaqankaaba7350 ada mudan wll😊

    • @bindeyusuf1503
      @bindeyusuf1503 2 ปีที่แล้ว +3

      walahi aniga ba sido kale canada baan jooga markasto oo aan videokeda argo xiso iyo jecel dheeri ah baan u qadaa wadankena hooyo

    • @calishire8131
      @calishire8131 2 ปีที่แล้ว

      @@dhaqankaaba7350 asc walshey nambarkada xagee laga heli karaa

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 ปีที่แล้ว +6

    ما شاء الله كان
    Waa nolol wacan baadiyuhu
    Caafimaad hawo cunto macaan
    Hurdo macaan
    Aqal qurux badan

  • @aliyusuf466
    @aliyusuf466 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah Adeer Allah Kuxifdo Aduun iyo Aakhiraba Aaaaaaaaamin Manamaleyneysid Barnaamijyadaada Sidaan Uxiiseyneyno Adeer Weynagu Fiicnaalaheyd Inaan Xiriirkaada Helno Saan Kuugu Hambalyeyno Ilaahey Kaaxifdo Raga Kiisa Xun EE Soomaaliya Jooga Ilaahey Hakusiiyo Liibaan Aduun iyo Aakhiraba Aaaaaaaaamin Maashaa Allah

  • @Dacwa_som689
    @Dacwa_som689 2 ปีที่แล้ว +4

    Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda Kuna Soo biira Kheyrka Kafaideyso Wll Qali

  • @maryamahaji8769
    @maryamahaji8769 2 ปีที่แล้ว +6

    Allah ku xafido wllshey qali wax qurux bdn ayaad noso bandhigtaahe❤️

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 2 ปีที่แล้ว +2

    Muuqaal qurux badan masha allaah fariid ilaahay haku barakeeyo

  • @seinabjama4979
    @seinabjama4979 2 ปีที่แล้ว

    Masha ardaagiinaa jecladay anigu gobolka mudug ayaan ku soo jeedaa reer miyigu ardaagaas ma samaystaan ama aqal somaliga ooda way oo ku meersan

  • @aminoadan4190
    @aminoadan4190 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah wallhi waa dhaqankii dhabta ahaa xusuus xusuus❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️from 🇨🇦

  • @sadiyomahad2672
    @sadiyomahad2672 2 ปีที่แล้ว +4

    Gurigan gabar gari ah ba leh masha alah abayo mcnto ilhay haidin barakeyo

  • @apnavillagevr3231
    @apnavillagevr3231 2 ปีที่แล้ว +17

    🌷بسم اللہ الرحمن الرحیم 🌷
    ﷻﷺﷻﷺﷻٰﷻﷺﷺﷺﷺﷺﷻٰﷺﷺﷺٰﷻٰﷻﷺﷺٰﷻﷺﷻٰﷻﷺﷺﷺﷺٰﷻﷺﷻٰﷻﷺﷻﷺﷻﷺ
    🌷💖🌷

  • @justknowledge11
    @justknowledge11 2 ปีที่แล้ว +3

    Wacalaykuma salam wa muqaal wanaagsan runtii bulshada somaliyeed waxad ugu jirtaa meel wnaaagsan horumar iyo barwaaqo ayan rabbi ka baryeyna insha alah

    • @xasanyey8821
      @xasanyey8821 2 ปีที่แล้ว +1

      M a💙💙💙💙💙💙💙💜💜💜💜💜💜💚💚💚💜💜💜💛💛💛💛💞💓💓💗💗💖💖💖💝💝🖤🖤💣🖤🖤💣💣💓💞💞💚💜💜💙💙💙❤

  • @abdikarimwaddani2068
    @abdikarimwaddani2068 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah Dhaqankaaba.
    Waxaan ku siinaa sirta sida Muufada looga dubto Yurub.
    Meeshaan Cajiin Makiinad maleh, marka waxaa la sameeyaa sida Canjeerada loo qaso oo kale ayaa Muufada Cajiin keedana loo qastaa, kaliya waxaad u baahantahay Bur Kiciso ama Qamiisiso leh. Halkaan anaga waxaan heysannaa Bur kicisodiisa leh. Tusaale Nus kiilo Bur ah ayaad weelka ku shubeey, waxaad ku dareey 2 sacbood oo Badarka Soorta/Shuurada, Badarkaas waxoow rabo ha ahaado.
    Sida Galeyda labadeeda nuuc, Masagada, Qamadiga. Waxaad ku dareeysaa kiciso ama Qamiiriso Macalgo yar haafkeed, ama haddii ay baakado yar yar ku jirto baakad haafkeed, hadba inta aad ubaahantahay. Sacabkaaga haafkiis oo sokor ah iyo wax yar oo cusbo ah waad qaseey sida aad Bur ka u qastid. Waad dabooleey Illaa iyo Saacad ayaad meel dhigeey. Markuu Cajiinka Qamiiro ayaad ku dubeey birta Canjeerada, mar wal ba Saliid yar ayaad marineey Birta Canjeerada. Gacantaada ayaad ku fidineey Muufada, waad dabooleey, Saliid yar kale oo weel kugu jirto ayaad Muufada kor ka marineey hadane adoo isticmaalaya Macalgo yar,
    Markeey hoos ka bislaato Muufada ayaad gedileneey sida aad Canjeeradaan u gedineeysid oo kale.
    Muufada kaliya ayaad gedineey. Birta ma gedineeysid! Sida waa lasameey jiray Somalia! waxaas waa laga tagay hada. Intaas kabacdi I hope in ay Yummy noqoto.

  • @aadanmohammed9918
    @aadanmohammed9918 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc ubax walahi Aniga gabar kuma dhihi karo sababto ah Raga soomaliyed waxeysan qaban ayad hesa ilahey haku fududeyo waxan ku leyahay hormat wacan malin dhawed waxan Arky Adigo jogo magalada jowohar Masha Ailah ilahey cadow haka ilaaliyo insha ailah gobolada dalkena dhamantod ma ku qorsheysan tahay inad tagto qasatan kofurta somaliyo sida kismaayo kale Aniga waxan ahay Reer kismaayo

  • @maymuunabdirisaq2791
    @maymuunabdirisaq2791 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakala aleha ku xifitiyo wllo qali

  • @abdiladhiifliibaan6171
    @abdiladhiifliibaan6171 2 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo Gabar Reer Miyi Aha Iso Radi 🥰🥰😆

  • @isse83
    @isse83 2 ปีที่แล้ว +3

    Dadkaan daawado dhaqan kaaba maba taqaanin miyaaa like maad iskansaartaan isla marka aad soo gashaan wax culees ah miyey idinku heysaa wllyaal 👍🏿 suulka kor u jeeedo iska taabta dhiira gelin ayuu u yahay wlsheyn adinkana culees idinkuma ahan siyey iskula ekaadaan dadka daawaday iyo dadka suulka kor ujeedo saarta mahadsanidiin dadkeynu daawashada wey faham san yihiiin balse wax yaabaha yar yar ee dadka dhiiri gelinta u ah iskuma fiicno

  • @hibaqcali8503
    @hibaqcali8503 2 ปีที่แล้ว +1

    masha'Allaha baadiyo waa uxiisay

  • @hafsaqurux4691
    @hafsaqurux4691 2 ปีที่แล้ว

    Wxaan ka hely sida aad xijaabka ugu xirn thy mash allh ha iska dhigin waligaa abyo💋

  • @munamohamed6215
    @munamohamed6215 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha alllh gabar fiican o sabar leh ayaad tahay illlhy noloshaada hakuu nuuriyo walashy

  • @iftiinkadacwadamedia5892
    @iftiinkadacwadamedia5892 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah wllshy hore u soco👸❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaasheey ubax waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato alle haku xafido Amin Amin Amin alle hakaa siiyo ajir iyo xasanaad shaqo wacan ayaad heysaa dadka soomaaliyeed guulaysta waligaa mahadsanid markale walaasheey ubax

  • @faisabdirahmanabdiqani3760
    @faisabdirahmanabdiqani3760 2 ปีที่แล้ว

    masha allaah aad ayuy uqurxbadan tahay noo siwad walashay

  • @libanzaiirwaa5793
    @libanzaiirwaa5793 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah.
    Goodjob! "Sister...

  • @hanishariif7397
    @hanishariif7397 2 ปีที่แล้ว

    Dhaqan kaaba my fav TH-cam oo jeclhy🥰❤

  • @yasminmaow8191
    @yasminmaow8191 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaaaw maashaa Allaah tabaarikallaah abaayo qaali jazaakillaahu kheyr for sharing. This is a beautiful culture

  • @Gory-ali
    @Gory-ali 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah. Soo jawaab habo

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walaal guuleyso waan ka helaa muuqaaladaada jazaaka Allah

  • @filsanmuuse2442
    @filsanmuuse2442 2 ปีที่แล้ว

    Masaha allaah hore usoco wll qli

  • @ibrahimgabose7953
    @ibrahimgabose7953 2 ปีที่แล้ว

    Roob khayr badan Allah ina siiyo si wacan ayaan kuula soconaa

  • @sahracr1073
    @sahracr1073 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allah aad baan uga helay
    Howsha aad heyso
    Noolow baan ku leeyahay inta nololi jirto macaantooy

  • @ahmedjibril5355
    @ahmedjibril5355 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Dhaqn kaba
    Abaayo mahadsanid fariid baa tahay ma sha Allah Ilahay haku Xifdiyo Amiin.

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah
    Dhaqankada kufaan waliga Dhaqan dadkale leyahay qaymo kuyeelan meyno.
    Walashey funny aya tahay Mashaallah
    Aniga waxan aaminsanahay ina caraab ahayn oo aan ahay gabar ama hooyo muslim ah ka ah Soomali kasi ah bariga Afrika kaso jeedo.
    Lakin qof walba araktidisa xoor ayow uu yahay yaa qalad leyga fahmin.
    Hormar wanaagsan oo wacan
    Mahadsanid walashen

  • @nasirmoali
    @nasirmoali 2 ปีที่แล้ว +2

    Nabiga hadaaad jeceshahey igu dhiiragali like❤scw❤

  • @amiiroxaashi7298
    @amiiroxaashi7298 2 ปีที่แล้ว

    Mshllh..wallshy.qali.runtii.waa.xasuus.wan.ee.guuleso.oo.horousoco.

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 ปีที่แล้ว

    Abyo Angu qadad jeclahy furka maku dubto from Kenya

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 2 ปีที่แล้ว

    MnshAllah wllshy Ubax Billan Dhaqan kaaba sharaf iyo maamuus ku noolow

  • @maryanhassan8795
    @maryanhassan8795 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah Tabaarakallaah!

  • @qaalimuuse8767
    @qaalimuuse8767 2 ปีที่แล้ว +1

    Baadiye waa kunolan jirnay digsiyaalka iyo kirligu waa nocadeeye hoyo ma ogolaynin runtii xitaa asagoo harmar lagu ka riyay in markale lagu kariyo kuli waa wadacadaayen 4 digsi baan laheen iyo 1 kirle intuba waa la cadeen jiray

  • @maxamedcaddaani9906
    @maxamedcaddaani9906 2 ปีที่แล้ว

    Masha AllaH wll Hore usoco illaahey Abaarta Haynaga soo jebiyo waan xasuusta miyiga markan Arko muqaladada

  • @ubahabdi5317
    @ubahabdi5317 2 ปีที่แล้ว

    Mashaalah rabiiii hakuhafidtho abayo 💕

  • @malinabdi2315
    @malinabdi2315 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallo, masha Allah aad ayaan u jeclahy video yadan aad soo duubtid oo xasuus ayey i geliyaan runtii. Anigu waagaan miyo joogey meeshan joogey waxa ku yaaley Geedo (Gud) la dhaho oo caleetooda shaaxa lagu dari karey ow jicibku/ yicib ka baxo.

  • @bindeyusuf1503
    @bindeyusuf1503 2 ปีที่แล้ว

    mansha allah walal waad ku mahadsan tahey sida noogu so gudbilayso dhaqankena number 1 fan baan ku ahey nolow abaayo💟

  • @Gory-ali
    @Gory-ali 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah. Carab waa. Na hay. Habo

  • @abdi252
    @abdi252 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah 🥰☺️💙

  • @suleemanaxmad4159
    @suleemanaxmad4159 2 ปีที่แล้ว

    وعليكم سلآم ماشاءالله

  • @maryanali9822
    @maryanali9822 2 ปีที่แล้ว +1

    M.anoosoobadi muuuqaalda nuucaana

  • @laylahirsi3596
    @laylahirsi3596 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha abyo jisakalaah

  • @hibomuhumed8020
    @hibomuhumed8020 2 ปีที่แล้ว

    Wsc war matulahi waa barakatu manshalah mi beautiful sister manshalah keep going Habibtiy 💓💓💯💯💯💯💯💯🥳habo Macan Ramadan miyiga so so gali marki la Garo inshalla thank you 😊❤️

  • @saladhersi4704
    @saladhersi4704 2 ปีที่แล้ว +1

    DhaqanKaaba, Mahadsanid. Somalidu waa shiineeys walalo.😀
    waad mahadsantahay walashey, Muuqaaladada aad ban ula dhacay. Xasuus badan baa igu soo dhaceysa waagan Miyiga joogay.

  • @ruuneyhassan9594
    @ruuneyhassan9594 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo Somali waa African ❤️

  • @aminaamish1586
    @aminaamish1586 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah dhaqankeena wax ka wangsan maleh ala meshan cml yaa igeeyo🥺😰😑

  • @nimcomuhumed7995
    @nimcomuhumed7995 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah rer kenyaba qaaday ku dubtaan

  • @alimahamed4664
    @alimahamed4664 2 ปีที่แล้ว

    M.a luqadaan xaged kakentay Ascari makudhalay

  • @mahomedhalaase3948
    @mahomedhalaase3948 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk aad iyo aad wllo qli waas Somalia badan ayan ogoleyn African nimada

  • @cabdiz5945
    @cabdiz5945 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh muqaal quruxbadan weeye

  • @abdiadan8141
    @abdiadan8141 2 ปีที่แล้ว

    Manta qofkii uhoreyaan ahay man sha allh

  • @fedilaabdlgni5644
    @fedilaabdlgni5644 2 ปีที่แล้ว

    الله يافظكُم يا أهال سومال

  • @Maankoos_
    @Maankoos_ 2 ปีที่แล้ว

    M.akeep going

  • @yusufahmed8095
    @yusufahmed8095 2 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa’Allah Best life

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 ปีที่แล้ว

    Keep going My syster plz isoo booqo 🙏🥰

  • @hanisheikh2729
    @hanisheikh2729 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo Allaha kubarakeeya

  • @nimoomer9500
    @nimoomer9500 2 ปีที่แล้ว

    Wallashay mashaa halkee weeye

  • @cabdifitaaxmuumin9454
    @cabdifitaaxmuumin9454 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wllo shaqo fican ayad haysaa wana kugu bogaadinayaa🥰

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah ilahay roobka ha inoo shubo

  • @BarwaaqoMaxamed-gp6ns
    @BarwaaqoMaxamed-gp6ns 5 หลายเดือนก่อน

    Xagee ayaad ku nooshahy hadda wll❤😊

  • @sacdiyodiyo3507
    @sacdiyodiyo3507 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah abayo wayahan xage kabaxday

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha ALLAH dhaqankaaba an jeclaa

  • @deeqamaxamed4809
    @deeqamaxamed4809 2 ปีที่แล้ว

    waaaw waaaw Xasuusahan igu lamaan 💋♥️👍

  • @jeylaniabuukar8619
    @jeylaniabuukar8619 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha wll qaali hoore usoco

  • @Gory-ali
    @Gory-ali 2 ปีที่แล้ว

    All illaahaybaa. Ku na bad keenay

  • @fadumoibrahim7390
    @fadumoibrahim7390 2 ปีที่แล้ว

    Dhaqan kaaba masha allaah abaayo qaali runtii Waan la socdaa barnaamijyada aad so geliso aadna waan u jeclahy subaxdii waxan ka dhigtaa koobkayga qaxwaha hadaanan dhaqan kaaba daawan iima aha guuulayso walashy qaali wax shar ah Alle kuma tuso mar walba guulayso ayaan ku leeyahay. 😘🙏🌹😘😘.

  • @Nasrocabdi390
    @Nasrocabdi390 2 ปีที่แล้ว +1

    Nolol an uxiisay😘😘

  • @adanali4331
    @adanali4331 2 ปีที่แล้ว +3

    ManshaAllah ❤️👌🙏🎉

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 2 ปีที่แล้ว

    Allaha waa Ubax cadeey salaan sare quruxleey

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 2 ปีที่แล้ว

    Manshaalaah ader alee haku barakeeyo walahay qurbahan jugayo hawadi wadanka caanihi geela iyo ariiga iyo lodaba inan arag wal laso warshadeeyo oo an lahubin muye Manshaalaah tabarakalaah cafimadku cuna miyiga eakhtigi igu danbeysay canjeelo laguma cuni jirin kkkkkkkkkk

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว

    Ani baadiye kuma soo korin lakiin waa nolasha aan aduunka ugu jeclahay caafimad iyo saxo

  • @ahmedabdinasir9091
    @ahmedabdinasir9091 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs walal mahdsnd wa nolashan kuso koray farxada talo miyga magalo lagama helo❤❤

  • @zaamiyasimancigale4118
    @zaamiyasimancigale4118 2 ปีที่แล้ว

    Manshaa alah ilahay haku barakeeyoo

  • @abdiyusuf9006
    @abdiyusuf9006 2 ปีที่แล้ว

    Laxoox wa afsomaliga saxda ah canjeero wa af itoobiyaan

  • @almothanaaa
    @almothanaaa 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤🇦🇪ما شاء الله

  • @ehelukheir8820
    @ehelukheir8820 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allh baarakalaah shaaha waa in aan sodonano on kaso war dono kaabay 😘

  • @asiyaabdinuur8691
    @asiyaabdinuur8691 2 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله أختي

  • @cadnaaniqra3040
    @cadnaaniqra3040 2 ปีที่แล้ว

    Carab ayaan kasoo jeednaa waxaan kasoo jeednaa bilaal xabashi

  • @ayaanbollina6434
    @ayaanbollina6434 2 ปีที่แล้ว +2

    Nin badiye igu arosa raba😂🙄

  • @isse83
    @isse83 2 ปีที่แล้ว +1

    Nooga waran heee jowhar teyna waxaad kalasoo kulanty abyo ubaxeey

  • @abdiladhiifliibaan6171
    @abdiladhiifliibaan6171 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan Kaas iska Jeclahy wlhi ☺️

  • @yasmiinquruxofficial1188
    @yasmiinquruxofficial1188 2 ปีที่แล้ว

    Wcs walashey aad ban kugu xiisey waxan raba inan ku shego caleenta ad isticmaleysid waxey ka imata Kenya 🇰🇪 shaha marku karo haku darin ee u qiyaso e ku dex kari abaayo iska kari cafimaad ahan ayeysan ku ficnen Kenya 🇰🇪aniga degan

  • @abdullahipharah3677
    @abdullahipharah3677 2 ปีที่แล้ว +1

    Huno daqan kaaba, camera drones ayaa kugu ficnaani laheeyd markaad jogtay jowhar iyo wabiga melahas sawiraan fiican ayaa kasoo gudbin lahey er huno iskuday InshaAllah

  • @fattehussienio8175
    @fattehussienio8175 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllo dhaqan kaba markasta waxan dodoona video jidida maso galiisay walshy nolow wllo waxan kala socda qurbaha waa dhaqan keenii waxan kuleyahy horw soco wan ku garab joogna insha allah wllo qima badan keep going sister

  • @mudanchannel1578
    @mudanchannel1578 2 ปีที่แล้ว

    Dhaqan kaabay waxartaa yar markaad xamar usoo labaneyso isoowad kkk guuleyso abayo allah kula jiro

  • @ikraanxasan677
    @ikraanxasan677 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh hore usoco wll

  • @youssoufaliabdillahi2367
    @youssoufaliabdillahi2367 2 ปีที่แล้ว

    Wcs gabadh nagu qaaaaaali ah malin wanag san

  • @maxamedxasan4775
    @maxamedxasan4775 2 ปีที่แล้ว

    masha alah guuleyso abayo

  • @sacdiyaaadan2348
    @sacdiyaaadan2348 2 ปีที่แล้ว

    Dhaqan kaaba thank you qof lagu dayan karo .

  • @feysalisaaq3520
    @feysalisaaq3520 2 ปีที่แล้ว

    Maha allh xafida hulaah

  • @cabdilaahimuuse6398
    @cabdilaahimuuse6398 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllo
    Waxay ahayd Inaad ku kariso qoron
    Mise tolow qorantabaa lamayaqano

  • @sisizowadish2633
    @sisizowadish2633 2 ปีที่แล้ว

    Wllo dhulka miiga foog ee kaham badan maa Adidi

  • @anab9951
    @anab9951 2 ปีที่แล้ว

    Anagoo joogna USA qaado godan ayaan ku dubanaa laxooxda.

  • @Nasra-kooker
    @Nasra-kooker 2 ปีที่แล้ว

    Aniga wadankeenii markan joogay oo dhuxusha wax ku karinjiray waxan jeclaa subaxii inaa dabka xafada dariska ka doonto waliba dab badan isoosiiyaan hhhhh

  • @honibraahimaxmad9215
    @honibraahimaxmad9215 2 ปีที่แล้ว +1

    I.a Roob