Subaxanallah, walalay Illahay ha laga cabsado manta wa aduun bari wa aqiro. Marka hore is waydi waxa kaa quseeyo kayskan, marka laabad is waydi in aad cawin kartid wiilkan adigo qofna aflagadayen. Marka sadaxad Canada dhaxdeeda ma radin kardid qof information kiisa adigo haysaan warqad ogolasho ama cadayen lawyer in aad qofkan masuul ka tahay. Marka afard hadii aad tahay qof u shaqeeyo dowladad Canada oo aad siisida qof informationkisa qof kale adigon haysan warqad ogolasho ama Consent waxa tahay xarig hadii reerki ku soo dacweeyan wa danbi.Marka illahay ha loo noqdo.
This is a very serious matter. If you have received all the information and names of the children, please contact the relevant agency. As soon as possible please🙏 thank you! all your support for this troubled boy, sad story.
Kuli waa wada qabyaaladiiste iska ilaaliya yey idinla soo galin even kuwan hadlaya don’t listen to them most dadka waa ween mentality gooda iyo kiina isn’t same waxey yaqaanan only mucaarad
Waa la kidnapped gareeyey ku lahaa? is it even possible? Xaasidnimada waa waxaad hore ugu socon la'dihiin ee wiilkaan reerkiisa ku celiya waa haddi aad Ilaah taqaanan.
Mansha Allah wiilka ha loo gurmado aad iyo aad Baad u mahadsantihiin gabdhaha sooomaaliyeed
Say walaahi gils are doing good job to safe and help this famiñy
Waa caruur waxbartay dalal nabad ah osharciyo leh kuso koray xatooyo dhac iyo bob aan arkin ma aha sida kuwa dalki so.dhacay xaaranta quuta tuugada dalka kadagi la yahay kiiskaan walhy 4maalmod ilinta igama josan duco.ayaan ufadhiyaa allaah uaqbalo.wiilka yar aan aabe haysan hoyadiis kajiran tahay😢😢😢
Maansha Allaha gabdha yar yar ee reer canada caawiya alle ha idin garab galo
Waawarey say wallaahi allow noo xafid caadi maaha
Mashaallah Mashaallah say walahi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤xafido Allah
Wlhi wn oga cidan inay Dirty dirty crime ku jiran lakin hunguri wax kawen lageliya wu dilaca illahaay xaqa willka iyo hoyadi ha soo saro amiin
Allaahuma amiin yaarabi
Alaah ku dhaarte maanta duhurki unbaan ka nafisay markaan SAY WALIHDAAN dhagaystay alx inti ka horeysay ooyin duco
Gabadha. AF SOMAALI ,KU HADAL
allaahu akbar
Sey walaahi kaca ooo kaca ❤❤❤❤❤❤
All the sayWalaahi please help this boy, weelka meel save ah geeya
Waxas ma jiraan laakiin aniga waxan ka baqayan in la dilo wiilkaan Rabi ha u gargaaro
Subaxanallah, walalay Illahay ha laga cabsado manta wa aduun bari wa aqiro. Marka hore is waydi waxa kaa quseeyo kayskan, marka laabad is waydi in aad cawin kartid wiilkan adigo qofna aflagadayen. Marka sadaxad Canada dhaxdeeda ma radin kardid qof information kiisa adigo haysaan warqad ogolasho ama cadayen lawyer in aad qofkan masuul ka tahay. Marka afard hadii aad tahay qof u shaqeeyo dowladad Canada oo aad siisida qof informationkisa qof kale adigon haysan warqad ogolasho ama Consent waxa tahay xarig hadii reerki ku soo dacweeyan wa danbi.Marka illahay ha loo noqdo.
Waxe raban ine cawiyan madama social media yalo case kisa
This is a very serious matter. If you have received all the information and names of the children, please contact the relevant agency. As soon as possible please🙏 thank you! all your support for this troubled boy, sad story.
Haa and they’re also ohnest good job habo
GURIGOODA WA LA IJAARAY AAN MAQALNAY,
Ilaahay hana haka qabto umada reer kaasay doonaysaa in la xidhxdho ilahay haku qabto
Hala xidhxidho qof dhan bayba nolosha ka rideene tan labaad lacagtii ay ku qaadanayeen umay diri jirin marka mxay ula hadheen iyagu
Kuli waa wada qabyaaladiiste iska ilaaliya yey idinla soo galin even kuwan hadlaya don’t listen to them most dadka waa ween mentality gooda iyo kiina isn’t same waxey yaqaanan only mucaarad
Habrhii hawiye ee siilka dheera ma laandherey isku dhererin wiilka isbadbaadiyey waa dad aan abayus aqoon bililiqane cunin xaaraan cunay
Allaah ku dhartaye illin iga da aysay hurdadi katagay dulmi cada2ad intaa laeg Xabiibo jeel haku urto allah idanki wiilka arinkisa manata duhurki unban ka gam ay markaan clip kan dhagystay alx 😢😢😢😢
Duco waan udu eeyay alx alaah uaqbalo
Magaca aad watadaa uma qalantid siilna kaaga cidladan yaalo asturo
Siil hawiye wa lagu duceysta in la heelo
Waa la kidnapped gareeyey ku lahaa? is it even possible? Xaasidnimada waa waxaad hore ugu socon la'dihiin ee wiilkaan reerkiisa ku celiya waa haddi aad Ilaah taqaanan.
Yàa
Takeyou
Please tell the Canadian Embassie to save this young boy
WE HEAR EVEN THAT THEYR HOME THEY RENTED.
Waa arin murugo leh waalidkas waa ta
Wuu u hanjabayaa cid walba oo Wiilka caawinaayo qabiil dartiis
Waxna ma taran dalkii ayagaa burburiyey meelkastana wey qasaan
Mama caawe wiilkaan waa limo ee hassan tlf ka dementia laga yabaa
Ilhy kama baqayso habaryartu ma xoolo aanay lahayn bay cunaysay
Naa idinku ha ku xidhmina mèeshan intaad dadka kale privacy gooda aad akhriyaysan
Reergalbeedka ogow inlafashilikaro hadii dad labadbaadinayo
Waa lakashifi karaa hadii qofla badbaadinayo
Kkkkkk
Kaalay xir adiga SAY walaahi 20 qabilkaso kala jeeda
Ma reer dhuuso digir kaliyaa maraaya meesha uf
Arintaan waa ,wiil iyo reerkiisa, intaa he'shis iyo wanaag ,ka abuuri lehedeen . Waxaa wadiin, been iyo buuq.
DAAHIR , Huron u sheegey, " waxii Habargidir kusaabsan , wax weyn aa laga dhigaa, ama waa labuunbuninaa.- tiiya socuto.
Waryaada shaqeysta , shaqeysta
Walal ayaga larabay ine xaqisa siyan ama wadankale xata udhameyan Walidkis xuman katirsanaya in lacag shaqo abur iyo wadankale mehen in wecel lagucayo lafaquqo xaqisana laqato dulmiwaye
Boogta qabyaalada ku damqatay laakiin dhilada wiilka saas ugashay e cuntay xaqiisa dhimashada uqortay ehungurigeda galisay xaaraaan
Haka saarto qabiilka lawasaa qabiil.iyo famil haday qofkoda xumeeyaan allaah u addrjiya islaamka ciil udhinta ilmo yar odalku ku dhashay si qiyaano xasad nimo leh loga kaxeyay haday famil latahay eeyada maxay geeri ugu qortay why ilaa hada uqadanaysaa ilmaha hoyadod kajiran tahay xaqooda kkkk haka saarto tarniigi somalia lafiiqanaya Canada loo maleeyee
Jah mac son kor alx alx alx CEB DHIIQO