#VLOG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • Hargeisa ku kala baro gaari Hammar ah, lana qadee Alfanaan Abdulahi Shariif Baastoow,.
    Waa Hiddo Dhowr ayay ka shidan tahay

ความคิดเห็น • 169

  • @NickelodeonKings
    @NickelodeonKings 5 ปีที่แล้ว +14

    Hargeysia 2013 ayaan guri ka dhisaney hooyadey sanad kabacdi waxey doratey iney dhulkeda hooyo waqtiga ka dhiman ku dhameysato aniga hargeysia kuma dhalan balse waalidiinteyda ayaa ka imaadey aniga waaberi dabka ayaan ku dhashey cisbitalka xudunteyda taalo waa digfeeer Insha allaha hargeysia waa ku noqondona waa mesha aan retirement keyga ku dhamey sandono like my parents Love hargages ayaa la oranjirey ayeeydey ayaa iga sheken jirtey allaha unaxaristo

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว

      Mansha aalh kula midbaan ahay walidyntay deegaan ahaan hargysey udhasheen lkin ani muqdishaan ku dhashy
      Alle somlia haynoo mideeyo pro

  • @samiiramuuse6076
    @samiiramuuse6076 5 ปีที่แล้ว +11

    Asc maansha allaah💖💖💖 please Mahad soo duub next tour From town to Madalaha iyo Hotel Diyaarada I'm desperate to see that view Tusan Takk farxada nabad gelyadeena allow noo sitaadi Xamar Cadena nabadaas oo kale gee .💖 thank you so much its amazing view you always showed us.

  • @maxamadxuseen4998
    @maxamadxuseen4998 5 ปีที่แล้ว +14

    Waligaa laysma wayneeyo walaahi saaxiibkan wax badan ayaan ka bartay
    zaaxiibkeen imika haduu qayili lahaa sidaa uu u farxayo uma farxeen saw maaha zhp

  • @KhaliilG
    @KhaliilG 5 ปีที่แล้ว +9

    Ilaahaw Nabada iyo horumarka Usiyaadi Somali Oo dhan

  • @bezani
    @bezani 5 ปีที่แล้ว +4

    Baastaw waa fanaan qaran oo 5nta Somalia aad looga jecelyahay, good to see him doing well in Hargeysa, thnx for sharing brotha, hooray u soco and stay happy🙂

    • @popmarly8493
      @popmarly8493 5 ปีที่แล้ว

      Beenamaha sxb wa legend hargaysuu kunoola mudo

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 5 ปีที่แล้ว +10

    iska baashaaal siyaasada iyo qudhunka ha isku galin please

  • @hodangarash5085
    @hodangarash5085 5 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa allaah allaah kuu siyaadiyo farxadaada waxaanba jecelahay sidaad noloshaada ugu faraxsan tahay anigaaba farxad kaa gaado mankaan fiirsado

  • @habibaali9801
    @habibaali9801 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah wow wow mashallah my people peace and love Somali🙏💯✔👌👌👍👍👏👏🌷🌷👆🌏🇸✋👈💙💯✔🙏👍💙👈

  • @maryanmuqtar7116
    @maryanmuqtar7116 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah I loved your blogs 😘 Hore socda

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 5 ปีที่แล้ว +3

    Home sweet ❤thank u

  • @munaabdi5212
    @munaabdi5212 5 ปีที่แล้ว +3

    Hageeysay nabaad ku waar waligaba👏👏👏👏👍👍

  • @xalimoabdigure7560
    @xalimoabdigure7560 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlh bastow naftirkisa waye masha alah mahad manta nin 8 sano kahor inuu dhintay aa ku maqlay baa manta asagoo nol ituste wlh masha alah inolada dhaman tin bashalka hanii wacnado yaqey

  • @xalimoabdigure7560
    @xalimoabdigure7560 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah ilahey nawada ha usiyadiyo intan hesana ale hasiyo bastow wadhintaba maqlee hargesa muu jogaa ala waa dhinte yamanuu ku dhinte maxaa loo dhahay masha alah baxsanay hargesay

  • @suleikahajji3188
    @suleikahajji3188 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah mahad . Iyo saxiibdi .3 h hargeisa hido dhawr .iyo hummar 👍👍👍👍👍👍

  • @bayle2236
    @bayle2236 5 ปีที่แล้ว +2

    Pls keep doing these vlogs love them

  • @munaabdillahi4333
    @munaabdillahi4333 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Hargeisa!!!

  • @najahchannel4281
    @najahchannel4281 5 ปีที่แล้ว +3

    Wle hargeisi dalxiis way u qalanta 😍😍😍😍

  • @geeleckariimaydid6193
    @geeleckariimaydid6193 5 ปีที่แล้ว +1

    thank you sir for taking us back home maansha alaah

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah soor waan u xiisay from hargeysa is beautiful. 💕💕💕❣❣💟💟💟💖💖💖💞💞💞💝💝💝🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦

  • @asalsomalilanderhargaysaaw6850
    @asalsomalilanderhargaysaaw6850 5 ปีที่แล้ว +2

    Hargaysa my city

  • @AnisaAnisa-vp1dk
    @AnisaAnisa-vp1dk 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah , Hargeysa aad bay u shidantahy.

  • @kafiyamusa9264
    @kafiyamusa9264 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaala Allha
    Thank you for sharing this
    Hargesa

  • @ayanbarre377
    @ayanbarre377 5 ปีที่แล้ว +2

    Mnshallah

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah nabadu macana wad bashalaysan jawii dagan qarax kama baqaysan ilahow nabada noo daa dalkayga Somaliland mahad nin reer magal ah bashaal nin jirad tahee sxb aniga qudhaydun asxabtun ban ahee 😁😁🤘

  • @Maryam-bu2xp
    @Maryam-bu2xp 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah to brother 💚. My Home town l feel home sick missing Hargeisa. So luck 🍀 brother.

  • @youngash6411
    @youngash6411 5 ปีที่แล้ว +1

    oh

  • @bintumohamed249
    @bintumohamed249 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah turboshash walal illahay farxada hakugu wado adi iyo sxbada 😍😘🤗

  • @Ridwan-jo1wc
    @Ridwan-jo1wc 5 ปีที่แล้ว +1

    Wadaage Turbashaash
    Allah Haku Barakeeyo Ugaas

  • @fatimam1916
    @fatimam1916 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll ku soo dhawaw Hargeysa

  • @rodamoha208
    @rodamoha208 5 ปีที่แล้ว +1

    Wooow masha allah mahad

  • @puregamer5153
    @puregamer5153 5 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa Allahu mahad Baashaal

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 5 ปีที่แล้ว

    asc.waa soo dhaweneynaa in hidaha iyo dhaqanka la soo nooleeyo.oo siyaasadda naga nasto.soor iyo caano. mash allah.

  • @ismahaanabdi1409
    @ismahaanabdi1409 5 ปีที่แล้ว +1

    😍😍👏👏🌹🌹🌹🌹🌹😍😍👏Mahad aad baan ku salamaya wll bile and safya meyeen😀😀😀😀😀😀

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah

  • @Jasmine18815
    @Jasmine18815 5 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah welcome dad ku jecel kusoo dhawoow Aabo wgsan baan thy

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 5 ปีที่แล้ว

      Allaah walaaleheena nabad waarta hasiiyo allahuma aamiin

  • @najahmuhammed1127
    @najahmuhammed1127 5 ปีที่แล้ว

    Aamiin Alle ha inoo Daayo Dalkeena Hooyo ee qaaliga ah Jeceliyaa Dalkaygaa

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 5 ปีที่แล้ว +2

    Ku soo dhawoow Hargeisa wall

  • @miriamfarah5632
    @miriamfarah5632 5 ปีที่แล้ว +1

    Aamin illahay nabada ha inoo siyadiyo mashaallah

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @nawalcadey1811
    @nawalcadey1811 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw

  • @miriamfarah5632
    @miriamfarah5632 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaha markan video gan firsaday jwi nabaded ayan galay allow usiyadi nabada.wllhena anaganah nasii from muqdisho 🥰👍👌

  • @happysomalifamily9966
    @happysomalifamily9966 4 ปีที่แล้ว

    Abti that is Toyota FJ not hummer I think ? I could be wrong !! If it's the Toyota FJ its speciall car rare one now as it discontinued now

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah🙏❤️😋

  • @sadiks.9871
    @sadiks.9871 5 ปีที่แล้ว

    Waa gaari iyo jawi aad u wacan. Qaabkii gaarigaa loo keenay hargaysa noo Soo sheega. Aan keenee gawaari kale

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 5 ปีที่แล้ว

    Thanks adero , JAzaakilaahu khayr for all of your beautiful viedows Somaliland allow dhawr dhulkaan ku dhashee ku dhaadanyey allow ii dhowr , uk guryaheeda yar yar baa na daashadaye allow ii fududee inaan nabad ku tago dhulkaygii ..

  • @mohamedosmaan1777
    @mohamedosmaan1777 3 ปีที่แล้ว

    Good town

  • @idirisali572
    @idirisali572 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlh waan ku riyooday adoo imid dhulka mahad abdule

  • @miriamfarah5632
    @miriamfarah5632 5 ปีที่แล้ว +1

    Salan gobeed mahad adi iyo saaxibada sanadkii hore ayaa tagay hido dhawr

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 5 ปีที่แล้ว

    Maanshaalaah sawtan xamar iyo hargeisa isla baadhiyaysa. Maanshaalaa

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahad Qof Qalbi Wanagsan Tahay, Enjoy Habeen dhowyd aad kaso Baxday Xarunta dhaqanka Aan is lahaa aad salantido Telephone baad ku hadlaysay

  • @dulmid7805
    @dulmid7805 3 ปีที่แล้ว

    Waaa fj cruiser 4000cc

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 5 ปีที่แล้ว

    Adeer mahad please igusalaaan Alfanan abuukar baastoow. Hees uuuleeyahay ayaa xasus qaali ah iileh.
    🎻🎷Aqal aan dadnayn baan dugaashadaaa💔 Daal iyo xanuun baan ladakaa ❣jacayl aan damaynbaaan duljoogaa💔🎻🎤💘

  • @geesahaye
    @geesahaye 5 ปีที่แล้ว

    Sxb turbashaash aan ku saxo ee gadhigu hummer maaha wa toyota. Land cruiser FJ ayaa ladhahaa

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  5 ปีที่แล้ว

      Anaga waa noo Hummer kkkk kaftan

    • @geesahaye
      @geesahaye 5 ปีที่แล้ว

      Sxb lakin hargaisa iyo wadankaba hummer ku wuu ku badanyahay wanu jogaa

  • @fahadrashid786
    @fahadrashid786 4 ปีที่แล้ว

    Aammmiiiiin

  • @saciidokahiye8215
    @saciidokahiye8215 5 ปีที่แล้ว +1

    vivo mahad iyo dhamaan asxabta nolosha waxey ku wngsantahay isdhexgalka halkaa ka sii wada

  • @hodancaday2687
    @hodancaday2687 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahad Heestii waad badashay waa siyar siyar waxaad tidhi inyar inyar😁😁😁😁Laakiin Maasha Allaa waad dalxiisteen.

  • @xafsaxassan88
    @xafsaxassan88 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah kuso dhawaada caasimadi nabada

  • @mohamedamiin8996
    @mohamedamiin8996 5 ปีที่แล้ว +2

    Waar bolice ka somaliland ba way wataan 😂😂 gawadhidan masha allah aad baan u farxa markaan arko dad faraxsan

  • @saidhassan02
    @saidhassan02 5 ปีที่แล้ว +1

    Dalxiis Wanaagsan Dhallinta, idinkoo raali ah, Gaadhigu ma aha HUMMER ee waa TOYOTA FJ CRUISER.

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  5 ปีที่แล้ว +1

      Waa noo Hummer anaga kkkkkk

    • @saidhassan02
      @saidhassan02 5 ปีที่แล้ว

      @@MahadAbduleTurbashaash , Hhhh Waan idin Salaamayaa..Gaadhigani (Moodhar)ku Hummer kama dhaco..

  • @sofiawarsama1374
    @sofiawarsama1374 5 ปีที่แล้ว

    Welcome to Hargisa I hope u enjoy your trip ✌🏾

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 5 ปีที่แล้ว +2

    nasiib wacan mar hadii aadclassmate kagii la kulantay, xasuus hore, jecliyaa

  • @Amineeta704
    @Amineeta704 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay markii cumardheere saa ugu egtahay adeerkay hadalka action ka cimridheer alaha idin siiyo adiga iyo adeerkeyba inta nolol jirto.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahad dadka u sheeg inay qabyaaladu xuntahay ooy nabada ilaashadaan

  • @nimcomohammedjimale8531
    @nimcomohammedjimale8531 5 ปีที่แล้ว

    Fanaankan miyu jooga eida axadan in hargeeysa??
    Alle cafimad haku siyo😘

  • @faadumocali8517
    @faadumocali8517 5 ปีที่แล้ว +1

    😍😍😍😍😍😍

  • @abdikahin8843
    @abdikahin8843 4 ปีที่แล้ว +1

    This is not hammer this Toyota FJ my friend

  • @warrenjones6793
    @warrenjones6793 5 ปีที่แล้ว

    Rag culus ayaa kul may rabi wadanka hayno barakeyo meel walba mansha allah nabad ayaa nag lanugo leh mahad salan sare sxb

  • @sadiaosman3203
    @sadiaosman3203 5 ปีที่แล้ว +1

    Turbashaash cuntada ha soo duubin dadbadan oo walaalahaa soomaĺiyeed ayaa baahna

    • @thehappyone358
      @thehappyone358 5 ปีที่แล้ว +2

      ninka baahan oo youtbe isticmaala waakee wll

    • @farxiyoomar2068
      @farxiyoomar2068 5 ปีที่แล้ว

      Intaan wax haysan allaha siiyo. Inta wax haysata ayaa ka badan oo ka faaidaysanaysa

  • @adelali4210
    @adelali4210 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadow Safiya maxaad uga timiday

  • @bintumohamed249
    @bintumohamed249 5 ปีที่แล้ว +1

    Qurba joogto hargaysa way u dalxiis yimadan bas lkn maxa ugu so guuriwaydan

  • @saccdiyamahmed2975
    @saccdiyamahmed2975 5 ปีที่แล้ว

    Mashalah,,,Mashalah,,,Mashalah,,,,Rer,,Somaliland,,,,Nabada,,,dawlada,,,Quruxda,,,Ha,Idin,,Siyadiya,,,,Gul,,,gobanimo

  • @mxmdcmr1751
    @mxmdcmr1751 4 ปีที่แล้ว

    Wll shaqo fiicanba nohaysa hore usoco

  • @najahmuhammed1127
    @najahmuhammed1127 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha kugu waado wllo Caafimadka Aamiin inzha allah

  • @geeleckariimaydid6193
    @geeleckariimaydid6193 5 ปีที่แล้ว +1

    MAHADOOW LAKIIN MID BAAD ILOOWDAY INAAD SOO BOOQOTO BARMARA BOQORKII JACAYALKA MOOFADIISII AMABA FOORNADII CILMI BOODHARI ALA YAA ARXAMUU

  • @superlula2674
    @superlula2674 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wan ku farxay bastoo in an arko dhowr mar ayan isku dayey in an wax u diro lakin meel an ugu hagago ayan waayey yaman ayaa la i sheegay in uu caruurtii killer iyo kuwiisa ku hayo oo uu babuurta dhaqo aysan ku fileen 2 reer asal wabri ayan isla aheen kolombo maxmed buube killer abdulqadir jubba iyo kuwa badan lakin aniga wan ka mid ka yaraa dadkaas lakin mid ka mida ayaa ahaay walalkeey mana sheegayo wanse ku farxay in manta hargeysa laga cunaayo macsaro iyo muufo wow mar kale somali ha noolaato walalkeey lakin adoo bada jooga o argosto karinaayo iyo malaay soo duub yaaqay

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว

      Walalkaaa maxee nooga qarisay wall
      Waan jeclaan lahyn inaad nala wadaagto magaciusa

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 4 ปีที่แล้ว

    Aduunka faraxd wax ka qalisan ma jiro

  • @moha-hi6dg
    @moha-hi6dg 5 ปีที่แล้ว

    Mahadow ayaantaan intaad hargeisa joogto waan kaawarhaynayaa

  • @ugaaskageesk4893
    @ugaaskageesk4893 5 ปีที่แล้ว

    Fj cruser toyota ka fcn hamurka

  • @hanaismaciil5713
    @hanaismaciil5713 5 ปีที่แล้ว +1

    Man shllaa bashaal mahd lkn barmaid yadaadiii cuntoyinka mid ka mmidkamida noo qabo

  • @laylakhere1274
    @laylakhere1274 5 ปีที่แล้ว

    Waayo waayo

  • @AshaAli-rn5eq
    @AshaAli-rn5eq 5 ปีที่แล้ว

    Maanshaa alaah nabaduu macaanaa

  • @hannaabdallla6338
    @hannaabdallla6338 5 ปีที่แล้ว

    Wakhtigaga qaado iyo xasuus waayowaayo rag wa ragii hore adeer bashaaal wali wa is haystaaye

  • @hamsamoh1454
    @hamsamoh1454 5 ปีที่แล้ว

    War Meesha Hilibkii Baa Ku Dayacan Ahey Ah Halkaan Jira Dheera.
    Waxay Ragan Waaweyne Boorashkii Caruurta Iski Dilaya 😅😅😅

  • @xamdixasan9445
    @xamdixasan9445 4 ปีที่แล้ว

    Hummar maaha waa Toyota FJ .

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 5 ปีที่แล้ว

    Wow Somalinadu saas ayeey ku fican tahay waa maxey calamadan iyo madaxwryneyshaan badan Somali waa hal.

    • @popmarly8493
      @popmarly8493 5 ปีที่แล้ว

      Amisomland wa hal tani wa somaliland cuqdadba ku dishee

    • @ubahguled96
      @ubahguled96 5 ปีที่แล้ว

      @@popmarly8493 Somaliland waxa la yirahada gobolada waqooyiga Somaliya adigu kaliga ma lihiid beenta adaya ayaad ka xoorbi waxa kale dadka kaaso jeeda Borame Sool iyo Sanaag hadeyna u ogaleyen maxaad sameyen.

    • @hawaarojacaylkufjokdsduujd2960
      @hawaarojacaylkufjokdsduujd2960 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣 CaaaaaaC

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 5 ปีที่แล้ว +1

    Heesaha isdkadaaye quraanka dhageyso

  • @teamnuune3856
    @teamnuune3856 5 ปีที่แล้ว

    This car is Toyota
    Put design is Hommer

  • @bashebashka6665
    @bashebashka6665 5 ปีที่แล้ว

    sxb rubuc jaadaa cu adaa miraami oo xasuusan lacagta kaaga baxday inaanay u walmin

  • @qumansabban7117
    @qumansabban7117 5 ปีที่แล้ว +1

    Waar hadaad run sheegayso masaakiinta booqo gaadhi ha ku faanine

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  5 ปีที่แล้ว +4

      Sug barnaamij yada aan kuu soo wado.
      Somali deg deg jecelaa. Samir yaa walaal somali.

  • @user-li9jo5lg8e
    @user-li9jo5lg8e 5 ปีที่แล้ว

    That’s not Hummer, that’s Toyota FJ Cruiser.

  • @Sharkycandoit
    @Sharkycandoit 5 ปีที่แล้ว +1

    That's not a Hummer lol. It's a Toyota hhhhh

  • @shafyabdi
    @shafyabdi 5 ปีที่แล้ว

    Gaadhigu waa toyota landcruiser jf not hummer

  • @saccdiyamahmed2975
    @saccdiyamahmed2975 5 ปีที่แล้ว

    👍👏👏👏💚

  • @aminadhere8875
    @aminadhere8875 5 ปีที่แล้ว

    tolka ha ku saren anaga reerka cusuruka o jiren uma sarno

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 5 ปีที่แล้ว

    Fan somaliland
    Mareykeykan gaadhiga steering ku xagan ba kagama yaalo
    Waa china dubai lagaso qaadey

  • @amlaamla776
    @amlaamla776 5 ปีที่แล้ว

    Aderkey aha salama

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail5117 5 ปีที่แล้ว +1

    It's called Hummer, not "Hammer".

  • @keynaanmusic349
    @keynaanmusic349 5 ปีที่แล้ว

    Xariif isku xaafad isku soo kornay Mugadisho cadeey ilaah hanoodaa