Asc wiilkan Kanada ayurveda ku dhashay soo ma aha cadeyn waxaa ku filan anaga ayaa qubaha joogna dhiigii lugta laga qaaday marku dhashay Kanada way usahalan tahay in la helo wiilka dhalashadiisa ha dhaho dhiig ha Layga qaado safaarada Kanada wiilka miskiinka ah yaan la wareerin ee ha la caawiyo ayaan dhihi lahaa W/bilaahi towfiiq
Autism ma Ahan Canada Boy waa wiil Fiyow mana xanuunsana Aabahiis na USA 🇺🇸 Ayaa Loo Tarxiiley. Ayeeyadis. Oo Hindi eh Ayaa Canada 🇨🇦 Joogto. Canada 🇨🇦 Boy waa 20 Jir
maxuu yiri dhulbahante ayaa isoo weeraray oo dhulbahante mareerka ladulmay oo la xaboolo duugey beey u doodayaan war soomaaliyeey reer ka haloo gur mado illahay hadaad taqaaniin😭
WIILKAN 5 JIR AYA LAGU SOO WADAY, DA'DAAS FARO LAGAMA QAADO, AABAHIIS MAREYKAN AYA LOO TARXIILAY
WIILKAN OTTISM WU AHA, HADDA WU ROON YAHAY.
NINKA QABO, NAAG AAN WAXBA KALA GARANEYN AYU XOOLO CAMAL ISKA KUFSADA, IYADUNA WEY ISKA DHASHA, XAALADDA WA SIDAAS.
Canada 🇨🇦 Boy waxuu Dhashey 2004
Asc wiilkan Kanada ayurveda ku dhashay soo ma aha cadeyn waxaa ku filan anaga ayaa qubaha joogna dhiigii lugta laga qaaday marku dhashay Kanada way usahalan tahay in la helo wiilka dhalashadiisa ha dhaho dhiig ha Layga qaado safaarada Kanada wiilka miskiinka ah yaan la wareerin ee ha la caawiyo ayaan dhihi lahaa W/bilaahi towfiiq
Cunugaan hooyada dul taagan ee dheer maxamed ma ahan, wax 2013 ka dib la dhaleyna ka weyen. Tariikhda sax ma ahan
Illahow ugargar yaarabi wilkayar yar iyo hoyadi walalihi
Autism ma Ahan Canada Boy waa wiil Fiyow mana xanuunsana Aabahiis na USA 🇺🇸 Ayaa Loo Tarxiiley. Ayeeyadis. Oo Hindi eh Ayaa Canada 🇨🇦 Joogto. Canada 🇨🇦 Boy waa 20 Jir
War ilmo yare faro lagama qaado. Dad waxa og matahin ee sharciyada barta.
maxuu yiri dhulbahante ayaa isoo weeraray oo dhulbahante mareerka ladulmay oo la xaboolo duugey beey u doodayaan war soomaaliyeey reer ka haloo gur mado illahay hadaad taqaaniin😭
Hadaadan ogeeyn. Maxaad uleedahay. Sasalayiri matdebiga iskadhaaftit cajiib
Hooyada weeydiiya ninkii wiilka dhalay magiciisa weey ogtahay
Habrahaan waa wada bukaan war ayaa kafaruurmay xaqiiqna ma hayaan qaaq qaaq ayeey hayaan
Siduu ku yaqaanaa 5 jir buu ahaa ciyaal maa faro laga qaadaa . Autism is spectrum is large and you can’t know by speaking or looking
Soomaali qurbojoog waxba kama yaqaanaan sharciyada!!!
Yaa idinku yiri faro ayaa laga qaadaa ilmo yar?
Waa dad waxaba ogeyn o iska hadlaya ilmo yare faro lagama qaado