AXMED AARSHE IS AF GARASHO XIDIGAHA GEESKA CIID PROGRAM SHOW 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 563

  • @kingfuaadjabane
    @kingfuaadjabane 5 ปีที่แล้ว +87

    Quba inta kale ☝waa taa heesi ✌✌meeyeen kuwii dokha wanagsana ii sara dee👍👍

    • @fukiya9294
      @fukiya9294 4 ปีที่แล้ว

      11121

    • @muhamawahib1433
      @muhamawahib1433 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhyyyyhyyuyyyyyyytfffhjnjuj

    • @muhamawahib1433
      @muhamawahib1433 2 ปีที่แล้ว

      @@fukiya9294 tyyooolkkkoio999 is tffrttfdddfffffffggghjmngbjjhhhhggfdcfffghhhghyty

    • @muhamawahib1433
      @muhamawahib1433 2 ปีที่แล้ว

      Ghnnvcfthjkkjuuuuujjj

  • @cumarjafaal5860
    @cumarjafaal5860 4 ปีที่แล้ว +74

    Heestan xasuusbay igu leedahay walahi😭😭wxn dhagaysan jiray anigoo wadankaygii hooyo ka tagay oo wadan fog aan aaday qofkaan 5year wada soconayna kala maqnayn oon kala tagnay ismana lahyn waad iskusoo lasbanaysaan😟dhib iyo rafaad ka bacdi waxa isuura gashsy wadankii ukunoolaa inan imaado oon mnta wada noogno isku meel waliba dhul aan shyn dhulkayagii alxamdulilah wax walba waa suura gal ismaan lhyn halkanbaad kunoolaanaysaan waligaa haniyad jabin waa gulaysanaysaa😙😍

    • @ikraamnuur4079
      @ikraamnuur4079 4 ปีที่แล้ว

      Alxm hadad heshay qofkad jeclayd 😭😭😭

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 3 ปีที่แล้ว

      Sxb ana hlkaas baan ugi tagayaa ay joogto insha allh ugu dambaynta Waan guulaysanayaa

    • @farhaanahmed5637
      @farhaanahmed5637 2 ปีที่แล้ว

      @@dhuuxyarechannel1486 zxp kawarn ma kugu guulaystay hadafkaagii

    • @nimcokaapa9541
      @nimcokaapa9541 2 ปีที่แล้ว

      samraa sedkii hela

  • @muniirhaadi3501
    @muniirhaadi3501 5 ปีที่แล้ว +60

    Xidigihii geeska soo rogaal celi 😍
    Kooxda geeska africa nooleeyayaasha fanka
    Xulka fanaaniinta io mucjisada musica furinle
    Koox dheeli tiran Guulaysta😍😍

  • @zaidfarole9427
    @zaidfarole9427 5 ปีที่แล้ว +37

    wilkan anigu waa ku tuuray cimaamada masha allaah
    fananka kaliya kujirah
    xidagaha geeska
    ku tuur cimaamada axmed aarshe

    • @halbeegshow2973
      @halbeegshow2973 4 ปีที่แล้ว

      WAA KU TUUREY CUMAMADA AXMED ARSHE INABA CAADI MAAHA FANAN LA MIDA WA YARYAHY RUNTI ISKA DA ABWANADI HORE HESAHOGI INEY KENANE AFARTODA XABO AYEY MIXER GELIYAN DHAL FANAN

    • @masuulabdi5058
      @masuulabdi5058 2 ปีที่แล้ว

      @@halbeegshow2973 asxan cod

    • @ashaabdillahi3536
      @ashaabdillahi3536 ปีที่แล้ว

      Maxaad ugu tuuri madaa ku heesaya

  • @glowgirl2988
    @glowgirl2988 5 ปีที่แล้ว +86

    Walalhen Smaliland❤ ilahow usiyadi nabada hestan🤲 anagana nasiii🇸🇴🤲

    • @shadiasharaf2065
      @shadiasharaf2065 5 ปีที่แล้ว +1

      Thank u xbbti ameen allaw nosiyaadi inta haysana allh hasiiyo

    • @glowgirl2988
      @glowgirl2988 5 ปีที่แล้ว

      @@shadiasharaf2065 Aameen qali

    • @khadraabdi186
      @khadraabdi186 5 ปีที่แล้ว

      Aamiin Alle hidin siiyo nabad iyo nolol

    • @wizamintv9147
      @wizamintv9147 5 ปีที่แล้ว

      sumaya hassan ameen wl mcn idikna nabad iyo brwaqo idin rjnya😍

    • @khadraadani7522
      @khadraadani7522 5 ปีที่แล้ว

      Amiin walal

  • @gobaadabdi5394
    @gobaadabdi5394 4 ปีที่แล้ว +19

    Ma dada gacal modayba godob tiri wey jidha ma adoo gam,ay bey riyada cadaawuhu kaa gureen intan ugu jeclahay heesta❤✅

  • @abdikarindhibis158
    @abdikarindhibis158 4 ปีที่แล้ว +7

    Axsan fanaan waxasa ka cod ah allaha ku barakeyo run ahanti taagere ayan ku ahay wana ku raaxeysta codkada axmed aarshe long life ayan kuleyahay sxb

  • @naimaabdi5629
    @naimaabdi5629 5 ปีที่แล้ว +22

    Sanadka kasta oo xidiguhu barnamuj sooo sameyaaan wlhi ninkan heesihiisa waaa cajiib 💕 tageeero wayn kuu ahahy ahmedow

  • @mohamedmohamed-vv6ds
    @mohamedmohamed-vv6ds 5 ปีที่แล้ว +7

    Axmed aarshe ninka kaliya xidagaha geska ka taageero fanaan looma hayo👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
    Nooleeyaha fanka 100%

    • @safaodorosh286
      @safaodorosh286 2 ปีที่แล้ว +1

      aaad iyo aad noleeyaha fanka axmed aarhshe❤🥰..

  • @halbeegshow2973
    @halbeegshow2973 4 ปีที่แล้ว +6

    Best Singer Ahmed Arshe alle wuxu ku maneystey Cod aan inaba caadi aheyn hees kasta halkeduu dhigaa fanku wa hibo rer Waqooyina iyaga Somali u hormuda Fanka

  • @winmetrofetrometrofetro9271
    @winmetrofetrometrofetro9271 5 ปีที่แล้ว +45

    I really love the melody and the lyrics of the song. Axmed Aarshe is an incredible singer and he just inspires me every day. Huryo was the best songwriter. Horyaalka Xidigihii geeska.

  • @seadfarah1454
    @seadfarah1454 4 ปีที่แล้ว +11

    Heestii hesaha ku wataa aarshe inta taagerta aarshe igu taabtadee liketa

  • @ahmedawad3588
    @ahmedawad3588 5 ปีที่แล้ว +17

    Ahmed Arshe’s heestan wa tariikh. Weeye. Wataas. Midhaha laraba. Waaw. ❤️❤️😍😍🥰🥰🙏🏻🙏🏻

  • @SazbendMursel
    @SazbendMursel 2 ปีที่แล้ว +9

    Çox kövrək bir ifa Allah qorusun sizi .Azərbaycandan Somaliyyə salamlar.

  • @abdirizakali1090
    @abdirizakali1090 4 ปีที่แล้ว +11

    Waxaasaa nasiib ah hees dhalashadada
    horteed la qorey ood noqotey fanaankii uugu horeeyee ee qaada.Well done

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +11

    Is Af Garasho is very vital great voice ❤️🙂❤️🙂 and song Aarshe

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 5 ปีที่แล้ว +29

    Dadkaan gibisha uga xidhay
    Xanteennana goobi jiray
    Garteenna muxuu u naqay
    Cakuye ila garasho waa 👏👏👏
    Ereyadani inaanay qarnigii 21aad ahayn waad garanaysaa👍👏

  • @hanadfarhaan7791
    @hanadfarhaan7791 3 ปีที่แล้ว +39

    Layaabka dunida waxaa ka qayb ah, in aad qof dhan ka dhigato kumeel gaar adiga oo ka fikiraya helidda qof nolosha kuu dhammaystira.
    Tani waa caqliga foorara oo lagu ciqaabo cidda wax doonaysa. Sidaa oo kale waa dhaqan gaar ah, oo ragga iyo dumarka qaar ka midoobeen.
    "Ha baabi'in rejada iyo riyo dhan oo uu kaa lahaa qof aad u sawirtay hummaag aan dhab kaa ahayn."
    Qofka wax jeceli waxa ciqaab ugu filan mashquulkaaga iyo maqnaashahaaga, fadlan ha ugu darin digasho iyo in uu dartaa u naco nolosha.
    Bal qiyaas xanuunka uu mudan karo qof aad u beertay hawo iyo hirasho uu ka lahaa agtaada, ee loogu bishaareeyay arooskaaga.
    Qof aad u tilmaamtay macaanida iyo dhadhanka agjooggaage, ee arkay adiga oo la qoslaya cid aan isaga ahayn.
    Qalbi kugu xiray han iyo hammi wixii uu dunida ka lahaa ee aad filashadiisa ku dhaawacday.
    Tani maaha mala-awaal, waa xaalad iyo dareen damqashadiisa leh oo maalin walbaahi ku saamoobaan boqolaal ifka rejo wanaagsan ka qabay.
    Imisaa lagu ballan furaa?, Imisaa looga faa'iidaystaa daruufta rabitaankooda? Imisaa sugitaanka iyo sawirka aan jirin ku wayso aayahooda.? Hadde waa imisa inta ka dhacday quruxda iyo qiimaha uu guurka inoo lahaa.?
    Waxaa hubaal ah in ay yihiin tira beel inta maalin walbaahi dhimato qalbigooda.
    Ma taqaanaan sababta? waxa aan noqonnay buunto sahasha guusha qof kale iyo gubashada dareemadeenna.
    Waxa aan waayay cid u doodda kana hadasha tacdiga jacaylka dartii loogu gaysto bukaannada wax doonka ah. Sidaa si lamid ah ma jirto cid ka hadashaa mustaqbal xumada haysta dhallinta ugubka ah.
    Waxa kaliya ee inoo muuqdaa waa qof u dhintay jacayl dartii. Ma ogtahay inta dhimasho nool ee ku waayay aayihii jiritaankooda sabab niyad jab.? Uma baahna in dadka marwalba loo sheego in ay shaqaystaan, wax bartaan ama ay noqdaan kuwa hormar gaaray ee waxa ay u baahan yihiin in loogu celceliyo in aysan dhaawicin qalbiyada dadka.
    Waan qiirooday, ooyay oo aan la gubtay waxa socda, waxaa i saameeyay waxa aniga la igu hayo iyo waxa lagu hayo cidkasta oo rejo ka qabta qof aysan baran gudihiisa sharta ka buuxda. Waxa aan garwaaqsaday in midkasta oo innaga mid ahi lee yahay labo weji oo midba dhaqan iyo midab xambaarsan. Waxa aan ogaaday in baahidu tahay fursadda kalifaysa in lagugu dhaawaco ama laguugu saameeyo.
    Waxa aan ogaaday in bini'aadamku kibir ka qaado qadarintiisa wax ka badan.
    Mase ilaawin in aan nahay addoomo Alle oo ay xisaabi ka dambayso, waana sababta aan ugu dhiirran waayay waxa dadka qaar ku dhaataan.
    Waxa aan naftayda iyo naftiinnaba kula dardaarmayaa towbadkeen iyo ka tanaasulidda danaha gaarka ah, ee aan xujo uga dhigno qalbiyada darteen u buka.
    "Qofna haku qancin wax aad adigaba ku qanacsanayn, hana u beerin rejo aadan hubin fullinteeda."
    "Go'aanka aad qaadanayso ka fikir boqolaal jeer, si uusan hadhow kuugu soo laaban natiijadiisa."
    "Rabitaankaaga si xor ah u sheego, kana dhacso xaqaaga cidda aad wax la wadaagayso."
    "Marwalba qiimaha koowaad sii naftaada."
    "Ha u iibgeen sharafkaaga qanaacada qof kale.
    Dhab ahaantii waxa ay xanuujinaysaa qofkasta oo la damqanaya farriimaha cabashada ahi, ee buux dhaafiyay barahiisa.
    Alle aynu ka baqno , oo ciyaarta aynu ka daayno dareenka iyo damiirta nasoo dan bidda.

    • @muxtarim4011
      @muxtarim4011 2 ปีที่แล้ว +1

      Fariin taabatay xaga hoose ee wadnaha tobon jeer waa ka badantahay inta aan aqriyay

    • @hodanbarwaqo7168
      @hodanbarwaqo7168 2 ปีที่แล้ว +2

      Ooh maxaad iga dhex hadashey hunooo😢😢😢😢😢

    • @khadarcade1281
      @khadarcade1281 2 ปีที่แล้ว

      Hkggd

    • @dahirolubus1716
      @dahirolubus1716 2 ปีที่แล้ว

      OMG 😲

    • @zheekhahablaha6742
      @zheekhahablaha6742 ปีที่แล้ว

      Wllhi hadalka aad sheegtey waa wax dhaba oo ay dadku ku dhaqmaan ilaahay hakaa ajar siiyo

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 5 ปีที่แล้ว +146

    Inta Geenyo iyo Aarshe codkooda jecel please like isaar

  • @c.raahidmahad115
    @c.raahidmahad115 5 ปีที่แล้ว +5

    waxn dhageysanayy fanka wax ka bdn 30 sano waxn dhihi karaa axmed aarshe waa fanaan dhameystiran runtiina no1 mana jiro fanaan lala meel dhigo

  • @salmaanstylar115
    @salmaanstylar115 5 ปีที่แล้ว +127

    boqorka codka tolmoon inta aaminzan like zaar hala bakhaylin

  • @crisaaqgacaliye716
    @crisaaqgacaliye716 5 ปีที่แล้ว +11

    Waa hees culus waxadku garanaysaa midhaha iyo laxankaba waa la sameeyay waayo hore axmed aarshe fanaan fanaan dhaafay

    • @ashaissa73
      @ashaissa73 5 ปีที่แล้ว

      Axmad arshe dhoof

    • @ashaissa73
      @ashaissa73 5 ปีที่แล้ว

      Dhoof jacaylkilagu.galay

  • @sakisdofficial
    @sakisdofficial 5 ปีที่แล้ว +10

    Wow heeso waa Eraydii hore inta igu raacsan farta tag☝🏼

    • @sagalb9780
      @sagalb9780 5 ปีที่แล้ว

      Axmed arashe tageere wacn abidkaba hore u soco my brother🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎵🎵🎵🎵🎵🎵🎵🎺🎺🎺🎸🎸🎻🎻🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷

    • @mustafeabdi1756
      @mustafeabdi1756 4 ปีที่แล้ว

      Walhi been maaha

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 5 ปีที่แล้ว +27

    Wlhi nasiib ayaad fananiinta dheerthy Waliba fananiin ka wawayn lkn waa nasiib inaad abwaan huryo heestiisi aad qaday so runtii waa cajiib ❤️👌

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 5 ปีที่แล้ว +2

    Inay erayo abwaan hore yihiin waalaga dhadhaminayaa maxames cumar huryo alle haku naxariisto

  • @ayaanlexassan3433
    @ayaanlexassan3433 5 ปีที่แล้ว +169

    Nabiga ku saliya asxabta scw scw like ha la dhafin nabigena suuban scw si cadawga muslinku u naxo

    • @hassanmahamedhamda6367
      @hassanmahamedhamda6367 5 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @wardazamawi7421
      @wardazamawi7421 4 ปีที่แล้ว +1

      Mel iyo meeqam qurux badan bu Allah swt nabigisa scw ku amray in lagu saliyo oo u ku wayneyo ee wll adiga oo raaliya meelaha foosha xun ee macsida lagu hayo haku so hadal qadin nabiga scw

    • @wardazamawi7421
      @wardazamawi7421 4 ปีที่แล้ว

      Mel iyo meeqam qurux badan bu Allah swt nabigisa scw ku amray in lagu saliyo oo u ku wayneyo ee wll adiga oo raaliya meelaha foosha xun ee macsida lagu hayo haku so hadal qadin nabiga scw

    • @clivekatikati8751
      @clivekatikati8751 4 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @nasriindahirjama748
      @nasriindahirjama748 4 ปีที่แล้ว

      Scw scw

  • @jirfe
    @jirfe 5 ปีที่แล้ว +13

    HURYO ILAAHAW HAW NAXARIISTO BAL EREYADA DHUUXA ESH CALAA HEES I'M FROM MUQDISHO GUUL SLAND

  • @salmaanstylar115
    @salmaanstylar115 5 ปีที่แล้ว +31

    madaxweyne ku xigeenka fanka inta aaminzan like zaar

  • @AbdirizaksiyadQoys
    @AbdirizaksiyadQoys 4 หลายเดือนก่อน +1

    War wuxu cod macna alla shaqadiisii ayuu doortey❤

  • @ayaanlexassan3433
    @ayaanlexassan3433 5 ปีที่แล้ว +4

    Eraydan wan so watay wa laygaga horeyay isku si aya nalo qabty hbenka la samaynayay huryo midigtan ka fadhiyay alle hau naxaristo amin

  • @skrtube237
    @skrtube237 5 ปีที่แล้ว +5

    Wah wah markii lasoo dhigay ilaa hada waan ka daali laaya'ay ereyo laxan iyo cod isleh ❤❤👏👏☝

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 5 ปีที่แล้ว +34

    Wiilkaan hadalkiisa iska
    Jeclahay xaqiiq
    Wana the one and only
    Xidigaha geyska dhanka Ragga

    • @abdifatah401
      @abdifatah401 5 ปีที่แล้ว +1

      Cayuuni indhooo hee dham meys ah

  • @nimaanomar9145
    @nimaanomar9145 5 ปีที่แล้ว +42

    Markaan arku dadkayga oo nabadaa ku ku ku damaashaadaya waad farxaaa runtiiii / salaan gobeed dhamaan Somalilanders

  • @sharmadenacho57
    @sharmadenacho57 5 ปีที่แล้ว +40

    Anigu Kumaan Gabinee
    Adaa Igooyoyoo
    Wanaageena Geesmaray
    Markuu Wayahu Igabay
    Adaa Iga Guurayoo
    #Aaarshe 🔛🔝

  • @MustafeAhmed-v8h
    @MustafeAhmed-v8h หลายเดือนก่อน

    Ahmed aarshe best fanaan
    Erayada alle ha unaxariste abwaan maxamed cumar huryo eryo hore iyo jiil cusub

  • @mohafarcaano7442
    @mohafarcaano7442 2 ปีที่แล้ว

    Nin weyn Abwaan Maxamed Cumar Huryo, heeso leh mira miisaan leh, sida tii ugu horreysay ee uu qaaday Mujaahid Maxamed Mooge Baban.
    Allahayow labaduba jannadaada ka waraabi😰🙏🏿

  • @fadomomahamed7556
    @fadomomahamed7556 5 ปีที่แล้ว +3

    Wwww maasha alaah dulkii hooyo qurux badanaa Sagaleey haku hamin inaad qurbo usoo haajirto wlh inaadan raaxadaan heleenin iyo nicdaan aad kijirto hada

  • @mohamudsuleiman4917
    @mohamudsuleiman4917 5 ปีที่แล้ว +7

    Fanaanda kle hal hal Mr bn dhagysaneeyey Blse Arshe hestda markii sadexd bn dhagysanaya Waa Talent Aad ledahy fananinmdu CONGRATULATIONS AARSHE

  • @nouhabdirahman2540
    @nouhabdirahman2540 5 ปีที่แล้ว +7

    alle haw naxariista abwaanki qaliga ahaaye ee maxamed cumar huryo😢

  • @mm-ts2oe
    @mm-ts2oe 5 ปีที่แล้ว +5

    Jaceyl igugaamuraa ka goysay caloosha oo, markaan gaawaha uculay adaa iga gaagaxshee, wah wah waxaas aayaa heeskaa ah😍😍

  • @shamai1570
    @shamai1570 4 หลายเดือนก่อน

    Always enjoyable and splendid the song and amazing voice of axmed Aarshe🎉🎉😅😅❤❤❤😊😊😊🎉🎉🎉❤❤❤

  • @hayatomar5763
    @hayatomar5763 5 ปีที่แล้ว +11

    AARSHE Caadi maha Coda Masha Allha Tageero kal iyo laab 👏🏼😘

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 5 ปีที่แล้ว +16

    Description ka ayaan ku arkay Maxamed Cumar Huryo misaan mooday mid yar oo magacii abwaanka la baxay, mise waaba isagii oo Axmed Arshe sheegayo.
    Nasiib badanaa fanaan qarnigan jooga oo qaadaya heesihii Huryo ama Qarnigii hore.
    Boqortooyo

    • @xamsezoofe1274
      @xamsezoofe1274 5 ปีที่แล้ว +1

      Alle haw naxariisto abwnka

    • @Caliya2020
      @Caliya2020 5 ปีที่แล้ว

      Ilahay haw naxariisto aamiin aamiin

  • @sharmarkebarre7505
    @sharmarkebarre7505 5 ปีที่แล้ว +3

    Ahmed aarshe naasib badana haduuba helay hees uu leyhy axmed saleban bide

  • @daahirmhassan8645
    @daahirmhassan8645 3 ปีที่แล้ว +3

    Yaa daawanooyo 2021,?
    ma adoo gam.aybaa riyada cadaawuhu kaa gureen💔

  • @shamaiawes9988
    @shamaiawes9988 2 ปีที่แล้ว +3

    Is af garasho is a lovely song 💞😌😌 understanding is essential in every walk of life thank you Aarshe for your lovely voice and song

  • @abwaankanbaal2281
    @abwaankanbaal2281 5 ปีที่แล้ว +166

    Axmed aarshe intii jecel subscribe

  • @mustafasaalax8384
    @mustafasaalax8384 7 หลายเดือนก่อน

    Aniguna waxan KU guulaystay shan sano kadib qofkii aan ogaa ❤

  • @khadraomar1
    @khadraomar1 5 ปีที่แล้ว +7

    Ugbaad aragsan yadaan ka wataa xidigaha sanadkan inta kale way dansan yihiiin😇

  • @beerlula1047
    @beerlula1047 ปีที่แล้ว +1

    8 months ago heestaan anigoo qalbiga igu gabanaayo dhageysan jiray anigoo xanuunsan ayuu iga dhaqaaqay weliba uu ogyahay wehel aan asiga eheyn inaana heysan 😢💔 ugu danbeyn Allah ayaa isaaciday caafimaad keyga dib iigu soo celiye qalbigeygana iiga masaxay asiga hada waxaa ahay qof nolosha hore u wadatay shaqeysata alhamdulilaah 😊(waayaha kusoo mara bal iiga soo sheeg walaal ani waa bogsadayee ).
    Laga yaabo adigoo murugeysan inaa soo booqato halkaan walaal nolosha hal qof uma istaagto yaarabi dheh hore uga soco insha allh waadka gudbi maalmaha adag 🥰

    • @boojoboojo-ev5vp
      @boojoboojo-ev5vp หลายเดือนก่อน

      oo hada masaas aa igu ilowday
      Masha Allah sas waaye horay u soco

  • @najmaxidigo3900
    @najmaxidigo3900 5 ปีที่แล้ว +14

    Ahmed aarshe intii jecel like ta ha ila dhafina

  • @fartunosman1375
    @fartunosman1375 4 ปีที่แล้ว +5

    Runta dadku wey dhibta somalida taktaa ma yaqaan tan iman ma gartaan waxkastana allaa og bini aadamkuna allaa ku filan. Sher iyo qeyr waxey faleen .

  • @moe895
    @moe895 ปีที่แล้ว +1

    Yaa salaam axmed aarshe what a great voice and great singer so sweet and interesting inaba caadi maha Ahmed iyo heestiisu wa maasha Allah 😍💖💖👍

  • @zxsdwe170
    @zxsdwe170 4 ปีที่แล้ว +8

    Heestan Abdi hani actions literly is how am feeling it and yurub getting up would've been my next step❤. Wax walba hees layskama yidhaah this real midho ilhay Afka soomaliyeed ha inoo daayo Aarshe oo culusna waa loo dhiibay❤❤❤❤❤. Dadka inta kalenaa waa wada mood🧐
    Goyaal badaan Wadnee sirtii aan gunudnayee inoo goonidaahayd💚💚💚💚💚💚❤❤❤❤❤❤.......

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 5 ปีที่แล้ว +8

    MASHA ALLAH MESHU MA HARGEYSA MISE WAA SWEAZERLAND
    HOYGA FANKA IYO ABWANADA SOMALILAMDS

    • @farahsuleebaan6568
      @farahsuleebaan6568 5 ปีที่แล้ว

      Waa boorama Maha sweazerland

    • @ibnuali6818
      @ibnuali6818 5 ปีที่แล้ว +2

      Wa harGaisa Gaar aHaan Isha gubta 👌

    • @shadiasharaf2065
      @shadiasharaf2065 5 ปีที่แล้ว

      @@ibnuali6818 hhh gaariza maxayade sheeko yare meshu wa jamahuriyada barkaysan e somalind barasho wngsan wa dadki stylka iyo murtida iyo quruxda iyo walibo maskaxdi somalida naga baro kolayba nagaadhimaysaane qadaadwaynay

    • @ibnuali6818
      @ibnuali6818 5 ปีที่แล้ว

      shaadiya sharaf wll qaali wa hargaisa ayaan ku idhi mala qof kale qoralkisad igu khaldaysa meshu waa isha gopta waa marka kor loo dhaafo masalaha mesha loo yaqano 😉😂

    • @shadiasharaf2065
      @shadiasharaf2065 5 ปีที่แล้ว

      @@ibnuali6818 hhhh waar haaye raalihaw niyaw kuwa buufikooda ugu bate

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 5 ปีที่แล้ว +9

    Jaceel igu gaamuraa ka goosay caloosha oo markaan gaawaha u culay Adaa iga gaagaxshoo #Ax yaa fanaan #Ahmed #Aarshe wad fanaan dhaaftay wll from #Paris ban kaa Soo slmy

  • @aapokhalid2538
    @aapokhalid2538 11 หลายเดือนก่อน

    Daren goniya bey igu bertey hestan❤😢

  • @gudonmaxamed107
    @gudonmaxamed107 ปีที่แล้ว +1

    Anigu kuman gabine adaa iigooyayoo wanaganii. Geesmaree🥺💔

  • @husniboy5829
    @husniboy5829 5 ปีที่แล้ว +19

    Heesta ugu shidan
    Heesaha xidigaha 2019
    Inta igu raacsan like ii saara

  • @khadraduraan169
    @khadraduraan169 5 ปีที่แล้ว +3

    anigu kuma aan gabinee adaa ii gooyayoo wanaageeni geez maree markuu waayuhu i gabay adaa iga guurayoo jcyl igu gaamuraad ka goysay caloosha oo markaan gaawaha u culay adaa iga gaagaxshoo 😭😢

  • @abdirahmanyasin3173
    @abdirahmanyasin3173 4 หลายเดือนก่อน

    2019 Ayaaqn dhegaysan taniyo asxaabklo BADAN wakhtibaa iso xasuussisey. TIIYO.ANIGA BADI asxaabti iiguyedhj jirey Taqregahah aaarsho madaba aaan hesihii uqaadi jiren merka billa xiisada nqono dugsigii sare siidhamayney

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 5 ปีที่แล้ว +3

    Ahmed Arshee fanan jira ax yaa hees ayaad qadey walahi 😍😍😍😍😍

  • @hanancabdulahi7519
    @hanancabdulahi7519 5 ปีที่แล้ว +7

    Ar igu raadsha fanankaaz from puntland 😂😂😂😂😂

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +3

    He has a gifted voice which he uses with simplicity and style unique alway Aarshe

  • @mubarektamuuje7447
    @mubarektamuuje7447 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilahey ha u naxariisto mahad cumar huuryo

  • @nimcokaapa9541
    @nimcokaapa9541 2 ปีที่แล้ว +1

    intay heestani samayn ku ledahay hays muuujiya🎶a

  • @Malloofficial1
    @Malloofficial1 8 หลายเดือนก่อน

    Axsan yaa fanaan Hala yaa Hala aarshe waatan heesi hadba 😢 still watching 2024 wan hubaa hestan aadka umiraha mcn inaad mr labaad soo boqotay i.a qoralkan wxn raba inaan arko 2030 😢like igu cimamad wll 😢❤❤❤❤❤

  • @axmedkhamze3709
    @axmedkhamze3709 5 ปีที่แล้ว +7

    Ahmed aarshe cod midho ayaa Ku dhacay xikmad waa one

  • @itahildiini3017
    @itahildiini3017 5 ปีที่แล้ว +15

    alla ahmed arshe cod mcne jcl ayaan dareem xajigaygi ayuu soo xasuustay

  • @husseincabdale2472
    @husseincabdale2472 5 ปีที่แล้ว +3

    hees aan caadi ahayn runtii wax badan ka hadlaysa ninkii garan karaa katan kara wlhi afsomaliga yaqaan boqorka codka gayiga soomaali
    sadex nin ayaan ani ahaan siin lahaa boqorada codka waanay yihiinba runtii cid ku haystaana ma jirtoba axmed aarshe nimcaan hilaac iyo cabdi casiis iskalaaji waxa soo raaca cabdi hani fikirkaa inta ila qabta like dheh

  • @Dhalisaaq
    @Dhalisaaq ปีที่แล้ว +1

    Cakuye ila garasho waaa😢❤❤my fav song

  • @ayaanlexassan3433
    @ayaanlexassan3433 5 ปีที่แล้ว +2

    ALAYA CISAK AXMED ARSHE ABWAN HURYO ALLE HAUNAXARISTE ANO ALABARI

  • @quenroyalfamly5972
    @quenroyalfamly5972 5 ปีที่แล้ว +1

    Axmed Aarshe heesta xidiga sanadka ayan kuu doorway 🤴🏽👈🏾

  • @abdiaddam1484
    @abdiaddam1484 3 ปีที่แล้ว +2

    Gooyaha dibada U baxxee dibnuhu goormey xadeen😎

  • @sacadnuur5406
    @sacadnuur5406 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax xusuus gara igu leedahay qisadan malaha anay igu socotaa

  • @aydrusabdi8156
    @aydrusabdi8156 4 ปีที่แล้ว

    Nin weyn uun baa fannin kara heestan midhaheeda (huryo alle haw naxriisto Aamen)20century now going 21century wow Ahmed Aarsho

  • @abdirahmanqorshe2960
    @abdirahmanqorshe2960 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan gebishawga xidhay
    Xanteenana gobi jirey
    Garteena muxuu u naqay 😢😢😢

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 ปีที่แล้ว

    Ahmed aarshe the best song

  • @mohamedhadafow5552
    @mohamedhadafow5552 5 ปีที่แล้ว +1

    Aarshe nin la qaban karo ma ahan fankiisa hawada ayuu marayaa
    Hadii aad tageerto sida aniga like isaaar

  • @hawahawa3443
    @hawahawa3443 5 ปีที่แล้ว +4

    Woow mash allah wilka yar waa cod buu hayaa🌹🌹🌹🌹🌹

  • @hodanw3069
    @hodanw3069 5 ปีที่แล้ว +5

    Reer Somaliland aan cod macaaneyn weligeeyba ma arag walhi 👌👌👏👏

  • @cumarcawke6539
    @cumarcawke6539 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah fanan aan tageero iyo weliba alle hun maxed cumar xuseen huryo oo an aad u tageero

  • @maadaysmadadaalo9473
    @maadaysmadadaalo9473 4 ปีที่แล้ว +8

    Qofka maanta dhagaysanaya heestan like saar

  • @omergedi9428
    @omergedi9428 5 ปีที่แล้ว +4

    wow axsan heees👌👌👌 ma adoo gam ey bey riyada cadaawuhu ka xadeeen wow👏👏

  • @naciimadamx3912
    @naciimadamx3912 ปีที่แล้ว +1

    Anigu kuman ganbine Ada igoyayo wanageni ges mare 💔😢

    • @ashqaraar.
      @ashqaraar. ปีที่แล้ว

      Halkaa bal iska hubso ahaha

  • @ayaanlexassan3433
    @ayaanlexassan3433 5 ปีที่แล้ว +2

    xidigaha somaliland nice wlhi qofan ogahay iyo aniga qisadina dhab iigu dhcdy qlbigyga waxa ku jira ayu ka hdlaya c.rxman alabari ilove inanta reeer saxil kh dgmo

  • @salmaanstylar115
    @salmaanstylar115 5 ปีที่แล้ว +15

    waar waxa yari cod macaanaa
    ma fanaankii wynaa ee tubeecbaa

  • @amanalihassan99
    @amanalihassan99 5 ปีที่แล้ว +17

    Kan yar cod aan caadi aheyn buu leeyagay waaaaaw

  • @shamaiawes9988
    @shamaiawes9988 2 ปีที่แล้ว +3

    This singer Ahmed Aarshe is and will go a long way as a young Somali wish all the best now and always

  • @libanweheliye1806
    @libanweheliye1806 5 ปีที่แล้ว +2

    Heesta maka dalo dhagey sigeda. Ahmed Horey u soco brother 👍

  • @shamai1570
    @shamai1570 9 หลายเดือนก่อน +1

    Where is A Aarshe we need to hear his splendid again 😊😊😊😊😊😊😊

  • @fadumoibrahim8221
    @fadumoibrahim8221 4 ปีที่แล้ว +4

    Boqorka codka Ahmed aarshe 👍

  • @shufeermadia
    @shufeermadia 5 ปีที่แล้ว

    Axsan fanan Axmed arshe sxb jiroo joog waxtahy fananka geska sxb

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 5 ปีที่แล้ว +4

    *yasalaam ahmed aarshe fanaan inaba caadi ahayn*

  • @dejiyaabdirahman9697
    @dejiyaabdirahman9697 5 ปีที่แล้ว +2

    Hestan favorite kaygay noqotay wlhy
    xantena dadki gobi jiray
    Gartena muxu u naqay
    Cakuye garasho waa😬😬

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 5 ปีที่แล้ว +4

    Ax ax 😭😭😢😢😢 yaaa hees 👏👏👏👏👏👏👌

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +1

    A sensational voice that touches the very core of your mind and soul that's axmed Aarshe

  • @ridwanahmed5749
    @ridwanahmed5749 ปีที่แล้ว

    Anigu kumaan gabine e adaa igooyayo
    Wanaageenii geesmaree
    Markuu waayuhu igabey
    Adaa iga goostayoo

  • @rahmakayse4017
    @rahmakayse4017 5 ปีที่แล้ว +4

    Heestani waxa laa moda inaay aniga iga socotoo😢😢😢😢😢

  • @siciidfaaraxducaale6240
    @siciidfaaraxducaale6240 4 ปีที่แล้ว

    Ax fanaan layskama hadleen walee waa kaas fanaan ax yaa fanaan alla yacisak