wajigaaga dhaqo adigo kurigaaga jooga allaab cajiib ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 542

  • @hamdihassanyusuf1572
    @hamdihassanyusuf1572 4 ปีที่แล้ว +23

    Maasha allaah adigoo salon tagin walagaso horeyey ee saf gal lagu dhahin ilmahagiina aadkaso tagtay ama dan aad lahayd usoo bajisay lacagna ka baxday lagu jiijiidin inta u jeeso soo jeeso saan dhef madaxa kor uqaad lagu qarerin mininkaga adoo jooga ilmahaga ilalsanoyo oo nasanooyo alaabtaas dhag iskusii aay walashen adna noso diyaarisay jizakallaah siathee👍👍👍

  • @zakiyahahmed1285
    @zakiyahahmed1285 5 ปีที่แล้ว +2

    Maa Shaa Allaah Xbbty Barakoow Horay U Soco.
    Aniga waxaan odhan masamaynkaro, wajigaygana waa oil face oo waliba sensitive ah.
    Marka waxkasta waanka baqaa ila taliya.
    Steamka wajiga aadbaan uga helaa

  • @ilwaadqurux5
    @ilwaadqurux5 5 ปีที่แล้ว +4

    Abaaayo adan thank qli qurux 💕🧕🏻 allah ha no ka dayo mar wa naga qoslisa marnaha waa ficn isku qurxino ino shegata Thank qli 💕🧕🏻🥰

  • @hamdihamdi5955
    @hamdihamdi5955 5 ปีที่แล้ว +5

    Asc abayo qali shukran anika wajiga xagtina badanaa kuqabaa dawana mamarsado so please isheek sidalobixiyo. Shukran qaali all the best inasha Allah qaali

  • @Laki_Mahamed_Awad
    @Laki_Mahamed_Awad 5 ปีที่แล้ว +105

    Adoo kaa soo horeeyay haddaa dhahdo anaa udoo horeeyay waa cadaalad daro😢🤣🤣
    Haddaan kaa soo horeeyay like dhac iigu sii😍🤣🤣🤣

    • @hananlifestly9823
      @hananlifestly9823 5 ปีที่แล้ว +1

      Adigana subscribe iso sat like iyo commty

  • @salmayusuf6533
    @salmayusuf6533 4 ปีที่แล้ว +1

    Abayo ukunta haday kudibeyso nashadha kaliket maisticmalikaraa ??

  • @munacadey2836
    @munacadey2836 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow 🤩 adna abyo mcn shukran xabibti

  • @farhiyadaud4928
    @farhiyadaud4928 5 ปีที่แล้ว +5

    Asc walalaha somaliyed waxan ka codsana hoyo aya iga xanunsan inad igu ducoysan 😭😭😭😭😭😭

  • @habooniahmed3142
    @habooniahmed3142 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha'Allah wll quruxeey Allaha ku xifdiyo thanks

  • @Hanni_abdi
    @Hanni_abdi 3 ปีที่แล้ว

    Mnsh allh mcnto Allah ha xifdiyo xbbtii wad ku mahadsantahay aqoon tada Allah ku baray inaad nala wadagto❤️🥰

  • @samiiraisaaq263
    @samiiraisaaq263 5 ปีที่แล้ว +2

    M.a walhi sis wax walbo wanagsan oo kula ficnada wad noso galisa keep going dear sis🤲🙏❤❤💝🇸🇴

  • @xanaanmohamud6955
    @xanaanmohamud6955 5 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi waasax iskaraabka waji wuuqurxiyaa adno walaahi wanna qurxisay alle hakuqurxiyo aamin abaayo adno❤❤❤

  • @bouhhibo3367
    @bouhhibo3367 4 ปีที่แล้ว +1

    Wawoo soo beautifull think wllo barakallah

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay hanadhowro waxan darema nin in aan noqday acudigow waxaanoo dhan aad marsanayso dul qaad badanida boqol karemo baad marsane dumur howl maxaa notaal

  • @umaymaluul7149
    @umaymaluul7149 4 ปีที่แล้ว +1

    abyo aniga wajiga waa mid finan badan waxa kusamyo kasi la ahy wayo waa midka salida leh wajiga waa salid badan yhy abyo icwi

  • @sagalshow886
    @sagalshow886 5 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi masha allah sinafis ah ayaa kudhamaystay xbbti adna love you

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 5 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah xbbty cadi ma aha alaabtan ❤❤

  • @jawaahircalimaxamed6876
    @jawaahircalimaxamed6876 5 ปีที่แล้ว +2

    Wwwww adna waan ka heley qurxinta dumarka een waan kaga mahad celinayaa waxaan ahey qofkii igu horeye comment kasoo bixiye like dhac igu siiya

  • @farhiyomohamed9075
    @farhiyomohamed9075 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah walashey adna thanks wan borobena Insha Allah

  • @safiamohamed7026
    @safiamohamed7026 4 ปีที่แล้ว

    Abayo adna wajiga maxaan gududka kaga bi,iyaa qaaliyey xataa ma marsan karo qasilka wajiga waa i gududan. Scrup xataa waa igu adag yahay aniga oo an cream marsan i gududan xataa

  • @qaayasiman4545
    @qaayasiman4545 5 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa allah adna xabiibti shukran 😍😍😍

  • @najmofashiyon2378
    @najmofashiyon2378 5 ปีที่แล้ว

    shukran adna ruuxi horey usooco xabbti

  • @suubanabdi3720
    @suubanabdi3720 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allah qurux allah ku dhowro thanks xabiibti

  • @sucadhappy9716
    @sucadhappy9716 5 ปีที่แล้ว +3

    Wow nice keep going my sister ❤️❤️👩‍💻🧕🏻

  • @aminahassan1780
    @aminahassan1780 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allh thnkis abaayo qali allh hanokaxif tiyo

  • @naftairoon400
    @naftairoon400 5 ปีที่แล้ว +2

    2018 aan bilaaway marsiga scribkaas aad buu u fcnyhy waliba mad madowga ama haaraha lugaha iyo gacmaha wajiga all wuu kaa sarayaa xaqiiq daaimo lee

    • @xafsaali2914
      @xafsaali2914 5 ปีที่แล้ว

      Abyo maiga hubtaaa asagooo caaano ah ayaaa iiiyaaal

    • @somalimom1012
      @somalimom1012 4 ปีที่แล้ว

      Magaciis scrupka abaayo jzkq

    • @yasmindahir1796
      @yasmindahir1796 4 ปีที่แล้ว

      @@somalimom1012 Goldan scrub ala dhahaa

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 ปีที่แล้ว

      @@yasmindahir1796 hppti imisa la siiya qiimha scrub kaas pls ❤

    • @yasmindahir1796
      @yasmindahir1796 4 ปีที่แล้ว

      @@ayanna_mx4613 2 dollar xbbti alpi

  • @sacdiyobishaargaaciye6983
    @sacdiyobishaargaaciye6983 4 ปีที่แล้ว

    Benta dadka kadaa dadka oily faceka leh qarkood scrubkas wudibaa iyo ukuntaba

  • @ayoushynaleye5101
    @ayoushynaleye5101 5 ปีที่แล้ว

    Abayo scrub silk cool oo paypay ah ban hesta lkn wajiga halmar ban u isticmalay acne ba ika so baxay😈 lkn all other body wu qurxiya🙏👍

  • @nawaalyuusuf3799
    @nawaalyuusuf3799 5 ปีที่แล้ว +8

    Wooow i like 🙏🙏💫qurux dumar allah haku daayo insha allah baroobeyne naaah

  • @sahrajaamac9276
    @sahrajaamac9276 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh walashy adna wad mahadsantahy sida quruxda badan ee aad noogu faidaysid 💗💘💋💋

  • @umufaatimaandfartuun177
    @umufaatimaandfartuun177 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah abyo waa tijabinaya shukran

  • @munahasan2613
    @munahasan2613 5 ปีที่แล้ว

    Adna wll wax wejiga saliida leh ufiican noosoo geli oo saliida naga saaraaya dry wejiga ka dhigaaya

  • @fariybulle2198
    @fariybulle2198 5 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah Abayo. You look just like me .just saw your video .kind of like my twin .Allahaxafido abyo subscribe you million times.mashallah.😍😍🖒🖒🖒good video

  • @zunduzdiamond6194
    @zunduzdiamond6194 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah byo video qurx bdn tnk u 👑

  • @kifaxaxmed2940
    @kifaxaxmed2940 3 ปีที่แล้ว

    Adna waad mahadsanthy abyo ilhy haku xafido inaan kula hadlo aan rabaaye whatspkaaga iiso sheeg abyo sharaf

  • @fatumacabdi1072
    @fatumacabdi1072 4 ปีที่แล้ว

    Asc adan maask mid canah o malin adigo dukanka joga gacanta ku heysay aya donaya e iso dira

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 4 ปีที่แล้ว

    mashalah wa mhadsnthay edna cadeey shukran

  • @wizkhalivamohamed3179
    @wizkhalivamohamed3179 5 ปีที่แล้ว +5

    Abayo asc ad ayad ugu mahadsantahy intad na cawineyzo wll wan karabey inad ka so hadasho wijiga saliida leh
    Aniga ahan wxan leyahy saliid iyo finan ruguguxa abayo kaso hadal shukhran qli🥰🌹🙋‍♀️

    • @quruxdumar7387
      @quruxdumar7387 5 ปีที่แล้ว

      S.kle anigaba wn ahay walibo dulduleel buleyahy

    • @nimamusa1798
      @nimamusa1798 5 ปีที่แล้ว +1

      Zhadia Mohamed abyo anba nabar laha salid said ah horta salida cream dorna nura wxs wu dhibaya wajiga salida leh ani kan day night barsada lkn wax weyn kudaremay nabrihi madow mdow aha wu iga baxay alx wajigeyga su aha lkn kowdi dhaqtr utagay dawo qalajiyo salida wajiga ah iso siyey malintas wajigeyga ificnaday

    • @nimamusa1798
      @nimamusa1798 5 ปีที่แล้ว

      Waxd sameysa kow dhaqtr utag wajiga salida leh aaad ayu u dhibadan yahay nin buko boqol kutalisay aha wyo kan marso hdana kan marso wuba iga sidaraya dawo walbo somalida isticmalan mid an marin mlhn mrks kow ani ahn dhaqtr skin ah tag kan uficn wxs ha dhageysan waji salid leh cream kama yareynayo kadib cream day night adna hda marsaneyso isticmal wa cream maleysia ah ana marsado nabrihi darufti wajiga dhn wu iga qaday hda meshn kuguma tusi karo wajigeyga su aha iyo hda farqi u dhaxeyo alx sas samey abyo

    • @wizkhalivamohamed3179
      @wizkhalivamohamed3179 5 ปีที่แล้ว +1

      @@nimamusa1798 wllzhey Qli ad ayd u mahadsantahy run ahanti wx way ayad igala hdashey wn kaga mahad celinaya ilheyna wxn ka baryaya in u naga qado 🤲
      Qofkazta wax kazta uu katabanayo ilhey ha u fududeyo amein yarap🤲

    • @nadironor6282
      @nadironor6282 5 ปีที่แล้ว

      Qurx dumar abyo wjoga dulduleelka leh waxa u ficna sonkor shidn iyo liin dhanaan

  • @canabcayuuni1434
    @canabcayuuni1434 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah adn abyo sual waragada xalawada lagu daro miya qali

  • @ifraaxjamac4323
    @ifraaxjamac4323 5 ปีที่แล้ว +1

    Soomalidu dawarsi cusub bilaabeen like isaaray barteenba .

  • @naimacadeyfilmschannel1168
    @naimacadeyfilmschannel1168 5 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah abyo ashabata walalahey anjaclahey subscribe isra

  • @amiirochannel8899
    @amiirochannel8899 4 ปีที่แล้ว

    Mshllh abyo alha haku barakeyo aqontada

  • @Queen-ur2ri
    @Queen-ur2ri 5 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah waa ka helay wlhi abayo zaaid waliba waxaba uciil qabay waji dhaqid❤

  • @nimcomshaalaah6400
    @nimcomshaalaah6400 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh adna walaga darema urka soo bax adoo nabada habo 😘😘😘😘😘😘

  • @luulabuuni8645
    @luulabuuni8645 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah xbti caadi maha hadaan barobaynayaa

  • @fardowsaissack4676
    @fardowsaissack4676 5 ปีที่แล้ว

    Thanks abyo aniga wxan marsada noora I yo qaalib mardow ayan bilawey abayo marka wxan kuwaeydinay wajiga dib meyukesta adiga waliga maisticmashey isojawab abyo

  • @rafikpoi3925
    @rafikpoi3925 5 ปีที่แล้ว +2

    waa maalinka kowaD aan noqdo daawadaha ugu horeeyo wllhi adna keep giong

  • @haylaomar5863
    @haylaomar5863 3 ปีที่แล้ว +1

    I need this colagen cream day + night cream , can you send it to me?

  • @balqiizmuhamed3398
    @balqiizmuhamed3398 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh Abaaya adna qurux thanks xayaatii

  • @rumaaanjamac6919
    @rumaaanjamac6919 5 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo adna setahy abaayo Wadmhd snthy abaayo wijigegu waa igudutah markasta maxan isticima lah ishega abaayo

  • @kotharcabdulahi5451
    @kotharcabdulahi5451 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah👌 makeup la aanta aaba guquruxbadantahay👌 xabibtadeyda ❤
    Saxaaf aaba horay ushegay ❤
    Masha Allah👌 maanta casharkaan
    Anfacaad badan uu iileyahay qasatan❤👌

  • @drkaisemahmud6601
    @drkaisemahmud6601 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaah wll adna qrxey xagaan kaala soo xidhiidhaa wankuu baahnaayee

  • @ruqiyosiciid8127
    @ruqiyosiciid8127 5 ปีที่แล้ว

    rose waterka malaga dhaqaa mase wa lagu dhaafaa?

  • @samiiromaxmad9483
    @samiiromaxmad9483 4 ปีที่แล้ว

    M.A adna qer allah kusiyo waa noo fa ideysay nolow walwsheyda

  • @umuarwa7454
    @umuarwa7454 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alllah hpti alah Ku sharfo waxad kahadashaa cirbo ama cago dilaaca 👍💕💕💖👑

  • @najmanituu7749
    @najmanituu7749 5 ปีที่แล้ว +4

    Adna malin kaliya miyaa lamarayaa xaladan Amarka illahay malintaan wax marsanayo xafada dhan way ogtahay diiqad🤣 malinba mid hadaan isticmalo ka waran🤔ADNA ALLOW NOO KAA XAFID ADI IYO FAMIL KAAGABA🤲👸♥️🌟👌

    • @umueymanmohamed2538
      @umueymanmohamed2538 5 ปีที่แล้ว

      Najma Nituu sorry qali warkada i taabte qolkada gal xbbty

  • @ayanali4939
    @ayanali4939 ปีที่แล้ว +1

    M. A tnx abayo 🥰🥰

  • @amlaahmed3189
    @amlaahmed3189 5 ปีที่แล้ว

    Adña se nowaday ma jeeg bay madaxa nogalisy wala nueraaaa thanks xbbti

  • @faadmamohamed7291
    @faadmamohamed7291 5 ปีที่แล้ว

    Asc Adna qurux Indhaha hoostooda bararka maxaan uga dejin karaa abaayo

  • @zaramohamed4223
    @zaramohamed4223 5 ปีที่แล้ว +1

    Abayo adna qurux thanks xapipty 💖🌹💖

  • @danuu3067
    @danuu3067 5 ปีที่แล้ว +1

    Haaa wlh scrupkaas anaa wajiga usiticmaalo manshalah waye
    Adna manta maarkaaan kula hadlay codkaaaga farxad imadhimneeen manshalah qalbi saafiyeeet

  • @abdirizakmohamed1658
    @abdirizakmohamed1658 5 ปีที่แล้ว +1

    Jasakallaah my queen qali dumar allah ku barakeyo huno

  • @seynabmaxamed6514
    @seynabmaxamed6514 5 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsnd wlshy qliyh adno alle hnookaa daayo waxan ku waydiin xbbtii tushtushka wajiga waxwax tara mahdnd😍

  • @nimconour5540
    @nimconour5540 5 ปีที่แล้ว

    Asc wlo waxn doonay saliida timah ee gabdhah yar ama saliida nadiya uu maarsida plz wlo

  • @queen-zt2lx
    @queen-zt2lx 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha ALLAH abayo tnx❤

  • @rishwaqmedia9529
    @rishwaqmedia9529 5 ปีที่แล้ว

    Asc Aboyo Anda finanka maad madhowga maxaa kabixiya

  • @nuuramaxamed1277
    @nuuramaxamed1277 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah xbbti haarta maxaa lagu jaraa alle haku barakeeyee

  • @shukrisomli2313
    @shukrisomli2313 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah adna xbibti albii adan ugu helay wax walbo nogu faideysit marwalibq jisaakalahi qeeyr💘❤💋

  • @qaalidumar1779
    @qaalidumar1779 5 ปีที่แล้ว

    Waxaan ahay gabar orginalkeeda ah ee si kle wax ma u marsan karaa oo aan chemical wadan?

  • @ikraanmoha3578
    @ikraanmoha3578 5 ปีที่แล้ว

    Thankz abayo ugunta mxan kubadalankraa mjecli urkeeda adna allaha kuxafido nuur claa nuur

    • @AdnaHenna
      @AdnaHenna  5 ปีที่แล้ว

      Biyaha ubaxa

  • @asmalivewithasma7643
    @asmalivewithasma7643 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah tabarakalaah wan kahele abaayo qaali waxaan rabaa hadaad awuudo labarkaga ii soo dir

  • @sahrokhalif1401
    @sahrokhalif1401 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah illah haka xifdiyo adno qal

  • @fardowsasiciid7390
    @fardowsasiciid7390 5 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah xbbti illahay haku xifdiyo waa qurux runtii

  • @caduunimaxamed399
    @caduunimaxamed399 5 ปีที่แล้ว

    XAbibti adna nooso gali skraybka qaabka jirka loga cadenayo in sha allh

  • @cabiirosman5833
    @cabiirosman5833 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Adna qurux thanks xbbti

  • @habiiboabdullahi324
    @habiiboabdullahi324 5 ปีที่แล้ว +7

    Waaaaaaaw masha Allah abayo

  • @mohamedalidiriye
    @mohamedalidiriye 5 ปีที่แล้ว +12

    Qofka uguhoreeyo ahy
    Like haliku cimamado

  • @aishamahamudcabdulleyalaxo6995
    @aishamahamudcabdulleyalaxo6995 5 ปีที่แล้ว +3

    Www m.s Adna hena
    First one wan ka fadiideysaneyna wll mahadsanid💕💖💋

  • @mounabogoreh7762
    @mounabogoreh7762 4 ปีที่แล้ว

    Mchll adna cadey allah ku xiftiyo

  • @samiaisse7070
    @samiaisse7070 5 ปีที่แล้ว +3

    Thanks abaayo Adna guuleyso 😍🙏🙏

  • @aishamohamed9020
    @aishamohamed9020 5 ปีที่แล้ว

    Maaasha allaaah abaayo allaaah ku xifdiyo jazaakallaaah khayr

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 4 ปีที่แล้ว

    Wll.na cawi wajigayga finan leyhy waana salid scrub finanba kasi qadaa

  • @nasabmahanninkiigabarnacab1654
    @nasabmahanninkiigabarnacab1654 5 ปีที่แล้ว

    Abayo ninka make dhintaay maradacad maxa uxirataay

  • @fardowsoqueen1603
    @fardowsoqueen1603 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh abaayo allh ku xafido dhamntin quruxey

  • @aminaaadan3718
    @aminaaadan3718 5 ปีที่แล้ว +3

    mansha Allah shugran xbbti adna cadey

  • @fahiimaadow9312
    @fahiimaadow9312 5 ปีที่แล้ว

    Adna abaayo golajinka xamar ma ka heelaa

  • @gudondegmomohamuud8065
    @gudondegmomohamuud8065 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh adno makeup la aanta ayaa ku qurxanty walhi 🥰🥰

  • @hafziinadiamond9994
    @hafziinadiamond9994 5 ปีที่แล้ว +1

    ana ugu horeya adnah like dhac dhac igu siisa

  • @muniiraabdinaasir264
    @muniiraabdinaasir264 5 ปีที่แล้ว +3

    Aaada u mahadsanthy queen Adna dagan❣❣❣❣❣

  • @xafsoqueen97
    @xafsoqueen97 4 ปีที่แล้ว

    Ww masha allah quruxeey allah ku dhowro qurux dumar

  • @aishakl6307
    @aishakl6307 3 ปีที่แล้ว

    Adna wllo waxad ukuntakuda dhay magicii

  • @farhiyaismail589
    @farhiyaismail589 4 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha kale waxan odhanlahaa idinka ha tijaabinina wax qofkale isticmaalay waa inaa taqaano maqaarkaaga ma elerji baa mise waa caadi oo siiba wajiga hakutijaabin gacmahaaga ku tijaabi marka hore hadaa ok noqoto kadib. Wajiga hadii cuncun aragto jooji

  • @احمد12-ف1م
    @احمد12-ف1م 4 ปีที่แล้ว

    Asc adan team kaga ayaa ku soo biray

  • @SOOMAALIDAMADOW
    @SOOMAALIDAMADOW 5 ปีที่แล้ว

    waan isticmaalay aad baana oga helay

  • @NNnnn751
    @NNnnn751 5 ปีที่แล้ว +11

    Cida ka heshay waxyalahan like saar😁adna qurux mahadsanid❤❤

  • @xamdahaboon8143
    @xamdahaboon8143 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha abooya

  • @amiinasalah9421
    @amiinasalah9421 5 ปีที่แล้ว

    adna hena kujecliya xabibti ilahay ha ikadayo ❤👈

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 5 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah 👍🏻

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 5 ปีที่แล้ว

    Asc abayo mansha'allah wax ii soo qorta cream habeenka aad marsanees insha'llah

  • @ruunruuhi1762
    @ruunruuhi1762 5 ปีที่แล้ว

    Sky cool scrub ka fiican waligay ma arkin adna thanks xabibti

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 ปีที่แล้ว

      Hppti imisa la siiya qiimha hppti plz