Hargeisa isbedel degdeg ah 2021 | Ak vlogs

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 62

  • @gabefarrah7706
    @gabefarrah7706 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan aad u jeclahay in goor dhow Hargeisa qurux soo booqdo inkastoo degaan ahaan aan kasoo jeedo Muqdisho aana kamid ahay Somaalida Canada kayimid.
    Waxaan leeyahay reer Hargeisa iyo dhamaan reer walalaheey Somaliland horumar, barwaaqo iyo guul insha allah 🙏🏾

  • @nasracali1214
    @nasracali1214 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah wallo nosoo badiya barmaajijyadan okale 👌 🆗️ 🙆‍♀️ 👍

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 3 ปีที่แล้ว +6

    Subaxi from 9am to 1pm suuqa gaadhi loolama so baxo. Anigu runti Dhaweeyan iska qaata oo aadyar iska soo dhamaysta danahayga. Sababtoo ah marka gaadhi so gaxaysto dhinaca suuqa parking ba majiro.

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 3 ปีที่แล้ว +1

      Talo ka timi caqli caafimaad qaba alle haku barakeeyo wllo

  • @MOXASHI
    @MOXASHI 3 ปีที่แล้ว +3

    Very nice doc video bro, keep up the good work.

  • @gabefarrah7706
    @gabefarrah7706 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah bro 🙏🏾

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashalaha hargayisa waaxa dilaye wado laan waxu siyaad kaa tagaye waxabadan laguma dariin

  • @yasinmaxamed7172
    @yasinmaxamed7172 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my bro

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Hargeysa waa meel cid kasta ayaa iska soo galay LAMA kataroolo war Halga saaro oromada ugu horey

  • @peterhans6928
    @peterhans6928 3 ปีที่แล้ว +3

    Magaceegu waa ismail wallaal waan ku salaamaya ( waxaan u baahaanahay dukaanka alaabt shiniida laku iibiyo isdaa box yaada ama kabaadhada wallaal isoo raadii inshallaah oo ila soo xidhiidhi mahaadsanid wallaal

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ilahay haku xafido good job guul Somalilaan 💚❤💚❤💚👍

  • @cadceedvlogs
    @cadceedvlogs 3 ปีที่แล้ว +3

    Kuyaaca chanelka asxaabta qaaliga ah

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxa ugu daran biraha iyo wayirada layidh ilahay ha dhowro Somaliland idinkana ilahay HAYDIN xafido 👍👍👏👏

  • @zainabh8652
    @zainabh8652 3 ปีที่แล้ว +9

    Great content well done 👏 please please talk about and do a video on foreigners coming to somaliland.
    In my opinion, we should ONLY ALLOW FOREIGNERS THAT BRING BENEFIT TO THE COUNTRY! ...like doctors, dentists, engineers etc.
    Somaliland is not in a position to be
    taking in refugees at all.

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks walal inshallah

    • @cadceedvlogs
      @cadceedvlogs 3 ปีที่แล้ว

      Thats great idea we accepted

    • @fdama
      @fdama 3 ปีที่แล้ว

      Sister, let’s not be xenophobic. A lot of us are refugees in other countries too. The problem is that the government does not have a system to track the foreigners in country. They need such a system soo they can implement the right policies.

    • @zainabh8652
      @zainabh8652 3 ปีที่แล้ว

      @@fdama putting the needs of the somaliland people should ALWAYS come first. Charity begins at home! Sadaqadu gurigaaga ayeey ka bilaamata!
      FIRST lets take care of our people & build the country's infrastructure then we can offer support to those who need it.
      There is nothing xenophobic about that, just common sense.

  • @drunkenrasta
    @drunkenrasta 2 ปีที่แล้ว

    Excellent content, as usual!!

  • @amsa1135
    @amsa1135 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alle

  • @xasancali9608
    @xasancali9608 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @abibyare4658
    @abibyare4658 3 ปีที่แล้ว +4

    Wow caasidii qaranka somaliland 💚🤍❤💯🥰

  • @maan917
    @maan917 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta daawanaysa 2021 like iisaara wll

  • @peterhans6928
    @peterhans6928 3 ปีที่แล้ว +2

    Wallaal anaa hayaa sidaa loo saameeyo een ila soo xidhiida inshallaah

  • @badelhirsi9562
    @badelhirsi9562 3 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
    Maasha allah Waa muuqaal fiican.

  • @gulledburmad9241
    @gulledburmad9241 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshalah muqaaal qurux bdn

  • @ayaansulubmaxamed3178
    @ayaansulubmaxamed3178 3 ปีที่แล้ว

    Adiga iyo ahmed hore u socda

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 3 ปีที่แล้ว

    Maa shaa alaah
    Hargaysa Caasida somaliland
    Walaahi qurux iyo naddafad baa ka muuqda

  • @maxamedxasan4079
    @maxamedxasan4079 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah saaxiib waxaad soo duubtaan Shulaac area ilaa geedeeble dhulkaa qiimihiisana noo soo raaciya insha Allah. Waad mahadsantiin

  • @somofficialfx4574
    @somofficialfx4574 3 ปีที่แล้ว

    Nice video

  • @youseftxx
    @youseftxx 3 ปีที่แล้ว

    أستمر تحياتي أخوي 🥰

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 3 ปีที่แล้ว

    Waaxad sheegayso waxa kaa muhimsan waa shaqo xumada dawalada hoose

  • @ayaansulubmaxamed3178
    @ayaansulubmaxamed3178 3 ปีที่แล้ว

    Siciid waan ku wataa halkaa kaga hay

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 ปีที่แล้ว +1

    Magalada Halaga saaro xoolah 👏👏

  • @muktarmohammed106
    @muktarmohammed106 2 ปีที่แล้ว

    In aad qashinka iska qaado iyo foreign investments xagay iska soo geleen?
    In aynu drainages samaysanaana ima baahna lacag gaalo laga keenay. Waxay u baahantahay inuu Muuse Biixi iibiyo 30 gaadhi ee uu is daba dhigo

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 2 ปีที่แล้ว

    Sck walaal suunkaxidha waalaal markaad gaadhiga wadaan waaseeftiye aadbaad umahadsantihiin walaal noolaada anaga marwalba waxwanaagsanbaad sooduubtaan

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 2 ปีที่แล้ว

    caasimad cagaaran. waxaad daawaday news badan.

  • @degandesigns959
    @degandesigns959 3 ปีที่แล้ว +1

    Run ahaantii waxaad ka hadasheen qodobo mudan in laga hadlo insha waxan rajaynayaa inuu maruun dalkeenu sida ruwanda noqdo

  • @gureyibnugabyaaye5766
    @gureyibnugabyaaye5766 3 ปีที่แล้ว +1

    Siciid mohmud garac alla maxaan wax kugu xazuuzta berigii🤣🤣 war iminka youtubero adag ba noqoten waan idin wataa nio keep going adero

    • @cadceedvlogs
      @cadceedvlogs 3 ปีที่แล้ว

      Hhh sidiiq siciid yasiin nin jira ader

  • @cczizmaxamuud3188
    @cczizmaxamuud3188 2 ปีที่แล้ว

    Suuqa hargeesa noo soduub hye 💚🤍❤️🖤

  • @winterfreeze427
    @winterfreeze427 3 ปีที่แล้ว +1

    The Person who originally sang the song at the beginning 🎵 were they from Hargeisa somaliland or Mogadishu Somalia?

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  3 ปีที่แล้ว

      Yes it's origin was made in hargeisa
      Thanks walal

    • @winterfreeze427
      @winterfreeze427 3 ปีที่แล้ว

      @@Akvlogs_2023 Historically are the Isaaq tribe in Somalia the richest people or Darrod?

    • @mariza101_
      @mariza101_ 3 ปีที่แล้ว

      @@winterfreeze427 what a imbecilic??is that

  • @cumar.binukhadaab2320
    @cumar.binukhadaab2320 3 ปีที่แล้ว

    Maad saa u hadashid xiligii solteco

  • @abdiqanimm7518
    @abdiqanimm7518 3 ปีที่แล้ว

    👌ragga jira

  • @ayanlecali5958
    @ayanlecali5958 3 ปีที่แล้ว +1

    Caasimadu wax qabad badan bay ubahantahay

  • @gulledburmad9241
    @gulledburmad9241 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soc0

  • @mouktardjiboutichannel355
    @mouktardjiboutichannel355 2 ปีที่แล้ว

    Hargeisa hanolato

  • @cumar.binukhadaab2320
    @cumar.binukhadaab2320 3 ปีที่แล้ว

    Waar bakh bakhdi ina mooge aaway

  • @dayibaxmed4701
    @dayibaxmed4701 3 ปีที่แล้ว +2

    Hargaysa nimdaam ayay u baahntahay ee dadka iyo gawaadida midna ma badna
    Soomaliya oo dhanba dadka jooga iska yar laakin waa nidaam la.aan

  • @losname2166
    @losname2166 3 ปีที่แล้ว

    Waxaas bay caasimad ku leeyihin wasakhda miiran
    Oo bulaacada ah
    Tan bini Adam iskada xayawan kuma noolan karo

  • @Abdiavlogs
    @Abdiavlogs 3 ปีที่แล้ว

    Waxa loga bahan yahay umada Casimada Somaliland w hargaysa kunool wa inay Dawlada deganka e cusub iyo umaduba u diyargarooban in ay wada janqadan o dawlada hoose ay xafadaha wacyigalin ku sahabsan isbadal ka umada Somaliland ugu bahantahay in isbadal wayn lagu sameyo shicibkina ay ku tageran in isabadalka at ogaladan.

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 ปีที่แล้ว

    Waxan dislike kuu siiyey heesta naagta oromada ah ee aad soo saartey waxaad tahay ibnu xaaraan ibnu xaaraan dhalay oo dhashii faqash ah laakiin ku dhex nool somaliland ilaahey hakaa qabto wadanka ibnu xaaraan ibnu xaaraan dhalay

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  3 ปีที่แล้ว

      Heesta waxa rer somaliland ha degdeg

  • @Suusuumo
    @Suusuumo 2 ปีที่แล้ว

    Sorry, Ina Mooge waxna ma soo wado. 6 bilood buu xashiish dhex fadhiyay. He has no plans, no experience and no skills, all he has been doning is talk and talk. He will be remembered as the biggest disappointment. 26,000 votes for nothing. Marku wax qabanwaayana cadhada cid iyo reerobuu ku la dhici waad arki doontaan.

  • @jamilanuux465
    @jamilanuux465 3 ปีที่แล้ว

    Masha alllah