Qaraaxo - xaawo dagan - Xalqada 12aad - Camera Qarsoon | Astaan TV 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 293

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +108

    Ilahayow laytul qadriga nala kulmi "aamiin" dheh wll hadad tukato tahjudka" 10 danbe ee ramadaanta ❣

  • @bosslyrics252
    @bosslyrics252 2 ปีที่แล้ว +38

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥

  • @MA-oo4hj
    @MA-oo4hj 2 ปีที่แล้ว +72

    *Qofkii ugu Wanaagsana uguna kheyrka badna, uguna xishoodka badna, uguna akhlaaqda fiicna, uguna ixtiraam ka badnaa inta uu Ebbe abuuray waa Nabi Muxammad SCW❤️

  • @Hanad_Halista
    @Hanad_Halista 2 ปีที่แล้ว +46

    Xawo Dagan Codka Ee Ledahay Hadey Nashido Ama Quran Ku Qaadi Lehed Wlhi Wax Ka Cod Macan Dunida Laguma Arki Lehen ❤️
    Tagere Buuxo U Ahy Full Respect Xawo 🙏

    • @MohamedAhmed-do2fl
      @MohamedAhmed-do2fl 2 ปีที่แล้ว

      Maanlaawayohow soo ma ogid Nashiidadu inay tahay hees carbeed
      dhibaatadan aa haysata dadkeenii walahi, qalbiga laga haystaa.

    • @4Mmumin
      @4Mmumin 2 ปีที่แล้ว

      Dadka Nashiidada Diinta Mooda😂

    • @ayanahmed3005
      @ayanahmed3005 2 ปีที่แล้ว

      Nashiido carbeed, afkaga hooyo ayaa ka qiima badan wll

    • @Hanad_Halista
      @Hanad_Halista 2 ปีที่แล้ว

      @@MohamedAhmed-do2fl @Mohamud Adan Waxad Ku Liidataan hadaa somali tihin waxba ma hubsataan war nashidadu soo nabi amaan maaha mise waa beentey intaadan dadka iska xukumina ka fiirsada cawaano wax ma dhaantaane 🖐️

    • @Hanad_Halista
      @Hanad_Halista 2 ปีที่แล้ว

      @@ayanahmed3005 Haa Afkaga Hoyo Xitaa Weey Ku Ledahay Only Hesta Danbigeda ilama Ficna 🙏

  • @fittboi390
    @fittboi390 2 ปีที่แล้ว +59

    Astaan aniga ayaa idinkaga mahad celinaya sida sharafta leh ee aad gabadha camerda uga jeedineysaan markii ay cuntada cuneyso wax fiican ayaad sameyseen sidoo kale gabadhaan waa ixtiraamteen maadaama aysan aheyn qof mudan in kaftan xadka ka baxsan lagula kaftamo

  • @fathiali4070
    @fathiali4070 2 ปีที่แล้ว +14

    masha allah xaawo waa gabadh aad uwanaagsan oo ixtiraam iyo akhlaaq badani kamuuqato, inay mar 2aad kusameeyaan may ahayn ASTAAN dadka wanaagsan ka xishooda bilaa caleyk.

  • @abdihollandshow2147
    @abdihollandshow2147 2 ปีที่แล้ว +18

    Mansha allah xaawo dagan waligey ma arkin qof ka dagan magaceeda iyo iyadu wey isleeyihiin runtii thank you Astaan tv

  • @sadamsolteko8483
    @sadamsolteko8483 2 ปีที่แล้ว +12

    Astaaneey dadka Wacan ee Akhlaaqda iyo Ixtiraamka badan sida xaawa Oo kale looguma talagalin inaad barnaamijkan oo kale ku samaysaan!
    Xaawa iyo abdiwali omer Eebbe Ha barakeeyo!

  • @faadumocabdullaahi9745
    @faadumocabdullaahi9745 2 ปีที่แล้ว +12

    Xaawo maad iidhaaftan qof dagan wye qofwalba aana og mana xanaaq badno 🥺 astaane dadka kle nookeena yaqey 😫 yaa iga gaarsiiyo xaawo big fan aan u ahay 😭❤

  • @qalanjoqalanjo7705
    @qalanjoqalanjo7705 2 ปีที่แล้ว +288

    Gabadhaan garbar edab badan waaye ilaahoow fanka ka madoobeey waa ramadaanee 🤲

  • @khaliifatechnology2995
    @khaliifatechnology2995 2 ปีที่แล้ว +9

    Astaan aad baad umahadsantihiin waayo gabadha sidad camerada uga jeediseen mrkay cuntada cunaysay waad Ku sharfantihiin Good job gabdhu daacad sanaa dagan wlh magacu waa Ku dhacay

  • @hassankaafi4525
    @hassankaafi4525 2 ปีที่แล้ว +41

    Inta Ila Og Xaawa Degan In Ramadaankii 1aad Lagu Sameeyay Iyada Iyo Shaadiyo Iyo Dad Badan Like👍

  • @rashkaofficial6147
    @rashkaofficial6147 2 ปีที่แล้ว +17

    Xaqiiqatan gabadhan ninkii ka qabo naxariis bu ka dhargay hadalkeeda dhan waa naxariis
    Bakaay xaawo dagan
    Xaawo abowe
    Waaw ixtiraam

    • @caashoxasan1469
      @caashoxasan1469 2 ปีที่แล้ว +1

      Jamaal ayaa qabo wiilka musalsalka haboon ku jira🥰

    • @rashkaofficial6147
      @rashkaofficial6147 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa ogahay

    • @Carafaad.Cabdikerim
      @Carafaad.Cabdikerim 2 ปีที่แล้ว

      Jamal wuu nasiib badanyahay, Xaawo waa qof naxariis badan runtii
      ilaahay haysku barakeeyo,

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض 2 ปีที่แล้ว +6

    اللهم انت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله

  • @ardaaproduction1363
    @ardaaproduction1363 2 ปีที่แล้ว +8

    Xaawo degan magac maan-la’aan ma baxo.
    Deganaanta ayay boqolkeentay we love you 😍

  • @husseinshariff7353
    @husseinshariff7353 2 ปีที่แล้ว +35

    Imagine how she is very cool, discipline, respectful, all dignity upon you, have a big respect for you 🙏🙏🙏🙏

  • @F13500
    @F13500 2 ปีที่แล้ว +9

    Xaawo dagan waa gabar maskiin ah qalbi fican ❤️❤️❤️

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 2 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhan ilaahey fanka haka madobeyo waayo wa qof aqlaaq wanagsan

  • @cilmiilaahey1281
    @cilmiilaahey1281 2 ปีที่แล้ว +5

    Hawa degan mrkii labaad en barnamijka qaraaxo ku daawado wye waa gabar aan isla weeneen oo degan m.a allaha ku sharfo wllo

  • @khayriaabdilahi9805
    @khayriaabdilahi9805 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah gabadh degan magac bilaash uma baxo xaawo degan ❤️

  • @PapaMama-lj2vr
    @PapaMama-lj2vr 2 ปีที่แล้ว +1

    ufiirso gabdhaha somlida dhaqan ahaan wli waa jiraan raga kahor wax ma cunaan,,,,,am so proud of you,,,,,

  • @Carafaad.Cabdikerim
    @Carafaad.Cabdikerim 2 ปีที่แล้ว

    Xaawo Dagan waa qof Naxariis iyo ixtiraam badan mana mudna in saasoo dhan loo dhibo, muuqaalka inta lacag bixinta inaad ka reebtaan bay ahayd,

  • @sayidaliahmed8486
    @sayidaliahmed8486 2 ปีที่แล้ว +8

    Waa markii labaad ee kusameynesaan
    Qufka halmar kabadan hakusameynina wah

  • @أبوأمين-ن6ظ
    @أبوأمين-ن6ظ 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashalh xaawo dagan waad kabaxsatay dabci iyo dulqaad 100%100

  • @taxadarwadaniofficialpage3505
    @taxadarwadaniofficialpage3505 2 ปีที่แล้ว +5

    Qof Wayn oo caan ah sida baakaay ma ahayn in aad barnaamijka u dhiibtiin maxaa yeelay qofka si walba uu ugu xanaajiyo baakaay ayuu ka xishoona waxbuu kala reebana qof aan la aqoon oo cusub ayaa ku fiican barnaamijka

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 2 ปีที่แล้ว +8

    Dadka masakinta ah haka inkaarsanina Astaaney 😂✌🏽

  • @abdallamohamed9414
    @abdallamohamed9414 2 ปีที่แล้ว +14

    Dumaashidey Xaawa si kal iyo laab baan u jecel nahay 😍 Xl

    • @cuweyshahira7095
      @cuweyshahira7095 2 ปีที่แล้ว +1

      Inbow 😍

    • @bartaynoloshicusbeyd8103
      @bartaynoloshicusbeyd8103 2 ปีที่แล้ว

      Xaawo dagan wan jeclahay ee horta hawiye yey katahay eboow 😄😄 ayada iyo xajigeda

    • @beeloahmed4964
      @beeloahmed4964 2 ปีที่แล้ว

      @@bartaynoloshicusbeyd8103 h.g waye xajikeedanawaxawadle❤

    • @bartaynoloshicusbeyd8103
      @bartaynoloshicusbeyd8103 2 ปีที่แล้ว

      @@beeloahmed4964 haa Mansha allah wa dad sharafleh ma qan waxan u weydiye 😂😂 war jecel lee allah ha xifdiyo adna thanks

    • @abdikhadiribrahim90
      @abdikhadiribrahim90 2 ปีที่แล้ว

      @@bartaynoloshicusbeyd8103 war jcl fahm lkn qabiil intuu u soc 🤣🤣🤣🤣aniga xitaa xoog igu barteyn

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 ปีที่แล้ว +28

    xabiibkena scw anku saliino wll
    alle dartiisa kherka nagu tager subscribe like nosar jasakallah

    • @abdikhadiribrahim90
      @abdikhadiribrahim90 2 ปีที่แล้ว +1

      Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

  • @abdirisakelmi6620
    @abdirisakelmi6620 2 ปีที่แล้ว +6

    Astaan tv qaraxo nagu cimamada inta kadhiman ramadanka fifa Astaan tv

  • @abdirahmanahmed2547
    @abdirahmanahmed2547 2 ปีที่แล้ว +19

    Xaawa Degan waad ku khaldanteen.
    Waa qof degan , Mar ayaad ku samayseen prank waa la arkay dabeecadeeda ma ahayn inaad Mar kale dhibtaan.
    Sorry 😞

  • @cabdirisaaqmaxamed3145
    @cabdirisaaqmaxamed3145 2 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah qof dumara oo aad u dagan nolosha realka ah e an khiyaaliga ahayna ku jirta

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 2 ปีที่แล้ว

    Waaw xaawo daagan weey ka baxa satay waxa dagan looyiri beey qabtaa 🌺🌺🥰🥰🌹😍😍

  • @rayaandhaladofficial8745
    @rayaandhaladofficial8745 2 ปีที่แล้ว

    Albab kastoo kaa xeran illaahey hakuu fura walaaladey musliminta ah soomaliyed plz isoo duceeya muraad ban leeyahay alle in uu isahla muradkeyga ducada igu soo kaba 🤲🤲

  • @farhiaalihassan202
    @farhiaalihassan202 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah waa geber degan hadana taqwa leh❣

  • @filsanseed9017
    @filsanseed9017 2 ปีที่แล้ว +18

    Xaawo dagan Xalay Odaygeedi Jamal Bu Aha cwana Waa iyada Lkn Horey Ba logu sameyey Maxa logu So celiyey Mar labaad

    • @fartuunabdala1464
      @fartuunabdala1464 2 ปีที่แล้ว +1

      Odageda ayaa laga yaba ino u shegay ee difac ku jurto

    • @bashiirsalaad7709
      @bashiirsalaad7709 2 ปีที่แล้ว

      @@fartuunabdala1464 cunto ma dalbateen hadii ogaan laheed hhhh

    • @nimcomohamud1275
      @nimcomohamud1275 2 ปีที่แล้ว

      @@fartuunabdala1464 qofka waxaa laga codsanaa inuu qofna ushegin oo u aamuso inta kadambeeso

    • @niyaamaabdi5867
      @niyaamaabdi5867 2 ปีที่แล้ว

      cabdi wali dheh

    • @nawaalabdi6845
      @nawaalabdi6845 2 ปีที่แล้ว

      @@bashiirsalaad7709 cuntada sanka ka galiyen qaraxde ka dhax arkeen malaha🤣

  • @suuradchannel2957
    @suuradchannel2957 2 ปีที่แล้ว +11

    gabadhan waa marki labad ee lagu sameyo Prank

  • @naasirhussein1590
    @naasirhussein1590 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan magaceda iyo dhaqankeedu way is leyihin wa gabadh aad u degen una akhlaq badan
    Lkn astan tv waxan ka codsanaya pls qof aad barnaamijka hore ugu samaysen haku celinina sida gabadhan, aad bay u dhibsatay sida ka muqata wajigeda video intaso nin ah ay waqti geliyen oo kharash geliyen inay cancel tidhana way ka xishotay sidasay ku ogolatay lkn rali kamay ahayn in lasi daayo barnamikan, Alle ha xafido xaawo

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnshallh gabadha iyo magaceedu waa is leeyihiin alaha ku xafido baaye wn jclhay gabdhaha dagan

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 2 ปีที่แล้ว

    Baakaay wariye soo jabay reer Sab ma tahay kulahaa Si dagan ee ku dhahday haa
    Hadda ka dib waan kusoo qabanaa si dagan isoo qabo Xaawo Dagan magacaaga waad u qalantaa Dagan masha Allah

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 2 ปีที่แล้ว

    Qof de ok Walaahi Maasha Allah l love my somali peaple♥️🇸🇴🇸🇴 ❤️♥️💕♥️♥️♥️❤️♥️💕💕💕💕💕

  • @faizadarmad7647
    @faizadarmad7647 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah magac iyo Muq is leh hawo adbey u dagan thy ee 2021 2022 qaraxo xaflad u qabta dadkii lagu sameyay astan

  • @abdinazirmouze
    @abdinazirmouze 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah dulqaad qurux daganaan dhmays waaye gabadhaasi

  • @farduusaxmed9730
    @farduusaxmed9730 2 ปีที่แล้ว

    Waa run wllhy qofka mar gadii lagu sameeyo in aan mar kabaad lagu samayn

  • @fadumaabdimohamed6421
    @fadumaabdimohamed6421 2 ปีที่แล้ว +1

    Daacadnimadi oo qof queen hawa ❤

  • @maxamedcabdiraxmaan8786
    @maxamedcabdiraxmaan8786 2 ปีที่แล้ว +8

    Bariis iyo wax yar o dheelo ah 😂👌🏿

  • @xirsiguuleedxirsi8316
    @xirsiguuleedxirsi8316 2 ปีที่แล้ว

    Gabar asluub mudan iyo akhlaaq mudan ilaahay haku daayo

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 2 ปีที่แล้ว

    Xawo dagan masha allah baramijki horana way dulqadanaysa masha allah marwo ala kuxafido

  • @iftinxussien6347
    @iftinxussien6347 2 ปีที่แล้ว +4

    Fanka....loo fagaray, waa macalin bulshada.
    Siiba riwaayadaha__waxaa laga yaab iney dhibkaaga digaan.
    (Faduma Nagruuma__Allaha u naxariisto, waa tabnay, reer Canada siiba.)

  • @luulmohamoud4548
    @luulmohamoud4548 2 ปีที่แล้ว

    Mshllh Xaawo Abdi Hassan xaawo Degan waa iska jeclhy wlhi

  • @abdirahmaanshiine2278
    @abdirahmaanshiine2278 2 ปีที่แล้ว

    jamaal xaaskiisa xaawo degan fanaanad qaran

  • @nasrobashiir2665
    @nasrobashiir2665 2 ปีที่แล้ว

    Wa markii labaad oo qaraaxo lagu smynayo xaawo dagan

  • @yahyeahmedmohamed2321
    @yahyeahmedmohamed2321 2 ปีที่แล้ว

    Cajiib cod ilahay siyay Allha ku dhwro xawo dagan

  • @Saluukpp
    @Saluukpp 2 ปีที่แล้ว +10

    #Bakaay -Muufada ma jaceshahay
    #Hawa Dagan - maya canbuulada ka jeclahay😁😁😁

  • @haweeyoadan2125
    @haweeyoadan2125 2 ปีที่แล้ว +3

    Qaam quum miyaa Alla bakaay meqa naga cabsisay mise anaa moday

  • @sucdiokofficial
    @sucdiokofficial 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah xaawo

  • @intawanagsanwalalkoda494
    @intawanagsanwalalkoda494 2 ปีที่แล้ว +8

    Waiter ka cadi ma ahan funny waye soonkaan meqo goynaa kulahaaaaa 😆😅😁

  • @sahriinasiman320
    @sahriinasiman320 2 ปีที่แล้ว

    M.a magaceda iyo iyada waa isleyihiin odaygedane aragnay isna wuu dulqad bdnyhy m.a

  • @abdinasiradan7220
    @abdinasiradan7220 2 ปีที่แล้ว +7

    2020 waadh kusamaysen Prank.Astaan Xaawo Degan binaak madh kamartin?

  • @Ahmedvidic
    @Ahmedvidic 2 ปีที่แล้ว

    Astaan sanadkaan in uu barnaamijka qaraaxo ay ku fadhilmeen yaa igu raacaan :D

  • @adooooontiiiiiialle
    @adooooontiiiiiialle 2 ปีที่แล้ว +7

    Plz shatiyo sharaf Kenana😂

    • @xilkascade
      @xilkascade 2 ปีที่แล้ว +1

      Sorry mar horey duubeen shaadiyo inay Ku daraanay fiicneyd

  • @abdimalignour3234
    @abdimalignour3234 2 ปีที่แล้ว

    Hawo Dagan she is cool 🥰🥰🥰

  • @shukriafyare4661
    @shukriafyare4661 2 ปีที่แล้ว

    Bilaa makeup ku qorxoontahy Màsha allh

  • @luulshariif1825
    @luulshariif1825 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa jeclhy xawa

  • @ubahabdi2531
    @ubahabdi2531 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaba karaysay haday cunto dalbatay

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaawo khalad aaba Ka fahanteene wah qaraaxadii soonkii sedexaad ay ku jirtay ee mr kursi uu lahaa time keygaan ku imaaday xaa noogu soo celcelineysiin

  • @riyadiirumoowday9747
    @riyadiirumoowday9747 2 ปีที่แล้ว +3

    Wariyaha caaawa Lipton madalbanee hhhh

  • @nimcomohamedahmed1779
    @nimcomohamedahmed1779 2 ปีที่แล้ว

    M.a Xawo dagan

  • @ruuneyhaaji924
    @ruuneyhaaji924 ปีที่แล้ว

    Walahi somali hadaa nahy sirdoon ayA nahy gawartan waxa maqley in Jamaal film haboon hajigeed waaye li idhahey sifican ufirsadey manta 😂😂😂😂😂

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 2 ปีที่แล้ว +3

    Xaawo dagan waa maskiin ma ahayn inaad prankigan kusameysaan

  • @bashirmalele7537
    @bashirmalele7537 2 ปีที่แล้ว

    Inta aragti iin u kabalyeriga darka iska badaleynin like haa isarto

    • @Amirajamac
      @Amirajamac 2 ปีที่แล้ว

      Kabalyeriyada calamey la socdaab dhar kaas wu ugoanyhy uniform wye

  • @zamzamgeedi5137
    @zamzamgeedi5137 2 ปีที่แล้ว

    Dagan ❤

  • @anfacabdullahi1123
    @anfacabdullahi1123 2 ปีที่แล้ว

    HBO xaawo jiirow ♥️

  • @osmanabukarhussein2533
    @osmanabukarhussein2533 2 ปีที่แล้ว +7

    #Xaawo dagen Gacan ayaa Kuu taagay marbo hadaad Astaan Ka qadeeysay adiga iyo Hebel Barooda ayaa wali iskoorka wato wali adiga Dheeylo ayaad raacsatay Barooda Baasta lee ayuu cunay

  • @zahroosmanroble1476
    @zahroosmanroble1476 2 ปีที่แล้ว

    M.a xawo dagan magacas wad ka so baxday mudankisa wayo wey ka muqata daganantisa xishod dabci bashash m.a fanka alle haka madoobeyo ku badal wax kale i.a

  • @abdiqaniabdikarimali2400
    @abdiqaniabdikarimali2400 2 ปีที่แล้ว

    Fash shiluuhaa hora ugu sameseen qoftaan mar 2aad surtA gal mahan

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 ปีที่แล้ว

    Gabdhaan caadi maahan m.a daganan

  • @nimcojamac3049
    @nimcojamac3049 2 ปีที่แล้ว

    Haawo dagan🥰🥰

  • @hooyomacaan4555
    @hooyomacaan4555 2 ปีที่แล้ว

    Xawo dagan sanadwalba waa lagaadaa maskiinta

  • @abdiqaadirabdilaahi2641
    @abdiqaadirabdilaahi2641 2 ปีที่แล้ว

    Waxay ka mid tahay fanaaniinta aan sida gaarka ah u tageeero xaawa Degan

  • @liibaancabdulaahi8700
    @liibaancabdulaahi8700 2 ปีที่แล้ว

    Kabtan baara saxanko adey vaaaaar xalaal eh waye kkkķkkkkkk

  • @fatimagaraad399
    @fatimagaraad399 2 ปีที่แล้ว +3

    Qoftaan sanad barnamishka labilaabaaayay dadkii lagu bilaabay waaye maxaa usoo qabateeen gabadhaan wey dagantehee

  • @cumarcariiri.9197
    @cumarcariiri.9197 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhan hada kahor ayaa qaraxo lagu sameyay sanadki kabtan baara

  • @CaliMDiini
    @CaliMDiini 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhan ammaan siiyaa waad ka badbadiseen.

  • @Eng_ahmed_Dj
    @Eng_ahmed_Dj 2 ปีที่แล้ว +16

    inta bisha Ramadan loo dambi dhaafo allha kugu daro hadii aad subscribe ii saarto wll qaali Ramadan Mubarak wll qaali

  • @maryamaabdi2485
    @maryamaabdi2485 2 ปีที่แล้ว +4

    Hal malin lee lasameyaya ma ujedaan miyaa bakay dharko wado labada mar Hal dhar ayuu wataa

    • @Zahra-Qali
      @Zahra-Qali 2 ปีที่แล้ว +2

      Wankugu racsanahy 🥰🥰🥰

  • @hogamizamaria6552
    @hogamizamaria6552 2 ปีที่แล้ว

    Đaganaan iyo aqlaaq ee is ku darsatay m.a🖤🩸

  • @leylaadawe1825
    @leylaadawe1825 2 ปีที่แล้ว

    maskiin wye xaawo degen mar lbaad ind ku sameysiin ma ahyn

  • @Tuuneey.yriseyy4545
    @Tuuneey.yriseyy4545 2 ปีที่แล้ว

    𝗫𝗮𝘄𝗼 𝗱𝗮𝗴𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗮 𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝘁𝗲𝗻 𝗮𝘀𝘁𝗮𝗮𝗻😚

  • @abdihakimmohamed8112
    @abdihakimmohamed8112 2 ปีที่แล้ว

    Boqoradeeena Ciyaartaa Kadafaa Magacedhaa Dagaan 😂

  • @ayanhersi8412
    @ayanhersi8412 2 ปีที่แล้ว

    sheeekadii odaygeeday wadaa (jamaal) cambuulo igu casun

  • @hodanhassan1012
    @hodanhassan1012 2 ปีที่แล้ว

    War waaweyn oo adag 😂😂😂

  • @naimaomar4753
    @naimaomar4753 2 ปีที่แล้ว +10

    Lkn xawa dagan maxa lagu so celiyay qoftaan qaraxo maleh way daganthy dadka dagaalamayo hala keeno sida shaadiyo cml

  • @nuuromar9343
    @nuuromar9343 2 ปีที่แล้ว

    Tan baac miyaa markii labaad Qaraaxo lagu sameeyey

  • @fasiyamaxamed4889
    @fasiyamaxamed4889 2 ปีที่แล้ว +1

    Qraaxada nadiiranauus habeen dambe soo qabta

  • @libanfarahalasow982
    @libanfarahalasow982 2 ปีที่แล้ว

    Maskiin mar kalaa

  • @kingattitude6211
    @kingattitude6211 2 ปีที่แล้ว

    viva socdaal hala soo qabto

  • @idmanqurux8557
    @idmanqurux8557 2 ปีที่แล้ว

    Xaawo dagan Waa gabar aqlaq wngsn lakuso barbarshay dagan neh been been ma ubixin dadke ubaxshay lkn kadayaa yqy maskenata ax😭

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 2 ปีที่แล้ว

    Xawo dagan ma fahanto shaxda iyo gaadmada qaraxo miyaa .laakiin waa gabar dagan oo qunyar socod ah

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 2 ปีที่แล้ว +2

    Oo xamar 80 dollars 💵 maa wax lagu cunaa

  • @yahyesoomali5288
    @yahyesoomali5288 2 ปีที่แล้ว

    camulada ka jeclahy 🤣😂