WIILKII CANADA LASOSHAYGAY IN UU ALSHABAB AHAA 🇨🇦 DAHIR ALASOW HANNA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 99

  • @AliHassan-kf1ry
    @AliHassan-kf1ry 2 วันที่ผ่านมา +9

    The boy is innocent and needs help

  • @ilwaadgmohamed7212
    @ilwaadgmohamed7212 2 วันที่ผ่านมา +8

    War cunugaan yarka ah dhib hagalinina ilaahay kabaqa iska daaya ilmaahan yarka

  • @Edebsan2022Sidii-hooyaded
    @Edebsan2022Sidii-hooyaded 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waa sheeko larabo in looga hor istaago inuu wadankiisii kulaabto oo maxaa kuheysataan wiilka yar wuu sheegay intaa wadankan jooge wax i caawiyo waan waye ayuu yiri wsdankiisii haku laabtee ileen somali maaha family abihiis ha raadsadee subxanalah wardadkan cadowsana 😢

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 2 วันที่ผ่านมา +5

    Ilashey dartiis uga baq wiilkaas madluunka ah hadulmin

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 2 วันที่ผ่านมา +5

    Sheeko qiyaali ah ayey mewsha ku haayaan
    War idinkaaba
    Dhaqan celin
    U baahan

  • @luulahmed5138
    @luulahmed5138 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkan ugu horeyey maxamed la leeyahay
    Waa beenlow
    Ayeeydiis ma mariixan ma aha wax naag mariixan oo warshada sokorta haystay ma jirto kadaab
    Acuudi bilaah
    Allaha ka cabso
    Waxad ogeen ha sheegin

  • @Cadeey-h3n
    @Cadeey-h3n วันที่ผ่านมา

    Ilaahayoow cunugaan caawi iyo family giisa

  • @JawaherMohamed-l7k
    @JawaherMohamed-l7k 2 วันที่ผ่านมา +4

    Maxa uhandadeysan😢 cunuga ilahow adiga xaqa sora😢

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 2 วันที่ผ่านมา +4

    kan guriceellaleyahay waaba doqon muxu ku hadlayaa

    • @xahimaxamed7503
      @xahimaxamed7503 2 วันที่ผ่านมา

      Saaxiiba yaal kanada khokasta oo yar ama waa leeyahay sooshal sakuurid ee halaga raadi magareeshinka

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Balbeenta eega qabuuli xaji allaha u naxariiste waligeed isnay biyasa ka ma shaqeeyan umulisey aheeyd maraxeen ma aheeyn mjerten cumar maxamud heer mahed maxa bahila shire iyada isku keeney

  • @masaai-cw4lz
    @masaai-cw4lz วันที่ผ่านมา

    JUST BECAUSE THEY WANT TO PROTECT THE WOMAN THAT CAUSED HIS LIFE TO THIS LEVEL,THEY WANT TO NAIL HIM? THEY DON'T MAKE SENSE!

  • @zahromahamed3483
    @zahromahamed3483 2 วันที่ผ่านมา +1

    War ilaahay kabaqa wiilka hadulminina kiis aan jirin loo sameynayaa ilaahow uhiili adaa weyn

  • @luulxaji7636
    @luulxaji7636 วันที่ผ่านมา

    GURI CEEL TUUG BAA TAHAYE ILMAHA KIIS HA U ABUURI QABIIL BAA KU KUWADEE KADAAB AHLU NAAR AHAA TAHAYE

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 วันที่ผ่านมา

    Lkn wiil ka asagoo 8- 9 jir aha laga keeney Canada he should know birth place/Hospital name and primary school ka uu dhiganayey at least.

    • @ggs-r4i
      @ggs-r4i วันที่ผ่านมา +2

      The boy knows his date of birth and the hospital that he was born, but he doesn't remember his school because his family used to take him back home since he was a baby.

  • @MoMd-o7q
    @MoMd-o7q 2 วันที่ผ่านมา

    Cunigaan ilaahey ha u gar gaaro oo waa cunk yer hadal fiican xitaa ma yaqaanyo 😢😢😢😢😢

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 2 วันที่ผ่านมา

    I am so so sorry, sun.I pray for you.Call will bring you back home.God will help you.I don't think you can help somali Oh sorry, darling. I'm so sorry I'm so sorry I'm so sorry, darling. Please sorry, sorry, sorry, sorry sorry my son. Sorry I just pray for you. Pray, for God, do you bring your home back your father? I'm sorry I'm so sorry.😢

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 2 วันที่ผ่านมา +2

    Baahilo shire caruur malaheyn ayeydiisna mareexaan maaheyn

    • @siegenmediabro7474
      @siegenmediabro7474 2 วันที่ผ่านมา

      Kan been ayu raba in u dadka u shego lakin adigu ma hubta 😊

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 2 วันที่ผ่านมา

    That's not his uncle. That's his enemy Hey Bixby man 5068 old. It's okay, you little boy. What is today's? What is this? Oh my God, I'm sorry I'm so sorry I'm so sorry I'm so sorry, son please sorry.

  • @qadarcanshuur7971
    @qadarcanshuur7971 วันที่ผ่านมา

    Qabuul waxay ahayd caafi maad caruurta anaga ayaaqaraabo ah

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 วันที่ผ่านมา

    Wiilkaan reerkisa marku katagay intuu aaday yu lanolaa? 😊

  • @MiskiMuhidin-h6o
    @MiskiMuhidin-h6o วันที่ผ่านมา

    Daahir waa dayuus reerku lasafanyahy marabo inuu baxo markuu lahaa habaryartaa maxiree kashakiyeybo😊

  • @fazozaarusa9234
    @fazozaarusa9234 2 วันที่ผ่านมา +1

    Lacagti baa lagan cuney. Markas sheko beey u radinayan fadexad

  • @Wholecarpet
    @Wholecarpet วันที่ผ่านมา +1

    Case qoorta ugaliya uku haro weye sheekadu ala dulmi badanaa maa sikale oo kawanagsan loxaliyo

  • @OmAbdurrahman-s9o
    @OmAbdurrahman-s9o 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xisbeyalaaa Geraantee wey wareegtey waxey ku Dole dhacdey madhimaan

  • @Safiyawarsame-xq6rv
    @Safiyawarsame-xq6rv วันที่ผ่านมา

    Waa badan

  • @OmAbdurrahman-s9o
    @OmAbdurrahman-s9o 2 วันที่ผ่านมา +1

    Biinta I'd ka Daa Seqeerka Biinta ka Daa xisbeyalaaa

  • @hamzashafice8613
    @hamzashafice8613 2 วันที่ผ่านมา

    Hawiye aqli majiro wallahi.

  • @raysiyobarwaaqo3804
    @raysiyobarwaaqo3804 วันที่ผ่านมา

    Guri ceel ilaahey ka baq

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 วันที่ผ่านมา

    kuwaan Canada weligood ma arkin ee dhagtay ka maqlen, xitaa haday lacgta carurta cunan so maga iyo meeqaad awooda bu xukunka noqon, qoftan ad ku dhaqanka tihiina wa qof shaqeysata tax payer ah oo lawyer leh Hooyo ilmo so saartay ah ilma yaryaro laga qadanayana aan heysan ileen waxasa jeceshihiine,

  • @maxamedsuldaanmursal3642
    @maxamedsuldaanmursal3642 วันที่ผ่านมา

    Wìilkaan haduu abihii madhibaan yahay cadeeya walaalayaal

  • @qadarcanshuur7971
    @qadarcanshuur7971 วันที่ผ่านมา

    Maya qabuul xaaji axmed waa majeerteen cumar mahamuud reer mahad nuur mahad

    • @faizaaliabdallah5731
      @faizaaliabdallah5731 วันที่ผ่านมา

      Waa runtaa mj mj dhaley oo asal wa fasal reer jowhar la yaqaan oo gynecolog aheyed isbitalka jowharna ka shaqeyen jirtey waaye, qabrigeeda alaah ha u nuuriyo Eedo khabuul. Laakin magaceda in soo qorto ma aheyen. Sxb

  • @hawoali9920
    @hawoali9920 2 วันที่ผ่านมา

    Subxaan alaah dadkan ilaahay bay ka baqaan

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 วันที่ผ่านมา

    walee wiilkan beenay ka sheegayan maxa yeelay somaaliyey wa sheeko lasoo dhisey wiilkan yar masakiinka soo rafasdey baa waxu shaqo ku laheyn lagu tuura mida kale cunugan wu yara asagaba reerkoda rafadsana korka bahalo ka cuney sidu sheegay asago derbi jiiftay subxanalaah war isla yaaba somaaliyey wiilkan hasii dhibateynina somaaliyey wiilkan si fcn usoo dhageysta ilaa below dhamaad😢😢

  • @AliHassan-kf1ry
    @AliHassan-kf1ry 2 วันที่ผ่านมา

    It doesn't matter.this boy was born in Canada?

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 2 วันที่ผ่านมา

    Isbitaalkii uu ku dhashey baa laga heli karaa.

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 วันที่ผ่านมา

    Ninka u ciil qabtaba alshaba wye dheh

  • @Hibo-t7c
    @Hibo-t7c 2 วันที่ผ่านมา +1

    Armeey dilaan maskiinka

  • @Hibo-t7c
    @Hibo-t7c 2 วันที่ผ่านมา

    Ma haduu noqday sheekada mudo ayeey socotay maxaa la amusneeden

  • @hodanjamac5942
    @hodanjamac5942 วันที่ผ่านมา

    Xawayaan ilmaha iskadaaya ilahay cadaabta ha iniku fokeeyo

  • @amaljamaa8478
    @amaljamaa8478 2 วันที่ผ่านมา

    Wiilka somali oo dhan baa u reer abti ah waaniya salada ku waniya hooyadiina inu u shaqo tango oo reerkooda masuul ka now do u sheega si degan ula hadla hadalku haduu. Haduu bato ma fiicna hooyadiina ilaahey ha caafiyo isagana calool xumada ka saara hadalka wanaagsan bara hooyadii ku bakamiya calool xumo yaanu inagala tagin waa timekii Iu hooyadii garan qaban lahaa

  • @hodanjamac5942
    @hodanjamac5942 วันที่ผ่านมา

    Maar daaya ilmaha soo dhibaatooday

  • @zamzamabdulle3281
    @zamzamabdulle3281 2 วันที่ผ่านมา

    Guri ceel iyo ninka kale waa ahlunaariin ilaahay kacab sada aaqiro iyo aduunyo kala badan

  • @NasirNasir-m3d
    @NasirNasir-m3d วันที่ผ่านมา +1

    war tugan canuga maskinka wey uso Tash ten ilahey wax cadalad ah allaha uso adego qof kasto wu ku qudanaya 😢 xasbi yalha wancml wakil ilahaw uso macin eilka yar

  • @hasanbalala4777
    @hasanbalala4777 วันที่ผ่านมา

    kaan haduu canada la geeyo waba galow waa 😂

  • @fartaislaw1871
    @fartaislaw1871 2 วันที่ผ่านมา

    Naagtan run yaa ii sheeg dhahay

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 2 วันที่ผ่านมา

    Waxaa dhici karta in Gurigii.Dawalada wiilka Hooyadiis in lacagtii wili laqaato.

    • @muktarige9966
      @muktarige9966 2 วันที่ผ่านมา

      Lacagtiisii, baa laqaadanayey,

  • @hodanjamac5942
    @hodanjamac5942 วันที่ผ่านมา

    Canada wuu ku shaay wuuna taki

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 วันที่ผ่านมา

    Wiilkaan ha la diro haddii uu rabo isaga.

  • @sudeis2021
    @sudeis2021 2 วันที่ผ่านมา

    Shabaab yaa ka dhigay wixii soomaaliya geeyay

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet วันที่ผ่านมา +1

      Wa shirqool uku haro dadb xermaya Hadi Canada tago

  • @Habsanesaid
    @Habsanesaid 2 วันที่ผ่านมา

    Guurecell waa xayinn

  • @shugriyussof5288
    @shugriyussof5288 วันที่ผ่านมา

    War wiilka yaan lawalin

  • @istaradan9237
    @istaradan9237 วันที่ผ่านมา

    Wow wara cunugan miskin aha hala cawiyo hadi kale cadena keena

  • @fadumafarey
    @fadumafarey วันที่ผ่านมา

    Maxaa ceyr keenay meesha naag baa danbi ka kashaye

  • @ahmedsirad9517
    @ahmedsirad9517 2 วันที่ผ่านมา

    1:13

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 2 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢

  • @luulxaji7636
    @luulxaji7636 วันที่ผ่านมา

    War beenta jooji Baahilo shire ma dealing wiilka ayeeydii waa majeerteen waa naag Cumar maxamuud ah

  • @dhiindhiinstore
    @dhiindhiinstore 2 วันที่ผ่านมา

    Kan guraceel ladhaho waa xoolo caadi ah

  • @hodanjamac5942
    @hodanjamac5942 วันที่ผ่านมา

    Dhamaatiin isakaa idika dagan inuku waadlantihiin. Kiiska kadaaya. Haye is qabta

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 วันที่ผ่านมา

    Somalida inay dhamaayn waxad ku garnaysa ayaayda marba areerbay ku shegayan mj mareexan wiilkamarba qolo kushegayan mar wa somali wa mahiban waa hayti wajumacian waa ayayda wahinda alla dadkan walana shaqo aan loodiran bay kahadlan waxay ogayn bay kasheekeyan aduunka waxaugu xun adoo waxba ahayn wax iska sheeg waxadan garnayn ka sheeke ka warma hadan hada iska dhawaqo idhahdo wiilka wa sidna qaarba aiskaqadanya alla walana somalida isqorbadana balmaxadawakhiyaay wiilkan wa20 wanin rag noqday may lawyeru qabtan ka dib farha kaqadan may safarda geeyan hadanu isaga tegi aqoon maxa waxan oo qaylo keenay sow walaidi aaduunka sideediya maha somalia waxad horumaru gaadhi wayden waa sidan kale mid waliba wa is qoryaa anaa awax og ana ha la idhegaysohadaba maba yaqnan wiilkan ma oga shar iyo khayr wuxu faha akula sjiro waxan arkay qaarwiilkahabaryartiissa ehelu naar ku shegay siday iyagu ilahay yihin waxan arkay qaar leh wiilka wa qoladi ayda gashay waxan arkay qar leh wiilka wa madhiban waxan arkay qar leh wiilka wa hayti wa american wa candian taas maxakelanaya jahaliga iska hadalka ayaa kenaya qof waxa aanu aqoon ka sheekanaaya keenaya isla yaba somaliyaay dadka hawalina hada walateene

  • @naimajama7059
    @naimajama7059 2 วันที่ผ่านมา

    Sheeko wax qariya soomaali 😊

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 2 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢

    • @maryamabdi5551
      @maryamabdi5551 2 วันที่ผ่านมา

      😢😢 no he's not stop

  • @faisawade195
    @faisawade195 2 วันที่ผ่านมา

    Waryaadha ka daaya

  • @AliHassan-kf1ry
    @AliHassan-kf1ry 2 วันที่ผ่านมา

    Do this people work at canadian embassy? Hell no

  • @aminawarsame2514
    @aminawarsame2514 2 วันที่ผ่านมา

    Is this a mad house, all are talking at the same time. This group lacks protocol on how to listen.

  • @IftinJeyte
    @IftinJeyte 2 วันที่ผ่านมา

    War walayaqana canugan rerjowhar oodhan way yaqaanin waa rer cabdi kaasayeeri marka isbitalki ukudhashy le lataga adinka Ku shidashada Daya xabiibo cabdi Aya xirmeysa intasay didanyihin ceyr marka ala kabaqa

  • @AhmedYusuf-g3j
    @AhmedYusuf-g3j วันที่ผ่านมา

    Soomaalida maanta waxaa la ogaaday inta u hadasho waa intii ugu liidatay nin iyo naagba.Nasiib darro

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 2 วันที่ผ่านมา

    Haduu shabaab xataa uu ka bixi karaa.

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq 2 วันที่ผ่านมา

    Oo waaba la handadooyaa wiilka

  • @EdnaMoalin
    @EdnaMoalin 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War beenta iska dhaafa oo Ilhaay ka baqa. Ayeeydiis Waa MJ not Marexaan, hooyadiis laba nin baay guursatay. Nin Madhibaanka meeshuu kala yimid asiga waydiyaa, malaha walaashiis uu neceb yahay ayuu ku xumeenaya. Somaaliyeey dhibka iyo qaxaarka aad abuurtiin Ilahay idinkama cafiyo.

  • @Habsanesaid
    @Habsanesaid 2 วันที่ผ่านมา

    War ilmahan iska daya

  • @farhioeynte8703
    @farhioeynte8703 2 วันที่ผ่านมา

    Guriceel abti matihid

  • @hodanahmed9804
    @hodanahmed9804 วันที่ผ่านมา

    Waar hooyaday xiligay dhalay ma aqaaaan so what

  • @nasramoalim820
    @nasramoalim820 วันที่ผ่านมา

    Dhaqtarad weyn bey eheyd

  • @naimajama7059
    @naimajama7059 2 วันที่ผ่านมา

    No no social security any age ayaa lagu qaataa

  • @Hibo-t7c
    @Hibo-t7c 2 วันที่ผ่านมา

    Waa laga been abuura malaha maskiinkaan waaba cunug yar

  • @naimajama7059
    @naimajama7059 2 วันที่ผ่านมา

    Waaba xoolo kan

  • @ZamzamCabdikariim
    @ZamzamCabdikariim วันที่ผ่านมา

    Guraceeloow cunugan haday waxa garan adiga masuul ka ah qabolaki ku qadaya kuma dhigee yahuu 😅 cunuga masakinaka maxa jambalka ugu tureeh yahuu

  • @zamzamabdulle3281
    @zamzamabdulle3281 2 วันที่ผ่านมา

    Gure ceelaw aduun waa waeegte amay kugu timaadaa adoo damabi aadan leheen dhexda dalaqkatiraa Alaha miyaadan kacab sanan

  • @nasramoalim820
    @nasramoalim820 วันที่ผ่านมา

    Been badanaa ayeeydadiis umulisey eheed

  • @AbdiNasir-f9g
    @AbdiNasir-f9g 2 วันที่ผ่านมา

    Habro ayaa warshahada maamuli jiray miyaa !!!

  • @DuniaIsmail-of1oe
    @DuniaIsmail-of1oe 2 วันที่ผ่านมา

    hooyada iyo duurkaba was dhiley khaniisa ayaad tahy ka dhamow ilamaha

  • @ruqiyaabdi8852
    @ruqiyaabdi8852 2 วันที่ผ่านมา

    adiga waxa fiican samee ayaa leedahay

  • @AliHassan-kf1ry
    @AliHassan-kf1ry 2 วันที่ผ่านมา

    That is lie

  • @AliHassan-kf1ry
    @AliHassan-kf1ry 2 วันที่ผ่านมา

    How you know that?