AXMED AARSHE 2017 HEESTA AFKAAGA MASUUL KA NOQO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 68

  • @mohacade6839
    @mohacade6839 6 ปีที่แล้ว +31

    waaw axmed aarshe cod baa kudhamaday ninka fananinta sanadka ugu cod mcn intii ila qabta like ta Igu qaba

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman2571 2 ปีที่แล้ว +15

    Qof ujeedo kaa lihi
    Kuu samee kun iinood
    Hadba erey gunaadliyo
    Kuu raadi eedoo
    Sharaftaada iib gee
    Qofka belo abaabula
    Qof ka aamusaa dilay
    Xalku aarsi maahee
    Qofka waxa ayaan daran
    Daba gala qof aadmiya
    Inkastooy ayaamuhu
    Ku baraan ilaaqdiyo
    Adyadiyo xadgudubkiyo
    Qabka aadmi kugu naco
    Aqoontaada oo gudhan
    Ku kab aamusnaanoo
    Afkaaga masuul ka noqo..........
    Qof itaalku meel dhigay
    Lama tuso awoodaha
    Nasiib kuu irmaaniyo
    Kugu simay ayaankuyee
    Tiisaa la eegaa
    Adoo fali kara asxaan
    Ha u noqon xumaha ehel
    Ifku maalmo weeyee
    U shaqayso aakhiro
    Waxaad derisataa hadhow
    Bal eeeg ereyadaasi habka uu abwaanku u curiyey

  • @dgshako6700
    @dgshako6700 3 ปีที่แล้ว +7

    Ma aqaan waxan ku qiyaso heestan qof itaalku meel dhigay lama tuso awooda 🥲🥲🥲🥺🥺🥺

  • @badarguray4700
    @badarguray4700 4 ปีที่แล้ว +7

    Xaqiiq Hestan xigmad baa ku jirta dhinac walba leh qof ka belo Ababula Qofka Aamusaa dilay xaqiiq runtii

  • @zomaliboy3443
    @zomaliboy3443 6 ปีที่แล้ว +7

    xalku aarsi maahe waxa ayan daran qofka dabagala qof aadmiya best song axmed arshe

  • @amiiroqunyr1154
    @amiiroqunyr1154 ปีที่แล้ว +2

    Ahmed aarshe ilaahy cod waa siiyy m.a erayadu waad wada top dhinac walba taabanaysa

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 ปีที่แล้ว +3

    Qof itaalku mee dhigay lama tuso awoodaadee tiisaa la eegaa😢❤

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +3

    An excellent song with deep meanings great Aarshe

  • @baarla281
    @baarla281 4 ปีที่แล้ว +13

    Am from jamaica love somali people and songs.

  • @mohahasan9173
    @mohahasan9173 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan daawanaayo 20/07/2021, habeen ciid ah oo ay talaado sii baxeyso arbacana soogaleyso saacaduna tahay 22:01 pm. Xiisaha iyo dareenka ay heeestaan ii leedahay lama soo koobi karo.

  • @HamseJama-x9l
    @HamseJama-x9l 5 หลายเดือนก่อน +1

    Afkaga masulka noqo xasuus 9.17 Minnesota Minneapolis kusocota sahpkay bahbahle

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 4 วันที่ผ่านมา

    2025. Ayaan daawanayaa😮
    Erayadan waan layaabay! Wakhti xaadirkan wxa ka jira Tiktok ga. Ayay ka hadleysaa!!

  • @mubashircumar2173
    @mubashircumar2173 6 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxan dhagysan jiray mar aan yara oo haystay telephone j1 ah 2018 anigo quranka ka imid dib ayan saka ugu so noqday heestan xasus gar ah ayay i ledahay heestan saka oo isnin thy 27/5/2024 10:51 arornimo ❤

  • @SalmoDaahir-iu6li
    @SalmoDaahir-iu6li 4 หลายเดือนก่อน

    Aarshe the best song of the world I love this song ❤❤❤❤❤

  • @sugowkhala1121
    @sugowkhala1121 6 ปีที่แล้ว +3

    What a Nice song.thumbs up axhmed arshe

  • @hodanadaam3198
    @hodanadaam3198 7 ปีที่แล้ว +11

    heestan waan ka helay kan yar codbaaa ku tagay

  • @hindiafsomalichennai4106
    @hindiafsomalichennai4106 ปีที่แล้ว +2

    Axmed aarshe best fanaan

  • @tahliilibrahimabdi71
    @tahliilibrahimabdi71 6 ปีที่แล้ว +4

    waaa heesta uga shidan heesaha Axmed arshe

  • @Abdi_Iskooj
    @Abdi_Iskooj 7 ปีที่แล้ว +11

    sxp Aad iskugu dheerayn ilaa wakhtigii caruur nimo isku iskuul Ahayn hore usoco zxp

    • @bazmaquruxx9388
      @bazmaquruxx9388 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Raxman bro numberkisa iisoo raaadi plz Hhh

    • @dongarow6296
      @dongarow6296 6 ปีที่แล้ว +1

      Bazma anaa kuu haya hadad rabto

  • @Haji2931
    @Haji2931 2 หลายเดือนก่อน

    Xalku aarsi maahee ❤

  • @moalpha4995
    @moalpha4995 2 ปีที่แล้ว +2

    Qof ijeedo kaa lihi
    Kuu samee kun iinood

  • @khadraxaddi2263
    @khadraxaddi2263 7 ปีที่แล้ว +8

    qof u jeedo ka lihi
    ku same kun iimod

  • @AbdishakurHaji-ez2dp
    @AbdishakurHaji-ez2dp 29 วันที่ผ่านมา

    La yaab la yaab wlho.🔥

  • @khaalidmaxamed7334
    @khaalidmaxamed7334 4 ปีที่แล้ว +2

    Afkaaga masuul kanoqo axyaa hees

  • @moahmoudhassan300
    @moahmoudhassan300 7 ปีที่แล้ว +2

    axmad arshe nolow zxp
    nin sare

  • @sugeybyare5914
    @sugeybyare5914 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw codmaacaan igadhe

  • @sharaawehassan8036
    @sharaawehassan8036 3 ปีที่แล้ว +1

    Woow horay usoco

  • @mohabi4739
    @mohabi4739 3 ปีที่แล้ว +1

    Aarshe go for word sxp

  • @apdiazizabdilahi6681
    @apdiazizabdilahi6681 7 ปีที่แล้ว +1

    axmed aarzhe fanan jirah

  • @asmaaxmed9427
    @asmaaxmed9427 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah walhi Axmed arshe waa nin jira nolawu abti

  • @maryamamaclin2774
    @maryamamaclin2774 6 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaaw ish calaaa heeeeeees

  • @afkacaashaqa8462
    @afkacaashaqa8462 3 ปีที่แล้ว +1

    Inkastoy ayaamuhu
    Ku baraan ilaaqdiyo
    Adyadi xadgudubkiyo

  • @cabdulahisomland7076
    @cabdulahisomland7076 6 ปีที่แล้ว +1

    Isagaa ku leh axmed aarshe somaliland

  • @arsenalboyboqorka7365
    @arsenalboyboqorka7365 5 ปีที่แล้ว +3

    Hees mushaki weeye 😃😃

  • @Abdiaziizkhadar-w4e
    @Abdiaziizkhadar-w4e 16 วันที่ผ่านมา

    Arche🎉

  • @Ridhwaanqacan
    @Ridhwaanqacan 3 ปีที่แล้ว +1

    Qof Italku Mel dhigay
    Lama tuso awoodaa

  • @somaliisone6842
    @somaliisone6842 6 ปีที่แล้ว +1

    Xaalku aarsimaahe qof waxa ayaan daran daba gala qof aadmiya

  • @nasibadansaleban2872
    @nasibadansaleban2872 7 ปีที่แล้ว +6

    Wow yarkan wali fanan la coda Ma arag

  • @fatmajeeli7538
    @fatmajeeli7538 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaas ayaa ka hees ah dareen ayey ledahay

  • @zamiamoustapha74
    @zamiamoustapha74 7 ปีที่แล้ว +2

    qofka waxah ayan dran Dapa gaLa Qof admiyah ♡♡

  • @ifraaxxuseen535
    @ifraaxxuseen535 7 ปีที่แล้ว +2

    Sharaftada iib gee

  • @shugriyaasiinali329
    @shugriyaasiinali329 7 ปีที่แล้ว +2

    ka baro bk sida loo act gareeyo

  • @nimconuura1044
    @nimconuura1044 3 ปีที่แล้ว

    Habalyo hal milyan

  • @kamasmustfe9122
    @kamasmustfe9122 7 ปีที่แล้ว +1

    fananka wA fanan K dhabta k hDlLYa

  • @siragbahdon307
    @siragbahdon307 6 ปีที่แล้ว +2

    Waatan hees

  • @mohamedabdikarim6072
    @mohamedabdikarim6072 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭

  • @faisajama5651
    @faisajama5651 7 ปีที่แล้ว +4

    Kukab amusnan afkaga masuul ka noqo

    • @wabariwabari3682
      @wabariwabari3682 3 ปีที่แล้ว

      Afkaga adu masuul ka noqo quruxey😂🤣

    • @nimc_8
      @nimc_8 3 ปีที่แล้ว

      @@wabariwabari3682 😂😂😂😂

  • @cqaadirkoombe7798
    @cqaadirkoombe7798 3 ปีที่แล้ว

    0

  • @tahliilibrahimabdi71
    @tahliilibrahimabdi71 6 ปีที่แล้ว

    i am watching to day 22 5 2018

  • @ninjamk2325
    @ninjamk2325 6 ปีที่แล้ว +2

    Wwwwwww masha allha

  • @kamasmustfe9122
    @kamasmustfe9122 7 ปีที่แล้ว +3

    🌱🍯🌱🌱🍯🌱🐝🌱
    🌱🍯🌱🌱🍯🌱🌱🌱
    🌱🍯🍯🍯🍯🌱🍯🌱
    🌱🍯🌱🌱🍯🌱🍯🌱
    🌱🍯🌱🌱🍯🌱🍯🌱
    🌼🌱 Hi honey! 🌱🌼
    Afkaaga masuul ka noqo