Ogow Nolosha Battery ga Laptop kaaga?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • waa cashar aad u mihiim ah qof walba oo daawanaya, kuna baraya khiyaamooyin badan oo kaa caawinaya in aad yarayso dhimashada battery ga laptopka.
    #nolosha#batteryga#Laptopka

ความคิดเห็น • 49

  • @calimaxamuud9483
    @calimaxamuud9483 2 ปีที่แล้ว +2

    Macalin waan fahmi waayey sababtoo ah yuusarka markaan furey wax jawaab ah waan kawaayey

  • @himilotrainingacademy663
    @himilotrainingacademy663 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahad sanid ustaad wax badan waan kaa baranay allah haku sharfee ustaad

  • @daahirqorane806
    @daahirqorane806 2 ปีที่แล้ว +2

    Macalin waad mahadsan tahay .
    Aniga tiroba iima soo saarayo count cycle kaygu waa 0 ka waram bal ?

  • @NajmoMaxamedaxmed-bf4br
    @NajmoMaxamedaxmed-bf4br 9 วันที่ผ่านมา

    Lkn sual hdn kuwaudiyo hdy damto kawarn dabna qadanen sbbta keneysa inaysan dabka qadan waxy isledhy battery plz answer me muhim uqhy

  • @mohaa1645
    @mohaa1645 3 ปีที่แล้ว +1

    Man Sha allh Ustaad allaha ka abaal mariyo

  • @mohamedipro2076
    @mohamedipro2076 หลายเดือนก่อน

    Macalin aad bad umahadsantey

  • @abdulkadirabdirasak3644
    @abdulkadirabdirasak3644 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustad waan sameeyay, sida sheegtay, lakn masha ay ku qorantahay,
    CYCLE COUNT: WAXBA KUMA QORAN CALAMADA (-) AYA KU QORAN MAXA TILMAAMAYSAA?
    FG: WAA HP LAPTOP
    WAXA HAYSTAA MUDDO 8-SAN0

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani8875 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustd qaaliya allaha ku xafido

  • @motivationsnature8946
    @motivationsnature8946 3 ปีที่แล้ว +1

    Enginere meshn aad adiga hda ka eegyso cycle count aniga iima soo bxyo xogtn oo dhan , wxuu ileyhy , no batteries are currently installed mxaan sameeyaa enginere

  • @cabdalamaxamed4770
    @cabdalamaxamed4770 5 หลายเดือนก่อน

    M.a ustaado wankaa faaiday alah yacizak

  • @abdifathahmed
    @abdifathahmed 5 หลายเดือนก่อน

    Kawarm markuu soo qoro halkaa 60 ka kuu ah adiga. Ama qaybta installed batteries sidan No batteries are curently installed ustaad.

  • @fuaadcllaahi7171
    @fuaadcllaahi7171 ปีที่แล้ว

    Thanks you teacher

  • @turuftr2247
    @turuftr2247 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks you

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani8875 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah runtii wxbadn . .baa ka faa iiday

    • @jacksonarmando6959
      @jacksonarmando6959 3 ปีที่แล้ว

      i guess it is kind of off topic but do anybody know a good website to watch new tv shows online ?

    • @pauldawson5418
      @pauldawson5418 3 ปีที่แล้ว

      @Jackson Armando Lately I have been using FlixZone. Just google for it =)

    • @zahiremiliano2485
      @zahiremiliano2485 3 ปีที่แล้ว

      @Paul Dawson Yup, I have been watching on flixzone for since april myself :)

    • @jacksonarmando6959
      @jacksonarmando6959 3 ปีที่แล้ว

      @Paul Dawson Thanks, I signed up and it seems like a nice service =) I really appreciate it!!

    • @pauldawson5418
      @pauldawson5418 3 ปีที่แล้ว

      @Jackson Armando Glad I could help xD

  • @jimcalexuseen4602
    @jimcalexuseen4602 3 ปีที่แล้ว +1

    ustaad batteriga laptopkagu wuu jilcay marka sideen u adkeeyaa plz

  • @ahmedmuhumed1524
    @ahmedmuhumed1524 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustad, Computer-ka cusub ee Aan hadda soo iibinaa Battery cycle-ka meeqo ayaa lagarabaa ugu yaraan mase 0/ Zero ayaa lagarabaa? Mahadsanid.

    • @lastechacademy
      @lastechacademy  3 ปีที่แล้ว +1

      Hadii aan la dabayn waa saas, lakin ilaa 5 ama 10 wa isla caadi laga yaabee inay tahay xilligii uu tijaabada ku jiray

  • @salebanapdilahi3502
    @salebanapdilahi3502 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad
    Suaal ustaad sidee computer ka culayska uga bixiya waa iga cuslaaday
    Weliba markaan internet ku xidho buu sii cuslaadaa

    • @lastechacademy
      @lastechacademy  3 ปีที่แล้ว +1

      cashar horaan ka sameeyay sifiican casharrada uga raadi

    • @salebanapdilahi3502
      @salebanapdilahi3502 3 ปีที่แล้ว

      @@lastechacademy
      Haa hye mclin

  • @Saidmedia25
    @Saidmedia25 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad
    labo suaal
    mida 1aad cycle count aniga waxba ma soo qorayo aan ka ahyn this symbol(-)
    mida labaad sidee u isticmaalini karnaa khiyamada yaree .
    mahadsanid.

  • @VersusVid.
    @VersusVid. 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan baan ka ogaadey computer kayga baytatigiisa

  • @MahadAhmed-hl1ky
    @MahadAhmed-hl1ky ปีที่แล้ว

    Haddu qaybta Battery u isoo qoro, no batteries are currently installed Maxa xal ah

  • @خضرإبراهيمعبد
    @خضرإبراهيمعبد 3 ปีที่แล้ว

    Thanks bro Lkn laptop second hand ah hadaan iibsanayo make eegaa Battery life kiisa

  • @ahmedmuhumed1524
    @ahmedmuhumed1524 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @fowziabdirahman9164
    @fowziabdirahman9164 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc ustaad cabdixaliim, ustaad jasakaallaah waxaan kaa faaidnay casharo aad u muhiim ah oo aanan xataa goobaha waxbarshada aannan ka helin. Runtii lastech academy aad baan uga faaidnay.
    Ustaadow hadaad awooddo waqtina u hesho waan jeclaan lahaa inaad cashar nooga soo diyaariso [ sida computer password loo reset gareeyo iyadoo aan data lose dhacayn] marwalba waxaan u diraa reset xogtuna waa iga baxda.

    • @lastechacademy
      @lastechacademy  3 ปีที่แล้ว +1

      Waa ballan insha Alla wan ka diyaarin

  • @sayidkanolosha3527
    @sayidkanolosha3527 2 ปีที่แล้ว

    mahsnid ustaad

  • @siciiddhagacade9118
    @siciiddhagacade9118 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin markad ledahay waxa la galiya isago 34 maraya waxana laga sara marku 74 gaadho dabka man ku dul isticmali kara mise intan galiyo ayan u daya intu gadhayo 74

    • @lastechacademy
      @lastechacademy  3 ปีที่แล้ว

      Marka batery marayo waxaa la galiyaa dabaka marka uu marayao 75 ee u dhow yahay inuu buux samaa laga saaraa sid Cycle ku uusan kaaga buuxsamin.

  • @abdirahmanabdiweli4261
    @abdirahmanabdiweli4261 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad computerkayga ma soo saarayo serial numberka iyo cycle count
    Labadaba wuxuu soo saarayaa calaamadaas -

    • @lastechacademy
      @lastechacademy  3 ปีที่แล้ว

      Isagoo aan dabka ku jirin tijaabo oo aan koronto lahahn, hadii kale battery ga ayaa dhammaaday

  • @abdullahi4008
    @abdullahi4008 3 ปีที่แล้ว +1

    ustaadii haddii meesha cycle count ay mines ama calaamaddaan - ku qorantahay maxay ka dhigantahay

    • @lastechacademy
      @lastechacademy  3 ปีที่แล้ว

      Wuxuu sheegaya in uu dabku ka sii dhaacayo, waa hadii uu xadhig ku jiro, markad war bixinta diyaarinayso waa in uu san computef ku dabka ama korontada ku jirin.

  • @edmanmohamud4431
    @edmanmohamud4431 2 ปีที่แล้ว

    cycle count aniga - saas buu iiqorayaa

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani8875 3 ปีที่แล้ว +1

    Aadabd umahdsn thy

  • @muqtaryacqub4495
    @muqtaryacqub4495 2 ปีที่แล้ว

    Tnx

  • @caydruussalah-qb2oz
    @caydruussalah-qb2oz 10 หลายเดือนก่อน

    Mnshallh

  • @nuracali8482
    @nuracali8482 9 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaadad wuu isoo dixi la yahay report ku aniga

  • @calimaxamuud9483
    @calimaxamuud9483 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @xogbaar
    @xogbaar ปีที่แล้ว

    Computer kayga waxuu ku joojiyaa dabka 79% sidaa darteed meeshii cylcle ka wax tiro ah kuma qorna maxay tahay cilladdaasi

  • @hiigsitecnology9776
    @hiigsitecnology9776 2 ปีที่แล้ว

    Macalin waa kusalaamay battery report loo diyaariyo

  • @kingalrahiim3522
    @kingalrahiim3522 ปีที่แล้ว

    waa 73% ma badlaa

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid