Sweden sidee ugu soo kortey iyadoo naag weyen ah ayaa loo soo gursadey. Kenya hadey ku kortey Kenya ciyaalka af english ayey wax ku bartaan. naagtan waa naag badiha laga soo gursadey, kadibna Sweden ku ilbaxdey luqada swedish ayeyna taqaan bes 2000-2004 waxaay u shaqeyen jirtey idacad somali ku baxda oo isbuucii mar soo gali jirtey iyadoo shugri la dhahaayo. Somaliweyn in la dhihi jiraan u maleynaa webside waa la hayeen Yahoo ayey wax soo gal galin jiren mar mar.
Maxaa adigaa kaagalay caruur waalidkii dhalay dhaqan crlis iyo diin barasho u geeyeen wadankii. Nuucaan waa kuwa qola an la aqoon u shaqeeya. Run haday sheegee oo dad caawinee agoonta iyo dadka masaakiintaa may caawiso. 😮😮
Wallahay iskufikir baanahay. Wilkan hana ineey aflibaax kurideey rabtaa. Beenteeda kulahaa saaka shirban galay shalay shir ban galay isniinta shir ban leeyahay talaadada shir ban leeyahay arbacada shir ban leyahay been caadi ah bey dal daleysaa.
Hanna ka dabo orodka wiilka hadeysan wax ku qabin maxaay uga dabo halileysaa? Wiilkan say walaahi ayaa cawinaya ka dabo har hanna. Ninkuu la joogana af ingiriskana waa yaqaan dad ahaana waa u xigaa wiilka wuu ka shakiyey wiilkuna ma ahan wiil caadi ah waa autisme.
Abuu tijaal wiilkaa waa wiil Soomaali illaa uuka dhoofo dad kale haudhiibin midna ogoow in wiilkaan yar uu yahay ninlaciilay haduu isanfacana ogoow inuusan ku ilaabi doonin wiil caqli leh weeye maashaa Allah (Abaal raagay rag baaleh taana ogoow)Nin caqli leh laguma qasaaro xisaabta ku darso
Walaal hano waxba maantoo dhan waxba haku noqnoqon waan kabaxayaa hadaba kabax mawaxaad iloowday in Alle uu leeyahay illaah maskiinkaa muraadkiisa hausahlo aamiin yaarabi
Maasha Allaah jisaakalaahu khayran hanna adiga iyo abuu dujana Allaah haydi dhowro
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Ninyaho wilka hadayicin e horay uu soco wa bilahi tofiq qeyr allha ku siye insha allh dad dhag ha u dhivin mhdsnd wa ilmo u dulqdo ilaa xad
Dal shisheeyo caruurta n ku dayacan maa noo soo celisaan?
Ha wareejjiyo wiilka waaba ugafeene wiilka nin baa haysta
Abu dijaal wiilka ha wareejinina
Wiilka keenidisa waa easy ee xitaa hadii inan hayn passport waayo cagahiisa yaala canada hada laga qaadaya cagaha waana soobaxaya cagihisa
Hana sistey tafadali saidi kejana , na kasi endalesa / ahsanta sana sistey .
Rabiyow ugargar miskiinka awodada
Sifaradii kkkkkkk
Sweden sidee ugu soo kortey iyadoo naag weyen ah ayaa loo soo gursadey. Kenya hadey ku kortey Kenya ciyaalka af english ayey wax ku bartaan. naagtan waa naag badiha laga soo gursadey, kadibna Sweden ku ilbaxdey luqada swedish ayeyna taqaan bes 2000-2004 waxaay u shaqeyen jirtey idacad somali ku baxda oo isbuucii mar soo gali jirtey iyadoo shugri la dhahaayo. Somaliweyn in la dhihi jiraan u maleynaa webside waa la hayeen Yahoo ayey wax soo gal galin jiren mar mar.
Sheeko ma dhamaato. Waaye. Tan. Ani ani. Wiilka alaa umaqan. Alaw sharkooda ka qabo nahaabiintaan. Wiilkaan yar
sax waa sas ruux meel walba kasoo hadlaa waxba masoo kordhinayso
Maskiin oo Ninki wilki haayay Maloo hanjabay?
Ninka magaciisu waa ABU DUJAANA EE MAAHA Abu dijal acuudu bilaah.
😂😂😂😂 walah heshay 😅😅😅😂😂😂
Hano waa dengaro. Wiilkaan amaa laxadaa oo lagu celiyaa jowher
Sidaas seey sheekadan kusocotaa
Ana saasaa ila quman inloo daayo ninkaas
hani abujaha haha you daadi
Caruuraha somaliyed dadka oo kale ayaa babiiyen tuugsiina iyo tuugabimada
Somali adigo ka dhashay ma aminilahayd
Adiga hana wiilka meeshiisa udaa waxad uqabana uqabo lkn yaan laga wadin abu tijala abni ahaan ama mcquul ahaan
الله اكبر
Please sirtina qarsada melaha hakenina wiilkas hala xafido
War heedhaa maxaa khaldan wiilkaan safaaradaa ayaa ka masuul ah
Hana adiiga waxaa ku qaldantay markaa daahir oo qabiil aaminsan u dhiibtay
Walia.wiilka.walahdilay
Edow.wiilkan.hakaharin.wan.kubaryayah
Asc
Hana waaqumayo
Maxaa adigaa kaagalay caruur waalidkii dhalay dhaqan crlis iyo diin barasho u geeyeen wadankii. Nuucaan waa kuwa qola an la aqoon u shaqeeya. Run haday sheegee oo dad caawinee agoonta iyo dadka masaakiintaa may caawiso. 😮😮
diin lamabarin nolashane waalaga riday aaqirane waraa uyaalo dadki kadambeye meel fadhiso
Maaka dhaaftaan baraha bulshada kiiskaan oo hoos u dhameysaan
Caawi
Hal. Wax leetaagan yihiin. Meeqo bilood
Dadka maxey idinka qaadayaan maa dantiina ka raacataan somali waa war badanyiin
Hano waa istusad inay been sheegayso ayaa indheheeda iiga muuqata
Wallahay iskufikir baanahay. Wilkan hana ineey aflibaax kurideey rabtaa. Beenteeda kulahaa saaka shirban galay shalay shir ban galay isniinta shir ban leeyahay talaadada shir ban leeyahay arbacada shir ban leyahay been caadi ah bey dal daleysaa.
Hanna ka dabo orodka wiilka hadeysan wax ku qabin maxaay uga dabo halileysaa? Wiilkan say walaahi ayaa cawinaya ka dabo har hanna. Ninkuu la joogana af ingiriskana waa yaqaan dad ahaana waa u xigaa wiilka wuu ka shakiyey wiilkuna ma ahan wiil caadi ah waa autisme.
Iskaa ilaaw hadu ka aminbaxay kahaadh
Ana saasaa ila quman inloo daayo ninkaas