Routine Dhamestiran Sida Wajigeyga An u Daryelo Waji Cad o Cayilan o Dhalalayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 204

  • @alham3168
    @alham3168 3 ปีที่แล้ว +32

    first TH-cam qof kle kama firsado hadey noqoto skin care kaliya faiza daawada xbbti horey u soco❤❤

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว +2

      Thank you xbbti ❤️❤️

    • @DamacAhmedhamdi
      @DamacAhmedhamdi 3 ปีที่แล้ว

      Abayo wajigeyga wuxu leyahay duldulel mudobadan maxan marsada

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      @@DamacAhmedhamdi waxa marsata maskada warangada ama cornflour duldulelka ayada a isku so xerto

  • @HoodoAdam-h5t
    @HoodoAdam-h5t 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks for sharing xbbti faisa cadey

  • @sumayazain8548
    @sumayazain8548 3 ปีที่แล้ว +2

    Abayo video oo maxa nosogalisa timaha aflaqada leh iyo qalelan sa udheren kartid qalelkane ugabixin kartid pls abayo

  • @monayousuf402
    @monayousuf402 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah qali adban kugu xidhanahay waxan isticmali jiray noor kirimka ladho lkn hada wan wayay original kisi marka wajigiba wuxu iga noqday noc minil jaban yacani waxa kastan mariya waxaba kama tarayo wan iska dayay hada wuxu noqday wada madmadow

  • @سميهاسماعيل-ط7ب
    @سميهاسماعيل-ط7ب 3 ปีที่แล้ว +3

    ماشاءالله شكرا اختي يعطيك العافيه

  • @kowsarmohamed7599
    @kowsarmohamed7599 3 ปีที่แล้ว +2

    Waligay wajigayga iskaraab iyo mask toona ma marin duq duq camal qan noqday wlhi aqoon uma lahayn faaiidada maskiga mahadsanid wllshy

  • @sahrayusuf5879
    @sahrayusuf5879 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah dhowrsan baatahay alhlaaq iyo asturaadbadan thanks to share sis♥️

  • @fartunhassan4954
    @fartunhassan4954 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah tabarakaAllah, JazakiAllah qeyran jazaa sis

  • @riyaaqxaji7458
    @riyaaqxaji7458 3 ปีที่แล้ว +2

    olay ma creamba abyo plz iso jawba wajigayga wa isku jir cream aan iaticmalo yo face wash iso sheg

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 3 ปีที่แล้ว +1

    Creamada dabiiciga ah maxaa ka mid ah kuwaas abaayo yacni wajiga iyo jirka la marsado

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks for sharing qaaliyeey jzklq Inaba cadi ma aha alaabtan keep it up good work xabiibtii.

  • @nadiahajira
    @nadiahajira ปีที่แล้ว

    Wllo cream ka bepanthen afka miya lamariya ilel wajiga aya oga eed uqurxiya wu qashira lakin bishimaha mawaxad kawada vesilinka yar sax lakim abayo benpanthen eed ayu uwanagsan cream kale ma ubahanaysid

  • @maryanabdirashid75
    @maryanabdirashid75 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah abayo jazakallah kheyr waxad ishegta karem an wajiga ku ratibo maskatha kadib oo keynya yalo thanks

  • @aishashire5391
    @aishashire5391 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah tnx dia alla yabaarik cumrak xbbti

  • @faizabeautysalon6387
    @faizabeautysalon6387 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo ukunta marsi iska dayee hada cuno eba nawar igaso bixisaa teda kale wili mawa arkin karen ukun kasamesan oo wijiga ah

  • @hamdamohammed3711
    @hamdamohammed3711 2 ปีที่แล้ว

    Xbbty shukran waxbadan bn kaamaqly seeram waa maxay

  • @yusraahmed985
    @yusraahmed985 3 ปีที่แล้ว +2

    Xabiibti faiza cadey masha alaah waa ubaahneyn waa mahadsan tahey

  • @xaliimosacdiyo9914
    @xaliimosacdiyo9914 3 ปีที่แล้ว +2

    See lagu gartaa wajiga qalalan abyo

  • @nasroali5582
    @nasroali5582 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah qaliyey wajigeyga haara ayuu leyayahy ee wax iga bi iya iisheeg wlshy qaali Asc

  • @fatimamursal7210
    @fatimamursal7210 3 ปีที่แล้ว +3

    Faiza waa noo masayrtay gabdha somaaliyeed oo quruxsan bay nala rabtaa thanks 😊 🙏

  • @sagaldaahir6268
    @sagaldaahir6268 3 ปีที่แล้ว

    Abyo m.allh shugrn ajir illhy haksiyo lkn abyo intee kahelikarnaa alabahn dabicigaa mano sharixikrta xppti pleace

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 3 ปีที่แล้ว +4

    Cream qoraxda kaso hadal

  • @fatimaabdi4180
    @fatimaabdi4180 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah abaayadiisa waad kumahadsan tahay sida quruxda badan ee aad noola wadaagtay sida aad u care gareysid wajigaga abaayo maaskada digirta aad ka samaysay waad na tustay lkn misirta side u egtahay ma aqaan plz noo so sawir thanks sis

  • @aminoaxmed6289
    @aminoaxmed6289 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mahasanid ❤

  • @HoodoAdam-h5t
    @HoodoAdam-h5t 8 หลายเดือนก่อน

    Aniga wajigaygu wa is ku jir qalayl iyo oily wajiga isku jirka ahimsa wa dhibadan yahay lkn inta awodayda a waaku dadaala inan nadifiyo muster cream dabiciya mariyaa wiigii laba jeer na mask & scrub bn mariyaa kadib orderly moster cream or suirup

  • @deqahaaxaqbayooleedahayali809
    @deqahaaxaqbayooleedahayali809 3 ปีที่แล้ว

    walaalo halkeen ka helaa digirta bal isoo jilcy fadlan faiza qurux

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah skin care ina adiga ku Xirnado goansadey coz sifcn wax nogu sharxe iyo wuxu tarayo no shege mhdsnid abyo

  • @fihimaomer5792
    @fihimaomer5792 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazaka allah wll wax na anfacaya ayad noso galisa markasta shukran

  • @analiizacalixasan1380
    @analiizacalixasan1380 3 ปีที่แล้ว +1

    Apyo wxa ku waydiyey wajiga sonka oi garka cadenyen ciyow

  • @saafiabdalla4563
    @saafiabdalla4563 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid xbbti Faiza borashka noga faaide sida wajiga login dhaqso ado mahadsan

  • @qadijacusman793
    @qadijacusman793 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc xabiibti vitimin c wejiga sida loo istcmaalo kasoo hadal💕🌹

  • @khadraadan5523
    @khadraadan5523 3 ปีที่แล้ว +2

    mansha allllh tabarakalah faisa ala yaxfadka

  • @mulkicabdi113
    @mulkicabdi113 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah mahadsanid abayo jazakallah kheir 😍🥰😘❤️❤️❤️

  • @HoodoAdam-h5t
    @HoodoAdam-h5t 8 หลายเดือนก่อน

    Scrub ka caana booraha maxan ku badalan karaa faisah Caanaha wajigayga energy ku ah

  • @aminamohamed3387
    @aminamohamed3387 3 ปีที่แล้ว +2

    Duldulelka wajiga leh wax bi iya nosogali wll

  • @nazraabdi458
    @nazraabdi458 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah wlshy qali markaste wax an ka faidnaa shugran qaaliyee no so gali iyo meelaha laga helo waliban camar ku so dhawee si screen shot an uga qadan karno aàd ban u xiisayaa canal kaga in aan dawado

  • @marwamuuse779
    @marwamuuse779 3 ปีที่แล้ว +1

    Asxabey aan isgarab tagno walashed faiso way ino fa iidaysa for hakuso qado janalka

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      Shukran xbbti jazakallah kheer 😍♥️♥️

  • @qadraabdimaxamudhasan5290
    @qadraabdimaxamudhasan5290 2 ปีที่แล้ว

    Asc abyo waxaad igacawisa wajiga xidida gadodan ayaan kuleyahay wajigeygane waa daray iskin

  • @ayandersha7820
    @ayandersha7820 3 ปีที่แล้ว

    asc xabiibti cream night cream day cream no so gali adiga miidka istcmasho

  • @haniahmed1332
    @haniahmed1332 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah tabarakallaah 🥰 xbbti jizakallaah

  • @saciidamuxsin5339
    @saciidamuxsin5339 3 ปีที่แล้ว

    Mash lllh xpt aaad u mahad santhy waan ii shaqeyay jazaki llh aby

  • @DeeqailoveMohamud
    @DeeqailoveMohamud 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah xabibti dabiici waxa ma fican malhan lkn abaayo cream kaas wa nappy cream ama kan caruurta lo Mariyo maraka laga badalo xafayada side bishimaha loo marasanah ???

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว +2

      Xbbti wadankan an jogo a laga isticmala bishimaha a la marsada ilmahana dabada a lo mariya cream faruryaha an waxbau dhimeynin waye qaleylka ka qaadayo iyo madmadowga midabkana qurux ka dhigayo pink waxa jiro cream wajiga logu talagalay oo isla shirkadan ay so sartay oo wajiga ratibayo ona cadeynayo asagana wa wada isticmalna wa creamo amin ah

  • @kawsarabdi1310
    @kawsarabdi1310 2 ปีที่แล้ว

    wllo digirta mafahmin mabunkaad kawadaa

  • @cashokiin4130
    @cashokiin4130 3 ปีที่แล้ว +1

    Habeen wngsn abaayo aniga wxaa rabaa sida loo badiyo suniyaha plz waa codsi

  • @HoodoAdam-h5t
    @HoodoAdam-h5t 8 หลายเดือนก่อน

    Maiga halaabayaa hadan halmar samaysto every 2 weeks oo bananka dhigo

  • @qaaliadoontialle3706
    @qaaliadoontialle3706 3 ปีที่แล้ว

    Ukunta haday idhibto mxan Ku badali karaa

  • @filsanosmaan2520
    @filsanosmaan2520 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abaayo mcn mahadsaniid
    Wax badan ayan ka fa idnay shukran xabibti

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 ปีที่แล้ว

    Asc keebaa ka mida careemka dabeeciga ah

  • @fardowsamohamedmuse2579
    @fardowsamohamedmuse2579 3 ปีที่แล้ว

    Ad bad u mahadsantahay xbbti waxaad nooga faaideysaa wajiga daldaloolada leh wax ka baabiiyo serumka wax laga sameeyo anagoo guriga joogna koley dalka lagama helee

  • @riyaaqxaji7458
    @riyaaqxaji7458 3 ปีที่แล้ว +1

    abyo scrubka coffe yo salida yo sonkorta hdan lasimo kwrn

  • @shukrihassan7621
    @shukrihassan7621 3 ปีที่แล้ว

    Kiriimka oley wajiga qalalan ma lo isticmalikaraa fadlan ii so jawav

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      haa wa loo isticmalaa wajiga qalalan wa qoynaya si fican u ratibaya

    • @shukrihassan7621
      @shukrihassan7621 3 ปีที่แล้ว

      @@Faizasworldbeauty mahadsanid abayo

  • @umuabdallah6668
    @umuabdallah6668 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo waxaa kasoo hadashadaa bishimaha waxa madmadoowga ka saaro

  • @raaharuunahmedadde3370
    @raaharuunahmedadde3370 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah qaali dumar allaha ku xafido

  • @مريممريدي-ص3ي
    @مريممريدي-ص3ي 3 ปีที่แล้ว

    Xayati garebka bishimaha u usticmaasho wajiga marsanaa from Saudi 🇸🇦 abaayo laba xabi waaye midna ilmaha dawada loo mariyaa iisoo jawaab

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      Haa abyo creamka bepanthen waye labadabo hal shirka a sameyso mid wajiga a u isticmalna kan xasasiyada ilmaha loga mariyo faruryaha an marsanaa khaliijka oo dhan faruryaha qalelka iyo madowga u ka qaada midabka gadud u ka dhiga

  • @sucaadcannel5805
    @sucaadcannel5805 3 ปีที่แล้ว

    Asc wllo noosamee kiriimaakda wajiga cadeeyo oo kiimakadu ku yar thy sawirka kiriimka bushumiha iisoo sawir wllo shukran waan kugu xidhanay hargeysa ayaan kaa soo salamaya inan daacad ah baa tahay rabbi haku xafido wllo😍😍😍😍😍

  • @JAROZ_PUBG
    @JAROZ_PUBG 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah faa ,isa

  • @ifrahahmed2700
    @ifrahahmed2700 3 ปีที่แล้ว

    Sac walalo sdax wax aayay Ka kobanyh digrth labad kal wamxay

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaaha

  • @hamditaaouled5385
    @hamditaaouled5385 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks abyo ; wan noso samaysa routinka wajiga oil skinka abyo please 🥺🙏 .

  • @nadiifoaxmed2640
    @nadiifoaxmed2640 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @nasramohamed2580
    @nasramohamed2580 3 ปีที่แล้ว

    Careve ga kaso hadal oo wada dhamaystiran abyo

  • @maryanabdirashid5421
    @maryanabdirashid5421 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah xabibti jazakallah kher abayo karemka baby ma marsankara inan kuratibo wajiga

  • @fartuunmaxamed281
    @fartuunmaxamed281 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo waxaa nosameesa wax dabici ah oona lagucayilaayo jirko dhan😢❤❤

  • @nooranoora4503
    @nooranoora4503 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @mulkishariif8041
    @mulkishariif8041 3 ปีที่แล้ว +2

    Faiza sis kaso hadal hadaa aqoon u leedahay waxyaalaha wajiga cijida ka bi'iyo ama cinjada mahadsanid

  • @nooranoora4503
    @nooranoora4503 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @xalimamuse3391
    @xalimamuse3391 3 ปีที่แล้ว

    Walley wajigeyeyg waqaleyl hadan waxan leyahay haro badan

  • @khadrofarah9502
    @khadrofarah9502 3 ปีที่แล้ว

    Ada mudan hppti I.a

  • @qadraabdimaxamudhasan5290
    @qadraabdimaxamudhasan5290 2 ปีที่แล้ว

    Bali's iso jwb abyo

  • @ilhaanahmed547
    @ilhaanahmed547 3 ปีที่แล้ว

    Timaha ma ii baxaan wax kasto hada mariyo wax uron ii sheeg xabibti

  • @aminamohamudali-hagar5406
    @aminamohamudali-hagar5406 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo, what is misir

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      Misir af somali waye abyo digirta jaalaha oo shorbada an ka dhigano waye

    • @aminamohamudali-hagar5406
      @aminamohamudali-hagar5406 3 ปีที่แล้ว

      @@Faizasworldbeauty shukran abayo❤️❤️❤️

  • @faatmammm5604
    @faatmammm5604 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah gacanta alle haku barakeyo insha allaah yaarabi🤲🥰 uqti qaali 😘🌹

  • @maryamaabdulqadir1046
    @maryamaabdulqadir1046 3 ปีที่แล้ว

    Jasaakallaahu khayr abyo qli

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah

  • @nishkhaliif9036
    @nishkhaliif9036 3 ปีที่แล้ว

    Abayo enasgarm ayan kalso hadlay madna igaso jawabin

  • @naciimaaxmed1444
    @naciimaaxmed1444 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wllshy mhdsnd ilaahey haka abaal Bn mariyo lkn abayoy seram face toner si fican looma arke magacyadooda comentiga noogu soo qorahadsand

  • @xalimamuse3391
    @xalimamuse3391 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @nishkhaliif9036
    @nishkhaliif9036 3 ปีที่แล้ว

    Asc feyza

  • @rihamkhalifomarrihamkhalif7388
    @rihamkhalifomarrihamkhalif7388 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah 💜

  • @sarazeray3586
    @sarazeray3586 3 ปีที่แล้ว

    English subtitle

  • @Ilhlaascadeey16
    @Ilhlaascadeey16 3 ปีที่แล้ว

    Neutrogen face wash abaayo wajiga dry saaid uu iga dhigay waana shampoo cml wajiga ciyoow kama dhaqmayo

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      Iska badal abyo himalaya ku badalo face wash keda wa fican yhy

    • @Ilhlaascadeey16
      @Ilhlaascadeey16 3 ปีที่แล้ว

      @@Faizasworldbeauty haye abaayo mahadsanid

  • @cawocismaan4692
    @cawocismaan4692 3 ปีที่แล้ว

    M.a farxad iigu noolow wlshy

  • @filsancadey1397
    @filsancadey1397 3 ปีที่แล้ว +2

    Jizakallaah kher abaay Faiza's world 💞

  • @kowsarmohamed7599
    @kowsarmohamed7599 3 ปีที่แล้ว

    Digirta wall video ga aad kaga hadlayso linkigiisa iisoo dhig ado mhdsan

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/yF8QyBII3cA/w-d-xo.html wakana wll videoga linkiga taabo

  • @yasminmaow8191
    @yasminmaow8191 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah tabaarikallaah abaayo qaali horey USOCO jazaakillaahu kheyr sister laakiin abaayo masks Iyo iskabrab ka isku maali maad marsan kartaa noosoo sheeg xabiibti

  • @khadijaaweis293
    @khadijaaweis293 3 ปีที่แล้ว

    Walaaley haddi digirta madow aan heli karin maxa beddeli ksra mahadsanid

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 3 ปีที่แล้ว

    Aniga wajigee finan waligee maleheen lkn zamankan danbe wajiga dhinaca iyo madaxa aktiis iyo garka iagasoo baxay maxaa sababo xabiibti please answer thanks mcnto

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      Waxa sababo hormonada inshaAllah wa ka so hadlaya

  • @fatimamaxamed2310
    @fatimamaxamed2310 3 ปีที่แล้ว

    Asc abayo aniga wajigeyga wa qalale waxan iga gala cuncuno iyo casasiyo maxa samiya

  • @fathiamakelifeeasier
    @fathiamakelifeeasier 3 ปีที่แล้ว +1

    thanks😍

  • @farxiyoluulofficiall697
    @farxiyoluulofficiall697 3 ปีที่แล้ว

    Wajigeyga waa qalalanyahay waana gaduud maxaan sameeyaa

  • @diamondmaam6746
    @diamondmaam6746 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah abyo 🥰

  • @ayaanxaaji3600
    @ayaanxaaji3600 3 ปีที่แล้ว

    Masha alh xabibti

  • @maryanmaxamed3663
    @maryanmaxamed3663 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allh abaayo

  • @xilojano2581
    @xilojano2581 3 ปีที่แล้ว

    Digir Borash waxa sadexad la shiiday igu caawi abaayo ma fahmin

    • @umumaajidmaajid6080
      @umumaajidmaajid6080 3 ปีที่แล้ว

      Misirta jaalaha waayo channelkeda ka helee dhowr mar ayey so galisey

  • @aaminoyarey3277
    @aaminoyarey3277 2 ปีที่แล้ว

    mansha allh tabarakalh

  • @marwamuuse779
    @marwamuuse779 3 ปีที่แล้ว

    Wall qaliya ale hakuxafido

  • @saynabaxmed7872
    @saynabaxmed7872 ปีที่แล้ว

    Borashka miyaan shiida qali

  • @maahirabdulrahman6063
    @maahirabdulrahman6063 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @Fatemah0808
    @Fatemah0808 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll waxad i sheegta waxn tinta ku bixiyo misaan badan ayaa iga dhacay kabacdi tinta iga dadatay anigu nah wan jaray marka wax an ku bixiyo isheeeg wll mhdsanid

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      Wll waxa jiro waxyabo badan o tinta lagu bixiyo mask o hore u sameyay a linkigisa ku so gelina linkiga tabo inshaAllah mask timaha dhereyso waye
      th-cam.com/video/QWxzf0dO4T0/w-d-xo.html

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 3 ปีที่แล้ว

    Xabiibti seeloo ogaadaa wajiga qaleelka iyo saliida