SAKARIYE KOBCIYE ARAGSAN XIDIGAHA GEESKA CIID SHOW PROGRAM 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 387

  • @abdirahmanmohamudali9344
    @abdirahmanmohamudali9344 4 ปีที่แล้ว +31

    Maanta ayaa igu horeyso
    Inan fanankan dhageysto
    Waliba heeskan ayaa iigu horeydo
    Heesihiisa
    Waxaan raadinayay ereyo
    Aan ugu heeso xaaskeyga
    Hada ayan helay hees aad
    Moodo in looqaaday
    Gabadhii idhaxday Farxiya
    Nolol dheer ayan idin rajeynaya
    Xidigaha geeska❤

  • @kadarabdi1567
    @kadarabdi1567 5 ปีที่แล้ว +97

    Cumar dhuulaha qarnigan 21 aad ma la isku raacay Nin dareen u heesa walibo erayada isagu leh laxanka hadi la isku raacay deeee like dhac ku sii

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan 5 ปีที่แล้ว +218

    25kii ramadan ayaan hargaysa ku kulanay zakariye, markaad ka timaado hibada fanka waxaan la yaabay sida uu u bartay diinta iyo siirada rasuulka csw. Noolow zakariye.

    • @yasminaragsan5979
      @yasminaragsan5979 5 ปีที่แล้ว +4

      Haddu diinta bartay mu ku dhaqmo oo heesaha ka fogado

    • @TruthTellerMan
      @TruthTellerMan 5 ปีที่แล้ว +13

      @@yasminaragsan5979 walal adigu sowdigan daawanaya miyaad ka fogaatid? Qofkasta Alle ayaa xisaabinaya ee naftaada uun ku mashquul quruxeey.
      Mahadsanid

    • @mrabdi3813
      @mrabdi3813 5 ปีที่แล้ว +6

      Inu heeso iyo inu diinta barto iskuma xiirna wad kaa daremaysa akhlaqda qoof diinta bartay

    • @TruthTellerMan
      @TruthTellerMan 5 ปีที่แล้ว +2

      @@mrabdi3813 xaqiiq walal qofka inta aad ka aragtay uunbaa laga sheegaa..wajigiisa macalin ah..

    • @amoolaomar4231
      @amoolaomar4231 5 ปีที่แล้ว +2

      Fighter🤺 ilahay hakasoo hanuuniyo heesahaa

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 3 ปีที่แล้ว +8

    Inankii reer guriceeL GaLmudug SomaLia
    Sekariye Kobciye Alle maxad Fanan tahay
    SaLaan Sare reer SomaLiLandow idinkuna
    Xidigaha Geeska kaaLay iska Arag
    We loVe SomaliLand
    From dhuLkii uduga❤

  • @nasromohamud2625
    @nasromohamud2625 4 ปีที่แล้ว +55

    İnankii reer Guriceel Galgaduud Galmudug Soomaaliya Zakariye Cumar C.raxmaan Odawaa Caliyow Calibash waankan👏🏻

  • @khadarmediavlogs7321
    @khadarmediavlogs7321 5 ปีที่แล้ว +148

    Heestan waa iga gadantahay inta jiifka kudaawanoosa like haysaran

  • @lastqueen9536
    @lastqueen9536 5 ปีที่แล้ว +23

    Heestan sideee million viewers uhelin wtf 😍zaki quruxlow waye again 🔥

  • @quman1439
    @quman1439 5 ปีที่แล้ว +20

    Runtii waxkastaba fanaan lama dhaho wlhi kobciye inaba caadi mahan yacni cidba uma baahna caleek kobciye Ilahy haku xafidoo ♥️♥️♥️

  • @nimcobadan5404
    @nimcobadan5404 5 ปีที่แล้ว +296

    Xidigaha Dantooda Yaqanaan Qof Kastoo Shidan Wayso Kaxaystaan So ayna Hal Mar Udamin😂😂😂 Sakariye Dan ayayku Qaban waayo Waa Abwaan Talaabsaday Ninkani Wana Fanan Cod Mcn😂😂Inta Ila Aragtay Likeraa Hoy

    • @Salmancade10
      @Salmancade10 5 ปีที่แล้ว +4

      Adiga wa iska hadashaa xidigaha Geeska waa koox hormartay Mohamed Bk ma u joojinayaan waxa la dhahay " Xanqaraarac lug uma dhutiyo". Zakariye kobciye asiha dan ku qabo wayo koox faneed geeska africa ugu weun ayuu show gooda qeyb ka yahay.

    • @saliimayaanle5895
      @saliimayaanle5895 5 ปีที่แล้ว

      Waruntaayo madama uu usameyay hodan abdirahmaan hees inaba caadi aan ahayn sasbay usomarti qadeen

    • @jameswilliam5247
      @jameswilliam5247 5 ปีที่แล้ว

      Mayee walaal Xidigaha Geesku iyagaa soo saara fanaaniinta

    • @abdiwahidhajiali4150
      @abdiwahidhajiali4150 4 ปีที่แล้ว

      Xld

    • @ahmedyazin720
      @ahmedyazin720 4 ปีที่แล้ว

      To be fair I’m living London England anigu ninkan waxan ku bartay xidigaha hada ayuu buu noqday big star Lakin he is talented person mansha allah so I wana say to u keep up your hard work bro hargaysa is Samali Hollywood 🙏

  • @jaabircariif5895
    @jaabircariif5895 5 ปีที่แล้ว +15

    War kan yar ee kobciye waa qof ilahey wanag u dhaliyay bal fiiri siduu u dagnyahy say maa sha Allah

  • @umulkhyrmohamed8583
    @umulkhyrmohamed8583 5 ปีที่แล้ว +20

    Mansha Allah inanku hadal ficana qof ixtiram leh oo wangsa ayuu u eegyahay

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 5 ปีที่แล้ว +62

    waa ninka qaba idil barkhad intaan ogeyn like i saara waa bilaashe

    • @aishaabdullahi4890
      @aishaabdullahi4890 5 ปีที่แล้ว +3

      Waankusiyey liketee run mee katahay

    • @sirdoon1
      @sirdoon1 5 ปีที่แล้ว +1

      @@aishaabdullahi4890 maxaad igu aaminin quruxeey

    • @aishaabdullahi4890
      @aishaabdullahi4890 5 ปีที่แล้ว +1

      Ok waankuaminay wlalo

    • @sirdoon1
      @sirdoon1 5 ปีที่แล้ว +1

      @@aishaabdullahi4890 oki tnx ma reer hargeysaad tahay huuno

    • @amalsalebanaden4640
      @amalsalebanaden4640 5 ปีที่แล้ว +3

      Idil barkhad wiilka way ka waynthy

  • @mohamedduaale7382
    @mohamedduaale7382 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah codka Alle hkuu barakeyo Nin dhisin bd ty zhip ilhy wixii xaasida Kuma tuso wlaalahyga Akhrisandoona commentiga ilhy Himilooyinkina ,ujeedooyinka iyo noloshiinaba ilhy Ha idin garb galo 💝💝💝💝

  • @subeersudaysi7591
    @subeersudaysi7591 5 ปีที่แล้ว +35

    Inta khadra teamkeeda liketa aan arko tageerada muga leh ee loo hayo boqorada codka khadra silimo

  • @hafsahubi9574
    @hafsahubi9574 5 ปีที่แล้ว +26

    Intaa kaliyaan kuhaystaa qofka ku ogolee kuusoo ordee intaa iyo intaa kuilaashadee ilaahay dartii kuu jecel adiga adiga waa aniga 😍😍

  • @abdisamadvlogs5466
    @abdisamadvlogs5466 4 ปีที่แล้ว +31

    POQORKA HABARGIDIR OO CAYR AH AYAANLE
    AYAANLE
    WEHLIYE DHEER
    CIYOW
    FIQISHINI
    ILMO ADEER
    QURNAC
    KULI WAA IDIN SALAMEY MY DADKYGA

  • @itahildiini3017
    @itahildiini3017 5 ปีที่แล้ว +6

    sakariye kobciye waaa abwaan fanaan muxalamaste esh calla cod iyo hees iöeen sakariye waa niiin dheer

  • @mirremokhtar7331
    @mirremokhtar7331 5 ปีที่แล้ว +27

    Qof iimanka celiyo Akhlaaqda wanagsan 😍😍
    Qalbi jaceyl hayo o hadlaya maanta Arkey 😓 Mr kobciye Hore usoco

  • @abdimoalin6797
    @abdimoalin6797 4 ปีที่แล้ว +6

    Kobciye waa waxkale aarshena waa waxgarad xidigaha geeska koox dhamays tirin💯💪💪💪

  • @bilanahmed5854
    @bilanahmed5854 5 ปีที่แล้ว +45

    Masha aalh wiilkan wanka hela eryadisa iyo codkisa laxnkisa hore uso pro like inta iga danbisa

  • @yusufabdi4088
    @yusufabdi4088 5 ปีที่แล้ว +6

    Waaa fanan sare alalaha ku sharaf abwaan fannan iyo laxameyste cod macaan leh

  • @shugrimohamed4647
    @shugrimohamed4647 5 ปีที่แล้ว +22

    Wlhi wiilka waa nin nasteexo leh xushmad daganan aqlaaaq iyo siduu gabdhah i tixgaliyey yurub gacabtuu soo qabtey wali si edebsan oo dagan barwaaqo qalanjana si kalgaceel wlltinimo naxariis leh sharaf ku jirto waana ka heley siduu barwaaqo uso qabsadey asma saban madaxa gacan kassarey ala wiilku wacanaa msha alaah wllkiiss sidaa ahow 💋💋💋💋💋❤️❤️🥰😂✍️🙏💋💋

  • @hamdyy143
    @hamdyy143 5 ปีที่แล้ว +10

    ZakariE kociye Nio Haah Baan Ku Hayaa Hesahaad qaado iyo kuwa zamesaba 🤗

  • @apdihakinhusein1732
    @apdihakinhusein1732 5 ปีที่แล้ว +14

    Wallahi ninkani waaa fanaan,abwan, dhamaystiran

  • @dookhkeyd7133
    @dookhkeyd7133 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan jacaylkayga ayaa mar walba ii daara, very happy to have you darlings 😘😘😘😘😘😘😘

  • @maxamedcalieprahim7941
    @maxamedcalieprahim7941 5 ปีที่แล้ว +4

    Mncha allh
    Cod ayu haaya sakariye music ayunba ka dhina axmed wali furunle musicigisa ayu ku soobaxay

  • @ahmeddeek7425
    @ahmeddeek7425 5 ปีที่แล้ว +12

    Walee Waa Fanaan Cod Mcn Sakariye Kobciye Keep Going bro

  • @mohamedgaraad1470
    @mohamedgaraad1470 5 ปีที่แล้ว +40

    Codkii Legend Lafoole Ayuu leeyahay Zakariye !

  • @ahmetdakir2596
    @ahmetdakir2596 5 ปีที่แล้ว +4

    Hore alfanaan sakariye kobcjye corkaagu kii Lafoole soo shabahaa
    Hore usoco reer burcad theee

  • @mikerobles4162
    @mikerobles4162 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah fanaan reer galmudug 👍

  • @nimcocawl7144
    @nimcocawl7144 5 ปีที่แล้ว +18

    Kobciye👏👏♥️xaajigii idil barkhad😃❤️

  • @abdihakinyussuf991
    @abdihakinyussuf991 5 ปีที่แล้ว +5

    Aragsan dhankastaba isleegeey
    Hooygaad ku ababtaa amaanan
    Asturnaanta hooyaad ka keentay
    Inan eynigeediyo asaageed ku deydaay waa adiga
    (Gabadh noocaas oo dhan u dhamaystiran meel iigu sheega
    Hadii soomaalinimo jirto iyo muslinimoba)😍😍😍😍😍😍

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +5

    Sakariye Kobciye modest and marvellous singer real star

  • @sakisdofficial
    @sakisdofficial 5 ปีที่แล้ว +17

    Sakariye waa fanan dhamaystiran kuna darsaday abwaanimo 🤙🏻🎉

  • @xubidubbedubbe2568
    @xubidubbedubbe2568 5 ปีที่แล้ว +6

    masha allh tabarakalah allah ku siyadsho codkaga wll waad na qancisay 😍😍😍

  • @abdisalanismaelmohamed4681
    @abdisalanismaelmohamed4681 4 ปีที่แล้ว +4

    Zakariye inuu xidigaha lasii joogo ayee aheyd si uu magaciisu ugu baaho gagiga soomaalida

  • @aishaduale5196
    @aishaduale5196 5 ปีที่แล้ว +12

    Heesihii hore ayuu lee yahayba so nice fanaan lkn may allah keep away this activity ameen.

  • @husseinhared
    @husseinhared 2 หลายเดือนก่อน

    Ser wa istaad fan qurux badan aslub wanagsan guu❤❤❤❤❤guleyso in faninta kugu daydan wa muhiim gul ❤❤❤❤

  • @AnfacD
    @AnfacD 11 หลายเดือนก่อน

    Sakariye Kobciye cafimad ku waar. Waa hees aan caadi ahayn. Waa mahadsantihiin dhamaan.

  • @boqoradadhaharguuul5565
    @boqoradadhaharguuul5565 5 ปีที่แล้ว +5

    Heestaan iyo fanaankaan wee iga gadan yihiin sakariye kobciye fanaan la simo ma jiro horey u soco xidiga waa shiday ❤❤❤🙏

  • @homar7399
    @homar7399 5 ปีที่แล้ว +6

    Abwaan qaaliya sakariye kobciye cod halaasiya top br9

  • @ahmedjeylanibinkoo6394
    @ahmedjeylanibinkoo6394 4 ปีที่แล้ว +5

    Wxa kujclahy hesti u usameye nimcan hilac *(Nasibki shaley kudafay baru sonoqonayaye ina nasato tagtiyo narura kuhay qalbiga 😭💓) zakariya nin dameystiran

  • @hanadmohamed3428
    @hanadmohamed3428 5 ปีที่แล้ว +8

    Wiil hoog HG ah Fanaanka sanadka

    • @AsmaAli-tw4ob
      @AsmaAli-tw4ob 5 ปีที่แล้ว +1

      hanad mohamed faqashini Miya?

  • @mohamedabdikafiahmed4711
    @mohamedabdikafiahmed4711 5 ปีที่แล้ว +6

    Kubada cagta sida uu uugu wacnaa waagii ciyaal xaafadeedka ayuu fanku ugu wanaagsanyahay

  • @kool.kooli143
    @kool.kooli143 5 ปีที่แล้ว +7

    Saxibkey sakariye kobciye
    Wan ku amin sanahay fanankeyga

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 5 ปีที่แล้ว +14

    Zakariye kobciye
    Waaan wataaaa waaa lipaaax
    Dhnwalpa ka dhizan laxan ereyo
    Wixiiisu waaa wadda top

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +2

    Amazing 😺😺😺🤣😍💖 voice style and the simplicity in which he entertains a very favourite

  • @qaaligelle3521
    @qaaligelle3521 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah uun baa dhihikara ilahey ha ubarakeyo maskaxda caqliga iyo cafimadkaba

  • @somalihistorymp4121
    @somalihistorymp4121 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah wll sakariye walee suugaan baa kaasoo burqatay

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +2

    Excellent song Iam speechless what a heartfelt song

  • @updyrachedosman7089
    @updyrachedosman7089 3 ปีที่แล้ว +2

    Heesta Markay soo Baxday Maalmo Ka bacdi Meeshaas Meel Loo dalxiis Tago ayaay Ahayd Isha Gobta Ayaa La Yidhaa
    Maalin Maalmaha Ka Mid ah Ayaanan Qof Aanu Aad Isku Jeclayn Meshaas Aadnay Heestana Way noo Baxaysay Cabaaro Labadii Duhurnimo ayay ahayd Jawiguna Jawi Rooban ayuu Ahaa Qofkiina Maanta Isma Hayno Oo waanu Soo Kala Fogaanay Video aan Maalintaa Duubayna Waa Xasuustayda Gaarka ah
    wakhtigu waa Seef muxuu Cararayaaa
    Xasuusbaa Geela Lagu xero Galiyaa Iyo Xoorkii Laga dhamay Xagaagiii 💥💫💥

  • @sharmakeahmed2907
    @sharmakeahmed2907 4 ปีที่แล้ว +7

    M.a codka wa lafoole👏♥️

  • @nasiiimaqueen452
    @nasiiimaqueen452 5 ปีที่แล้ว +8

    Cod macan ayuu leyahay mch alle

  • @zahraisse5091
    @zahraisse5091 5 ปีที่แล้ว +3

    waaaaaw qofka kuu soo ordee ku ilaashadee ifka kuugu jecel waa aniga xaqiiiq waa dareen mar la arag ah

  • @mohamedabdullahi4652
    @mohamedabdullahi4652 5 ปีที่แล้ว +16

    Maskaxda hadrawi codka lafoole laxanka ilka jiir sxb waxaad isku xanbaarsatay wixii io dhan zakariye waad nawaalaysaaa

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +1

    Sakariye K what a silky voice filled with loads of love 💞💞💞💞 love your song

  • @hindisahajaceylkagl7458
    @hindisahajaceylkagl7458 5 ปีที่แล้ว +3

    Kani waa wax kale cid qaban kartaa male horay u soco bro

  • @bacaadmediauk4399
    @bacaadmediauk4399 5 ปีที่แล้ว +6

    🙏🙏🙏🙏🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🙏🙏🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️Hees Iyo Badh Zakariye Karka Waad Ku Qurux badneed Ina Abti
    Illaahey Amarkiis U fiirso Wiilasheena Markey Garka Jaraan Iyo Markey Garka Deystaan Kala Fiican Waa Karaamo Uu Alle Swt Raxmaan Siiyey Raga Markeey Garka Leeyihiin Waxaa Ka Muuqato Masuulnimo Muxtarum Rijaal nimo Iyo Ugaasnimo 👌👌👌👌

  • @roodoqorox6938
    @roodoqorox6938 5 ปีที่แล้ว +2

    Msha alha skirye wafanan cod mcn laha dayo odagan waliba wan wata

  • @hodanadan6595
    @hodanadan6595 5 ปีที่แล้ว +3

    Waar ninku dheraa ma reer sheekh isxaaq ba mashalah

  • @alimussa5560
    @alimussa5560 5 ปีที่แล้ว +16

    That's the true somali girl covered by Islam religion and somali culture . Beautifully written and song.

  • @abdirahimdahirmalin6728
    @abdirahimdahirmalin6728 5 ปีที่แล้ว +9

    War xidigaha Geeska Wiilkeenii reer GALMUDUG ma la wareegeen, waa nin dhankaste ka diyaarsan

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 ปีที่แล้ว +2

      Midhaa isagaa dan so mooday hoygi fanka wll o is idhi ad soo shaac baxdid

  • @hassankaafi5220
    @hassankaafi5220 5 ปีที่แล้ว +3

    Heesta sandka mr kobiciye likes waa xagiin

  • @mimipuloo7879
    @mimipuloo7879 3 ปีที่แล้ว +1

    WALAAL FANAANKII HG. SAKARIYE ABWAAN . FANAAN MAANSHA ALLAH

  • @aboubenabou4498
    @aboubenabou4498 3 ปีที่แล้ว +1

    Aaax yaa fanaan muluxamistee al abwaan

  • @ishraahmuhumed9248
    @ishraahmuhumed9248 5 ปีที่แล้ว +38

    Wiilkan wn ku haystaaba inta ilamidka like isaara

  • @rahmagasle4175
    @rahmagasle4175 5 ปีที่แล้ว +3

    Sakariye kobciye Murti iyo cod Alla ayaa hibo u siiyay👏

  • @mustaphekiiko8856
    @mustaphekiiko8856 5 ปีที่แล้ว +1

    Sakariye kobciye aad ban ku tageera sxb. Qisadada jcylka, heesaha qiirada leh ee jcylka iyo codkagan loogu tala galay. Love u bro.

  • @hanadhaashi7263
    @hanadhaashi7263 5 ปีที่แล้ว +3

    Sakariye abwaanka abwaanada waan ku salamaaya aadbaad umahad santahay

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 2 ปีที่แล้ว +3

    Beautiful song , Waa gabadh sida aniga qufulan 🤣,

    • @hassanfarey9341
      @hassanfarey9341 2 ปีที่แล้ว

      Afkaada aman kagama horeyso🤣🤣

  • @rastamuje947
    @rastamuje947 ปีที่แล้ว

    Sakariye big fenan wanku tagerersanahay from mj

  • @mdeek9888
    @mdeek9888 5 ปีที่แล้ว +16

    Mash allah
    Sekeriya kobciye
    Style 100%
    Cod 100%
    Laxanka 100%
    Ereyada 100%
    Musiqa 100%
    Qurux 100%
    Keep going
    Asc asxaabtaa
    Sekeriye number ama fbgisa
    Ii soodira thanks from jigjiga

    • @apdinoorsaed9287
      @apdinoorsaed9287 2 ปีที่แล้ว

      Aniga iyoow ina aderkey yahy zakeriye HG cayr from

  • @mohamedhassan8952
    @mohamedhassan8952 5 ปีที่แล้ว +15

    Ninkaan maxamed xasan xuseen lafoole maa wax isku yihiiin

  • @saidomahamed9716
    @saidomahamed9716 3 ปีที่แล้ว +1

    heestan waxay igu leedahay xasuuus gooniya🥰❤️

  • @mawliidmalo5081
    @mawliidmalo5081 5 ปีที่แล้ว +8

    kobciye fanana qalia like sara hoy asxpta

  • @4eye807
    @4eye807 5 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah alle ha u naxariisto abwaan qiiq

    • @quendumar7968
      @quendumar7968 5 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

    • @quendumar7968
      @quendumar7968 5 ปีที่แล้ว

      wllo jamaal muu dhintay apwaan qiiq

    • @4eye807
      @4eye807 5 ปีที่แล้ว +1

      @@quendumar7968
      Ilahay hu u naxariisto mudo ka hor

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 5 ปีที่แล้ว +2

    Walee waa Abwanka heesaaaga qarniga 👍👍👍

  • @garmaqaate5443
    @garmaqaate5443 5 ปีที่แล้ว +6

    waa shaqsii dabcii wanagsan oo dayiib ah

  • @suleymandhiile1415
    @suleymandhiile1415 3 ปีที่แล้ว

    Hestan waxan dhageysteey 2019 galab ano jcl dartii jeel ugaleey xasuus walhi 😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪

  • @abdulahimohamud9546
    @abdulahimohamud9546 5 ปีที่แล้ว +12

    Boqrka codka skriye kobciye❤

  • @Ayaan-vu1ys
    @Ayaan-vu1ys 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allaaah fanan cod macaan zakariye tolow waa qoloma

  • @ciisemaxamuud5722
    @ciisemaxamuud5722 3 ปีที่แล้ว +1

    Ugbaad aragsan ,Suulka ayey isla dhacday inta aysan heesku bilaawanba .🤙🏿🤙🏿

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 ปีที่แล้ว +2

    yaa salam Fanan Buuxa weji Markaas oo kale somalidu waxay tidha waa mar la arag

  • @nimcodeganxassan9564
    @nimcodeganxassan9564 5 ปีที่แล้ว +2

    Wowo xidiga gesaka waxa leyahay siwad dadaka

  • @اللهاكبر-ج3ث3س
    @اللهاكبر-ج3ث3س 5 ปีที่แล้ว +4

    Hargeisa inaY hoyga fanka thY inta ila argtY like isara xajjiYaal

  • @cqaadircunaaye324
    @cqaadircunaaye324 5 ปีที่แล้ว +8

    Fanaan gaadhisiga isku wada oo erayada isagu leh , laxanka isagu leh ,codkuna isaga leh aad bay u yar tahy in laga helo fanaanintan dambe

  • @Hanad75
    @Hanad75 5 ปีที่แล้ว +31

    Ilahay dartii kujecel markuu yiri ilinta isodhaftay ax ninkan mustaqbal buleyahay

  • @nasirmano4055
    @nasirmano4055 5 ปีที่แล้ว +3

    Sakariye kobciye .go for awad pro

  • @sharuzadamoud7890
    @sharuzadamoud7890 5 ปีที่แล้ว +12

    Sakariye kopciye apti
    Xushmad bn ku haynaa💖

    • @fartunali965
      @fartunali965 5 ปีที่แล้ว

      Waa reer galmudug ninkaan

  • @Moamiiiin
    @Moamiiiin 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan codkiisa waan raadiyey

  • @muuseabdi1507
    @muuseabdi1507 5 ปีที่แล้ว +1

    gudd hawraar eng caydaruus ismail cabdi iyo eng karo aad baad nooga tunteen

  • @fatmaden5685
    @fatmaden5685 5 ปีที่แล้ว +1

    mashaa allah cod iyo abwaan nimo ayu isku darsadey hore usoco

  • @umalkhayrmaxamed6792
    @umalkhayrmaxamed6792 3 ปีที่แล้ว +2

    Hees xasuus gaara ii leh 💖💖💖💖❤❤❤❤❤❤❤❤❤👑👑👑👑👑👑👑

  • @zermuhdiin4070
    @zermuhdiin4070 5 ปีที่แล้ว +4

    Sakariye Kobciye Fanan Dhamestiran keep Going pro Fankaa ku baahan

  • @cabdicismaan2898
    @cabdicismaan2898 5 ปีที่แล้ว +1

    Woooooooow beeela cadi maha

  • @Abdi_Rashid_Ozil_Yare
    @Abdi_Rashid_Ozil_Yare ปีที่แล้ว

    yaa ila dhageysanaya heestan
    erayada laxanka iyo codka
    zakariye kobciye
    music furinle
    axsan heees

  • @samsambarud4376
    @samsambarud4376 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma sha Allah
    Wooow
    Beautiful song 🎵 ❤️
    And we definitely deserve it
    Alhamdulillah
    Allah haa noo dowro somali women, ladies and girls and of course mummies and great marwos

  • @yahyecadeofficial4689
    @yahyecadeofficial4689 5 ปีที่แล้ว +3

    Sakriye kobciye fanan jira alle mazkaxda haku barakeeyo

  • @mukhtarbaadil
    @mukhtarbaadil 5 ปีที่แล้ว +30

    Ninkani calooshu kusoo Raagay.
    Waa ladkii HADRAAWI iyo

    • @qalbiholcayqalbiholcay3219
      @qalbiholcayqalbiholcay3219 5 ปีที่แล้ว +1

      Calooshuu kusoo raagay maxaa kawadaa pra ma fahmin?😂😂😂

    • @abdisomalitv9542
      @abdisomalitv9542 5 ปีที่แล้ว +2

      @@qalbiholcayqalbiholcay3219 uurku hooyadi bu kuso raagay yacni mardanbe ayuu dhashay

    • @kaysesacad5326
      @kaysesacad5326 5 ปีที่แล้ว +1

      War baadil way kugu socotaa malaha

    • @mukhtarbaadil
      @mukhtarbaadil 5 ปีที่แล้ว

      @@abdisomalitv9542 wixii baad fahmaysaa sxb😍

    • @mukhtarbaadil
      @mukhtarbaadil 5 ปีที่แล้ว

      @@qalbiholcayqalbiholcay3219 HH inuu 1950 dhasho ayay ahayd

  • @apdalleallih6509
    @apdalleallih6509 5 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan waa nin ka Yaab ah