Maxamed BK 2016 Hees Cusub GALBIS iyo Showgii Sweden

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Maxamed BK 2016 Hees Cusub GALBIS waa ereyadii Mursal Said Abdi(BK'S Brother) Laxankii Maxamed Said Abdi BK iyo Musigii Ahmed Wali Furinle.

ความคิดเห็น • 75

  • @a.rahmanmohamed2922
    @a.rahmanmohamed2922 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa dawanayaa xili u bk heesaha kafaristey 🖒💯

  • @Mursalsiciid15
    @Mursalsiciid15 4 ปีที่แล้ว +2

    Page 1
    Gelbis weeye iyo gaaf arooskiinu
    Nabad lagu gardaadshoo
    Gacaltooyo iyo xidid
    Is gudoonsadeen yarad
    Guulloow lamaanahan
    Ubad iyo gargaar sii
    Geyigooda nabad iyo
    Ka yeel guri barwaaqo
    KOORAS
    Daayimoow ku guulee
    Noloshooda guud iyo
    Jacaylkoodan gaarka ah
    Waxaad guud ka huwisaa
    Xubbi aan gaboobayn
    Page 2
    Gallad weeyee eebbee arooskiinu
    Caawa Gooni loo helay
    Farxad gebi ahaanteed
    Guulle siiyey goor wacan
    Noqda kuwa gasiinkana
    Ku wadaaga gacan qudha
    OO gogol ku wada leda
    Aakhiro janada gala
    KOORAS
    Daayimoow ku guulee
    Noloshooda guud iyo
    Jacaylkoodan gaarka ah
    Waxaad guud ka huwisaa
    Xubbi aan gaboobayn
    Maxamed BK 2015 Hees Cusub GALBIS waa ereyadii Mursal Said Abdi(BK'S Brother) Laxankii Maxamed Said Abdi BK iyo Musigii Ahmed Wali Furinle

  • @labbadhagaxnindhexdoodkaso8483
    @labbadhagaxnindhexdoodkaso8483 4 ปีที่แล้ว +1

    Guul iyo gobanimo maxamed siciid cabdi bk nacabka iyo cadawga 👋👌✌👍☝️haw liicin haday ku hareereeyaan, o, ku galiyaan way hadhayaane

  • @abdirahmanyaasin9370
    @abdirahmanyaasin9370 8 ปีที่แล้ว +5

    amazing song king somali singer bro I hope all your live up

  • @jamalabdirashid8227
    @jamalabdirashid8227 8 ปีที่แล้ว +1

    caadi maaha ninkani heesba bees kale ayey ka daranthy viv bk big fan baan kuu nahay was kabaxsty proh

  • @rianweheliye9824
    @rianweheliye9824 8 ปีที่แล้ว

    i love bk waxataha qofka kali oo fanaan ah cod kiisa dadka somaliyeed deeqay mashallah

  • @nacimohussan7948
    @nacimohussan7948 8 ปีที่แล้ว +8

    from xamar bk nice song

    • @goodthings3247
      @goodthings3247 8 ปีที่แล้ว

      thanks bro,, ur support from xamar or from Hargies we are Somali and brotherhood

    • @kbiriman4113
      @kbiriman4113 8 ปีที่แล้ว +1

      +hodan pl I'm not toking about xamar and hargeisa I'm just say don't ask the people Dam questions

    • @kbiriman4113
      @kbiriman4113 8 ปีที่แล้ว

      +hodan pl same family kamida tahribay markasay tuladi idinka soo rareen magala lagu kenay wadiga intaad sual qaab daran dadka way dinaya xageed katimi tuule to magalo ayaad tahay waxa qaladka le cidi ku keentay magalada nocasa nala sheganaya reer hargeisa ka waran nocagu markay soo galenba laga tahribay

  • @munaali4184
    @munaali4184 8 ปีที่แล้ว

    Bk fanan buuxa waad iga gadantay hore usoco
    laxankaban ladhacay

  • @muqdishocadayosman2791
    @muqdishocadayosman2791 8 ปีที่แล้ว

    WOOOOW MOHAMED BK WAA FANANKA QARNIGAN HEESAHIISU MA KALA DHACAN HADII LAY ODHAN LAHA FANAANTA SANADKAN YAAD SIIN LAHAYD KOBKA SANADKA FANAANINTA WAXAAN SIIN LAHAA MOHAED BK AXSAN YAA FANAAN HEESAHIISU MA KALA DHACAN MIDBA MID KALE AYAY KA MACAAN BADANTAHAY

  • @jamiilanuux1212
    @jamiilanuux1212 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah bk fanaanka ugu khatarsan somalida nolow abid💚💚😍

  • @medderhe3234
    @medderhe3234 8 ปีที่แล้ว

    Ahla fanan bk run ahanti wxtahay fanan aykufaanaan bulshadasomalilander meelkasta oo aykajoogan caalamka wxn kulyhy cadaga unolow

  • @abshirsalad2371
    @abshirsalad2371 8 ปีที่แล้ว

    BOQORKA(BK).....Wallaalkiis, noo soo sheeg haddii aad imaan kartid HOLLAND & Meeshii aan kaala soo xiriiri laheyn, annagaa diyaarineyna wax walba........unbeleivable.....BOQORKII CODKA is in Europen ow !

  • @alikhadar1767
    @alikhadar1767 8 ปีที่แล้ว +1

    nice song

  • @hamdamuhumed3752
    @hamdamuhumed3752 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 😁😁😁

  • @mohamedadan3049
    @mohamedadan3049 8 ปีที่แล้ว

    waaaw bk waxan kayaabay siduu codka ugu raaxayso waad jirtaa bk keep up

  • @maxamedtarabi5800
    @maxamedtarabi5800 8 ปีที่แล้ว

    wooooooooow.maxmed.bk......
    thanyou.wax.nätade.reser.swden.hambalyo..maxamed.adantarabi....than.you.2

  • @nimcoladan6005
    @nimcoladan6005 3 ปีที่แล้ว

    2021 September 🥰

  • @deeqyussuf4926
    @deeqyussuf4926 8 ปีที่แล้ว

    waa hees mcn lamaane isdortay camal waye hestu alow iswadaa sii wixi isjecel amin lee camal

  • @abdullahialiabdi5046
    @abdullahialiabdi5046 8 ปีที่แล้ว

    bk fanaan jira weeye wlhi cod ayaa ku dhamaaday

  • @abnashabnash2437
    @abnashabnash2437 7 ปีที่แล้ว

    caadi ma aha bk fanaan

  • @abdurazzaqmuhmmed227
    @abdurazzaqmuhmmed227 ปีที่แล้ว

    Musiga furinle sida roobka ayuu usoo da ayaa

  • @happyahmed985
    @happyahmed985 8 ปีที่แล้ว

    kkkk bk waaaw ciyaarta waad ka wadataa walaahi fanaan kaa ciyari og lawaa uluul axasan hees nolow guulow lamaanahan ubad iyo gargaarsi allaycizak

  • @faraxburaale4486
    @faraxburaale4486 8 ปีที่แล้ว

    adigu ku shidan yhu suuqu #maxamed_bk noolow

  • @bederjama1291
    @bederjama1291 8 ปีที่แล้ว

    nin adag bk sxb waligaa jiroo joog

  • @bilanitadahir7380
    @bilanitadahir7380 8 ปีที่แล้ว +1

    bk nice song continue

  • @jiyomax7409
    @jiyomax7409 8 ปีที่แล้ว

    wa golden man Somaliland wale bk in the house

  • @abubakerwilsher160
    @abubakerwilsher160 8 ปีที่แล้ว

    bk inader waad ka baxsatay

  • @roblehussein220
    @roblehussein220 8 ปีที่แล้ว +1

    nice one Mr BK

  • @salahhussein7328
    @salahhussein7328 8 ปีที่แล้ว

    I like this song

  • @asxabiboqore4521
    @asxabiboqore4521 8 ปีที่แล้ว

    axyaaaa fanaan waad shiday europe

  • @Hamza8.
    @Hamza8. 8 ปีที่แล้ว

    Anna Furinle waan salaamayaa

  • @durdur77
    @durdur77 8 ปีที่แล้ว +1

    live u qadaya qaar fanaaniinta playpack ku heesee

  • @mohamedismo3346
    @mohamedismo3346 8 ปีที่แล้ว

    so I like this song

  • @CabdirisaqMuxumed-ir7xi
    @CabdirisaqMuxumed-ir7xi 2 หลายเดือนก่อน

    Haday noqoto hees jacayl dareen iyo calaacal amaan
    Hees aroos hees wadani
    Ninkan waa looga daba hadhay fanka wuu ka qalin jabjyay

  • @muqdishocadayosman2791
    @muqdishocadayosman2791 8 ปีที่แล้ว

    MOHED BK HEESAHAGU MA KALA DHACAN MASHALALH MOHED BK WAXAAD FANAANINTI SOOMALIYEEDBA FANKOODI ADIGAA ISKU FUUQSAY ALAYA CISAK SXB HORE U SOCO WAAN KU TAAGEERA SXB NAGU SOO BOQO AMERICA SANDKAN MAANTA ADUUNKOO DHAN SOO MAR VISAN KUSOO DIRAYNAA WAAN KUSUGAYNAA

  • @hamidmohamed1023
    @hamidmohamed1023 8 ปีที่แล้ว

    nice song nolow M.bikey

  • @zakoali8027
    @zakoali8027 8 ปีที่แล้ว

    Viva bk

  • @nuurahani3178
    @nuurahani3178 8 ปีที่แล้ว

    Woow nice one

  • @zuleikhaahmed7220
    @zuleikhaahmed7220 4 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @ducaqabehassanbiid7689
    @ducaqabehassanbiid7689 8 ปีที่แล้ว

    sood kaaan ma ahee mid kale ma qabtid waan yaaabeeeee kkkkkkkkkk

  • @alimusa1813
    @alimusa1813 8 ปีที่แล้ว

    ich liebe das leid

  • @Abdisharoobe
    @Abdisharoobe 8 ปีที่แล้ว

    Waxan Ka Umaleena Amiin Arts Inuu So Sawiro Lugaha Bk Baq Baq 👉 👊

  • @gamesapps4936
    @gamesapps4936 8 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh by the way he is so funny. i like bk cadowgaa cagta hosted noolow waligaa

  • @jiyomax7409
    @jiyomax7409 8 ปีที่แล้ว

    laxanka
    codlkaba way islahaystan wale nuxur weye

  • @khaansayid2726
    @khaansayid2726 8 ปีที่แล้ว

    nin man gaba ayaa mara waliba waxa xun kashekeya inaga daya dagal hadii kale waa la isi bafin oo mida labada qabil qabil ka fugow waliga niyad san ayaan idin rajay naya dhmn bk abwaan jira

  • @ahmedsalaammedia2692
    @ahmedsalaammedia2692 2 ปีที่แล้ว

    Waxan ogahay inad soo booqatay codkii dahabiga ahaa iyo legen furinle

  • @mustafeyare5286
    @mustafeyare5286 8 ปีที่แล้ว

    waaw bk hesahaga way iga dageen lkn Germal ka bay ka shidan tahy imaw nh

  • @asxabiboqore4521
    @asxabiboqore4521 8 ปีที่แล้ว

    wee weee haala bashaalo eeshcalaaa

  • @fadumoaadan8403
    @fadumoaadan8403 7 ปีที่แล้ว

    wwwwww bk cadawga cagta hosteda

  • @husseinhassan6063
    @husseinhassan6063 8 ปีที่แล้ว

    stocmach 93kg

  • @maxamedibrahem4099
    @maxamedibrahem4099 8 ปีที่แล้ว +1

    hhhh codkisa belo wayo yacni waa dahab lkn ciyarta xogaa ...... wan ka amusay arintas ciyarta kkkk..... almuhum hesahaga wan kuraxesta waaw markan kabasi cajabsan mararka kale

    • @goodthings3247
      @goodthings3247 8 ปีที่แล้ว

      where u from, xamar thanks anyway

    • @maxamedibrahem4099
      @maxamedibrahem4099 8 ปีที่แล้ว

      +hodan pl .....maya noooow am not from xamar am from some where else wllo... almuhim ada mudan sis

    • @goodthings3247
      @goodthings3247 8 ปีที่แล้ว

      +maxamed ibrahem ok, waxaan moday ina xamar ka timi oo bk support karnaysid anyway Im from Hargies, but exactly where u from

    • @maxamedibrahem4099
      @maxamedibrahem4099 8 ปีที่แล้ว

      +hodan pl wllo way jiran tageryal badan oo rer xamar ah oo tageero bk aniga lkn hargesan daganahay wllo.

    • @kbiriman4113
      @kbiriman4113 8 ปีที่แล้ว

      +hodan pl naa fuck u naya reer xamar waxba uma oga Bk afka hagaji hayska hadlin naagyahaw hadalka jilicsan

  • @mohamedhamid3515
    @mohamedhamid3515 7 ปีที่แล้ว

    ,

  • @mohamedismo3346
    @mohamedismo3346 8 ปีที่แล้ว

    so I like this song

  • @fadumoibrahim1185
    @fadumoibrahim1185 8 ปีที่แล้ว

    woow nice one