Barnaamijka Qaaci Show | Fanaanka Axmed Aarshe | Astaan | 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 มิ.ย. 2022
  • Martida: Axmed Aarshe
    Cuudka: Nuuradiin Cali Amaan
    Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
    Piano: Shabcaan Isko
    Camera: Abdiraxmaan Musse
    Mukhtaar Dhuux
    Sound: Shabcaan Isko
    Editing: Maan Maxamuud
    Soo Saaristii: Astaan HD
    2022

ความคิดเห็น • 652

  • @samsammuhamed2241
    @samsammuhamed2241 2 ปีที่แล้ว +49

    Ogow samirki wan jaray 😥😥😥galab jimca sacadu thy 4:11 daqiqo 10 jun /bishi 6aad /2022 magalada bosaso inta iga dambaysa wan idin salamay🙏

    • @shakaawiaadan8496
      @shakaawiaadan8496 2 ปีที่แล้ว +1

      Bal Yara kaadi walaal ha'ujarinee Yara dhowr

    • @basho825
      @basho825 2 ปีที่แล้ว

      Ha jarin walaal samraa sadkii hele

    • @hodanarashid3031
      @hodanarashid3031 2 ปีที่แล้ว

      Usamir jacyl waa Samir😢

  • @abdirahmanabdullahi539
    @abdirahmanabdullahi539 2 ปีที่แล้ว +51

    Hilaac aan bidhaansaday,
    Biya Kama dhibcanaaye,
    Daruurihi ma baaqdeen,
    Great Axmed aarshe
    Mahadsanidin Astaan nooleyayasha Fanka

  • @aadammataanka6239
    @aadammataanka6239 2 ปีที่แล้ว +92

    1 : Miiraale Waxaa ku luqeeya AHUN Axmed mooge Ereyada waxaa sameeyay abwaan baashe waraabe cadde laxankana waxaa saaray Axmed gacayte.
    2 : Dhaaxad isidatoo Waxaa ku luqeeya cumar dhuule AHUN ereyadii Abiib akram laxanka ma garanayo heestan.
    Inaad xaqooda siisaan ayay ahayd oo aydan qarin ❤️✌️🖤

    • @NASSER_78
      @NASSER_78 2 ปีที่แล้ว +1

      Heesta 2aad Ahmed Mooge
      Magaceeed bro 🙏

    • @mohamedali2132
      @mohamedali2132 2 ปีที่แล้ว +1

      @@NASSER_78
      Miraale baa la dhaha wll
      Laxanka waxaa saray ustaad Cabdinasir macalin Caydid,
      Abwankii erayada lahaa halayga cawiyo?

    • @isramoktar1525
      @isramoktar1525 2 ปีที่แล้ว

      Dadkii hore m,a

    • @sadcaabdijama3572
      @sadcaabdijama3572 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedali2132 abwaan baashe waraabe cadde

    • @thesouthsidegirl9463
      @thesouthsidegirl9463 2 ปีที่แล้ว

      Walal mahadsanid laakin dadkena waxay jecelyihiin dadka inay xaqiraan oo wax dad kuso rafaadey ay ku shirtagaan xita qofka uma quuraan libinta

  • @zakilove8459
    @zakilove8459 2 ปีที่แล้ว +28

    Jacaylkii oo qof ah aarshe💖fanaanka kaliya aan ka taageero xidigaha geeska💖💥

    • @kaysemustafe7356
      @kaysemustafe7356 2 ปีที่แล้ว

      Axmed arshe wlhi zxb heestani weyi i tabadaye wlhi zxbye bishu ma dobane ba

  • @himilotv1258
    @himilotv1258 2 ปีที่แล้ว +6

    Hargeisa taariikhdu waa 13.07.2022 Bari waxaan galayaa imtixaan kuliyada Tobabarka Macalimiinta Hargeisa kadib markii aan ku caajisey Akhriskii casharada waxaan jaleecay dhinacaa youtubka si aan xoogay uqaato nasasho deedna aan dib ugu bilaabo Akhriskayga heestan oo aan horey dhegta uga maqley ayaan Fanaanka qaadaya magiciisa ku qorey saa waabey iisoo boodey woow.
    Qofkasta oo Akhriya fariintaydan waan ku salaamayaa walaal waanan ku jecelahey Alle dartii
    Alle mustqbalkeena aduun iyo Aakhiraba ha inoo wanaajiyo Ameen
    By khadar Ahmed(Gandi yare)

  • @warsanidiris7350
    @warsanidiris7350 2 ปีที่แล้ว +50

    Waa habeen khamiis soo galeyso sacaduna 02:00dii habenimo waa xili barnajmik kani yalo 9sacadood
    Allow murugada naga qaad oo albabada khayrka noo fur aduun iyo aakhiroba oo qof walba oo muslim ah wuxuu ku farxo sii oo khayr ah insha Allah 🤲🤲🤲

    • @adnanhaji7072
      @adnanhaji7072 2 ปีที่แล้ว

      1:10 kabacdi ayaan Ana sooboqday warsanay waa xiliyada bukanada jacaylku ay gaar uleeyiin

    • @malmo4235
      @malmo4235 2 ปีที่แล้ว +3

      Ma heesta ayaad la murugootay bisinka qof daciif ka ah qalbiga tahay Wllo pls orodoo quraan badan dhageyso 🫢🫢🫢

    • @suldaanka7576
      @suldaanka7576 2 ปีที่แล้ว

      Aaamin🤲🤲

    • @somalientertainmentcomedy4556
      @somalientertainmentcomedy4556 2 ปีที่แล้ว

      Habeen sabti soo Galayso june 11 2022 --------- 2:34 am

    • @fardoos4210
      @fardoos4210 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin wllo

  • @SuliemanAli.
    @SuliemanAli. 2 ปีที่แล้ว +15

    Ahmed Aarshe waa dadki Qaaciga
    Legend of legenders
    Proud of Astaan Tv .

  • @qalabjaantube5438
    @qalabjaantube5438 2 ปีที่แล้ว +7

    Astaan waan ku bogaadinayaa shaqada wayn ee aad fanka u haysaan
    Lkn waa in aad xustaan fanaaniintii heesaha hore u qaaday oo aad ku qortaan xusuustii hebal

  • @moabdo9779
    @moabdo9779 2 ปีที่แล้ว +27

    Goobtu wa Hargeisa habeenkuna wa Jimce ay Eid Al Adxa soo galayso. sacadu wa 1:30am waxan fadhiya sitting room ka gurigayga dabcan my lovena dhinacay igu haysa uunsina way ku shiday fadhiga of course,. Waxan barnajikan aad umacan kawada dawanyana smart tv 45in oo hortayada yala. Life is short guys at least take a time with your loved ones. Eid mubarak everyone ✌🏿

    • @AminaLuckyOfficial
      @AminaLuckyOfficial 2 ปีที่แล้ว +1

      you right enjoy your time walaal.

    • @moabdo9779
      @moabdo9779 2 ปีที่แล้ว +1

      @@AminaLuckyOfficial Thank you walal qali 💜

    • @yussufabdi7544
      @yussufabdi7544 ปีที่แล้ว +1

      Haqiiq ninkaan waaa legend 🙌🙌♥️

    • @moabdo9779
      @moabdo9779 ปีที่แล้ว

      Thanks bro 🙏🏾

    • @asmaxadi3902
      @asmaxadi3902 ปีที่แล้ว +1

      Rabiye hayesku kiin barakeeyo wll cimrigana farxad ku dhamayesta iyo rayenrayen ❤❤

  • @wardafyoutube2325
    @wardafyoutube2325 2 ปีที่แล้ว +8

    Absolutely amazing wlhy ma garanayo codkan waxa ku qiimeeyo wayo waa cod xadhkaha daban goostay maskaxdaydu falaadho la dhacayaa mana fahmi karo waxa dhacaya daqiiqdahaa socda waa wax kale ban oran karaa waxa socda axmed aarshow noolow in badan wll
    Asxabta dhamantin qalpigayga idin so salamay afarta xaraf iyo albabada adag iga sareeyee

  • @farhaanfarah6667
    @farhaanfarah6667 2 ปีที่แล้ว +10

    Ogow samirki waa jiray wa seeto goostayo sadkisa dhamaday...
    😭😭😭😭 xasuus ayaan galay

  • @Suheyla270
    @Suheyla270 ปีที่แล้ว +3

    SAY WALAHIDII baa kaheshey Codka halasiga iyo heesaha xulka Halken jognaa Somalidii kale ♥️ ❤️ 👌 ✨️ 💖 😍 waa my favorite fanan Ahmed aarshe

  • @sagalsimansalaad9870
    @sagalsimansalaad9870 2 ปีที่แล้ว +13

    Qaraami iyo qaaci is my favourite 🎶 🎤 🎻 jah 🥀🌹 Anigo leyga duubeyn mar in waan jeclaan lahaa in leey faraaco kaban 🥺

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว

      iyada oo cod qudha ah soo dir kabanka waa la galinayaa, adiga oo halkaaga iska jooga, choose your favourite song, be careful about the lyrics, sit down and relax than record your voice leaving a gap that the music can fill, send it, you can be anonymous if you want

  • @shaakilxaraf5692
    @shaakilxaraf5692 2 ปีที่แล้ว +32

    Maalin jamce ah 4:30 galabnimo 10 jun 2022 JARIBAN MUDUG PUNTLAND SOMALIA.
    soomaali maxamed waa idin jeclhy💯❤

    • @maasimahmed7225
      @maasimahmed7225 2 ปีที่แล้ว +1

      Yaasalam dhulkaygi hooyo miss you more mudug bilan🥰👀🙏😭

    • @deromar4803
      @deromar4803 ปีที่แล้ว

      CC 🤣🤣🤣🤣🤣 RERKA XAASKAYGA RIYADA .

  • @xabeebfarah5015
    @xabeebfarah5015 2 ปีที่แล้ว +6

    Runtii waa qaaci fiican waxan dareemay inan ey wali jiraa fanaaniin soomaliyeed aarshe waa fanaan Ade u fcn

  • @maryamissa5199
    @maryamissa5199 2 ปีที่แล้ว +9

    The voice, emotions...Axmed Arshe iyo kaban is just beautiful ❤️❤️❤️❤️😍

  • @ahmedmuhudiin7786
    @ahmedmuhudiin7786 2 ปีที่แล้ว +13

    Inta Tiktok Kuso Aragtay ismujiya ✊

  • @ayaanlehersi
    @ayaanlehersi 2 ปีที่แล้ว +5

    Astaan mar kle soo celiya ahmed aarshe 👏🏽

  • @nuurduuble1060
    @nuurduuble1060 2 ปีที่แล้ว +3

    Heeeta saluugla ee Cumar dhuule
    Waxay igu leedahay tariikh gaar ah
    Axmed waa qofkii ugu horeeayay ee dib u cusboonaysiiyay

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 2 ปีที่แล้ว +4

    His voice amazing ♥️Aarshe🥰🥰🥰
    Hilaacan bidhaansaday biyo kama dhibcaanee
    Daruurihii ma baaqdeen yaa waduud😥♥️

  • @murtitv6518
    @murtitv6518 2 ปีที่แล้ว +5

    Baahida kalkacalkana adigaa igu beeree ibogsii walaalay 🌷 I bogsii abaayoooo
    Woooow mr aarshe waad ka baxsatay sxb

  • @abdirahmanjama2656
    @abdirahmanjama2656 2 ปีที่แล้ว +17

    Maashaa allaah
    Waa macalin kii gacmaha barakaysnaa
    Ustaad nuuradiin ali amaan allaah haku xafido adiga iyo xertaadaba

    • @malmo4235
      @malmo4235 2 ปีที่แล้ว

      Mashallah?? Are u ok

    • @kadarhaji4743
      @kadarhaji4743 2 ปีที่แล้ว

      Not curku booda dheeraa it’s hirku booda dheeraa

  • @CirsanKayedh
    @CirsanKayedh 2 ปีที่แล้ว +10

    California gaar ahaan Bay Area Meel u dhow badda u dhaxaysa San Francisco iyo Oakland oo uu ii muuqdo Golden Gate Brige iyo Bay Brige oo badda dul mara ayaan ku dhagaysanayaa Qaacigan Baddu laydh Qaboobaa 10 June 2022 Thanks Aarshe and Amazing Music Team, kooxda muusiga tumaysa Mar 2aad aan ugu mahadnaqo tumistan cajiibka ah iyo tii Dhal Fanaan iyo Juweeriya xoojinta jacaylaka kaalin muhiim ah ayaad kaga jirtaan

    • @golahacodbixiyahaxortaah8843
      @golahacodbixiyahaxortaah8843 2 ปีที่แล้ว +1

      Deegaanka aad sheegtay iyo heeskan marka laysla helo very sweet

    • @CirsanKayedh
      @CirsanKayedh 2 ปีที่แล้ว

      @@golahacodbixiyahaxortaah8843 Aad iyo Aad dhul qarfo ah looguma talogalin in lagu dhagaysto heestan Buurta Daalo Dusheeda Badda eegatsa ama Badda Golden Gate Bridge 🌉 😀

    • @nastehashirwac8327
      @nastehashirwac8327 2 ปีที่แล้ว +1

      Goobta aad sheegty iyo xiliga aad dhegeystay waa is lahaaden baddi io bishii oo 10 eh

  • @user-wp7gv4qo5m
    @user-wp7gv4qo5m ปีที่แล้ว +2

    Heestan exkaygii baanku soo xasuustaa lkiin ma hayo oo calafkaa iciilay imiss ❤IstaahiL ❤

  • @Salaam_Holdings
    @Salaam_Holdings 2 ปีที่แล้ว +7

    Goortu waa Fiid waana saladi cishe, bishu waa 13 June,2022.
    Buugi jamacada ee thesis ka ayaan diyaarinaya oo aan u fadhiyaa waxaanan maraya labada chapter ee u danbeeye ee Data Collection and analysis, waxaan Diyaarinaya MBA ( Finance and accounting), qof kasta waxaan u rajeeynaya Raynrayn, caafimaad, barako iyo toobad keen.
    Waxaan kaa codsanaya inaad igu duceyso in cimriga, ubadka,caafimaadka, ehelka, oorida, alle ii barakeeyo oo Cilmi badan alle isiiyo, amin Amin
    Alle waddankeena haynoo hagaajiyo, tobadda iyo tawfiiqda alle haynagu hanuuniyo, amin.... somaalidu waa walaalo😪 Cudud weeyi✊ walaalnimo.
    Somalilanders thumps up💚🤍❤👋💐

  • @godblessallofus4233
    @godblessallofus4233 2 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad nuuradiin waa xudeydiga xiligaan allow ku barakee ustaad nuuradiin

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 2 ปีที่แล้ว +77

    Yaa salaam, Axmed Aarshe...you are really amazing...and your voice is...I have no words to express...cod saafiya, asal ah(original) oo aan iska yeeyeel ahayn balse hibo ah, deggenaanshaha masraxiyaddaada aad cagaha dhulka ku hayso (humbleness)...I' ve run out words to complete how excellant you are...
    I love you ❤

  • @abdirizackhussein4466
    @abdirizackhussein4466 2 ปีที่แล้ว +4

    Heesta udambeysa ee faduul aadmi hees kawacan inuu qaday umaleyn maayo aarshe❤🎶

  • @abdisalamfarah9344
    @abdisalamfarah9344 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤
    Bal waxan day! Belo!
    Inshaa Allaah, jannada, taleefanka waxaan iskaga xidhan doonaa heestan iyo codkan Aarshe.
    ❤❤

  • @abdihrasak
    @abdihrasak 2 ปีที่แล้ว +14

    Heesta bishu wali ma tobanbaa, marinkeedad marisay xaqiiq 💯%

  • @sharmaarkecalicabdi5613
    @sharmaarkecalicabdi5613 6 หลายเดือนก่อน +3

    Kabanku waa mid buuraha ku saaraya codkuna inuu ka tuuraa macquula, Axmed Aarshe Cajiib😍
    Mahadsanidiin Astaan 🙏

  • @abwanfeysalfiino3405
    @abwanfeysalfiino3405 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa habayn ciidii carafo soo galayso saacaduna waa 10:30 bishi 7/8/2022
    Waa habayn farxad Iyo damashad dhamaan magaalada Muqdisho laga dareemo
    Ilaahay cimriga hanoo dheereeyo dhamaanteen

  • @sucdicadey3465
    @sucdicadey3465 2 ปีที่แล้ว +2

    Qaaci ugu shidnaa inuu yahy ma isku raacnay 🙉🙉✌️✌️✌️☝️☝️☝️☝️🙌

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 ปีที่แล้ว +2

    Marka fanaanku kuso baxo tartan adag oo heerarkala duwan leh sidano kale ayuu legend unoqdaa
    Waxa ka caawinaya waa kalsoonida lagaso siiyay masraxii uukula tartamayay dhalinyaro badan shacab badan iyo garsoosarayaal wawayna fadhiyeen

  • @cadnaanmahamoud2522
    @cadnaanmahamoud2522 2 ปีที่แล้ว +3

    Kama daalo wlhi habeen jimco ah 23.36 habeenimo allah cimri dherer iyo caafimaad inoo weydiinayaa dhamaanteen intii inaga hoosaysana illaahay how naxariisto🥰

  • @khaliiffaarax6908
    @khaliiffaarax6908 2 ปีที่แล้ว +6

    Abdullahi yuusuf hanuuniye (baddu leyr qaboobaa)
    Ahmed mooge liibaan(miiraale)
    Cumar dhuule(saluugla)
    Kabanka: nuuradiin cali amaan
    Boongaha: buulo xuubey
    Iyo tumista : shacbaan
    Oo dib ugu codeeyay aarshe waa 9 bishii 6aad 2022

  • @suldandugsi5755
    @suldandugsi5755 2 ปีที่แล้ว +12

    Maalin jimco ah 11:03 bishuna tahay 10/6/2022 ayaan si jawi leh uga dhagaysanaye qolkayga yar daaqad qorrax u dhaca xigtana ii furan tahay oo laydh Macaan iiga soo dhacayso ayaan ku sugaya quraacdii oo gabadh iga yar oo walashay ahi ii samaynaso

    • @dramaqueen9455
      @dramaqueen9455 2 ปีที่แล้ว

      😂😂

    • @daahirbosey4470
      @daahirbosey4470 2 ปีที่แล้ว

      Waad iga qoslisay sxp raasayso farxad ku noolow legand

    • @deromar4803
      @deromar4803 ปีที่แล้ว

      Midha kaa yar inay kusamayso quraacda maaha ee feedhaweynow kac quraacdaada samayso 🤣🤣

  • @MohamedOmar-wm3yd
    @MohamedOmar-wm3yd 2 ปีที่แล้ว +8

    Heesaha asaga ma lahan Maad ku qortaan xuusustii fanaaniintii hanuuuniye, Cumar dhuule, iyo mooge generationka Cusub si u fahamaan

    • @ahmadkaafiak6745
      @ahmadkaafiak6745 2 ปีที่แล้ว

      show qaaci lagu qoray ciwanka waa lafah maya bro

  • @bashirsebriye
    @bashirsebriye 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdlle yusuf hanuuniye awoowe caafimaad cimri dheer abwaan +mulaxan+ musician +heesaa 1000 ka hees ee uu qaaday nin ka inyar mooye inta kale isga ayaa wax walba isu ahaa cajiib

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 2 ปีที่แล้ว +11

    QAACI show is one my favorite music shows I’ve watched most of them.. by far Ahmed Arshe voice is unbelievable!! It’s Natural, original.. wixii hore qaba 👌👌👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @galguduud6193
    @galguduud6193 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa Afar Heesood Oo Wada Malab Ah Waa Midba Mida Kalle.
    Al Fanaan Aarshe Halkoodii Ayuu Dhogay Thanks Pro

  • @abdirahimhassanmohamed3678
    @abdirahimhassanmohamed3678 2 ปีที่แล้ว +3

    😰😰 asc dhaman umada muslimka aah gar ahan inta afka somaliga ku hadasha 😰😰waxan joga dalka turkia
    Waxan ku ahay safar kunna sii jeeda
    Daalka iyo Gariiga iso duceya
    Alla inow ii fuududeyo 🤲🤲🤲🤲

    • @mohamedabdi4509
      @mohamedabdi4509 2 ปีที่แล้ว

      Hadii khayr kuugu jiro alle hakuu fududeeyo walle

    • @abdirahimhassanmohamed3678
      @abdirahimhassanmohamed3678 2 ปีที่แล้ว

      Amiin lpx

    • @muhandjama5582
      @muhandjama5582 2 ปีที่แล้ว +1

      Kula mid ayaan Ahay sxb Anaa waxaan ka sii socdaa Turkeyga ilaahay si nabada haynoga saaro 🤲😑

  • @abdijamac5303
    @abdijamac5303 2 ปีที่แล้ว +5

    Wow Heesta saluugla omer dhuulena wan ku hayaa Awow labada heesood halkeedu dhigay Fanaanku

  • @sadcaabdijama3572
    @sadcaabdijama3572 2 ปีที่แล้ว +3

    Heesta cumar dhuulle ee saluugla imisan sugayey iyado qaaci ah mahadsanidin astaan tv❤

  • @mmciise8955
    @mmciise8955 2 ปีที่แล้ว +3

    Kamaniistaha ugu weyn geyiga Soomaaliyeed qarnigan 21aad Nuuradiin Cali Amaan

  • @ARDAA-MEDIA-PRO
    @ARDAA-MEDIA-PRO 2 ปีที่แล้ว +32

    Nuuradiin cali amaal 100%
    Shabcaan sico 100%
    Bulo xumay 100%
    Ahmed arsha 100%
    Camera 90%
    Edit 95%
    Astaan xagga fanka 100kii 200%

    • @fatumaiftin6787
      @fatumaiftin6787 2 ปีที่แล้ว +1

      Saas waaye 100% afkaada caano lagu qabay bro ahmed music waa sidii laga rabay nuradin buloxubey

    • @guraycaashaqtube9631
      @guraycaashaqtube9631 2 ปีที่แล้ว +4

      Sixid
      1shabcaan isko (not sico)
      2.buulo xuubay (not xuumay)
      3.axmed aarshe (not arsha)
      4. Nuradin cali amaan (not amaal)

    • @ramadaanyusuf274
      @ramadaanyusuf274 2 ปีที่แล้ว

      Weewe been mad sheegin

    • @ARDAA-MEDIA-PRO
      @ARDAA-MEDIA-PRO ปีที่แล้ว

      @@guraycaashaqtube9631 maxaa dhacay masul

    • @BLACKFOLKS5
      @BLACKFOLKS5 ปีที่แล้ว

      @@ARDAA-MEDIA-PRO just justifying errortyping 🙏

  • @Abdi_Iskooj
    @Abdi_Iskooj 2 ปีที่แล้ว +2

    Ahmed Aarshe waa nin aan isku iskuul ahayn waliba isku kursi"
    heesihiisa isku galaasnimo ayaan u dhagaystaa.

  • @ayanhussein5644
    @ayanhussein5644 2 ปีที่แล้ว +2

    Ala yaa cizak my wall ahmed Arshe rer Hargaysa cumamdooda lama sidan karo baayo ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @khaledjapo1686
    @khaledjapo1686 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa isla magaaalada hargeisa habeen jimce 11.June 2022 jawi roob maanta noo da'Ay iyo codkii Ahmed aarshe amazing kusoco wakhtigaa xusi doona

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees macaan.
    Ahmed Aarshe waan araknay wuu ka heesay qaaci show masha Allah goormee mursal muse iyo saalax sanaag ka heesayaan qaaci show.

  • @cqaniaxmed9874
    @cqaniaxmed9874 2 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed mohamed aarshe heesaha wuu qadaayo dareen gaara ayuu ku qaadaa iskama heeso uun legend ♥

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxas ba fanan laga dhaha waa an other level qaciga ayuba kaga shidan yahy kuwii kale 👍❤️

  • @ugaazahmedshire91
    @ugaazahmedshire91 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa habeen Axad soo galayso 8:15^^ 11 jum 2022✌
    Qaaci show ilaahy codka hakuu barakeeyo Ahmed Aarshe 💥🙏

  • @abdirazakmuhumed8834
    @abdirazakmuhumed8834 2 ปีที่แล้ว +1

    Subax sabti ah taarikhduna Ey tahay 11/06/2022 Somalia daarusalaam marqanki aduunka
    Ahmed aarshe fanaan Cod halaazi ah leh

  • @AhmedAli-bq2pc
    @AhmedAli-bq2pc 2 ปีที่แล้ว +1

    ILLAHOW SOMALIA 🇸🇴♥❤💖MID KADHIG WAY QURUX BADNAN LA
    HAYD AHMED ARSHE LEGEND
    MORE RESPECT KEEP GOING 💯👌

  • @ragadhexe.5743
    @ragadhexe.5743 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhuule saluugla iyo Ahmed Mooge fankuba waa labadaa heesood, aadbnu Ahmed aarshe u salamaynaa iyo Astaan Tv iyo bahda musica.

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 2 ปีที่แล้ว +5

    Fanka soomaaliyeed astaan waad uhiiliseen

  • @yahyefaroole560
    @yahyefaroole560 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa 10:26 oo aan joogo gurigaygii waxa garabkayga joogta xaaskayga aan aduunka ugu jecelahay labadayuba waxa aanu aad u dhagaysanaa heesaha qaraamiga ah markasta o aanu wakhti u helno thanks ASTAAN Team

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +3

    A very gifted and talented who can sing any song ❤️😂😂 he's really blessed Axmed Aarshe outstanding always

  • @shapcaansaxardiid865
    @shapcaansaxardiid865 2 ปีที่แล้ว +2

    Ogaw samirkii waaa jiray waa seeto goostayo sadkiisa dhamaady

  • @khadarsedarof2987
    @khadarsedarof2987 2 ปีที่แล้ว +8

    heestan qofki tiktok ka so racay farta ha taago

  • @abwaanjidhoon7897
    @abwaanjidhoon7897 2 ปีที่แล้ว +7

    Nuuradiin ali amaan
    Axmed Aarshe
    Shabcaan Isko
    Buulo xuubay
    waan idin salaamay

  • @godblessallofus4233
    @godblessallofus4233 2 ปีที่แล้ว +7

    Ustaad nuuradiin iyo buulaxuubeey iyo aarshe 🙏❤

  • @mohamedanshax2176
    @mohamedanshax2176 2 ปีที่แล้ว +5

    Listing all the way from Nairobi heeso kal iyo laaba

  • @khadarsomalireal4125
    @khadarsomalireal4125 2 ปีที่แล้ว +2

    Aarshaha fanka sow hore umuu ahayn, dhaliil ma leh wlhi wuu soo dhigay

  • @cabdinuurmaxamuudmaxamed5326
    @cabdinuurmaxamuudmaxamed5326 2 ปีที่แล้ว +4

    Mid kamid fanaaniinta ugu saamenta badan xiligaan fanka

  • @dalmaraadan8203
    @dalmaraadan8203 2 ปีที่แล้ว +1

    10 jun 2022 wana glb anoo wax iska diyarinaya examka jamacada ma kucajisay kadib wxaba arag kaban si macan lotumaya io cod halasi ah tnkz astan tv

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +15

    The expression in the voice and the emotions in a song can make any 💖💖💖💖💖💖💖 melt

    • @jasminej6281
      @jasminej6281 ปีที่แล้ว +1

      He gives me chills

    • @abdurahman8848
      @abdurahman8848 ปีที่แล้ว

      I’m surprised to see English comments the young bloods listening to good music 🎶 keep going adeer 👏

  • @sadoyusuf2885
    @sadoyusuf2885 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa malin jimce ah bishuna thy 10.6.2022 runti wanka helay qacigan wad mahadsatin astaan iyo aarshe

  • @mbcnindaran3185
    @mbcnindaran3185 2 ปีที่แล้ว +4

    Waah Waah Saluugla ninka kusoo ceshaday marmar badan waa aniga
    Old is gold ”

  • @abwaankanbaal2281
    @abwaankanbaal2281 2 ปีที่แล้ว +24

    Ustaad nuuradiin Another level 🔥❤

  • @sharfonsharfon
    @sharfonsharfon 2 ปีที่แล้ว +2

    Ogoow samirki waa jiray
    Waa seeta goostayoo
    Sadkiisa dhamaaday
    19/jun/2022 Sunday 😭💔

  • @mahedbaaba6326
    @mahedbaaba6326 2 ปีที่แล้ว +3

    Role model ahmett aarshe
    cabdalla yuusuf hanuuniye
    cumar dhuule ali
    🙏🇸🇴❣️

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +1

    Bishu weli maa toban baa is it still the 10th.of the month is a classic ☺️☺️☺️☺️ an will never fade away sang by Aarshe

  • @shukriahmed7308
    @shukriahmed7308 2 ปีที่แล้ว +2

    Ogoow samirki waa jaray waa seeta goostayoo sadkiisaa dhamady😭💔 11/Jun/22🙌 tiiraanyo🥺

  • @abdijamac5303
    @abdijamac5303 2 ปีที่แล้ว +7

    Wow Aarshe Heesta miiraale halkeegu dhigay Hire usoco

  • @mohanabdirahman1788
    @mohanabdirahman1788 2 ปีที่แล้ว +5

    Wooow awesome songs 🎵 axmed aarshe misheda dhigtay heesta

  • @mankawajeer6403
    @mankawajeer6403 2 ปีที่แล้ว +11

    It's Wednesday night, all alone in my cage. Listening and digesting the soothing and pressing voice of my favourite artist Ahmad Aarshe. This lad is known of his majestic arts of singing true love, the merit and demerit of love & the essence and existence of relationships.
    Wxn Kaligey kudageysani qaaciga Nairobi, pangani.
    Tariqduna tahay 14/6/2022.
    Waino 10sano kadib InshAllah ✋❤
    Alloow kalinimo inaga kori

    • @mariolakame731
      @mariolakame731 2 ปีที่แล้ว +1

      Jaahil baad tahay, Aarshe oo qudhaati hawsha ma wado, hawsha rasmiga ah waxa wada 3 nin ee musiga tumaya

  • @sekeriyesekeriye8175
    @sekeriyesekeriye8175 2 ปีที่แล้ว +1

    Bishu ma 10 baa ... sacadu waa .12.09AM habeenimo aarshe legend very nice ✌ dhaaxaan samaayo sixin iyo ahaa.. malab from New York national I am sllnd 13.06..2022

  • @cabdiladiif7297
    @cabdiladiif7297 2 ปีที่แล้ว +1

    Haa wlh bishu manta waa 10 6 2022
    Haa balantuna waa wali
    Mya Riyada lkn waa run

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +4

    Unfulfilled promise playing the waiting game and all the anxiety it causes Aarshe beautiful singer ❣️🤩💗🤩💗💗🤩💗 and song

    • @shamai1570
      @shamai1570 ปีที่แล้ว +4

      Aarshe is very promising romantic and realistic singer Avery soothing relaxing voice always a pleasure to hear his voice

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 2 ปีที่แล้ว +1

    Axmed aaarshe cajiiib
    Waa xagaaalkii noo haray rabi haku dhowro

  • @ismacilmuse5785
    @ismacilmuse5785 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaadkii waynaa nuuradiin cali amaan
    Caleek caleek macalin

  • @suldaand
    @suldaand 2 ปีที่แล้ว +1

    BADU LAYDH QABOOBAA cabdala yusuf hanuuniye 🥰

  • @JamesHurrystudy
    @JamesHurrystudy 2 ปีที่แล้ว +1

    Is it kinda Ahmed Mooge lyrics? Old is gold

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 2 ปีที่แล้ว +16

    Fanaanka heesta horay u qaaday
    maxaad u qarinaysiin Astaaney
    Cabdale Yuusuf Hanuuniye
    Heestii baddu leer qabooba.

    • @mrsayid3640
      @mrsayid3640 2 ปีที่แล้ว

      Waa Run in ninkaas Lagu xuso bay ahayd ,aaad baan u taageeraa ,cabdale yuusuf hanuuniye

  • @abdiabdi4468
    @abdiabdi4468 2 ปีที่แล้ว +6

    Hilaacan bidhaansaday biyo kama dhib’caane daruurihii ma’baaqdeen 🤟

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +5

    Love imagination consolation while waiting for the unfulfilled promise great Aarshe love this song

  • @tusmouhmed6861
    @tusmouhmed6861 2 ปีที่แล้ว +4

    Cadceeduna mudh sotidhi madaxyada faladhah ❤
    Isha muuu mililicada jaleecada aan meel ka dawaday
    Muuqoda inanyahy Mar marban ku mooda ama ku kugu masaala
    Runta lagama maarme malinta ku halacsaday mèel dhiman inatahy madmadaw igama galin❤

    • @deromar4803
      @deromar4803 ปีที่แล้ว

      Tusmo kulahaa naa magac wacanida walaaley somalida waqoyi ama galbeed baad tahay magacyada asalka kuwaasa wili labaxee🤣🤣

  • @godblessallofus4233
    @godblessallofus4233 2 ปีที่แล้ว +13

    100 jeer ayaan ku so ceshta ❤❤🙏✌

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +1

    That's Aarshe the wonderful singer

  • @cabdifuad7837
    @cabdifuad7837 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a wllhi waad kanty zxp aarshe alah codka haku barakeeyo

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +9

    This guy can truly sing I admire his voice you're gifted with a marvellous voice all the best

  • @Dhagmaal
    @Dhagmaal 2 ปีที่แล้ว +5

    Legends always legends astaan qaaci show thanks 🥰

  • @malmo4235
    @malmo4235 2 ปีที่แล้ว +7

    Badu leyr qaboow
    Hirku booda dheeraaaa (cirka boota dheera ma ahan ) Iska sax meeshaaa aarshe brother
    Boholyawga caashaqu
    Beeyr gooyo weynaa (HANUUNIYE)
    Muuquuda inanyahay marmarbaan kumoodaaa
    Ama kugu masaalaa
    Runta lagama marmee maalintaan ku
    Halacsadey meel dhimanley inaa tahay
    Madmadoow igama gelin
    😭😭😭😭😭😭😭😭
    Mooge allow kuunaxariso
    Dayaxoow maquuriyo
    Marna gelin daruuroo
    Maalmaha shaniyo toban
    Mudadiisa buuxsadey
    Cadceeduna mudhsootidhi
    Madaxyada falaadhaha

  • @saaaam9855
    @saaaam9855 2 ปีที่แล้ว +9

    Waa 10kii june 2022 maalin jimce ah waxan heestan isku dhaafinaya murugta iyo qalbi jabka wiil aan la shekaysanayey mudo 2sano maalin malinta ka danbaysa aan sii jeclaanayey saddex maalin kahor familygayga iga doonay oo la hadlay kadib wax talephone ah waka wayey markuu reerkayaga la hadlay laba cisho kadib ayaa lay sheegay inuu magalada ila joogo hotel magalada kamidana gabadh kale aroos kula jiro 😭😭😭😭😭

    • @Rana_barbi
      @Rana_barbi 2 ปีที่แล้ว +2

      Omg🥺ala wll ragena somalidu xuman farabdna bisnke hablo bdn wlhi sasi kudhacdan arkey waban ka cabsada inan idha ninba iso donaya xafdyada ilahyba kaga jari wll heesaha dhagysigoda iska yare wxay kuyelan moye kuma ficnnaysid wx kle isku mararwsi😭💔

    • @marishmohamet9122
      @marishmohamet9122 2 ปีที่แล้ว +1

      Heart touching 💔😭😭qalbiga alle hkuu qaboojiyo sister

    • @abdisomalitv9542
      @abdisomalitv9542 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay haku boogo dhayo huno

    • @shukriahmed7308
      @shukriahmed7308 2 ปีที่แล้ว

      🥺😭

    • @nimcocabdi7516
      @nimcocabdi7516 2 ปีที่แล้ว +2

      Abayo bedelkisa ooqayr qaba ale haku siiyo caloosha xidho oois aske heeshana iska yare 🥺😢😭😭

  • @cadecadaawe9638
    @cadecadaawe9638 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh
    Waxan ku odhan lahaa ahmed arshe
    Hesaha qaciga ah uun soo qaad
    Sii macan bad ii qancisay
    Hore usoco ❤❤❤❤❤

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth 2 ปีที่แล้ว +1

    Heesta 1aad legend kii Hanuuniye
    heesta 2aad Ahmed m. Liban
    Heesta 3aad Cumar Dhuule Ali (CumarNuur)
    Somali haldoorkeeda ma xusto ee Astan tv Xusa raga heesohoodiii dib aad usoo daynaysaan

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 2 ปีที่แล้ว +2

    Wwwwwwwwwwww coood waaa dafi Ahmed arshe awalba coodka waa mida Allaha ku siyi

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow axmed aarshe asxan sooT wxana fanaan laga dhaha 🥰🥰🥰🥰🥰🥰2022👍👍👍