Moxog aan pizza kaaga sameeyay. Cassava.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 58

  • @ikranabdullahi7008
    @ikranabdullahi7008 26 วันที่ผ่านมา

    Thank you you always teach us healthy food

  • @abwaandiinideymadheere
    @abwaandiinideymadheere 20 วันที่ผ่านมา

    Taliye moxoga wad najecleysisay wadna no micno badisay isil cambuulada unbaa kucuni jirnay jazakallah sxb sharaf iyo karaamo❤

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c หลายเดือนก่อน

    Maasha allah moxoga waan beeranaa ano yar baana cuni jiray laakin qaab cusub oo burka loogu badalan karo baad jazaakallah qeyr waad igu ogtahy jeddah ksa baan kaa daawanayaa

  • @HaboonMohamud-mm4ti
    @HaboonMohamud-mm4ti หลายเดือนก่อน

    I Think i am gonna try this

  • @zund4
    @zund4 หลายเดือนก่อน

    ASC mahad
    Mahadsanid great content
    Cassava anytime over Motion
    🇨🇦

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 หลายเดือนก่อน

    masha allah abti guuleso allah ku xafido walhi wax badan kaa faa.iiday shugran muqdisho ka dawana dagmada warta nabada xamar jadiid

  • @Aisha_23354
    @Aisha_23354 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @AadanmaxamadCusmaan-y8n
    @AadanmaxamadCusmaan-y8n หลายเดือนก่อน

    Alla moxogii waa uu bal balaadhee🎉

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 หลายเดือนก่อน

    Iam from London

  • @sowdamohamod7595
    @sowdamohamod7595 หลายเดือนก่อน

    Mogadishu

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p หลายเดือนก่อน

    waaba daqiiq moxogu

  • @Mohamedibraahim144
    @Mohamedibraahim144 หลายเดือนก่อน

    Waad ku mahadsantahay wlll

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 หลายเดือนก่อน +3

    First one comment million thanks masha Allaha qofkii 10 Ee video gan daawada thanks 🎉🎉🎉🎉🎉😊

  • @AsliJama-v4n
    @AsliJama-v4n 26 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allaah

  • @JamiilaSaidHerse
    @JamiilaSaidHerse หลายเดือนก่อน

    Asc mahadow sweden ayaan kaa daawanaya qaasatan stockholm.

  • @JamaIsmail-e3s
    @JamaIsmail-e3s 29 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid

  • @marayamomar7481
    @marayamomar7481 24 วันที่ผ่านมา

    from Djibouti

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 หลายเดือนก่อน +1

    Ma daqiiq baadku dartay mise waa maxowgii Oo qudha toloow hargisa miyuuu Yaala🎉🎉😊

  • @fatimaesse1303
    @fatimaesse1303 16 วันที่ผ่านมา

    Maxaad ku adkeysey cajiinka mahadow

  • @drshayaat555
    @drshayaat555 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wll kheer allaha Ku siiyo UK wan kaa daawanooyaa 👌🏻👌🏻

  • @mukhtarhassan4964
    @mukhtarhassan4964 หลายเดือนก่อน

    Mahadow moxogta mid wayn iyo mida yar yar ka ah miyey kala duwan yihiin maxaase lagu kala garan karaaaa mahadsanid

  • @aaminohassan4273
    @aaminohassan4273 หลายเดือนก่อน

    Masha allah qahiira

  • @qalihaji4486
    @qalihaji4486 16 วันที่ผ่านมา

    London

  • @qqaran9846
    @qqaran9846 หลายเดือนก่อน

    Moxg iyo mahad Cabdule maxa kala haysta wale melbad ssartay moxog ad bad u mahadsantahay

  • @clraxmaanzaadiq
    @clraxmaanzaadiq หลายเดือนก่อน

    Burco ayaan kaa daawanayaa

  • @Aisha_23354
    @Aisha_23354 หลายเดือนก่อน

    MOGADISHU 🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 หลายเดือนก่อน

    Maa shaa Allah

  • @sadiqmukhtarmuhumed7245
    @sadiqmukhtarmuhumed7245 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ad ban uga helay❤

  • @mohamedhassansir-gullet152
    @mohamedhassansir-gullet152 หลายเดือนก่อน

    Kaaraan kaa daawanooyaa xaajiyow

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 หลายเดือนก่อน

    London please open your own restaurant

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia jigjiga

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile9606 25 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan ka dawanayaa somaliland garhaan hargisa 🎉🎉🎉🎉😊

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 หลายเดือนก่อน

    Asc wll mahad laxoox noga so samee

  • @AhmedAli-t8q
    @AhmedAli-t8q หลายเดือนก่อน

    Waxaan kaa dawana france paris 🇫🇷🇫🇷

  • @farhiyasaid697
    @farhiyasaid697 หลายเดือนก่อน

    Masha Alaah

  • @IsmahanOmar-t9b
    @IsmahanOmar-t9b หลายเดือนก่อน

    Inti life ka tiktok kaso maqashay😊!.

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 หลายเดือนก่อน

    MASHA ALLAH BUON APPETIT🙏🙏🙏🙏

  • @HaniJacfar
    @HaniJacfar 8 วันที่ผ่านมา

    Buur miyaa ku dartay maxoga

  • @theboss3262
    @theboss3262 หลายเดือนก่อน

    Asc ukhtil qaaliya ustaad mahad jidah k s a

  • @JamaIsmail-e3s
    @JamaIsmail-e3s 29 วันที่ผ่านมา

    Burco
    Ayaan
    Kaa dawaanayaa

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 หลายเดือนก่อน +1

    Turbashaash waa maxay please sxb kkkkk

  • @deeqo123
    @deeqo123 หลายเดือนก่อน

    Swedan

  • @sadiqmukhtarmuhumed7245
    @sadiqmukhtarmuhumed7245 หลายเดือนก่อน

    Oslo Tøyen

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin หลายเดือนก่อน

    Uk

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 หลายเดือนก่อน

    ASC ASAGO BUR AH BA JIIRAH

  • @Nnnnnn-u4q
    @Nnnnnn-u4q หลายเดือนก่อน

    Miyaa lagu darayaa yeast ama fixiso😮

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  หลายเดือนก่อน

      Waxaa jira bur cassava ah hadaad rabtid. Tukaamada waydii

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 หลายเดือนก่อน

      ​@@MahadAbduleTurbashaashSalaam Alaykuma biken powder kumaad darin Ama Iis Yeats faxiso

  • @NajuuAli-qd6hv
    @NajuuAli-qd6hv 8 วันที่ผ่านมา

    SaaS loma fiiqo

  • @cabdilaahixiis8001
    @cabdilaahixiis8001 หลายเดือนก่อน

    Cunto ayuun baad ka sheekeynaysaa wax dhaama soo gali

  • @ubaxabdi4140
    @ubaxabdi4140 หลายเดือนก่อน

    Fra DK

  • @azala2.099
    @azala2.099 หลายเดือนก่อน

    France 🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🥐

  • @halgenmohamed1484
    @halgenmohamed1484 หลายเดือนก่อน

    Germany gobolka bayern baan ka dawanayaa tiktok tana hada waan kula socday mahadsanid geed kaas waan ka jifo kenayaa mahadsanid mahadyare🙏❤️

  • @asli1087
    @asli1087 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaah

  • @user-oe3ju3rm9d
    @user-oe3ju3rm9d หลายเดือนก่อน

    London