Barnaamijka Qaraaxo waxaa marti ku tahay Miss World.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 เม.ย. 2023
  • Barnaamijka Qaraaxo waxaa marti ku tahay Miss World.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 344

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +80

    Illaahayow inta kheeyrka jeclaa oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🥺✨🤍🤍💜

  • @boqorbrahimibcc5109
    @boqorbrahimibcc5109 ปีที่แล้ว +13

    Wlhi inta aan barnaamijkaan daawanaayay qof mss world ka qalbi wngsn oo ka damqasho bdn ma arkin msha allah❤❤

  • @bilannasser8879
    @bilannasser8879 ปีที่แล้ว +174

    Walhi reer xamar ka dhan waa dad wada goba ❤

    • @faizoxassan5472
      @faizoxassan5472 ปีที่แล้ว +2

      thnaj you😩❤️

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +6

      Illaahayow inta kheeyrka jeclaa oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr usahal amiin yarabi 🤲

    • @Tolmaan21
      @Tolmaan21 ปีที่แล้ว

      Aniga maku jiraa

    • @bilanmohamed3714
      @bilanmohamed3714 ปีที่แล้ว +1

      Haa❤

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 ปีที่แล้ว +172

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏😥😢🙏🙏🙏🙏

    • @yahye_dahir
      @yahye_dahir ปีที่แล้ว

      Amiin yarbi mana booqanaayi wll.

  • @axmedcalicumar5069
    @axmedcalicumar5069 ปีที่แล้ว +40

    Mss world gabadh dagan qalbi xabxab ah oo damiir leh masha Allah guul iyo gabanimo boqoradena👸 ❤

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn ปีที่แล้ว +51

    Mis world dhoolo cadeenteda ku heesta mash Allah beautiful iyo qalbi wanag isku darsate 🤗🤗🤗🤗

  • @Amko-ul9xb
    @Amko-ul9xb ปีที่แล้ว +26

    From today miss world waan taageeera fikir kaan ka heestay waa been waa gabadh nasab ah oo hiil leh🎉❤

  • @Welch568
    @Welch568 ปีที่แล้ว +22

    Nadiiro miss wold kadhiig badan.nadiiro xagaa ku ooy ee dhaheysay.miss wold hab ayay siisay dadka kala hiilo wacan

  • @faizoxassan5472
    @faizoxassan5472 ปีที่แล้ว +50

    anaga dhiiga wa udhalanay wale nasro mss would ismacil arka yaxye hanter😂❤️

  • @boqoradainayaasiin3782
    @boqoradainayaasiin3782 ปีที่แล้ว +28

    Masha allh dulqadki oo qofa mss world❤👸🕊

  • @leylanuur1306
    @leylanuur1306 ปีที่แล้ว +30

    Mss world maskin waye qalbi nadiif m.a my quen❤

  • @safiyamacalinxasan1909
    @safiyamacalinxasan1909 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah allah wuxu dhahdeyaa qofka naxariista badan wa qofka kugu dhawo allah suxabaxan talacaaala

  • @luluoahmed9332
    @luluoahmed9332 ปีที่แล้ว +12

    Ms world she is such a sweetheart ❤

  • @ascadtimo1361
    @ascadtimo1361 ปีที่แล้ว +23

    Mss world wa dulqadki oo qof ah mansha allah

  • @xaliimosiidow4169
    @xaliimosiidow4169 ปีที่แล้ว +18

    Inta meshan timaaday qofta ugu naxriista badan jah 🥺

  • @nastexonuura07
    @nastexonuura07 ปีที่แล้ว +35

    Mss world wlhi waa boqorad❤❤

  • @hafsamohamud7238
    @hafsamohamud7238 ปีที่แล้ว +107

    Fartuun balbalarla malinta prink ku sameysiin xayaat marked dhan ayee ji jibinee wlhi😂😂😂

    • @XaawoMaxamuud-hz3ux
      @XaawoMaxamuud-hz3ux ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @garxajisgirl7787
      @garxajisgirl7787 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

    • @Aliyaa698
      @Aliyaa698 ปีที่แล้ว +3

      😂😂 Xayad Dambe lama Arkayo

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +5

      Illaahayow inta kheeyrka jeclaa oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi

    • @Cadeyboolo686
      @Cadeyboolo686 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

  • @queenhappy592
    @queenhappy592 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah dhiig ay leedahy najma ❤

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 ปีที่แล้ว +19

    MashAllah beautiful ❤❤

  • @dekalovemoha9544
    @dekalovemoha9544 ปีที่แล้ว +174

    Hawiyaha Dad Ka Dhiig Badan Ma Lahan 1 NASRA Abtidoon 2 ismail Aarka 3 YAHYE Hanter 4 Miss World 5 Sumayo Qurux🙌🏾🧠🧠🧠🤣🤣🤣

    • @faizoxassan5472
      @faizoxassan5472 ปีที่แล้ว +5

      somaha wale ben maha qof nagulama ag dulminayo❤️😩😂

    • @dhubeydhaxyareey5839
      @dhubeydhaxyareey5839 ปีที่แล้ว +7

      Kashka xita waa dhiig badna

    • @hanaadi656
      @hanaadi656 ปีที่แล้ว +7

      ​@@dhubeydhaxyareey5839 kashaka wa wiil dir ah asaga😂

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +2

      Illaahayow inta kheeyrka jeclaa oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲

    • @reddevilssomalifans2718
      @reddevilssomalifans2718 ปีที่แล้ว +4

      Dhiiga maxaa u taqaan qof prank lagu sameeynayo waxad ogaaneysa qofka dhiigiisa markaad u bareereyso intakale waa dabeecad xumo

  • @hodmansaleban1474
    @hodmansaleban1474 ปีที่แล้ว +34

    Heer xamarka wa dad qalbi facn o wada naxariisa kaga daranta wxy u si dheer hiilka
    Wan idin wata gar iyo gardaraba anu

    • @mohameddahirdirie2950
      @mohameddahirdirie2950 ปีที่แล้ว +2

      Aad iyo aad agteena kuma qadeysid 😂

    • @fathimoud6054
      @fathimoud6054 ปีที่แล้ว

      Wixi bay fahansanyihin wa dhalinyaro. Reer hargayso dadki wa weyna bay dhibayan

  • @queenarawelo2538
    @queenarawelo2538 ปีที่แล้ว +23

    Naxariistii oo qofa iyo dulqad mss world✌️✌️✌️

  • @mumtasahmed7942
    @mumtasahmed7942 ปีที่แล้ว +6

    Naxariistii oo qofa ❤😢

  • @sadiyodirie5406
    @sadiyodirie5406 ปีที่แล้ว +5

    miss world gabar qalbi fiican waaye wlhi

  • @mustafabulle
    @mustafabulle ปีที่แล้ว +15

    Mss world intee tahriibin miyaad gaadeen xalay holand ayaan isla imaadnay u soo duceeya ana isoo duceeya soomaaliyeey

    • @asmayusuf2893
      @asmayusuf2893 ปีที่แล้ว +3

      Ramadan ka kahor a ladubay waxan kuligod

    • @Luckii3y21j
      @Luckii3y21j ปีที่แล้ว +3

      Allah idin nabad geeyo

  • @Halaazi143
    @Halaazi143 ปีที่แล้ว +4

    Qof hg agtisa qof laguma bahdili kro nasro io mss wrd arka bal😮

  • @Alhamdullilaah1
    @Alhamdullilaah1 ปีที่แล้ว +1

    M a waa xidig mss world ⭐️

  • @sagaliinahhaajiali6584
    @sagaliinahhaajiali6584 ปีที่แล้ว +7

    MSs world w gabar Fcn maskiin ah ❤❤

  • @nasrinkhalif3652
    @nasrinkhalif3652 ปีที่แล้ว +5

    I like the way muna says “ilaahy haduu ilaahaa yahay iga aamus, iga aamus”😂😂😂

  • @ugaasocakes3501
    @ugaasocakes3501 ปีที่แล้ว +1

    Mss wold wlhi waa gabar fiican oo dhiig leh iyada iyo yaxye hanter iyo kashka ooogu hiilo badnaa nasro abtidoon soo raacdey

  • @zamzamcisman5769
    @zamzamcisman5769 ปีที่แล้ว +2

    Walhi nejma waa wada dabeecad mash aah 💖

  • @abdallamohammed4240
    @abdallamohammed4240 ปีที่แล้ว +5

    Emotional 🔦

  • @caaliyoyusuf
    @caaliyoyusuf ปีที่แล้ว +2

    Mss world maskiin wye walhi masha alh

  • @alibashkax5187
    @alibashkax5187 ปีที่แล้ว +18

    wlhy mss World Qof kadhiig badan masoo marin Barnaamijka Qaraaxo.
    intaan Daawanayey Gabadhaas Abaal marin siiya.

    • @cuuudka12
      @cuuudka12 ปีที่แล้ว +4

      haboooon iyo nasra abtidon❤

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +4

      Illaahayow inta kheeyrka jeclaa oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 ปีที่แล้ว +1

      ​@@cuuudka12 haboon haa lkn nasro maya sas dhan masi.aheyn lkn qofa ilowden wana abdulahi kashka wa ninki dagal caadi ah ugalay muna darted

  • @MuniiraMoha-jr8sx
    @MuniiraMoha-jr8sx ปีที่แล้ว +61

    Dadka ku hayo miss word gorme timid waxan mar hore aa la duway hal mar aa last dayay wax fahma 😁

  • @shiilpodcast
    @shiilpodcast ปีที่แล้ว +4

    Qaraaxo qofaan taleefan raadin kuma arkin ●●●●

    • @jamaccj9040
      @jamaccj9040 ปีที่แล้ว

      Cabdi bilayale mel ku ogyihin😂

  • @hipakkhadar5845
    @hipakkhadar5845 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi waaa maaag dhiiig leh mss world

  • @MunoCali-rf9xx
    @MunoCali-rf9xx ปีที่แล้ว +8

    Please shaadiyo sharaf kusoo sameeya🤩🤩🤩💯💯😘🥺🥺🥺🥺

  • @deeqoalishire7744
    @deeqoalishire7744 ปีที่แล้ว

    Mashlaah walhi wa qof dhiiglel

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi muna sacudi qadaama katahay waa ka dharegtey dulqaad keda 👍

  • @Mohamuth_khalif
    @Mohamuth_khalif ปีที่แล้ว

    mnzhalah najmo quruxley waye wlhi❤❤❤❤❤ilahy ha deysto

  • @umalkhayrmohamud3610
    @umalkhayrmohamud3610 ปีที่แล้ว +13

    Ax dulqaaad badanaa mnsha allah najma qurux 😢❤❤❤

  • @munasarmumin9400
    @munasarmumin9400 ปีที่แล้ว +4

    Mobile ka hasiin 😂😂😅 Mr. Cut shaqo tag waye

  • @fardowsoabdulqadir2321
    @fardowsoabdulqadir2321 ปีที่แล้ว +7

    Mss word wlhi waa masaakiin

  • @Rihaana_
    @Rihaana_ ปีที่แล้ว +33

    Idiriska ca'nt wait waku dee deehaa 😂😂😂

    • @niyadsame8589
      @niyadsame8589 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂😂 geedkaan waaku dee deehee

    • @Rihaana_
      @Rihaana_ ปีที่แล้ว +1

      @@niyadsame8589 😂😂😂

  • @Ustaad402
    @Ustaad402 ปีที่แล้ว

    Miss waa gabar wanaagsan

  • @hanoyyy.11
    @hanoyyy.11 ปีที่แล้ว +2

    mss world qlbi wngi oqf ah😫❤️

  • @Money-Maker942
    @Money-Maker942 ปีที่แล้ว +2

    Catoosh yare soo qabta 😅He is a patient boy😊😊

  • @jafarmaalim9606
    @jafarmaalim9606 ปีที่แล้ว +2

    Wlh mss world quruxley wye

  • @Saabiriincumar41
    @Saabiriincumar41 ปีที่แล้ว +17

    Mss world qalbi xabxab wye😢

  • @djsamaaleofficial
    @djsamaaleofficial ปีที่แล้ว +67

    Mr Cut Is not easy😂😂

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +2

      Illaahayow inta kheeyrka jeclaa oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin

    • @adenhajji7623
      @adenhajji7623 ปีที่แล้ว

      Hehe Mr Cut is a tough man😂😂😂

  • @Adam0sman-un4hu
    @Adam0sman-un4hu ปีที่แล้ว

    so nice Astaan qaraaxo

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw ปีที่แล้ว +18

    Miss world
    Maba ogeyn
    Quruxda badan. In dulqaad badan
    U wahliyo
    Maasha Allaah
    Dhashii.reer qaareey
    .laguma cayuumo. Ina Adeer Quruxeey

  • @vatimsaed4965
    @vatimsaed4965 ปีที่แล้ว +3

    Mss world wlhi waa funny 🤣❤️

  • @yaxyecadde1387
    @yaxyecadde1387 ปีที่แล้ว

    Gabdh habar gidir laandheerada mss world libaxd weeyey

  • @itszeno8083
    @itszeno8083 ปีที่แล้ว

    Barnamijka qaraxo sanadkan kama helin

  • @husseinozil3614
    @husseinozil3614 ปีที่แล้ว

    Nio legend waa wtaaa aniga lo,yaheey aa leysla leyahay dadka geesi😂😂

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456 ปีที่แล้ว +5

    Mr cut waa ku wataa😂😂😂😂

  • @bishaaromaxamed596
    @bishaaromaxamed596 ปีที่แล้ว +1

    Jah naxarisdo qofa🫂🥺

  • @faadumaomar-hv7dl
    @faadumaomar-hv7dl ปีที่แล้ว

    Mss world waa gawar qalbi nadiif ah m sha allaah mcnto

  • @munoabdifitah1046
    @munoabdifitah1046 ปีที่แล้ว

    Mssworld qlpi wng😭💋♥️

  • @dahabomahadyare3291
    @dahabomahadyare3291 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimaabdimohamedhilkas5294
    @halimaabdimohamedhilkas5294 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaan hooyo camal u dhaqantay maanta dhan gacantey ka heysaa gabdha bisinka najma qof nxrs leh

  • @mankacadeofficial3802
    @mankacadeofficial3802 ปีที่แล้ว +2

    waxa amaan ka buuxo comment mss world lagu amaanayo😂 wax badan wa la so caaye😁

  • @raxmonuur4574
    @raxmonuur4574 ปีที่แล้ว +1

    Miss World waa gob wllhi gabadhena wwwwwww 💋🩸❤👏

  • @hodanjamaccali-pi1dh
    @hodanjamaccali-pi1dh ปีที่แล้ว +1

    Fariid qaaye inana miss world

  • @faadumaomar-hv7dl
    @faadumaomar-hv7dl ปีที่แล้ว +1

    Alla maskiin mss world calooshaa u hortey wlhi mss world waa gawar naxriis bdn alla ilaahayow mss world ila kulansiii

  • @K_arbash
    @K_arbash ปีที่แล้ว +5

    Maskkin waye Mss World Waa Wata❤
    Wlhi kuwa badan ban arkye videoyo hore
    Dulqadki oo qof kuhaye mss World waa no1
    Ma aqan qof kadanbeyo inu iman doono😮

    • @xoriyo77
      @xoriyo77 ปีที่แล้ว

      Guri barwaaqo number one ah xaqa dulqaadka waa ka naxay wlhi

  • @hamdixarago8234
    @hamdixarago8234 ปีที่แล้ว

    Misword waa qof naxariis badan

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul ปีที่แล้ว +2

    Miss World waa qofta kaliya ee gabadha oohinteeda ka xumaatay. Oo hab siisay dhanka dumarka.

  • @Hidadhowr1212
    @Hidadhowr1212 ปีที่แล้ว

    Maraxsanaa ma waxan ba qaraaxo ah😅😅

  • @abdirahmanhussein6979
    @abdirahmanhussein6979 ปีที่แล้ว

    War ileen Reer Xamarku Hiil waa galaan

  • @cabdishakuur__officail
    @cabdishakuur__officail ปีที่แล้ว

    Naag waalanbaad mesha keenteen mss. World

  • @indhoqalbi7617
    @indhoqalbi7617 ปีที่แล้ว +15

    Sidey haab usisay maskin😢

  • @hargeisacadeey
    @hargeisacadeey ปีที่แล้ว +6

    Mss world caadi maah madax qosolka weyaan wixii la dhaho way iska qoslaysaa hhaha qalbi nadiif weyaan walahi

  • @muniishinaqaasim4500
    @muniishinaqaasim4500 ปีที่แล้ว

    Dulqaadkii oo qofa mss word

  • @nasrocalishire4009
    @nasrocalishire4009 ปีที่แล้ว +1

    Mss world maskiin

  • @nasrahared144
    @nasrahared144 ปีที่แล้ว +8

    Abdulaahi kashka yahye hunter mzz world nadiira neyruus intaz waaa dad reaction kooda hiilo garab gala m.shlh waaa gob❤❤😊

    • @Book-11-store
      @Book-11-store ปีที่แล้ว +12

      Nadiro aaa sowmaha ti dhahaysay melahas ku ooy halayga duube clip 😂

    • @sharafshiekhdaud115
      @sharafshiekhdaud115 ปีที่แล้ว

      Haboon maxaa uga tagte aueen😊👑

    • @nasrahared144
      @nasrahared144 ปีที่แล้ว

      @@sharafshiekhdaud115 maya 🙈abya sifcn uguma falcelin ooyinta muna fiirso

    • @fdwehliye7048
      @fdwehliye7048 ปีที่แล้ว +1

      Nadiiro ha sheegin soo teey leheed xagaa iiga siko gabadhiiyoo ooyee xaa u ooyee xitaa meey dhihin nadiiro qof Kahiilo xun wali lama duubin

  • @umeymagabarbari2886
    @umeymagabarbari2886 ปีที่แล้ว +3

    Mss wold waa naxiiz miran😢

  • @badriyodheyman4722
    @badriyodheyman4722 ปีที่แล้ว +1

    mss world qalbi dahab😭jah

  • @fartoqaali7340
    @fartoqaali7340 ปีที่แล้ว

    M.a miss world aamus sida naxristaleh

  • @abdallamohammed4240
    @abdallamohammed4240 ปีที่แล้ว +1

    Duudkaan naga asturo wll.

  • @amalsheikh5370
    @amalsheikh5370 ปีที่แล้ว

    Muna mr waa aqlaaq xuntahay

  • @queendiamond2998
    @queendiamond2998 ปีที่แล้ว

    Dabecaad mahane barnamijkani waa qofka damirkisi ayaa lagu tijaabin

  • @sabiriinmohamed1045
    @sabiriinmohamed1045 ปีที่แล้ว

    Miss world gabar qalbi fcn waaye oo hadana hiilka kufcn m.a

  • @najmoomar2573
    @najmoomar2573 ปีที่แล้ว

    Miss world wlh waa gob agteda laguguma cilikaro🥲

  • @Ayaanyar12
    @Ayaanyar12 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan nagu soo biir

  • @a.fatahmahamed1224
    @a.fatahmahamed1224 ปีที่แล้ว

    Misorld wlhy miskiin waaye

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 ปีที่แล้ว

    7:18 😂😂😂😂mr cut umada wad waashay wlahi cut leeba kuwashay😂😂😂

  • @rahmaeme6494
    @rahmaeme6494 ปีที่แล้ว +2

    Muno qeybta walahida halaga gubo
    Mexee dhaaar ugu walataa hort wah 😮

  • @iqramaxamud8009
    @iqramaxamud8009 ปีที่แล้ว +1

    Kuwii xalada u yeelay waa kashka hantar abtidoon iyo miss world

  • @fartacali4897
    @fartacali4897 ปีที่แล้ว

    Mssworld m.a qurux io naxariis damiir daga naaan

  • @adanganey421
    @adanganey421 ปีที่แล้ว

    IDIRISKA II TAABO NOO SOO DAAYA❤

  • @faridaaxmed4863
    @faridaaxmed4863 ปีที่แล้ว +1

    Walaashee waaye markay tiri sacadnimo laba naagoo sacad saciida jah

  • @xafsoabdullahi5320
    @xafsoabdullahi5320 ปีที่แล้ว

    15:25 miss world qalbi nadiif waye

  • @abdijabaarabdullahi6384
    @abdijabaarabdullahi6384 ปีที่แล้ว +2

    Ani waxaa la yaabay qoftan qaabka ay ooyinta ujileyso wlhi jiliinkeeda Waa dab 🔥

  • @ileey-Teens
    @ileey-Teens ปีที่แล้ว

    Somali yaa u shaqeyn jiray

  • @abshirabdi1340
    @abshirabdi1340 ปีที่แล้ว +1

    Mss waa gabar dagan dulqad badan

  • @nasteexoabdullahi1191
    @nasteexoabdullahi1191 ปีที่แล้ว

    Habby blz😊

  • @adiljb5943
    @adiljb5943 ปีที่แล้ว +1

    Naag sacad saciid ah miss world