Meydkii lagu gubay Hargeysa kumuu ahaa? "Xog Culus"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • Meydkii lagu gubay Hargeysa kumuu ahaa? "Xog Culus"

ความคิดเห็น • 151

  • @markazalyaqiinonline3937
    @markazalyaqiinonline3937 4 ปีที่แล้ว +20

    *Bal Qoraalkan Ila Akhri Walal Qaali.
    walaalkay ama walashay ma ogtahay dunida waxa ugu qaalisan ee wakhti lagu bixyo in uu yahay qur’aanka kariimka ah oo la barto sababtu waa hadalkii illaha,
    ogowna sacaadada iyo raaxada aduunka waxaad ka heli-kartaa oo kaliya qur’aanka, sidaas waxa yiri rabbigii ku samaystay oo yaqaan waxa danta kuu ah, lkn walaal waxa kuu diidaya oo ku leh wakhti ima haysid waa shaydaanka oo wax-kale kugu mashquulinaya (shaydaanka diid oo wakhti u samee qur’aanka rabbi barashaddisa, maxaa ka xun qof hadalkii illahay ka mashquulay oo wax kale ku mashquulay.
    walaal ma ogtahay waxa aad ku mashquulsantahy, wuxuu doonna-ha ahaade sida ( caruur, shaqo,) in uu gacanta rabbi ku jirro oo hadii aad rabbi raali galiso wax-walaba kuu hagaagayo. hadabba waxa ugu wayin ee rabbi lagu raali galiyo waa qur’aanka.
    Ma ogtahay walaal in uu quraanku dawa u yahay (depression , stress, iyo dhamaan psychological disease), ma ,ogowna guusha aduun iyo aakhiro waxay ku jirtaa qur’aanka oo la akhriyo lana fahmo. Ogonna qofba qofkuu ka quraan akhris badan yahay ayuu ka saacaddo badanyahay.
    ugu danbayin walaal si aad qur’aanka u baratid waxaad nagala soo xidhiidhaa lanabrakan*
    skype 00252634489964
    whatsapp 00252634489964
    IMO 00252634489964

    • @markazalyaqiinonline3937
      @markazalyaqiinonline3937 4 ปีที่แล้ว

      M

    • @adanakalb8708
      @adanakalb8708 4 ปีที่แล้ว

      Si fiican oo iimaan ka muuqdo ayaad hadalkaaga u dhigtay. Balse taleefanada hoos aad ku qortay waxay garaadkayga tusayaan in aad tahay uun mid kamida ganacsato diimeedka kamadhan iimaan iyo yaqiinta Alle toona

  • @samiraali1401
    @samiraali1401 4 ปีที่แล้ว +18

    War yaa ala yaqaan ma citirafkii baa halkaa galay rer somalind see wax u wadan

    • @abdiaizisse113
      @abdiaizisse113 4 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhh 😁

    • @massmass8300
      @massmass8300 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @Abdullahi868
      @Abdullahi868 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhhbhhhh

    • @fatumamohamed7030
      @fatumamohamed7030 4 ปีที่แล้ว

      😆😆😆😂😂😂😂😂😂😂😆👍👍

    • @tazniimy9061
      @tazniimy9061 4 ปีที่แล้ว +1

      Laga yaabee dadkani aqoonsi wax walba waa usamaynayaan.😃😃

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani 4 ปีที่แล้ว +8

    Genocide in somaliland, inta muuqata inta qarsoon aya kabadan,illahow wixii masuul ka ahaa duni iyo akhiro ku ciqaab amiin.

  • @simbaofficial4052
    @simbaofficial4052 4 ปีที่แล้ว +6

    Subxanalah kuwa waxaas sameeyey illahow banaanka uga Soo saar kuwa lagubay xaqooda

  • @saynabmohamed8983
    @saynabmohamed8983 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalhaa waxaaraan in lagubo qof muslimah yarabi ilhay haunaxristo kuwiigubana ilhay cafihawaydistaan

  • @jammane3880
    @jammane3880 4 ปีที่แล้ว +5

    Subxaan Allah
    Ummaddii wa la baabi'inaya
    Sidee meyd loo gubayaa weliba meel doox ah oo biyo mareen ah oo haddi caawa roob da'o biyo laga cabbayo.
    Ma cawaan bay somali noqotay.
    Ilaahow noo gargaar.

    • @wiilwaal1866
      @wiilwaal1866 4 ปีที่แล้ว

      Wa dad wada marqansan
      Waxay sameynayan maba oga

  • @Layla6793
    @Layla6793 4 ปีที่แล้ว +5

    Subhana Allah. Hadey jirto waa arin layaab leh

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 4 ปีที่แล้ว

      Waa chiness diintoodu waa budhis waana dariiqada ay u aastaan sidaasay happy ku yihiin, adigu waxaad samaynaysaa waxay diintaadu kuu ogishahay, waad fahamtay baan u malaynayaa

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 4 ปีที่แล้ว +5

    Wariye cali xaraare well done 👍 somalida allaah badbadiyo isku maqan lagu maqaney maxaa maanki ka qaaday 👈😭😭😭

  • @abad6229
    @abad6229 4 ปีที่แล้ว +3

    Somaliland administration should have to start investigations about this incident. If this is true, a crime against humanity has been committed and perpetrators must be punished.

  • @jamilal115
    @jamilal115 4 ปีที่แล้ว +5

    subxaanaAllah

  • @mariamali6346
    @mariamali6346 4 ปีที่แล้ว

    Subxaana allaah halkaas bay maraysaa somaliland in biniaadmiga lagubo.

  • @JCM.2560
    @JCM.2560 4 ปีที่แล้ว +1

    Meeshiina naga jooga saas aa xor ku tihiin SUBXANALAH.

  • @zehaamjama950
    @zehaamjama950 4 ปีที่แล้ว +3

    Subhanallah

  • @kamilabdi9353
    @kamilabdi9353 4 ปีที่แล้ว +2

    waxay udhawday dad kaliyaha iyo beerka iyo wax yaabo kale lagala baxay taasay udhawday waayo imika hargaysa waxa ku badan haayado dadka ka ganacsada dawladuna way ogtay lama daba galo arinkaas bay udhawday

  • @haldorka3896
    @haldorka3896 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalaa mamulka Hargaysa wuu bahaloobay wuxuu isu badalay dadqal illow naga so gaadh

  • @cabdilaahikismaayo1578
    @cabdilaahikismaayo1578 4 ปีที่แล้ว +5

    Subxaanallh war meeshan hargaysa waxyaabo aan Somali lagu maqlin dhulkeeda lagu maqli siinga siingihii hinda miyey noqdeen allow umada ka qabo 🤔

  • @aminaadan4815
    @aminaadan4815 4 ปีที่แล้ว

    Subxaanalla meyd ku waxu mudan yahay in laaso gal iyo muslimba. Timir lafba ku Jirto. Waxa loogubayo waa dad kalyaha iyo wadnaha lagala baxay

  • @Somfox1
    @Somfox1 4 ปีที่แล้ว +1

    Arinkan waa in Dowlada Somaliland baadhaa .. yaa ka danbeeyey, dadka la gubay yay ahaayeen , yaa amarka bixiyey , ... Waa arin ayna Diinta islaamka ah ogoleyn .. iyo dhaqanka somalidu .. Waa in Dowlada Somaliland baadha arinkaa , Jawaabna shacabku helaan

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 4 ปีที่แล้ว +5

    Subxaanalaah 😢😭

  • @mustafyare2750
    @mustafyare2750 4 ปีที่แล้ว +2

    Lafahaas ayay rabaan in aya besha caalamkatusaan oo ay dhahaan soomalia ayaa nagalaysay cictirafkii ayaa halkaas.galay

  • @zed1129
    @zed1129 4 ปีที่แล้ว +4

    Diinteenu maogola Muslim iyo gaalatoona inlagubo itaqilaah

  • @bashkacade4642
    @bashkacade4642 4 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland ma waxey dhihi rabtaaa dadkan waaa kuwii dowlada somaliya naga dishay o ma ictiraaaf miyey ku raadsaneysaaa wan yaaaaabeee ani🤔🤔

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 4 ปีที่แล้ว +6

    Dadka la gubay waa ayo??
    Waxay noqon karaa dad beerka iyo kelyaha lagala baxay oo la doonayo in aanay arag dadka aasaya. Ninka jinaha maxa loo gubayaa waa la aasi karaa

    • @khalid.channel2854
      @khalid.channel2854 4 ปีที่แล้ว

      It’s true Waxan filayaa inay yihiin dadkii kalyaha iyo beerka laga baxayey.haaa Waanu raadineynaa arintaas alaw sahal amuraha

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalaah ma aasaan uum oo god dheer uqodaan waa arin argagax leh warkan ma la hubaa caliyaw

  • @superlula2674
    @superlula2674 4 ปีที่แล้ว +1

    Love you ali

  • @omermdshakir4110
    @omermdshakir4110 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheekadan wxay u eegtahay in ay hindi ahayen maydadka la gubay wana caano dhaqamaded in qofka la gubo marku dhinto lkn wxa khalada in dad aan lagaranyn cudurka ay u dhinten lagu gubo doox ay ku yalaan celal biyaha laga cabo wa kiis khatara cidi ka danbaysayna wa in maxkamad laso taago

  • @hajihusseinhajiabdi2852
    @hajihusseinhajiabdi2852 4 ปีที่แล้ว +2

    cali xaraare waan ku farax sanahay inaan qofkii ugu horreeyay ee daawada xogtaa

  • @faadumoxaashi7439
    @faadumoxaashi7439 4 ปีที่แล้ว +2

    Wadaniga dhabta allaw dhawr Mr Harare wll arinka haka hadhin ilaa aad gunta soo taabato weli su aalba Saaran ?? Adigana waan ku salaami Cali Harare ✋

  • @amiirabiin7054
    @amiirabiin7054 4 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallaah🙈

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 4 ปีที่แล้ว +2

    Aaaaax waxay doonaanva ha u dhinteene maxaa gubka keenay?

  • @abdirizakmuse5252
    @abdirizakmuse5252 4 ปีที่แล้ว +2

    human rights watch wa inla ogeeysiiya waxa ay sameynayan mamul goboleedka harge6 burco iyo berbera ee lamagac baxay s/landta

  • @ayanledjibouti9824
    @ayanledjibouti9824 4 ปีที่แล้ว +6

    Gaal iyo Muslim midna ma banaana in la gubo

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 4 ปีที่แล้ว +2

    WAA MAXAY dhakhaatiirta ay ahaayeen.?????
    Dhakhaatiirta dooxii laga cabbayey
    Dadka karoonaha qaba ku aasayaa????

  • @jmohamud8961
    @jmohamud8961 4 ปีที่แล้ว +1

    SUBXAANALLAAH,,,MEEYE CULIMADII DHULKAA JOOGAY. SHIINAYS DHEH AMA MAGAC KALE SIII, CULIMADA DHULKAA KU NOOL YAA WELI ARKAY IYAGOO DADKA UU MAAMULKAASI LAAYO IYAGOO KA HADLAYA. OO DULMIGA DIIDAYA,, U SHEEGA CULIMADA DEEGAANADAA KU NOOL INAY LA MIDYIHIIN DADKA CAWAANKA AH EE AY U DHIIBTEEN TALADOODA. wadaadka dadkaa. cawaanka ah dhiiri gelinaya iyo kan ka aamusan illaahay hortiii maalin aydaan is dhega tiri karin aanaadaan is qarin karin baa idin sugaysaa,iska ceesha maalmahan kooban

  • @kmc5045
    @kmc5045 4 ปีที่แล้ว +2

    Kollay ba waa dadkii covid 19 ku laayay ilaahy ha unaxariistee

    • @abdihakimmohamud9373
      @abdihakimmohamud9373 4 ปีที่แล้ว

      Waar waa dad gaalo ah oo aan soomaali ahayn ee ajaaniib ah.

  • @arahman6808
    @arahman6808 4 ปีที่แล้ว

    Sida la sheegay wuxu ahaa mayd hal qof oo ajaanib ah ka so magaalada ku geeriyooday
    Dhaqan ahaana sida aaminsan iyagaana meesha ku gubay maydki ciidamaduna amaankay sugayeen si aan dhibaato u dhex marin dadka deegaanka & dadki hawsha qabanayay

  • @burbuluug424
    @burbuluug424 4 ปีที่แล้ว +2

    isaaq Daabiyadiisa buu kataliyaa Hadii afti Laqaadayo waan In Reer walba Lawaydiiyaa Sida GaDaBUURsi/DH/BaHante/Gabooye/Ciise/Warsan geli/ Fiqishini waa In Lawaydiiyaa Beel walbawaxay doonayaan OO AH kalatag & MIDNIMO balse Snm (isaaQ)inay meelaha isla sootaagaan 97%baa s/land taageertay Taasi waaBeen Cad & Xaaraan Lasoo dhoodhoobay Cid Aqbalaysaa majirTo Juujuub & laaluush lasiiyo odayaasha dhaqanka ee u Hadla sida igushubo aan kuu Guulwadeeyee Garaad /suldaan kastaa wuxuu leeyay Codkiisa uuN ee umada uu dhaqanka ku matalo ma odhan karo waa sidaas & sidaas Codkiisa halkuu doono haku Biiriyo ta kale Beelkastaa waa inay CodayeeyaaN 15 ialaa 95jir Rag iyo dumar markaa yaa La ODHan karaa doorasho XAQ & XALAAL AH baa dhacday laakiiN Hada waxan ay shubayaan waa been waxaa dhacay waa DooRasho DULMI & XAARAAN ah oo Isaaq kaliya kudanaysto taasi haday dhacdo waa lais laynayaa sida KOODUTa Sudan oo kale

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 4 ปีที่แล้ว +2

    Chine ama shaydaan ha ahaado Ma waxaa lagu dul gubayaa umada somaliyeed oo laqaadsiinayaa xanuunka Rajo lagana qabo miyaa dadkeena wallaahi waa ciil iyo Calool xumo in xanuunka dadka loigewyo

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 4 ปีที่แล้ว +4

    Malaha dadka maanta nool way masaxmeen dooxaan waa isla dooxi 1991 lagu gubay ogaadeen marka maxaa is badalay aniga dhankayga waa waxba.

  • @codkasomalia4721
    @codkasomalia4721 4 ปีที่แล้ว

    DADKA HARGEYSA JOOGTA, WAXAA LAGALA BAXAA BEERKA IYO KELYAHA, ORGAN HARVEST ARINTAAS AYAA KA SOCODA HORE AYAAN UGAGA HADLEY BARNAAMIJKAN, CHANELKA CODKA SOMALIA

  • @dr.shabaanmohamed8871
    @dr.shabaanmohamed8871 4 ปีที่แล้ว +2

    Cali harare hargeysa Hinduism dad ah kuman ogayne dadka maydka gubaya xagay nooga yimadeen

  • @jamilal115
    @jamilal115 4 ปีที่แล้ว +2

    scw wb cali xaraare

  • @jamilal115
    @jamilal115 4 ปีที่แล้ว +5

    ilaahoow hana gubin

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 4 ปีที่แล้ว +2

    WAA dooxii xoolaha IYO dadkuba ka cabbayeen!beeraha lagu waraabinayey
    Dadkan ilaahay baa u maqan!!!!!!
    Sacab IYO mashxaradna waa wadaan!!!

  • @hamdajama1287
    @hamdajama1287 4 ปีที่แล้ว +1

    Cuqubo baa meesha ka jirta. Waa dad la qarinayo lkn xaqa ma qarsoomo

  • @aichahawa4375
    @aichahawa4375 4 ปีที่แล้ว

    Soubhanallah Allah akbar al malik al goudouz al Rahimi e la santé.de cet peuple ç urgent

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 4 ปีที่แล้ว +3

    War Illaahay ka cabso oo xishood nin wayn baa tahay oo sidii ciyaalka qadaadka xiirtay,u hadal sida raga qayrkaaya danbiga aad kicinayso orodoo tuko oo Illaahay danbi dhaaf weydiiso anigu lafahaaga ayaan aqaanaa been iskuma sheehno✌️

  • @daarulkhayronline8663
    @daarulkhayronline8663 4 ปีที่แล้ว +1

    madarasad quran online wxay qadanysa ardy cusb oo la barayo quranka kariimka iyo culuumta diinta hdaad u baahato kala so xidhiidh whta ap 0634710803

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana laah illahaw adaa ween.

  • @homeh3455
    @homeh3455 4 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanalaah kunaaba ka daran askartii jabuuti

  • @husseinmohamed4492
    @husseinmohamed4492 4 ปีที่แล้ว

    Ali xaraare walal wuxuu ahaa khamri maha mayd dadku waa waalanyihii madaxyo maaha ee waa shaloooyinkii oo la aasay ayay moodeen dad

  • @umKawtheronline
    @umKawtheronline 4 ปีที่แล้ว

    Bisinka waa cabsi sheekadani

  • @aminag1706
    @aminag1706 4 ปีที่แล้ว +1

    This sounds like it might be Organ Trafficking. Dadka waxaa laga yaaba ina kiliyaha laga baxsadey wayo lacag aya lagu bixiyey. 🤔🤔🤔

  • @ismailahmed7846
    @ismailahmed7846 4 ปีที่แล้ว +1

    xadhaadhe waa dadaalaya lkn hargeisa ma kala garanayo

  • @awshan571
    @awshan571 4 ปีที่แล้ว

    Maydkii lagu gubay xabalaha xeedho dooxa u dhaw ,wuxuu ahaa dad dhintay oo hindu ah,ama dad kayimi dalka hindiya, iyagana codsaday inay guban,ama sida ay sameyan marka uu qof ka dhinto, marka aruntu siday bay ahayd ee wax badan ga layska hubsado...

    • @sadia_844
      @sadia_844 4 ปีที่แล้ว

      Koow

    • @aminjama7372
      @aminjama7372 4 ปีที่แล้ว +1

      Teesedd3hhhfn do to it in person to d go j do I'm free in the it in y I get in the h to the job I'm k yo I'm at jy the job u to the in u uh guuuthyuu to it I y I'll I

  • @istahilyusuf321
    @istahilyusuf321 4 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah yaa u baneeyey in la gubo Bini aadaan gaal iyo islaamba

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 4 ปีที่แล้ว +1

    Su,aasha waa maxaa loo qarinayaa meydka???

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 4 ปีที่แล้ว +2

    Macnuhu ma dadku karoone hawada qaadeen baa??????
    Wallee waa yaab

  • @mr.ismail6713
    @mr.ismail6713 4 ปีที่แล้ว +3

    Calow naga hubi 5 Ambulance hargaisa maba haysanee 3.baan noo taalay markaan ogaa 👉🤔🙏

  • @somalimedaipro
    @somalimedaipro 4 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland waxay u bahaadeen lafo dad oo extra ah si ay aduunka ugu baryo tagaan lafihii hore baa ku filaan waayey

  • @canabcabdi1014
    @canabcabdi1014 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan umalaynayaa inay soomaalilander ay kubeen muuse handaraab maxaa loo weydiin waayay ku layba wuu is ruxilahaaye

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxnlh subxnlh

  • @wiilwaal1866
    @wiilwaal1866 4 ปีที่แล้ว +2

    dal ba'ow Ya ku leh?

  • @reergaalkacyood9361
    @reergaalkacyood9361 4 ปีที่แล้ว +1

    Jaaliyada Shiinaha Kulahaa😂😂.
    Hadana Qarash Bay U Waayeen Bay Daba Dhigeeen😂😂😂😂

  • @ilko-dheere
    @ilko-dheere 4 ปีที่แล้ว

    Maa faramajo aya ku so diiray🤨
    Cawooka aya faqash ah..

  • @batulaisse2844
    @batulaisse2844 4 ปีที่แล้ว +1

    waa xaajo ugub
    hadii ay dhab tahay sida loo sheegaayo maxay oogu ridi wayeen hal God oo hoos loo qodey. xayawaankuba markey baqtiyaan waa la iska asturaa god dheer ayaa loo qodaa si aysan ooga dhalanin cuduro

  • @roosodaauud8920
    @roosodaauud8920 4 ปีที่แล้ว

    Ciday rabto ha noqoto lacgtana haqatan lkn caqli xumadooda dadkii nolaa may cudur u keenayan ilahow somali meely joogto wxaa naftuda kfcn lacag

  • @zed1129
    @zed1129 4 ปีที่แล้ว +3

    Waar waxani been ayay EEG yahay callow waad dhimanaysaaye ilaahay ka cabso

    • @abdiwahab-sheikh
      @abdiwahab-sheikh 4 ปีที่แล้ว +2

      Cali waa wariye eh goobjoogayaashii maadan arag iyo qalabkii lagu gubey iyi wasaarada oo ka hadashay oo xaqiihisay aduu ma indhaha baad is qaban xagaad cali dambi dhakada uga saari soomaalidu cawaansanaa

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 4 ปีที่แล้ว +1

    I wad shekada

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 4 ปีที่แล้ว

    Wax jira maaha

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 4 ปีที่แล้ว +1

    Ali harare ❤🇸🇴✌

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 4 ปีที่แล้ว

    Ma covid 19 miyeey qabeyn omg 😡

  • @massmass8300
    @massmass8300 4 ปีที่แล้ว

    Arimaahasu calwa wxn layaabay
    🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 4 ปีที่แล้ว +1

    Cali xaar ma waxaasaad sheeko ka dhigatay. Adeer hirta ma taqaanaa diinta ay haystaan china, korea, jaoan, viatnam, thailand, Taiwan, hindustan, cambodia, etc... Waa budhist, iyo hinduus, sida muslinku u aaso dadkiisa oo diinta islazmku ina farayso. Iyagana diintooda ayaa ogol in la gubo oo sidaas bay happy ku yihiin. Waxba sheeko aad ku xumaynayso somaliland ha ka dhigan.

  • @nurbehi5800
    @nurbehi5800 4 ปีที่แล้ว

    Malaha warps buu ahaa

  • @azmadheeman9657
    @azmadheeman9657 4 ปีที่แล้ว

    O marka ma madka shinha e laguba lacagta inta leg lagu guban rumaysana takale waxa jira dadka mesha dagani waxay shegen in ay madadku badnayen ayaan amina tolow

  • @xidiigagarxajisxidiigagarx8678
    @xidiigagarxajisxidiigagarx8678 4 ปีที่แล้ว

    Muuse biixi dhalinyarti garxajis ayu hoos ahan uu dilaaya

  • @moismail2675
    @moismail2675 4 ปีที่แล้ว

    Ali beenalu noqoday
    You become fake news man
    Shame !!

  • @nadarabdul5895
    @nadarabdul5895 4 ปีที่แล้ว +1

    Citiraaf raadin miyaa talow

    • @smartmm6267
      @smartmm6267 4 ปีที่แล้ว +1

      Mayanee waa siilkaaga qadhmuun

    • @batulaisse2844
      @batulaisse2844 4 ปีที่แล้ว

      @@smartmm6267
      eeg kan adiga kugu yaalo bilaa edeb

    • @smartmm6267
      @smartmm6267 4 ปีที่แล้ว +1

      @@batulaisse2844 uraaye afwayne, qadhmuune batula urayso siil qadhmuun

    • @zamzamabdi5279
      @zamzamabdi5279 4 ปีที่แล้ว

      @@smartmm6267 waad kusuqtey diilada

  • @canabcabdi1014
    @canabcabdi1014 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaquuq buu leeyahay maydku haduu yahay muslim ama gaal markaa sasabtee loo gubay

  • @ahmedmohamudahmedsomali5066
    @ahmedmohamudahmedsomali5066 4 ปีที่แล้ว

    Subxnaalaah

  • @nurbehi5800
    @nurbehi5800 4 ปีที่แล้ว

    Waroos

  • @mmhabane6595
    @mmhabane6595 4 ปีที่แล้ว

    Waar ninkan cali xaraare waa beenaale

  • @hanayar3587
    @hanayar3587 4 ปีที่แล้ว

    This is weird🤨

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 4 ปีที่แล้ว +1

    Miya lagu cilbaxa sugan lacuriyiyo qalin lagu cadgosto iyo Dacayad media lala fadhiyo

    • @abdiaizisse113
      @abdiaizisse113 4 ปีที่แล้ว +1

      Princess /h adigon ka cadhoon media inu yahay sugan iyo cadgosi sow adigan maqlaya codadki caqiladi ka hadlayay cabashadoda manad dadka mar qudha u damqayn dooxa dad iyo duunyo e dulaanka lagu qaaday ???👈😭😭😭

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 4 ปีที่แล้ว

      @@abdiaizisse113 cidina dulan laguma qadin Lakin an igu isaga wan ka xogogal sanahay warko dhan wan haya Lakin media in wuxu noqday ku cilbax iyo propaganda

    • @june6206
      @june6206 4 ปีที่แล้ว +1

      @@princesshawd6859 dee isaga iska dhaaf meeshaba majooge dadka daganka ee markhidiga furaya iyaguna ma media la orankaraa waxani lama dufaci karo indha yar cidey doonan ba ha noqdane waxani qabiil u ka weyn yahay wa bili aadan nimo

    • @abdiaizisse113
      @abdiaizisse113 4 ปีที่แล้ว +1

      Saada Sultan inar hadad aqriso my frest comment soomali allaah badbadiyo oo waa isku maqan lagu maqan 👈😁😁😁

  • @MohamedMohamed-sq7nt
    @MohamedMohamed-sq7nt 4 ปีที่แล้ว

    War may dugan alaha qaribe

  • @haldorka3896
    @haldorka3896 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxan umalayn dadkaa waa darood cidkale ma ah

  • @fatxiyamahamed2109
    @fatxiyamahamed2109 4 ปีที่แล้ว

    Ali harry deb shida waali ma sidioumba isku dirki ummade aad uga dilasha ilahay haa ku soo hadayo waa waxa ilahay uoo nacladay namimanimdo waar isla hisho ouu ummada Amman sii

  • @ismailahmed7846
    @ismailahmed7846 4 ปีที่แล้ว

    xeedho hargeisa ma dhex maro

  • @hanadabdi512
    @hanadabdi512 4 ปีที่แล้ว

    Rer hargeysa dhaqankii westernka bay layimadeen

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 4 ปีที่แล้ว

    Hindida iyo China ba way is guban
    Hal qof un bu u muuqda waxa mesha yaala
    Cadowga S/land ba buunbuuninaya
    Dooxa daadka aya maydhaya

  • @alikooll3665
    @alikooll3665 4 ปีที่แล้ว

    war dadka beenta kadaa aniga joogay markii lagu baayay waan nin jeyniis ah oo dad kiiso dal badan inaa lagubo way diideen inaa la aasoh

    • @june6206
      @june6206 4 ปีที่แล้ว

      Ma Cali baa sheegaya kaligii dadkii daganku sawkuwa ka hadlaya

  • @engzayidmohomedjuube4711
    @engzayidmohomedjuube4711 4 ปีที่แล้ว +2

    Bal waxa aad warnoogadhigaysid adeer shaqo yeelo CALI FARMAAJOYYY

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 4 ปีที่แล้ว

    Nimankii somaali diidka ahaa ma hindus bay noqdeen
    Somaali diidka waa dad wax kasta ka suurtagashoh.

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 4 ปีที่แล้ว

    Waar waa dad somaliyeed oo lakala baxay keyaha iyo beerka iyo wadnaha waxaanah labaxay qolooyen ajaanib ah

  • @zeynabjama5571
    @zeynabjama5571 4 ปีที่แล้ว

    Waa dadkii aan eheladu u joogin ee u dhintay coronavires ka

  • @hamsamohamedomar5557
    @hamsamohamedomar5557 4 ปีที่แล้ว

    Somaliland waa wax la yaab leh.

  • @Aash179
    @Aash179 4 ปีที่แล้ว

    Reer somaliland dhaqanki hindida be keeneen

  • @zahraabdikadir6941
    @zahraabdikadir6941 4 ปีที่แล้ว

    Waa reer Djabuutiyan mucarad ahaa somaliland joogey

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 4 ปีที่แล้ว

    Cali xaraare Amin artz video ah weye 😂🤣